HUSSEIN JAMA SOMALIA HALKAA AY TAALO MAANTA HASSAN SHEIKH BAA DHIGAY DALKANI BADBAADO AYUU RABAA !!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 61

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 19 วันที่ผ่านมา +1

    xasan guul guul guul guul xasan oroomo guul guul guul guul guul guul

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 19 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga waxan ahay Wiil Darood ah Walhi ama Harti ah. Hasan wan Jeclahay because waxan ku Jeclahay aya Waxay tahay Damero badan ayu
    Meel iga Xiirxiiray. Bal waxad is weydisa Hawiiye inta meel iska Dhiigto Abgaal Maxuu uu qabtey Abgaal Waa Daad Baadan Manshallah Beesha uu ka dhashay Wax ma uu qabtay Inta Somalia ba la garin Sharmaboy so caaye kulaha. Damerka kuma ba yaqano Adiga Oo mugdisho ku nool ayu San ba ku aqoon hasan Damer I love you Hasan dameerow siida uu karbasha xoolahan waxan Karaba Oo kaliya Qeebta Darood nacayb ka Ina ka guubto dameeraha ❤

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 7 วันที่ผ่านมา

    Adeerkaa laga badi reseerbana idiin maharin vivo xurmadle xshm❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 19 วันที่ผ่านมา +2

    Qudbadaan odayga halasoo xauusiyo oo halooshido subxaanallaah isagaa isu jawaabaya.

  • @CabdullaahiXaydar
    @CabdullaahiXaydar 19 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi bilahi iga thy in aan ka sugaynin inta ay jogan kuwa lagu tilmaamo nabad ilaalin in ay somali hasho dowlad ama madax xalal ku ah xilka loo dhiibay ma dhacayso

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan ilaahey narta hakugurido dadka soomaaliweyn waad dulmisey waad duleysey ilaa xaabalihi waad dulmisey. Ilaahey narta hakugurido

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan. Waa. Nin. Wejiyo badan

  • @tasneemmohamed8524
    @tasneemmohamed8524 19 วันที่ผ่านมา +1

    Alla Soomaali u xoog badanaa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wixii. Uu. Isagu diidanaa. Oo. Afar. Jibaaran. Ayuu. Ku dhaqmayaa

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 19 วันที่ผ่านมา +2

    Dhiiqo m xishota

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 19 วันที่ผ่านมา +2

    filimada 😂😂😂Xassan sheekh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 19 วันที่ผ่านมา +2

    Waxay igu qaadatay mudo inaan fahmo video. lakiin xaqiiqdu waa heesta umada soomaliyeed wey wareertay wareerka xasan sheeq ayaa Keenay

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 19 วันที่ผ่านมา +1

    we know this bad situation that Somalia is undergoing now but who is his monitor or motor or his teacher?

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waar ninyow odeyga ma imaaraatka sir ka qabtay, ama ka haya.
    Waa yaab!!!!!!

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa lagudboon xasan is casilo haduu damiirleeyahay

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan Yaq yaq sigiisa maxaa u dhagaysanaysan Alla Somalida dulqaad badana

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 19 วันที่ผ่านมา +2

    Waar maninkaas ayay somali wax kasugeysa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahi xaqa iyo cadalada idin tussa mahadleh horeba annaga galbeedka somaliland ilaahay noo garanssiyay oo tolkay iyo siyaasi danleh ka diidnay caadifad iyo dalkaaga iyo dadkaaga qixi .boqol jeer ayaa qori iyo jabhad qabiil lano sameeyay lakin anakaa ka dhignay waxaananu ku qancinay ninka doonaya dhimashadaadu miyu hantidissa ceel biyo ino qodo ama wado inoo dhisso takaleh meeday isaga caruurtisii xagey joogaan hadii aad dhawacanto dhakhtarkee lagu gaynayaa . hadii xanuunkaagu dhoof noqdo waraqadaheed haysataa maxaase kaa galay qabiil ??? Abaarti ugu danbayssay waxaanu kaga badbaadnay biyo xidheen uu qabtay wasir koore ilaahay janada haka warabiyee oo cimriga how dhereeye waa nin dhulbahante ah kolkaassa lagu odhan dhulbahantaa cidi nacayssa waaba lagu saliyaa oo issaqo dhan isagaa nooga waxtar badnaa runtii walaalkayow.Inaankaygu cidamada qaranka wuxu ku shahiiday maaha qabil iyo dhulbahante nacayb ee waa somalia Ethiopia ayaa qaadataye bal somaliland badbaadiya hadii lagagaadhi karo hadii somalia badbaadana wadahadalbaa wax lasku wafaqi karaa.lakin Ethiopia intaanay na qabsanin sida somalia waxaa nalaayay oo aboor nagu noqday jahliga qabaayilka oo cilmi garanayn anigana igu daro suldaan waxaa noo ah Mr gala dagaalka iyo ku aan dhaamin iyo aqonyahan shhegta nin maraykan kasoo hadla oo sadexda wakhti cunto u diyaar tahay oon korontadu ka dhamaan sida batterigayga iyo internetka sacad loo qabanin. Science-ku waa music noloshaa waxaanay ku fadhidaa xisaab. xissaabtuna waa fanka ilbaxnimada iyo xaragada caqliga . hubsimada iyo samirkuna waa midhihii iyo laxankii kolkay isku wada helaana waxaa soo baxa hees macaan wana runtii xaqa ahayd !!!!!!!!! from saylac somaliland republic❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 19 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaasi mxaa waayo horta😂 "Beenaale" me eheeno.

