Fadumiina oo xanaaqsay ayaa caay afka furatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • fadumina oo ciil la ooysay

ความคิดเห็น • 656

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 3 ปีที่แล้ว +402

    Is deji Mcnto Just Copyright ku xir Ilahy haka Qabto cadowg Qali♥️💯👸🏻

    • @thecoze3
      @thecoze3 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllo Waaad Qalad Fahanty Eee Copyright Mahn Wxa Laga Registrar Gareystay Hees Ay Lacag Ku BIXISAY Markaa Lacagtii Eligibil ka noqotay😂

    • @Hodanonline
      @Hodanonline 3 ปีที่แล้ว +3

      @@thecoze3 wan ogahy Marka rejister gareeystey ayda copyright strik alandaha lacagta ayaga qadanayo

    • @hafsasuleiman6620
      @hafsasuleiman6620 3 ปีที่แล้ว +5

      @@Hodanonline gooni uwac ee fahansii plz wax haka faaidee dadkan waa xaasidiin aan damiir lahayn 🥰🥰

    • @thecoze3
      @thecoze3 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Hodanonline haaaa Wallo Iyada Mey Diidin Hees La Qaatay Blsee Heeesti Oo Video Loo Soo Saarin Wali Ayay Copyright Claim Kusi Xidhan .

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 3 ปีที่แล้ว +2

      @@thecoze3 Subxaanallah Xasbunallah wanicmal wakiil way ka qaldan yihiin mistiinta

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 3 ปีที่แล้ว +432

    From tik tok yaa illa mida oo tik tok kasoo orday😁🤣💯🤣🤣🤣

  • @kale9730
    @kale9730 3 ปีที่แล้ว +55

    Soomaaliyeey Faadumiinaa aan siino 1000000 like

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว +85

    Is daaji love. YOU can dispute their copyright claim.

    • @ayuutoboss2602
      @ayuutoboss2602 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/D6yoHlLapnQ/w-d-xo.html
      Galkacyo prank qosol badan dawo

  • @maryancuud2548
    @maryancuud2548 3 ปีที่แล้ว +50

    Sorry fadumiina inta ay cadowga ha rabaan wa inta we xal raadso sida ugu dhaqsida badan hader intan yar wey ku raxaeysanayan illahey haka qabto cadowga 😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭cadaw meel kasto jooga allow umada ka qabo xabiibti waa ku baryaa is daji yey ku sii danbaajin dhiig ha isku kicin abayo an jclhy faadumo cadey😍🥰💖

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiino adigaa ugushidan saasaa laguu doortay. Iska sabir faadumiina, waaku dareemoonaa. We love you fadumiina.

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 3 ปีที่แล้ว +5

    Calaamo idinku dhacday ilaaahy iidankii war maaamada iska dhaafa Doofaariinyey. Faadumiina hppti ilaaahy cadagaaaga hakaa qabto from Hargeisa 😭🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️🥰💕

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 3 ปีที่แล้ว +18

    Manooli😂 faadumiina hadee ku ceeso ma dhaleesid wlhi😂

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid 3 ปีที่แล้ว +19

    Maaamooyinka ka xishoodaa xaraanyahay xarantu ahatay fadaradaa nacalad idinku dhacdaye😭😭😭😭😭😭 wn kula dareemaynaa xanuunka maaamo

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah hooyo soomaaliyeed ineey ooyso adinkaa u sawb ah wlhi
    Faadumiina qalbiga allaah kuu dajiyo
    Allah ayaa kaaga aaraayo

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanlah dadki wa weyna oo lagu dayan laha oo walid cayna oo af xuma ku caytamaya war ya alle yaqana somli ka xero utub

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumiina walahi Matanaha waad ku geftay waxaan umaleeyna in laguugu diray asiigo hadlaayo maqlaaye so dhageeyso xasidiintane allaha kaqabto

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 3 ปีที่แล้ว +9

    Cidii dhibtay inantan Calaamo Allah ku rido 😢

  • @idirisahmed5
    @idirisahmed5 3 ปีที่แล้ว +8

    Poqorada Kaliya Oo Somali Oo Dhen Ay Ku Faanto👑🇸🇴❤️We Love You 😍

  • @Kiiney2883
    @Kiiney2883 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiiino illahey cadawgan hakaa qabto calaamad dag dag allah tuso dadka saan kukarkariyey inkaar qabayaasha maqoslaa mise wan kula murgaa nooolow siwalbo lagu dhibaateyo ogow mar walbo adiga kaguuleysanaayo❤❤❤❤one love

