Comments kayga waxaan ku darsanayaa Burinta waxaa ay qaadatay dulmiga Itoobiye ee uu kula shuraa koobay siyaasada Soomaaliya ee ja socoto waxba yey eedaynin ee waxaa ka aqli vadiyey Itoobiye oo laga reebay in ay ciidama dooda joogan Soomaaliya. Soomaaliya waa ay guuleysatay inshaa allaah horey ayeyna u sui soconay saa ❤❤❤❤❤❤❤❤
aniga waxa dhihi laha isbadalka waa wax aad iyo aad u wanaagsan masarna in fursad lasiyo dorka wax khabad keeda itoodiyana ey iska baxdo masha Kila aan waayo dalka itoodiya mudo badn ayee soo jogtay Wan aragnay dalka wax ey ka qabatay way umahad sanyihiin lakin xad gudubka ey ku heeso dalka iyo shacabka ❌🇪🇹❌waa xad in loyala madax weenaha inno San ka ogolanin jiljilec iyo xad gudub ha ahaata itoodiya ama qof walbo ku soo xad gudbo sharcidro Gul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ASC Mansha ALLAH ha baxdo Etophia, dhibaato waa inoo dhameysaye, Burundi maxay inoo sameysay???? Oo aan aheyn in ay Somali yimaaden ciidamada oo ay xero isku waariyaynayeen!!! Runtii waxaa ciidamada Somalia ku haaya Dad aan ka dhaxeyn, kuligood in laga saaro ayaa wanaagsan.Thanks❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Subxaanallaah Burburinta Ayeey Wataa Masar ilama Aha In Wax Laga Faaidi Doono Waayo Masar Kaama Jecla kuwii Hore ay U Soo Burburisey Ay Ka Mid Yihiin 😭Suuriya. 😭Yaman 😭leebiya. 😭Suudaan 😭iyo Falastiin 😭 Soomaaliya Sidaas Ayey Filaneysaa Waayo Itopia Iyo Masar webiga Niil Ayeey Ku Dagaalamayaan Adigana Gurigaada Ayaa Lagu Dagaalamaayaa 😭😭😭😭🇸🇴🙏
Umad Muslim ah 💯 💯 oo isku af eh is ku dhaqan eh welina isfahmiwaaysan maxaa Ka qaldan. Ani aHaan waa umad ilaah ku caasiyay oo qabiil Ka jecel diinta islaamka
Guul somalia ayey u tahay in ciidamada itoobiya ka baxaan hada ayaa jidki saxda ahaa ay aadey somalia mudo lix bilood ahna waxa laga sugaa horumer,itoobiya waxay ka shaqyneysay weliged inaney isku iman somali waxay ku milantay todobada maamul gobol ee somalia iyo dawlada dhexe,waxay gar ah la lahayd,somaliland,puntland,galmüdug,hirshabele,konfur galbeed,jubaland,guul somalia haday hagaageysa sanad kheyr leh ayuu somalia u yahay
Ha joojinina dhara galinta dowladdena iyo difaacidda waddankeena sida arrinta bada oo itoobiya nagu haysato wali fara kama qodna ladagaalanka codowg😎😎😎
Inta u hartay dowladan iyo mida soo socota Somalia waa inay isku taxaalugesa sii loo heli laha ciidamo Somaliyeed oo cuduud xoogleh loo heli laha kuwasoo hanaankara bahida dalka. Sidaas darteed, waa in la iska saro xil dacaadnimo oo ka soo bixikara masuuliyadaas. Aduunka aan manta joogo waa xoog iyo xeelad la socota dowlad wanaag aduunka jaanqadikarta.
Ka illaaalo afkaada inaad tiraaho waxay ku joogi kartaa itoobiya ?there is no way ay ku joogi karto Ethiopia Somalis way baxee way baxee insha Alllaaah
Masar inaysan dan Soomaaliyeed hayn waxaa daliil u ah inay meeshii saxda ahayd ee ay itoobiya ka weerarilajayd ay iska indho tirayso oo ay soomaaliya oo fog usoo gidubtay.
Waa arin fiican in ethiopia laga reebo laakiin dadka aqoonta dheerna leh xasan sheikh waxay leeyihiin in xasan la isku halayn karin oo beri u safro adisababa maalinta xigtana uu yiraahdo ethiopia way joogaysaa ilayn waa xasani wax balan ah ma laha.
