@JAKAARTA7thank you Wll qaali, bulshada waxaan rabaa in aan usheego tani waa qisadayda oo xaqiiq ah bil ramadan baa lagu jira wax walba oo been ah alle ha inaga haayo kalmad been ah hadalka aan sheegay kuma jidho waa mahad-san tihiin dhamaan 🙏
Ax I’m crying wllhi xaladaa oo kale anaa arkay gabar aan zxpo ahyn sas camal ii iqaayantay waliba qisadayda ka xnuun badnayd wana ku dareemi karnaa badal Kheeyr qaba alle haku siiyo😢
soorii walakeyga alha wax ka qeyr badan allha ha ku siiiyo wllhi saxiibka lagu sheega Mar marka qaara dhabarka ayaaw ka tugana xaa illaheyow jecel dacada nasii yaa allha walakeyga naftada ilaali 😢😢😢😢😢😢❤❤❤😢😢😢
I lost faith in love when I sacrificed my happiness for someone else and left me without saying goodbye, the most painful thing is that I am scared to never fall in love again💔😢
Hadan furan maa dibnaha dadkan ceshaden ilmada wa daremya xnunka ey ledahy qofkad wada socoten mrka qofka kugu dhaw dad iyo asaga ku heshiyan si ay kuu niyad jabiyan 😢😭💔
Taasi dabaal sanaa qof dhowan ay baratay hadna lacag heesan doqonsanaa adiga shidan ku tagtay lkn ilaahaaba dhagarteeda ku dhaafiyeey ❤ ninkana wax aa ku timaamo ma aqaano lkn way ka soo baxee qiyaanada. Bogsiino wacan kuu rajenaa bro😊
@JAKAARTA7thank you Wll qaali, bulshada waxaan rabaa in aan usheego tani waa qisadayda oo xaqiiq ah bil ramadan baa lagu jira wax walba oo been ah alle ha inaga haayo kalmad been ah hadalka aan sheegay kuma jidho waa mahad-san tihiin dhamaan 🙏
Sxb nolol wacan ku rajynaa
Nasab nasab dhalay waye m.a abowe wax walbo wa calaf
Wll wxa laga yaba gabshas inayba khyr ku aheen shrkeda ilhy ka qbtey sxbkas oklena wliga ka fejignow inshlh
Sxb nolol wacan oo khayr leh ayaan kuu rajayn wll waa qiso dhab ah
Alla waa ka xumahay waxa kugu dhacay wllo noloshu kuma xumahayso
Waaba sookashee ee nabiga kusali scw❤😊
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
Sallahu caleyhi wasalaam
🎉ok scw scw
Scw scw
Scw scw scw
Nabiga ku saliya scw ❤❤
Scw
Scw scw
Scw😊
Wll ku ma qalmin marka horebo taa alle ku dhaafiye alxamdulilaah dheh 😢😢😢😢
Wan kula daremey abwe Gabar ficn oo ku jecel Allah ku siiyo❤😢
Dadka qalbiyada ka jabay dhan hala isku daro aan dhihi lahaa ❤yaa ila qabo
Sax tala wngsn
Hayeelin😂
Wax wada qalbi jaban inte is kugu geyne😂😂😂😂 wll
Lawadhena kwrn 😅
Ani
Wan ka humahay abowe wax kaqerbadan ayan ku rajen in Sha alah ❤
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw wlhi arin xanuun badan qalbiga alle ha kuu dhayo wll mcn aduunkan wax walbo wa la arkaya sorry 🙏
Scw
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲❤💚💯
Kaasi xeerka raga wax kama aqoon ee iskasamir boowe wiil yar oo qurux badan baa tahay waad heli mid ka fiican ishaa alaah (we mov you)❤❤❤❤❤❤❤
