Itoobiya ka mid noqon doonaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 วันที่ผ่านมา +4

    Qofka aqoonyahanka ah markuu wax sharaxayo waa inuu iska ilaawo waxa u jecelyahay iyo waxa u necebyahay oo u runta iyo xaqiiqada taabto oo aanu qofna raali galin, hadii aad is tidhaa Ethiopia taageer oo somaliya cay si reer Somaliland u farxaan adeer wax baad yeelaysa shacabka Somaliland ee waxba uma taraysid, shacabka runta ayaa muhiim u ah

  • @AbdikadirRashid-t8w
    @AbdikadirRashid-t8w วันที่ผ่านมา

    Xasan shiiq , kama yeeleyno itoobiya haka midnoqoto nabad ilaalinta

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 2 วันที่ผ่านมา +4

    Somaliland love somaliland 💚

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa tallaabo fiican oo dawladda qadaadey Ethiopia waa caddaw inuu inala joogo waa kherta inalla dageysa baxa

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia nabad noqonmayso Ethiopia inteyjoogaan

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma borama iyo hargaysa ayaa Somaliland ah aaway togdheer sool iyo sanaag.

  • @zahraabdimatan311
    @zahraabdimatan311 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ethiopia looma baahna in ay sii joogaan Somalia...waa cadow ku fidaaya gobolada Somalia...bada cas yaan loo ogo'laan in la siiyo

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 วันที่ผ่านมา

    Soomalia Dabin ayey ku dhacday intay ka shaqey nayeen Xinka iyo Xaasid nimada ay u qabaan Jamhuuriyadda Somaliland Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland 💚🤍♥️✅🙏

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 วันที่ผ่านมา +9

    Soomaaliya waxay kusocotaa sida falastiin in itoobiya iyo kiiniya laga qaybsadaan oo caalamkuna uu khayraadkeeda iska qaato dhagarbaa kusoosocota soomaaliya sanadka cusub alla haugargaaro dadkaas isutashanwaayey dalkooda .

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 2 วันที่ผ่านมา +1

      Somaliya hadii la qaybsado idinka ma laydin daynayaa bay kula tahay 😂❓

    • @abdala3475
      @abdala3475 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Cabdiraxman..Gaalkacyooo anaga ma sidiinad na modaysa, calamku meshi gubanaysa unbu ka faidaysta

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 2 วันที่ผ่านมา +3

      @@abdala3475 Marka Somaliya laga soo faiidaysto ee la soo leefo, idinka bay gaaladu miiska idin soo saarayaan, Hadii walaalkaa la cuno cida ku xigta waa adiga ❗ Caalamka maanta aynu ku nool nahay Maraykanka baa walaalihiis Denmark iyo panama u dhaaranaya, adigoo muslim ah oo awalba diiradu ku saarnayd xagee joogtaa ❓😂❓

    • @drxasanxeefo197
      @drxasanxeefo197 2 วันที่ผ่านมา +1

      Ama Koonfur dheh ama Woqooyi, kaad Doonto sheego, itoobiyaanku Kuma Kala yaqaan , EE Dantiisuu Taqaanaa Huno

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment วันที่ผ่านมา +1

      @@Cabdiraxman..Gaalkacyo sxb waa runtaa walahi anoo reer Somalilander ah ayaa 95% ila qaba fikirkaaga sxb waana sababta Muuse loodooran mar’labaad walahi waan ogaa waana adeerkay Muuse habeen’walbana waan habaaraa walahi ilaahay nacalad haku rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab🤲🏼 Walal Odayaashan dhalinteenu cuqday isku kaaya abuureen InshaAllah way naga dhiman waana la heshiin walahi waan hubaa in 5ta Somali ay maanta bislaatay in la’modoobo oo cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 aan hal meel loogaga soo wada jeesto walahi waannu ka’adagnahay Kufaarta oo miidhan InshaAllah guushuna way iman 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkani Dhaka xabishi buu leyehy

    • @IfrahMohamed-c7u
      @IfrahMohamed-c7u 2 วันที่ผ่านมา

      Waa sababtuu u fahamsan yahay ducufka iyo ihaanada somalia saaran ee aanay cadawgeedii ka maarmi karin😂

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 3 วันที่ผ่านมา

    Mmtv keep going

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 วันที่ผ่านมา

    Abniigeeda maaxaa Somaali dheex dhiigaay.