Waa ayaan darro inteeda le’eg in 34 sano ka dib burburkii dawladdii dhexe, ay u baahan tahay ciidamo ajaaniib ah oo danahooda gaar ah ee dhaqaale iyo siyaasad ka leh waddankeena in at Ku hardamaan. Shame on you Xasan Sheikh.
Maansha Allaah somaliya guul Somalis guul❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Egypt guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MASHA ALLAAH qof walbo somaali ah haduu dowladnimo dhankeeda helayaa
guul iyo gobanimo soomaaliya soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
From galkacyo isha waraka aduunaka markay noqoto dhankayga ABDIAZIIZ SHOW wan ku salamay in dalkayaga aya joogan ITHOPIAN umaranno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Waa inaan illaashanaa Xuduudaheena oo Ciidankeena dhisanaa insha Allaah
@@rahmamoalim5937
Xassan muxuu ciidan dhisaa kiwi uu Farmajo soo dhisay ayuu Kala daadiyey.
يا مرحب الحضور الجيش المصر في السومال. واخراج من السومال الجيش التوبي. هم اعداء السومال نعم
Waa guul u soo hoyatay qof walba oo somaali ah
Guuul Somalia
In sha allaah qeyr mar walbo guuuuuuul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕
Hambalyo sxp 100k
Comments kayga waxaan ku darsanayaa Burinta waxaa ay qaadatay dulmiga Itoobiye ee uu kula shuraa koobay siyaasada Soomaaliya ee ja socoto waxba yey eedaynin ee waxaa ka aqli vadiyey Itoobiye oo laga reebay in ay ciidama dooda joogan Soomaaliya. Soomaaliya waa ay guuleysatay inshaa allaah horey ayeyna u sui soconay saa ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Insha Allaah
Guul inshaa allaah
Thank you barrow show for trying your best but waxaa loo bahan yshay sida warahinta isreal inaad wadankiina u diffaacdiin no fevers
Cabdi caziiz Barrowgi VOA miyaa ninkaan??? Codkiisa iguma cusba. Thank you, brother, for your reports.
Haa waa wariyihii voa somali
imaanshaha Masar waa guul. Maxaa yeelay waxaan nahay isku Cadow
aniga waxa dhihi laha isbadalka waa wax aad iyo aad u wanaagsan masarna in fursad lasiyo dorka wax khabad keeda itoodiyana ey iska baxdo masha Kila aan waayo dalka itoodiya mudo badn ayee soo jogtay Wan aragnay dalka wax ey ka qabatay way umahad sanyihiin lakin xad gudubka ey ku heeso dalka iyo shacabka ❌🇪🇹❌waa xad in loyala madax weenaha inno San ka ogolanin jiljilec iyo xad gudub ha ahaata itoodiya ama qof walbo ku soo xad gudbo sharcidro Gul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Massha allaah dalkeena rabow barakee
Masha Allah ❤
Let them Quite Eithiopia and Burundi supports Alshabab
Hambalyo abdi aziz barow show 100K oo supescripe 🎉🎉🎉❤keep going pro abdi aziz ❤❤❤
Waxaay leeyihiin raga soomalidu hadii aay isfahmaanoo aay ilaaliyaan mastaqbalka shacabka kana tashadaan sidii aay soomaliya ula tartami lahayd caalamka.waan ka marmite karaan ciidamo shi sheene.
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Waa mashruuc dhaqaale ee ma ahan nabad ilaalin
Guul soomalia 2025 insha all, sannad wanaagsan dhamaan.
Guul allha garsiiyo xamaas
ASC Mansha ALLAH ha baxdo Etophia, dhibaato waa inoo dhameysaye, Burundi maxay inoo sameysay????
Oo aan aheyn in ay Somali yimaaden ciidamada oo ay xero isku waariyaynayeen!!!
Runtii waxaa ciidamada Somalia ku haaya Dad aan ka dhaxeyn, kuligood in laga saaro ayaa wanaagsan.Thanks❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Burundi màxay noo sameysay miyaad tiri? Carab iyo Masar ayaad rabtaa, laakiin Burundi oo 590 askari kaga dhintay la dagaalankii argagixisada, ma rabtid. Abaalaawe waa kaas.
baxa dhe burundi iyo axmaraduba
Inshaallah 2028 Soomaaliya nabad gelyo buuxda ayeey heli. Hala soo duceeyo.