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 8 วันที่ผ่านมา

    Ninaan dhulka ka baxin waayay hadaan bada keeno micnaheedu waxà waye Gadwal iyo horay xabada iiga keen dhulkana qado....
    Cadayn
    Iibasashada dhulalka dowladii ka tagtay

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 19 วันที่ผ่านมา +1

    qoofkuh bilow aadan maa, aha miiyah iilow imankah haanaga qaadiin

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 19 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ceebeey tacaal xassan Xumow hada deg deg haloo Xiro Qaainul Wadan Weeye

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan. Waxa. Uusan. Aqoon. Sida. Diblumaasiyiintu. U. Hadlaa

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow na bixi

  • @jirojogow
    @jirojogow 19 วันที่ผ่านมา +2

    war adigu ka hadal Farmajo waxu sameyay 4 sano iyo ku darsadey ma aragti qabyalad aya kaa indho tirtey

    • @rahmanrahman-wy4wm
      @rahmanrahman-wy4wm 19 วันที่ผ่านมา +1

      Wili ma qabiil baa ku difaacysaa mxa meesha farmaajo keenay maxaa u difaacysaa ninkii aan dadkiisa xitaa aan u naxariisan oo guryohooda ugu dhacayey oo dowladii kala diray oo baddii saxiixay

    • @jirojogow
      @jirojogow 19 วันที่ผ่านมา +1

      @ wax farmajo mesha keenin xadan maxaa kenay

    • @jirojogow
      @jirojogow 19 วันที่ผ่านมา +2

      waxad farmajo mesha loo kenin xasan maxa keenay, qabiilka kaa buxo allaha kaa caafiyo

    • @rahmanrahman-wy4wm
      @rahmanrahman-wy4wm 19 วันที่ผ่านมา +2

      @jirojogow ninku xasan buu ka hadlayaa adigaana farmjo keenay meesha cidna masoo hadal qaadin adiga mooyee

    • @jirojogow
      @jirojogow 19 วันที่ผ่านมา +1

      @ wax ma fahantid sxb ninkan waa marixan, intu farmajo xukunka hayey weligii wax kama shegin, xasan na wuu ku dhagan yahay marka waa qabyaladiste urayo qabyalada dilotey

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 18 วันที่ผ่านมา +1

    Yaab 😂😂😂😂cudurka dhimirka halaga baaro madaxweynaha

  • @abdirizakmohamud2748
    @abdirizakmohamud2748 19 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b 19 วันที่ผ่านมา +1

    No xamer

  • @lionelmibro7033
    @lionelmibro7033 18 วันที่ผ่านมา +2

    Hassan munafuq

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xuseenow Farmaajo waxba kuma lahan

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan tuug meel loo raaco ma laha

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 19 วันที่ผ่านมา +2

    Daarood waa munafiqiin weligood, 😢😢250 000 Oromo ayaa joogto Garoowe kuwaas iska na diifiyaa marka hore,
    Hassan waa nin dhul kiisa joogo King of hawiye

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 19 วันที่ผ่านมา +2

      Hawiye dhulkiisu xor maaha mana jirto Mel aysan ciidamo Afrikaan ama alshabab aysan jogin o gobolada hawiye ah xasanna dawlad somaliyed ba madaxwayne loga dhigay lkn wuxu noqday caada qaate shisheyaha u adeega

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 19 วันที่ผ่านมา +1

      @cabdishukridiiriye8857 ciidamada African ka ayagoo joogo aa walahi xor nahay Garoowe 250 000 Oromo ayaa joogaan Aadan ka hadli karin anaga waaba 6000 Troops oo aan iska saari karno, Somaliland sidoo kale waa dhul Oromo soo baro taariikh da Daarood sida loo qabsadey, Hawiye xor

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@IHatemumafiqxor matihid garowe ba xor ah ciidan utopian ah ma joogo adiga hooyada iyowalaasha alshabaab ba gondhob ku haysta ma hadleen hadan adiga ahaan lahaa

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 17 วันที่ผ่านมา

    ADER INA ADEERKA DANI DALKAN MADAXWEYNE KANOQON MAYO ISKA ILOOW HADAALIN QABYALADA LAFA KA GASHEY

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go 17 วันที่ผ่านมา

    Xassan ma ismaqlo miya

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 18 วันที่ผ่านมา

    Kan waa jaajuus beenaale ah oo manaxe ah oon dadka iyo dalka midna dan ka lahayn

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 19 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