  • @rashkaboy6148
    @rashkaboy6148 3 ปีที่แล้ว +11

    Fananadeyda iska dhici soomalidu iskadhicis bee wax ku leeyihiin ❤️Hormar wacan

  • @rahmoranbowchannel4948
    @rahmoranbowchannel4948 3 ปีที่แล้ว +14

    My sorry faduumiina kuwan waan is aan iska celinaa inshaalaha washeey ha ooyin nacallah ku ku taal kuwas iyo kuwa la miska ah ha ooyin abaayo inshaalaha anigana dhinaxeeyga ka soo gala waan xanuusanhay walhi

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +50

    Dedga yutubka dhan haka hadlaano dhibakan loo gesanaa hooyo Somaali waa qof qiima leh Saxaaf iyo Ck Fadumina caaawiya plz.Maskiinta.From Swedan wlhi 22:40 xabeen bey itahy.

  • @lelecadey7385
    @lelecadey7385 3 ปีที่แล้ว +2

    I'm with you faadumo sami long life insha allah cadowgaga cagta ka hoos ❤😘💉

  • @umuelias
    @umuelias 3 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi wad iga qoslida wlley hada xanaqsantahay xita 🤪war fadumina amaan siya uuska idin xanuunye bisinka weba sodhigteen tuugadee

    • @ayuutoboss2602
      @ayuutoboss2602 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/D6yoHlLapnQ/w-d-xo.html
      Prank galkacyo qosol dawo

  • @AsmaAli-ng1cr
    @AsmaAli-ng1cr 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina abaayo waan ku joogna dadka xanunsane haa ku bixine ee TH-cam ka daacaweye wax danbo laga mA qadanayo sis is daji ❤️

  • @qaaliluula9951
    @qaaliluula9951 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdha youtubarka ah maad ku cawisan waxad ku dhantan fadumiina abayo corse aad qof wax ju baro raadso saad iskugu filnaato❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +4

    😂Cayda reer xamarku waa funny

  • @dododiido2599
    @dododiido2599 3 ปีที่แล้ว

    Imanka laidikaqadye mamad daya Fadumina wa boqorad faraha kaqada

  • @ruweydaapdi7419
    @ruweydaapdi7419 3 ปีที่แล้ว +2

    🥺 mama wlhi wn kula daremay xnnka Gudaha ka haayo🥺😔 inzha allah wxii dhip kgu wado Allah ka qapto

  • @Koyama548
    @Koyama548 3 ปีที่แล้ว +2

    Isdaji fadumina anaga ku jecel inta ku neceb wey yar yihin just keep going 🙏❤️

  • @xuseenqanciye3475
    @xuseenqanciye3475 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumina maa tahay ee calanka somali kuma xirna gacanta kan kle oo somalind wadataa so xiri calanka somali so xiro

  • @somalitiktok9816
    @somalitiktok9816 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwas awala ck horay ushekay
    Walay ma arag dad ka dadnimo
    Xun hoyoyinkii ay so gaartay shekadu
    Midkana halaga xiro tugna tug lee waye
    AYna waligiis ma dahirsamo ilaa Aylee wayee zorry mama fadumina 😭😭😭😭

  • @kingzaki7845
    @kingzaki7845 3 ปีที่แล้ว +30

    Fadumiino sorry walal 😭😭 aad baan uga xumahay waxas laguugu sameey. Waan ku garab taaganahy ee horay u soco ha u joojin nacabka.

  • @fariid8
    @fariid8 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla necbiyaa wixii ku dhiba tiibisha Allaha ku ride uff faadumiina iska samir xbbtii mcn🥰😍😘😘❤❤❤💯❣💞

  • @move-on1833
    @move-on1833 3 ปีที่แล้ว +13

    Fadumiina boqoradeena garab kaada nahay❤️

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh wlhi Qosolka iga dhameesaa Maama Faadumo Allah haku Xafido☝️❤

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 3 ปีที่แล้ว +1

    fayomina abyo isdaji cadiw ga ga dag nan aya logabadiya ee carada yare abyo allh ha kuxafido raga dumar ka dhibayo ader isku kolsonada ee dumae ka haladayo