Insllah
GUUL DAWLADA F.SOMALIA ETHOPIA WAA IN WADANKA SOMALIA LAGA SAARA
Haka baxan ierobya Somali
Subxaanallaah Burburinta Ayeey Wataa Masar ilama Aha In Wax Laga Faaidi Doono Waayo Masar Kaama Jecla kuwii Hore ay U Soo Burburisey Ay Ka Mid Yihiin 😭Suuriya. 😭Yaman 😭leebiya. 😭Suudaan 😭iyo Falastiin 😭 Soomaaliya Sidaas Ayey Filaneysaa Waayo Itopia Iyo Masar webiga Niil Ayeey Ku Dagaalamayaan Adigana Gurigaada Ayaa Lagu Dagaalamaayaa 😭😭😭😭🇸🇴🙏
Hooyadaa miyaa kuu sheegtey Oromo yahay, Somalia awalbo nabad ma eheen Jini xitaa ha imaado welcome
😂🤣🤣 Jini ha yimaado.
@@IHatemumafiqhhhh wadanka wadan keena faido ugu jiro wan so dhaweyneyna
Ma aha micnaheeda in aan jecelnahay masar ee waa tuug tuug kale ayaa loo dirsaa.
Abiy si fiican Uma seexanayo hadii uu maqlo masar ayaa soo gashay.
@@RoseLangaard waa run, Ethiopia 40sano nafta noo keentey walahi Jini xitaa ha yimaado welcome
❤❤❤❤ Manshallah
ascww wariye sare baraw maasha allaah wuxuu yidhi nin somaliye
hadal lagu dawoobiyo war ideeqay buu yidhi maaaaaasha allaah
Umad Muslim ah 💯 💯 oo isku af eh is ku dhaqan eh welina isfahmiwaaysan maxaa Ka qaldan.
Ani aHaan waa umad ilaah ku caasiyay oo qabiil Ka jecel diinta islaamka
Ciidamada shisheeye markii lagu guulesto Siyaasaadda dowlad gobledka, baan ciidam xoggbadan lahaneena
SOMAALIYA WAXAAY ISKA NOQOTAY RAASHIIN ISKA BISIL SAXAN ISKA SAARAN CID KASTA GACMAHA LAGA LEESO YAAB WAAYE
Guul somalia ayey u tahay in ciidamada itoobiya ka baxaan hada ayaa jidki saxda ahaa ay aadey somalia mudo lix bilood ahna waxa laga sugaa horumer,itoobiya waxay ka shaqyneysay weliged inaney isku iman somali waxay ku milantay todobada maamul gobol ee somalia iyo dawlada dhexe,waxay gar ah la lahayd,somaliland,puntland,galmüdug,hirshabele,konfur galbeed,jubaland,guul somalia haday hagaageysa sanad kheyr leh ayuu somalia u yahay
Rip Etiopen 😂😂😂
Makuu ka tago madaxtinimada xasan sheekh ayey somaliya cidankeeda hagaagayaa
Khayr
Brundi awelba ganacsi ayey nagula joogtey, ha iska baxdo, sheekadeedu waa gacan haatinta Ethopia, balse Egypt iyo Eritrea hasoo galaan howshaan, hadii ciidamadda labadaas dal kusoo biiraan howl galka cusub amniga Somalia wax badan baa iska badali doona, waliba si dhaqsiya ah.
Walal.itobia.hanaga.baxdo.marna.lamaqaadan.karo.waayo.waa.fursad.nasomartay.yaan.ladaa.yicin.nagasaara.waa.cadawga.somaliya
Ha joojinina dhara galinta dowladdena iyo difaacidda waddankeena sida arrinta bada oo itoobiya nagu haysato wali fara kama qodna ladagaalanka codowg😎😎😎
Waxaa noo sheegtay war wanaagsan oo lagu faraxo laakin 😎
Burundi 🇧🇮 waa dalka ugu faqrisan Africa iyadaaa qasaartay dhaqaalah ay ka helijirtay 2000 oo ciidan waxaa lagu bixin jiray biilka
Burundi 🇧🇮 Ethiopia 🇪🇹 ayay Faraqa ku wadhataaa waa les ogyahay sxb
Meesha oramaa katahay iska aamo
@ Aniga Hawiye waliba wiil 🆎gaaal ahay Ee hooyadiis tahay Habargidir réer Xaaaji Saleebaan
Waa run Burundi Oromo Ethiopia ayaa hoosta ka ruixeyso adoo Ada Hal caqli leh ma laha laakin Somali wey fahan sana tahay
@@MaxamedJawaan-n7qadiga ayaa munafiq
hambalyo abdiaziz barow 100k sbcrb insha allah waxa ku rajeyna inta iyo in ka badan wariye saafi ah una qalmo 1M sbcrb
Sanadkeenu waa hihrayada!!!!!