Wllkey niyaada kheyr usheg illahey waa cadhiim wanaa heli wixii kheyraa inshallah
ولسوف يعطيك ربك فترضى
Inta soman like isar🎉❤😂
Oo cdd❤
I soo qabo aby
Asc wllo walee illaahayba ka qabtay gabadhaa Waa habar qabto meel gadhimaso adana mid ka wacan oo ka wanaagsan bad heli insha allaah
ilahey midka fican oo ka barako badan haku siiyo wllo Amin Amin Amin
Aboeh ilaahy Qalbig hakuu qaboojiyo dhib maleh wxn waa aduun iska cafi 😢😢
Wuba cafiye adiga hadalka halke kamaray
@@Kingofcity-we4gp😅😅
qoftadii saxda meey eheen gabar ku jecel farxadna kusiisa allah haku sahlo wll qalbigana allah haku qabojiye abowe 😢
Hadhowna dhaha raga dacad mhan idinkoo og inad khiyanole tihiin
Wiil yar oo qurxoon baadtahay karti iyo cod karnimo baad leedahay guulayso Wll Ha niyadjabin wax ka xun baa dhaca oo laga gudbaa illahay badal khayr qaba haku siiyo waad heli marwo qalbigaaga dhista insha alh
Ax I’m crying wllhi xaladaa oo kale anaa arkay gabar aan zxpo ahyn sas camal ii iqaayantay waliba qisadayda ka xnuun badnayd wana ku dareemi karnaa badal Kheeyr qaba alle haku siiyo😢
SoryYyy qof biL aaDanah kaLsoNidaDa Lama WaDa ziiYo wllHi 😭😭
Xaqiiq gabdhaas kuma. Jecleen. Ee wa matali jirtay
Badal kheyr. Qabo alle ha ku siyo. Qalbi dacaad ah
soorii walakeyga alha wax ka qeyr badan allha ha ku siiiyo wllhi saxiibka lagu sheega Mar marka qaara dhabarka ayaaw ka tugana xaa illaheyow jecel dacada nasii yaa allha walakeyga naftada ilaali 😢😢😢😢😢😢❤❤❤😢😢😢
Wllkey wuxu sheegayo waa Xaqiiq waana aqaan Runtii taladiisana hala qaato
nio na u camiraysaa
Caamiraan ma ahan Zxp Waa wax Runa Oo xaqiiqa
Magaladaas Halkee Waaye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Love is the only medicine that heals the pain caused by love❤😢
Change the word "Love" with "Quran"!
Ok
Jakarta ur make ur own business well done proH🎉❤
sxb wlhi adiga ayaa ah qofka guuleystay keep going my bro ❤
Ax wllkey qalbiga alle haku qaboojiyo wixii kugu dhacay aad ban uga xumahy alle waxaan ka baryaaa badal qeyr qabo waxaa lagu jiraa bil ramadaan 🤲🤲🤲☝️
Dumarka is Qiyami jiraye .Raaga sas miya subxanallah. Tankale wil jecel ayado haysato Qudbasiro mexey ku fashay .bedel kheyr qawa allaha kusiyo wllo
dumar is not eazy
Qudbasirada waxaa ku qasbay qooq baa haye😂😂
Abwe waxaatahy wiil qurux badan in qalbiga lagaa dhawaco u ma qalanti 😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉
Wlhi waa nin karmeed nin karmeed dhalay shp qli horay usoco waa guulaysanaysaaa i.z
Wow Wiilkan illa magaca sadexad wan wadagna poe sorry illhy SWT qofka daacada wa u imtixama insha allh wad guulaysan🙏🏻🩷
Xeerka ragga kuma jirto saas......ninkass xoolo ayuu ahaa🎉
Dadka la soco kana soco weeye aduunku maaanta ILAAHEY wll ha ku siiyo qof aad ku samirtidu wiil karti leh thy e
Sorry abowe lkn ani adi wan kahele❤ iso jawab