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 3 ปีที่แล้ว +4

    Daanyeer weeye hooyo faadumiina raali noqo 🥰❤

  • @rowdokhalif893
    @rowdokhalif893 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk fadumina wan jeclahay markay xanaqdo bishiba mar halaga so xanajiyo wana walaysan waryada kutehe 🤣🤣🤣🤣😃😃😃😃

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 3 ปีที่แล้ว +1

    Istiqfurrah abayo ha caytamin. Sharaftaada ilaalao. We love you

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaatumada alle ha Idinka wareejiyo 😂😂😂😂😂😂

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumina waa iska jeclahay hadeey xanaqsan tahay xitaa waa qosol hadalkeda🤣🤣🤣

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiin walsheya mar walb aanga ku garab taganahay xanga iska dhaaf Dada saan samanayan dacway kaa xar youtubka dacway ka gudaba hore usoco gulyeso

  • @mustafhassan2265
    @mustafhassan2265 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina halaga laaxdo wa fanaanad qaran ❤️❤️

  • @ifraaxxaajimaxamed197
    @ifraaxxaajimaxamed197 3 ปีที่แล้ว +7

    Aad ayaa ku tageeraa guuleyso xabibti❤

  • @liibansade1799
    @liibansade1799 3 ปีที่แล้ว +5

    You got my subscribe
    Mamo mcn keep going 🥰❣ don't cry plse😪😓😭

  • @abdisalanaadan5113
    @abdisalanaadan5113 3 ปีที่แล้ว +30

    Mataanaha pro tolow ma ismaciil xaaji miyaa 😂😂

  • @hanisaid6096
    @hanisaid6096 3 ปีที่แล้ว +6

    Abayo hacaytamin iskadaa waxan aduunyo lee waaye dhiiga haiskukicin wakugarabtaganahay 😘

  • @abdulkadirbanaana4513
    @abdulkadirbanaana4513 3 ปีที่แล้ว

    Walaashey faadumiino is daji samirka badi yaaney ku danbaajinin waan ka xumahay in leys dhaco balse adoo saanoo dhan u caaytamin wax u sheeg waa la qabahaa walaal & waalid mar is daji uqti

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 ปีที่แล้ว

    Baayo faadumina qurux annagaa ku jecel oo ku daawana waxaad tahay legend hore u soco qaali ha niyad jabin waa sidey rabaan war nooga leexda gabadha

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaan bal maxay uga qaateen wexeda fadumina wa gabadh qalbi fican wlhi wy ciishootay 😢

  • @akd8989
    @akd8989 3 ปีที่แล้ว +37

    🤣🤣😂 bombo xiimayso beerka ha idnka dhacdo Adi iyo faamilkaga hhh

  • @jabrakaka3953
    @jabrakaka3953 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa mattan pro. Halaga qabto dumarka

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว +1

    👸👸👸👸👸👸👸👸qof ku gaaro ma jirto kuwaan ku kurbeeyen ilaahey haka qabto aqwaan hur aa ka socdaa iimaanka allah usugo kuwan sterss yey kugu ridin💯❤

  • @rakiacadey757
    @rakiacadey757 3 ปีที่แล้ว +2

    Bismillah yaa saan dhan ugu xanajiyey subxanalaah wlhi ciil aan dareemay 😭

  • @abz6257
    @abz6257 3 ปีที่แล้ว +2

    May allah make everything easy for you. Do show them that they got to you mama . Everything is gonna be ok. Stay strong

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo macanto fadumo cadey isdaji macanto cadaw walbo rabi kuma jabiyo guul guul

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo waa iga qoslisay always garabgaga tagnahay

  • @kalay9083
    @kalay9083 3 ปีที่แล้ว +5

    Sister take easy Inshaallah everything will be ok

  • @xuseenuk3843
    @xuseenuk3843 3 ปีที่แล้ว +4

    Hoyadiin wasee waa daraymonaa 😂

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed4012 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalshey fadumina xoolo niin ka jecel aya lo dhafa illahey ku ku jecel yahay iska daa hees aha ee dadkan ilaa somali ayay dhibku hayan madhergan iiman maleh ee sawer wadayena wixii dabeyo

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +1

    Raa diminished we love u sis kuwaan yeey ku waalin abaayo sry Waan ka xu mahay ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @idildayniileofficial130
    @idildayniileofficial130 3 ปีที่แล้ว +2

    Gacamaha allaha idinka gooyo intii saan uga ooyisay fanaanadenii qaliga aheyd
    Fadumiin raali naqo😭