Walxamdulilaah
Waa leysku keen haaystaa miuaa yaab
Burundi.. habaxaan.. ciidanka xooga Somali. Ayaa joogan.
Ma Kuwii aan ku arkeeynay raaskaanbooni!
Burundi nooma shaqeyn ee weenaga shaqeystay
00 waqtigeeda wuu soo dhamaday wax qabad ayaan u bahanahay ee in nalaga shaqeysto madooneyno
Asc wariye barrow ethoipia dhamaan dalka ha baxdo caqabad ayay ku tahay dawladnimada somalia masar ha timaado
Burundi free miyeey ku shaqeeyneeysay.
Masar iyo Itooboya waxay rabaan in loo doorto amaanka badda cas oo iyaha ladoorbido lacagna lagu siiyo, si loo karbaasho Somaliya, Yemen iyo Eritrea.
Inta u hartay dowladan iyo mida soo socota Somalia waa inay isku taxaalugesa sii loo heli laha ciidamo Somaliyeed oo cuduud xoogleh loo heli laha kuwasoo hanaankara bahida dalka.
Sidaas darteed, waa in la iska saro xil dacaadnimo oo ka soo bixikara masuuliyadaas.
Aduunka aan manta joogo waa xoog iyo xeelad la socota dowlad wanaag aduunka jaanqadikarta.
Dhowr wadan kama aamusin. 15ka dal ee golaha amniga Maraykan keliya baa ka aamusay. 14ka kale waa isku raaceen.
❤❤❤❤❤❤❤
Masar waxa ay Falastiin u Qabanweysey Somalia waxaba. Uma Qabandonto
Ka illaaalo afkaada inaad tiraaho waxay ku joogi kartaa itoobiya ?there is no way ay ku joogi karto Ethiopia Somalis way baxee way baxee insha Alllaaah
Masar inaysan dan Soomaaliyeed hayn waxaa daliil u ah inay meeshii saxda ahayd ee ay itoobiya ka weerarilajayd ay iska indho tirayso oo ay soomaaliya oo fog usoo gidubtay.
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹masar ethopiyee kabaqdaa
AWALBA HADEY JOOGAAN AMA HADEY BAXSAN WAXBA KUMA SOO KORDHINAYAAN WAXAAN DIYAARAD BARDAAQ AHEEN OO DAGAAL UDIYAAR AH MALAH WAA UN KIIL IYO KULACAK QAATA
Burundi oo ka xanaaqsan iney lacagtii ka go,eyso ey ku cuni jirtay baaba,a Soomaaliya
Waa been Ethiopia ayaa ka dambeysey iyi franciska
Alx aby jabuutina exsaan uma sameeyn oo wexey isku dayday ineey dekedeeda ka guurto
soomaaliya way garanaysaa inta caqliga leh wadamada ay ka dagiwayday ee dawladnimadeena lugaha haya nin rag ahi waa ogyahay doqona loo sheegi maayo
Sanad cusub oo wangsan 2025
Wariye Abdiaziz Barrow waad mahadsantahay waxaana kuu rajayneynaa sanad wanaagsan. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Mar Markoo Waxan Isweydiyaa Wallahi Nabad ilalinta Macnaheda Ma Waxa La Heli Karin Dhalin Somaliyed??? Oo Dhulkoda Dhaxasho Nabadisa & Hormarkisa Tusale Hadi La Sameyo Sidan Ciidan Badan Oo Kala Ah
15000 Oo Hawiye Ah
15000 Oo Dira
15000 Oo Darod Ah
15000 Oo Raxanweyn Ah
15000 Oo Jarer Weyne Ah
IYO 500 😂😂😂 ❤SHANSHI❤AH ❤ OO DALKODA NABADEYO MASE WADANKA WAA MID UBAHAN INUU BAAHI TIRO CIDAN WADAMO KALA AH HANALAGA DAAYO LUGOYSKA DUNIDA WAXAY UDABAL DAGTAY 2025 😢 UMADA SOMALIYED ALLAH IS JECLEYSIYO CADOWGEDANA ALLAH JABSHO AAMIIN AAMIIN
Waa siysad naga madax banaan waxay qabtaan lama yaqaan lugooyo mahane sisi haduu insan yahay falastiin laguma cuneen shartooda Alaah na mootiyo
