Sidee loo sameystaa paypal account {Adigoo somalia joogo} muqaal dhamaystiran 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • muuqalkan waxa aan kugula wadaagaya sida loo samaysto paypal waxa uu yahay paypal. paypal waa adeeg aduunka oo dhan ka shaqeeya oo loo isticmaalo in internetka lacag laysaga diro. hadaba hadii aanad hore u aqoon paypal waxa uu yahay, sida loo adeegsado paypal, ama sida loo samaysto paypal account adigo somalia jooga. muuqalkan waxa aad kaga bogan doonta kasta oo ku saabsan paypal, marka laga yimaado sida loogu xidho mastercard paypal. hadaba si aad uga wada bogato muuqalka. daawo muuqalka oo dhamaystiran. mahadsanid
    Telegram link join
    t.me/taajironline
    #paypal​
    #sidaloosamaystopaypal​
    #sideeloosamaystaapaypal​
    #sideemastercardlooguxidhaapaypal​
    #sideelooadeegsadaapaypal​
    #waamaxaypaypal​
    #sidalooisticmaalapaypal​
    #paypalsomalia​
    #sidalacagloogamsameeyopaypal​
    let's make money together🙏💵
    ___________________________________________
    _____________________
    Kusoo dhowoow Kanaalkan waxaan kusoo gudbinaa :
    1. ONLINE EARNING
    2. EARNING WEBSITES
    3. EARNING APPS
    4. TEACHNOLEG

    Thank you for watching my videos and visit my channel and description box
    please
    ⏩️ SUBSCRIBE
    ⏩️ LIKE
    ⏩️ SHERE
    First dream 5k subscribers 🥺🙏
    Thanks for your supporting ❤️
    #sidee online lacag looga sameeyo, sidee online lacag looga sameeyo 2024, sidee online lacag looga sameya, sidee online lacag looga sameeyaa, sidee online lacag looga sameeyo 2024, sidee online wax looga iib sadaa, sidee online wax loo bartaa, sidee online lacag looga sameeyaa 2024, sidee online wax looga kartaa, online lacag ka samee, lacag samee, somali online, sida online lacag looga sameeyo, taajir online, taajir, lacag sidee lohelaa, internet sidee lacag looga sameyaa, app lacag, taajir channel,
    sidee paypal loo samaysto
    #paypal #paypalsomalia #sideepaypal #sideepaypalloosameystaa
    #withdraw #withdrawalproof #paypalwith draw

ความคิดเห็น • 21

  • @ZAKARIYACrashid
    @ZAKARIYACrashid หลายเดือนก่อน +1

    Sxp aad iyo aad ayaan kagaa mahad calinaaa waayu step yada ayaaan si facan ugu raacay waaan sameysatay mashallah

  • @codkacaasimadatv4066
    @codkacaasimadatv4066 หลายเดือนก่อน +4

    Sidee mastercard loogi xiraa sodhig please 1k ayaa ku garsinena balan waye

    • @fatuum
      @fatuum หลายเดือนก่อน +1

      Lama ogola vpn in lagu isticmalo paypal same markiba qoral ba lagu so diraya inanad isticmali karin paypal wa ben waxani😂

    • @showkabalwan8824
      @showkabalwan8824 22 วันที่ผ่านมา

      Heehe ebaraa tahay wllhi 😂​@@fatuum

  • @FalisCumar-f9s
    @FalisCumar-f9s 7 วันที่ผ่านมา

    Wall paypal waan samey waayi

  • @Bahjo-m5p
    @Bahjo-m5p หลายเดือนก่อน

    Thank abowe 🎉

  • @YasinAbdi-n1v
    @YasinAbdi-n1v หลายเดือนก่อน

    Thanks bro😊

  • @MohaMk-bg3uv
    @MohaMk-bg3uv 16 วันที่ผ่านมา

    Macalimo paypalka lacag miyuu karapaa

  • @YasinAbdi-n1v
    @YasinAbdi-n1v หลายเดือนก่อน

    Video kale bro

  • @AnasMahad-tz2zj
    @AnasMahad-tz2zj 23 วันที่ผ่านมา

    Link side lo confirm gareeya pls isheeg halad bes i dhiman sxp

  • @Mrkaape1
    @Mrkaape1 23 วันที่ผ่านมา

    Zhp i caawi wuu ii samaysmi waayaye😢

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 หลายเดือนก่อน

    Zxb sidee ugu xertaa account bank pls next vid

  • @ShankaroonGn
    @ShankaroonGn หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @JapirAhmed
    @JapirAhmed 25 วันที่ผ่านมา

    Sxp thanks lkn suaal sidaa loola soo dagayaa 🎉thanka

  • @Maxamed5588
    @Maxamed5588 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb appka waa soo dagsaday login waa dhahay markuu ii galay cabaar kadib wuu iga diiday inaa galo hadana login ayuu ileeyahay mana ii galaayo qoraalkaan ayuu iisoo qoraa "we're having some trouble completing your request right now"
    Maxaa iga qaldan sxb iisoo jabaab pls

    • @Taajir_online
      @Taajir_online  หลายเดือนก่อน

      Hada kahor aya Mar sameysatay marka gmail kii hore aad ku sameystay ayuu karabaa pro

    • @Maxamed5588
      @Maxamed5588 หลายเดือนก่อน

      ​@@Taajir_onlinemaya horay uma sameysan hada lee iigu horeyso gmailka aan ku sameeyayna waa giliyay mana ii galaayo
      reviewga ay dadka ka bixiyeen paypal app markaa aqriyay waa ku arkay dad bdn ciladaan ka hadlaayo

  • @Maxamedcadde-s9q
    @Maxamedcadde-s9q หลายเดือนก่อน

    Mastercard maxaa ladhaha wll

  • @fatuum
    @fatuum หลายเดือนก่อน

    Dadka beenta ka daa wll subhanalah anaga hore ugu daalnay vpn kuma isticmali kartid paypal wa laga xidhaya 😅