  • @caynaanguleed872
    @caynaanguleed872 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumiiina wlh waanku taageeraa lakin wll fanka iskadaa kana toobad keen heesaha

  • @artiiwaberi7525
    @artiiwaberi7525 3 ปีที่แล้ว

    Ha ubixin xbbti xasidkaa haduu bato allha aa kula jiro marka ha u bixin hana u jojinin in aad niyad jabtid ay rawaan dadkaan cml waxey damac san yihiin waa la fahmy ee horey u soco

  • @samiraabiikar8461
    @samiraabiikar8461 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaka xumahay wlhi i,m so sorry🥺🥺aqwaan fadumiin cadowga allaha kaqabto

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 ปีที่แล้ว +3

    Is daji fadumina kuwaz waa qnizin waxa sameysa shirkada youtubka kudacwey

  • @nasroali94
    @nasroali94 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiino qofkii taabta wllhi waa inoo dagaal boqorada qoobka ciyaarka abyo mcn Galkacyo kasoo salamayaa byo

  • @updisamadjama6679
    @updisamadjama6679 3 ปีที่แล้ว +4

    We feel it waan dareemoona😂😂😂

  • @sumayafarhan5851
    @sumayafarhan5851 3 ปีที่แล้ว

    Wadaremona waryada😹😹🤣 hoyadina wasee wadaremona😹 faduminah good 🤣

  • @ali.ak423
    @ali.ak423 3 ปีที่แล้ว

    Mattan Pro Ismaciil haaji ma ahan magac iska sax somaliyey

  • @alhabibahmed9300
    @alhabibahmed9300 3 ปีที่แล้ว

    Yaarabi. War. Hoyadena. Fadumina. Kaleexda. Wasaqiinyahy

  • @khadiijohuseenhasan472
    @khadiijohuseenhasan472 2 ปีที่แล้ว

    Fadmiina wa niila fahmaa adaa niila fahmaa🤣😅

  • @FfFfff-sv2fo
    @FfFfff-sv2fo 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo macaan fadumin waxan ka soo racay hodon noonlan waxan maqalay in boqolki hal ka dhinaa waa ku buxiyay

  • @xamdixiisproducts3039
    @xamdixiisproducts3039 3 ปีที่แล้ว

    abaayo anaga garabkada ah horay u soco

  • @aaminaxaajisaneey2441
    @aaminaxaajisaneey2441 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcn faduminaa samir qaaliyeey

  • @shorvgames1854
    @shorvgames1854 3 ปีที่แล้ว

    Faadumiina i mis you

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 3 ปีที่แล้ว +5

    Fadumina we love you 😍

  • @zuzujama8204
    @zuzujama8204 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina waa legend ee halaga fuqo waxan ma xishoodan miya

  • @sucadoxusen3241
    @sucadoxusen3241 3 ปีที่แล้ว +2

    Is dajiii mammy waxan la yabanahy kuwan nimanka isku shekayo oo wixi dumarka uso dhigday ma wx kle ayey waayen maxeee karapan wixii dumarka Ee ku ceshayan ma nolosha ayey no quri la yihin 😭

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +4

    Wr Inanta dhibka Kadaaaya 😥 Inkaaar Idinkudhacadaye

  • @mariaoman4637
    @mariaoman4637 3 ปีที่แล้ว +1

    Waafuuray besnagadheh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiasiad2323
    @farhiasiad2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo sharafey sori💯💯💯💯💯marn wan qoslay marna wan ooyay😭😭😭😭😭

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s ปีที่แล้ว

    Maamo fadumo we love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranitalove1437
    @ikranitalove1437 3 ปีที่แล้ว +2

    Fananadena fadumina sorry xaal iyo xumeen in lagu siyo mudan tahy inta qalbika ka xumeysay aniga ka rali galinayo aqon uma lihi lkn wa kuwa damir laheyn afkaga cay iyo oyin midna kuma qurxona marka walbo ku qosol noga qosolsi love you