Masar iyo Ethiopia mid walba Danteda ayey wataan Somalia wa meesha laysku haysto kii Rooni Reerka haw hadho Somalia kii Adkaada aya guursan doona Masar Iyo Ethiopia. Waxa Siddan U dhaama iyako Ashabab la heshiiya iyaba wa somaliye
34 sano bahdil ki Ethiopia ayaa dhagaha ku tirtey, welcome masar
Badanaa waxaad aqriday
Guul Somalia 🇸🇴
Sanad wacan tiimka baroow shoow❤❤❤
Egypt is not threath.cheap propaganda of Eithiopia
Waa.mushruuc.dhaQaale
GUUL WEEYE DOWLADA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somalia stop drama
Guul waaye cadowga umadeena xabashida itoobiya iyo reerka daba dhilifka u eh e dalka kuhaaya xabashida iyo argagixisada waa inlaga sifeeya luuqyada 😂
War kaan waa nin Dan leh
Barrow show asc
Soomaali wax abaal leh maahan
Dowlada addis abaab dhe wll
CIIDANKA ETHOPIA WAXA SOMALIA UJOOGAN INEY HUB IYO RASAS KA IIBINYAN KOLBA CIDA CADOWGA KU AH DAWLADA DHEXE EE SOMALIA IYO QABIILADA SIYAASIYIINTA DABA DHILIFKA U AH
Warkan waa laga guuray imi ka aadsheegayso
Waa arin fiican in ethiopia laga reebo laakiin dadka aqoonta dheerna leh xasan sheikh waxay leeyihiin in xasan la isku halayn karin oo beri u safro adisababa maalinta xigtana uu yiraahdo ethiopia way joogaysaa ilayn waa xasani wax balan ah ma laha.
C/czzow itoobiya kama baxayso dalka warkeedu waa fad ama hafadin
Waa la saaraayaa xoog
Masar Adeer waxba kusoo kordhin mayso somaliya, Ethiopia way jabisay somali ilaa yoomal qiyaamaha waxaynu hoos joogi donaa xabashi iyo Ethiopian, dawlad fadhilantay sida somaliya cid dawlad kale ka celin kartaa ma jirto, aduunyada Israël oo qudha ayaa leh walaal run ah oo maraykan iyo west Europe ah,
Golaha amaanka waa 15 dawladood 14 ayaa codeysay maraykanka waa ka aamusay asago sababta sheegay dhinaca dhaqaalaha marka iska sax wararka dhowr dawladood maaha
Hapday sababtoo aha 4:56
Ilaa xukunka laga ilaaliyo Hawiye iyo waxay cagaha ku jiitaan, Soomaaliya heli mayso ciidan iyo dawlad shaqaysa.
Munafaq erdogan
Siisi soo kii qasa dayacay maxuu noo tari karaa
Xaalka aby hada waa hadha hadha
Ka daa ciyaarta masajidka.sanbaloolshe iyo Cali balcad hadii aaney itobiya u shaqeyn wa kaa dhageysan laheyn turufada
Barrow show stop hadalada jeclisan oo aaD ku so darayso warkaaga
Xasan kuma jirto isugeenid somaaliyeed iyo ciidan aw dhiso inuu dadka somaaliyeed siikala fogeeyo ciidankana burbuuriyo weeye masuuliyadiisu aw isasaaray allaha naka qabto inta habaadu kaharsantahay
Barow meshan af somaliga ayu ku practicgareeya e war kuma hayo. 😂😂😂😂😂😂
Adigu maxaad heysaa?😮
Abdiasiis barow horta wararka intew kasoo xigataa been iyo run waalaka saari waayay ee hada kadib noosoodaa meesha aad wararka kasooxigatay
Waa ayaan darro inteeda le’eg in 34 sano ka dib burburkii dawladdii dhexe, ay u baahan tahay ciidamo ajaaniib ah oo danahooda gaar ah ee dhaqaale iyo siyaasad ka leh waddankeena in at Ku hardamaan. Shame on you Xasan Sheikh.
Itoobiyaanka way jogaan sidee wax ujiraan
Garguurte markoo kukalsoonado Umada soomaaliyed ayaa kamaar meynaa hadii kale sidaan ayaa umooqaneynaa😂😂😂😂