Kana ciyalka xafad waya lanbarkiisa maku siina😂
Haye wlllll so dhawow
Wa anigiye ❤
😂😂😂
@@WaliCabdulahi
😂😂😂😂
Waa wiil qalbi wanagsan oo qalbi badan masha allah
Abowe nolasha horay uwado qof ku qalmana wad helaysa
😂😂😂😂😂😂 saxibkaa hebel xabadii waa laga shafteeyay😂😂😂 sanaaaaa😂😂😂
Wa inad dhiranaan kaheshaa tas alla kaduway sababtoo ah kuma qalmin ee kajafjafo oo gabar sumcadle allaha hakusahlo
ASC JAKAATA IYO MARWAAN WAA IDIN SALAMEY MARWAN WAXAAD TAHAY HANAD BALSE WAXAA KU HELAY WALAL U EKE 2 LAQ DABO U HESHIIYEY LILAAHIDEY KU COLOOBAN QIYAAMOLA YAAL MA LIIBAANAN WAXAADNA TAHAY DEEQSI CAFIS BADAN ILAAHEYNA ABAALKAGA WUXUU KA DHIGAYA GABAR KABTO AH OO KA QEYR BADAN INSHA ALAH IYO JANATUL FIRDOWS ACLAA AMIIN YAA RABI WAA BIL RABADAAN 10KII DANBE HORTADA QEYR GADAASHADA QEYR INSHA ALAH
Qalbigaga ilahay hakuu qabojiyo wallkei
I lost faith in love when I sacrificed my happiness for someone else and left me without saying goodbye, the most painful thing is that I am scared to never fall in love again💔😢
ilaahay wax ka fiican ha kuugu badalo zxp guulayso
❤❤❤
Hadan furan maa dibnaha dadkan ceshaden ilmada wa daremya xnunka ey ledahy qofkad wada socoten mrka qofka kugu dhaw dad iyo asaga ku heshiyan si ay kuu niyad jabiyan 😢😭💔
3 mar ayaan soqalbi jabay 😢😢😢hadana alx ilhy ilhy ayaa mahadleh
Adigun wxa qalbi jabi
@@UmalkhayrNuur-n9twah wllo dey maxa dadka is ku direy😂😂
😭😭😭😭💖💖😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭
ماشاء الله❤❤❤
Wllo barnamij fiican weeye soobadi wiilka yarna aale mid uu ku dago hasiiyo❤
Asc walal haka qusan qof haduu xumado gabdha oodhan mawada xum ee markale tijabi insha alah
Waa qisa xanuun badan hno alle qalbiga haku qaboojiyo 😢
Wlahi waa qido qalbigaygaa taabtay Alle mid ka wanagzan ha ku diyo wllkis😢
😮
Ax walhy wan ka oyaay waa wiil samir batan masha Allh😢
Inan gumed inan gumed dhalay oo xerka raga wax ka aqoon waye kas
Always take your family's decision no matter how hard it is 😢
Uf taas nag maheen sxbky sxbkiisa Maba igeeyo elhi waa ayaan daro dacadnimda waa laga fasidysanayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤦♂️
Qof Kuu Qalanto Ma aheen M.a Wiil Dagan Baa U Egthy Gabar Ficn Oo Ku Jecel adine aad Jeceshahy ilahy Haku siiyo waa Bilramadaane
Wll hays dhibin waligaa tu fiican allh hakusiiyo
Team jakaarta mash Allah ❤❤
Taasi dabaal sanaa qof dhowan ay baratay hadna lacag heesan doqonsanaa adiga shidan ku tagtay lkn ilaahaaba dhagarteeda ku dhaafiyeey ❤ ninkana wax aa ku timaamo ma aqaano lkn way ka soo baxee qiyaanada. Bogsiino wacan kuu rajenaa bro😊
Ax Allah qalbiga ku qaboojiyo😢😢😢
Alle ayaa kaaga aari doona insha allaah
Sabir, all samir jamiil
Ax Ax abowe illahy niyad haku qabuujiyo wlhi waa xanuun wan kula dareemya😭😭😢