  • @madinacadey1924
    @madinacadey1924 3 ปีที่แล้ว +6

    QOFWEYN 50 JIRA, DAD WAALIDKISA ISIRKIISACAYNAAYO KUWII KU DHALAY AYEE KU DHACAYAN LASOCO, QOFKA HADUU WAX KAA HALEYAY WAALA AHBIYAA, INANKII FANANKA KHADAR KEYOW WALIDIINTIISA DHINTEEN CEYNEEYSAY 3 MARNA WAA DHALI KARTAA 2 BADIISA WAALID DHINTEEN CEYNEEYSAY, QOF WEYN WAA TAHAY DADKA WAALIDIINTA QAARNA DHINTAY QAARNA NOOL HA CAAYN XISHOO SUBXANNALAH

    • @MsIbrahimdhere
      @MsIbrahimdhere 3 ปีที่แล้ว

      is weydi maxa sababey iney cayso

    • @abdihonest2931
      @abdihonest2931 3 ปีที่แล้ว

      Waa edab daran thy Nio khadarkaad shegayso wuu ka gardarnaa qof anan wax ba kaa heysan la iskama caayo
      Fananiinta kle ba mey caayso teda kle qofkaan waxba laga haleyay wey oynoysaa wd ujeda intad niyada udhisi laheyd maxa kenay ina dhahdo _
      Xishow qof weyna thy iyo waxyaabo anan loo joogin war Qabiil qof hku difacina wadnaha alle ha idin istajiye khadarka & waalidkad ka hadleyso haku wasaane orad hoos fariso

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 3 ปีที่แล้ว

    Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim

  • @sml3858
    @sml3858 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwas faido maleh👏👏✍️❤️ hortoda aye kahelayan u dulqaado abaayo

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabdha maskinta udaya wexeda waskhyahay xun uf war wuxu damir darana oo cadowsana ilahay risaqad idinma siyo oo haa kaa xeshina 😳🥺🤦‍♀️

  • @ayaancabdi7252
    @ayaancabdi7252 3 ปีที่แล้ว +2

    Fatimina soryy inta ku jecel ayaa ka badan inta ku neceb 😍😍😍😍😍😍😍

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oo Somali asal ka ah ayaa fadumina taageersan, waa qofka kaliya EE aan ka taageero minority Somali, fadumina waa in lagu daro asalka waaba Iska jeclahay

  • @abdullahiabdikadir6081
    @abdullahiabdikadir6081 3 ปีที่แล้ว

    Raas kaambooni dheh faadumo raas makarooni maxaa waaye 😅😅😅😅😅we feeling qofbaa kaaxanaajiyay leef leefow kukor cun wlh wakula tumeynaa anagana taageradaa aanahay

  • @aliyaharafat4996
    @aliyaharafat4996 3 ปีที่แล้ว +1

    Macanto keep your head we love you don’t worry about haters as long we support you ❤️❤️

  • @hanaanahmed1731
    @hanaanahmed1731 3 ปีที่แล้ว +4

    I'm so sorry sister we love u ♥️♥️

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 3 ปีที่แล้ว +4

    Like Faduma markad xanaqdo😂😂😂😂😂😂

  • @azmarwadani631
    @azmarwadani631 2 ปีที่แล้ว

    KKKKK fadumina waa ku taageera wax kale caydiii igu dambaysay

  • @zimannuurabdulahi2081
    @zimannuurabdulahi2081 3 ปีที่แล้ว +2

    Sorrry hoooyo mcn kuwas rag mahn 😭😭😭😭😭

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว

    Waan kula dareemoonaa Faduma sharafey annaga ku taageereyno somaliweyn ayaa nahay ee qabyaalad iska ilaali cidii ku dulmisaa iska rusheey garabkaaga nahay abaay malabeey

  • @shadiyonuur2325
    @shadiyonuur2325 3 ปีที่แล้ว

    Waxan layaby waxa eey ka rabaan gabadhan war no dhafa fananadena fadumo waxan ku leyahy wa bil barakesa iska dhaf way is ka arkayan ayagana yena ku danbajin mamo

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    💗👑😍🥰😘intee u baxeysa cadowgaaga ha jabo anaka ku jecel ku joogno fadumiina ciyaal suuq ha u jawaabin hadii kale wax yihiin cml lagu maleyna please dadka qaar ha u jawaabin

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 ปีที่แล้ว

    Iam so sorry abasyo ilaahay u daa

  • @dream_girl3799
    @dream_girl3799 3 ปีที่แล้ว +2

    Sorry maama fadumiina 😭wa dad maangabyaal ah ka raali nqo ilahey xaqaga kaga qadayo

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 3 ปีที่แล้ว

    Sorry fadumina so heestu waa Tee anakaa one million kuu gaadhsinayne