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aaway Somaliland iyada qudheeda ayaa ku socota sidii somaliya. Hadii somaliya la waayo Somaliland a badbaadi mayso ee waa inaad sidaa ogaataan hsma umalaynina in somaliland ay dowlad madaxbanaan noqon doonto.

  • @Amiir-Saab
    @Amiir-Saab 2 วันที่ผ่านมา

    MMTV, luuuqadda xil iska saara, ciwaanka iska saxa

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii subhannallah 😢 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AhmedAj-s1o
    @AhmedAj-s1o 2 วันที่ผ่านมา +2

    Itoobiya waataa somaliland burburisay ee ku naanaabideeda iska ilow doqon yohow. Caruurtii TPLF sida dadban ku dhashay

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliya mowqaf maleh,lama sadaalin-karo

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa laga kordhiya mar kasta ilayn waxba ma qabtaan

    • @MataraziDjamalmoussa
      @MataraziDjamalmoussa 2 วันที่ผ่านมา

      adigu maxad wax uqabsan wayday Markaa hadaysan iyagu waxba qaban ???

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 วันที่ผ่านมา

    Soomalia italiya no government

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 30kun ayaaba kajooga ilaa muqdisho ayba hystaa ayaa kasari kara somalia Ethiopia markasi

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 2 วันที่ผ่านมา

    Wax nawad ilaliyl ah majiran siba itopia kumawaba sii jirta balyada

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya,xukuumada lailaaliyaa mawadayso waayo 15 ayaa ciidamo afrka joogaan iyaguna waxa rabaan inay burbur iyo dagaal kusiijiraan oo qandaraasyo laguqaato .
    Itoobiya , hadaysoonoqoto waxay khasabku qabsan doontaa labo gobol ookale qaraxuna wuu badandoonaa soomaaliya dalkii dumiyey waa itoobiya ogaada ttaas.

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt 3 วันที่ผ่านมา +1

    Niyahoow cidaan isaaq maxaa kaqaldan 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅. War Somalia 🇸🇴 haku walanee er Waxaa shegtaa xersi manta xasan shiqoow lajogaa kkkk waraa masajidka cayarta kadaaya

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 3 วันที่ผ่านมา +1

      Amisom ka waran,imisa ciyaala ayay abaayadaa iyo habartaa u dhaleen🤔🤣🤣

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 2 วันที่ผ่านมา

      @ aniga hoyo iyo gabar macaayo sorry waxbaa balahayga yaacay 😂 😂

    • @waabayaab7238
      @waabayaab7238 2 วันที่ผ่านมา

      Xersi ma madaxweeynaha baa

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaad kaa faalotaa SSB IYOO G36 OO haadaa kaa amaar qaadaan taliskaa militarigaa ee hargessa sameen meey kuu yeelandonaan amankaa somaliland 😅😅😅😅😅😅

  • @MadoYare
    @MadoYare 3 วันที่ผ่านมา

    Wq3
    WaŔiye soomaaliya wac Keena ka bax mazaa jabuuti k socda xirsi Xsan sheeq geelong cabdirXmaan qaliif farcical ka sheekeeya

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan la yaabay kan bidaarta weyn ee jaahilka ah waxa laga wareysto geeridii nabiga ma oga, rag aqoon leh soo casuun sida wariye ilig oo😂kale

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 วันที่ผ่านมา

    war lagamasari karo UN ta waxann laga hadlay kaliya you can see the original english version it all about money who will payed and financing ? somalia is not paying and is in chap7 !

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia no government 😂 sorry my brother 😢

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkk

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 3 วันที่ผ่านมา

    Beenaalle yaal and your wrong analysis ???? (Your a liar)(

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 3 วันที่ผ่านมา

      Warka saxda noo sheeg boowe😂😂