Walal qaali waxan samestey webka Blogger waxan igu xiran Adsetrra qaab pybal ahaan Ayaan ku sameyey balse lacagta aan ka shaqyey Kalama bixi karo marka midaas cashar Maka so sameen kartaa qaabka lacagta Loga baxsado Adsetrra aan ku xirey Blogger balse malihi wax PayPal iyo master caar balse lacagtaas aan shaqeyey ku dhawad laba bil Kalama bixi karo lacagta waxey gartey 500$ walal adigo raali ah kaso samey muqaal qaabka lacagta logala baxo mahadsanid
maya, lakiin hal mar ayaa lagugu soo diri karaa waa inuu qof dibada jooga kuu sameeyo ka bacdina lacagta kaaga soo saaro halka uu joogo ka bacdina Taag kugu soo diri si numberkaga kugu soo dhacdo
Asc walaal account dibada ayaan ka dalbaday marka uswr iyo psw laysoo diroo lacagtna an ku soo dirsado hargysa ayaan jogaa sideba uguu fuduud en ugala bixii karaa cashar ka soo samee am an kula soo.xidhiidho walal
Walalkey qali allaha kusharfo markaan sameysto qaabkaan aa hada sheegtay paypalkeygana aan lacag ku diro Mastercard aan lacag ku jirin ma ii aqbalaya inu ku xirmo wa haday paypalka lcg kujirto
Sxb aniga ma tijaabin hada ayaan tijaabinayaa lkn xog lagu faahfaahinaayo ayaan dhagaystay wadamada aya lagu kala duwanyahay wadamada qaar adoo verify dhihin aya receive gareyn karta lacag marka wx weyn ma ahan baroobee card hada leedahayna kuxir bro
Sxb dadka youtuberska ah way ku waalayaan mid walbo hab ka argte kaduwan ayuu youtube la imaanayaa qof qof ayaa si daacada wax kuugu sharxaayo marka waxaa fiican hada luuqada taqanid ina google waydiisid su aal walpo habka umari lahayd ayu qoraal kuugu sharxaya
moalimo busness accoun iyo personal accoun maxay ku kala duwan yihiin aniga personal baa ii sameysan balance akoonkeyga iima shegaayo number of my accoun iima shegaayo maxaan sameeeya
in lacag lgugu soo diri acct paypal ama in mastercard bank ku xidhidh ka bacdinaa kaa aad lacag ugu dirtid ama ku iibsatey adigoo dhexdhiisa ka isticmaaliya paypal
suaal walayalow qofkii aqoon u leh ha iga jawaabo markaan rabo lacag inàn paypal ku dirsado sida games o kale o idhahayan cash out o paypal lacagta ku wuxu ku dhaha enter your paypal ID paypal kaga geli ID gaas muxu yahy
Fadlan Daawo muuqaaladan intaanad wax suaalah na weydiiin oo ku saabsan paypal th-cam.com/video/x3ToVOBbksA/w-d-xo.html
Ustad
Haddi aan account paypal aan wadan kale oo dibada ah kasameysto
Master card keyga ee premier bank maku xeran karaa
Iso jwb plz
Mhdsanid
@@kingmk4719 wad ku xidhan kartaa lakiin lacag kugu shubaayo ama kala bixi kartid
Haa saxp website cusub iyo apps noo keen waxa tahay inta aan ani arkay qofkaliya ee kahadla sida etopia qof joga lacag usameynayo iyo website u kasameynayo marka zxp horay usoco soona badi app iyo website ugu fican zxp malinwalbana soodhig muuqal daadlna inta laga baranyo waxa jira asaxap badan oo etopia joga oo ubahan qof usharaxa luuqada hooyo afsoomali marka haka caajisin zxp ani dadka kugu xidhan ee marwalba muuqalada suga kamid ahay soo dadaal keep going 🥰
Zxp keep going runtii zxp si fican ayad ino fahan siisay thanks pro
excellent video kafaaid aqoon. I crushed that thumbs up on your video. Maintain up the excellent work.