Walaal tawakalka badi gabadhaas khayr kuuma ahayn illaahay ayaa kuu qoray waa qadar
Waxksta adunka way dhacan 😢qalbiga allh haku qabojiyo
guuleyso sxb qaali allaha badal kheyr qaba allaha Haku siiyo
Wllky nio mashquul keep going ❤
Ooh soory huno wan kahumahay 😢😢
❤❤❤❤❤❤❤sorry❤ bother ❤
Zxb lajinow haniyadjabi hori usoco waad guulaysan
Jakarta keep going brother 🎉
Kalsoonida badan wee ku dishaa wlhi sxbda qaar marka kalsooni siiso gadaal kaa tooganayan balaayada😢
Sorry abowe alpiga alle hakudhowro adunka waa iska dhib badanyhy wlhy ax ax qofki dhibka kuhaya somarty baa daremikara😢😢😢😢😢😢😢
Gabar 50 dolar lagu soo mehersanayo ilahey ayaaba ku dhaafiyey 🤦🏽♀️🙄
Allah gabar fiican oo diinleh alha kusiiyo wll
Wlhi wan ka xumahay wll wan ku daremaya
Nin rageed waa kano kale sxp hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤😊😊
Galobal cidi taqana taqana wa b/dwene ❤
Jakaarta bwe qof aaan caaan ahaaan mawaraystaaa mise waa caanka kaliya
Horey Somali ugu mah mahday zhpkaga Kowad wa cadowgaaga kowad
🥺🥺 Allah qalbiga haku qaboojiyo wllo🤲🏾
Wan ku salmya wll jakaarta 7 marwan waa geesiy hadu cafiyaya hanblyo wll
Sxb adag keep going calafkaaga waa helee. Noloshu waa halgan..
Wlhi waa Qiso Xanuun Badan Yaykaan Saan uma qalmin
Gawadaas nasib badhana hadana hasib xumaa sry abowe badal qeer qawo Allah hakusiyo
Dulmi weyn ayuu sameyey qain buu ahaa anan garan saxibtinima macnaheeda iyadana qaaimad weynaatay bey ahayd dad iyo duunyaba wax kasta ayaa lagala kulmaa
Waa qisadi igu xaxnuunka badned ee aan dawado wllhi aniga ahaan 😢💔
Waligaa qof aad losocoto qofkale habarin xitee wllkaa 😂
Sorry habo taasu qadar ayaay ahaayd haniyad jabin qof daacada maqasaro waad guulaysane waadna helee gabar daacada insha allha waaligaa qof kaatagay haaw bahdilmin hana isku jabin
😂😂😂😂😂😢😢😢😢😅😅😅😅💔💔💔💔💔
Sorry brdha iskasabr ....inallah macaa sabiriin ..illahi wax kheir qabow hakugubadolow
Wllllhi marwaan waxaan nahay isku qiso lkin zhp mid khyr qabta ayuuu allle iiigu badalay adiiina alle ayaaa mid khyr qabta kugu badalaya niyada hayska xumayn
Apoowe madama gwr kuqiyante boos kadaqa wllxi dcdi qalbiga ixanuune😢😢😢
Ilaahy ha uka maaydho qalbiga😢😢
waa ja heshay sheekada sida loo diyaariyey jikarto shaqo fiicanaa haysaa
Inta soman like isar❤😂
Abowe wa run wallahi wat mahasanthy
Dadka dacadaa maxaa lodulmiyaa😢😢 horta
Wlhy waa runta qofka Mar amiinta aad adiga dhan isku dhibta qalibiga ka jabye sabta max tahye Mar qofka jece qalibga ka jabye😢
Hhhh Kanton dollar,Gaarugii,atarashadii, isku darsady.
Adeer atarishadaas kan guursadyna Naag uma noqoneysa, adigana ilhy ayaa kaa qabty waa waa qof shar badan.
Ale haku siiyo wax qayr qaboh
😂😂😂😂
Walaahi waa qalbi jab xanuunbadan 😢😢😢
Alfanane jameeke wankusalamy zxb
Jakarta wiil ka lanbarkiisa iradi plse😢
Abwe qalbiga Allaha ku qabojiyo😢