Aad baad u mahsantahay sxp qaali👍💗
Waad mahad santahay Walal
Zxp ethiopia malagu samaysan karaa
Ma lahi masert cad see u heli kara
Mahadsanid lipax
Wll aad iyo aad baad u mahadsantahay
Thanks teacher
Walal qaali waxan samestey webka Blogger waxan igu xiran Adsetrra qaab pybal ahaan Ayaan ku sameyey balse lacagta aan ka shaqyey Kalama bixi karo marka midaas cashar Maka so sameen kartaa qaabka lacagta Loga baxsado Adsetrra aan ku xirey Blogger balse malihi wax PayPal iyo master caar balse lacagtaas aan shaqeyey ku dhawad laba bil Kalama bixi karo lacagta waxey gartey 500$ walal adigo raali ah kaso samey muqaal qaabka lacagta logala baxo mahadsanid
Abti wa fashilan tihiin dadka ha walina postcode ku maba shaqaynayo
Sxb aniga... Mafahansani lacag ayaa halay seulabaxaa
Asc wlle waxa iga caawisa
Si aan uugu shaqaysto
Aniga waxaan lacag ka sameeyey lucky by chance walina
Hadaan hargeisa joogo maan helayaa
Walaal waan fahmi wayay telkaaga ii sooo qor si aad ii caawisid
Sidee marka loo gala baxaa lacagta paypalka dhaqso nakula soo wadaag
Lacag ayaan sameeyay paypal ayuuna iwaydiiyay sidee baybalka account kiisa loo arkayaa
Asc ustad tnks
asc wr wb waad mahadsantahay balance ga wan arkaa balse lacag layguma sodiri karo maxan kuxalin karaa caqbadaan mahadanid
Geemkee ugu ficn lacag laga sameeyoo ado Mahdsn
Wall waxan raba lacagaha lagasameyo geymiska siden peypal ugulabixi kara
Wall lacag ayan kasameyey gemiska siden peypal ugu shubta
Ustaad hdan number europe ku sameesto maku xiran kraa mastercard keyga an somali ku leeyhy? Mahadsanid
Wll aniga labarkayga sad ka leh tos malygu so dirikara
maya, lakiin hal mar ayaa lagugu soo diri karaa waa inuu qof dibada jooga kuu sameeyo ka bacdina lacagta kaaga soo saaro halka uu joogo ka bacdina Taag kugu soo diri si numberkaga kugu soo dhacdo
Sidee wadan kale
Aad baan kuugu fahmay suaal iiga jawaab.
Hadii aan mid personal ah sameeyay oo lacag ka dameeyayma u bedeli karaa acount business ah ?
Mahadsanid
Niyow kayga sideen ugu badali Karaa business account isgheg
Sxb post code wuu iga diidan yahay maxa khaldan
Ustaad waa uu iso saray balance ga balse lacgta Aan gameska ka shaqeyo bila Mastercard many so galay ama side ku arki karaa lacgta inay iso dhacdy
Ustaad lacag 1000 dollar ayan hda ku shubay account balance ma arko
Wax wan ku ii San karaaa balse balance ma arkaaayo ??
Asc walaal account dibada ayaan ka dalbaday marka uswr iyo psw laysoo diroo lacagtna an ku soo dirsado hargysa ayaan jogaa sideba uguu fuduud en ugala bixii karaa cashar ka soo samee am an kula soo.xidhiidho walal
Tnx wll waa fahmay
Lkn suaal ? Hadii Aan laheen account Bank kwrn
Waajib miyaa mise waajib inaa la haado account Bank
Waa mahad santahy
Lacag mastercard card ka iigu jirta side ugu shuban karaya ustaad?
Xarunta kugu dhow kaga so shubo
Walalkey qali allaha kusharfo markaan sameysto qaabkaan aa hada sheegtay paypalkeygana aan lacag ku diro Mastercard aan lacag ku jirin ma ii aqbalaya inu ku xirmo wa haday paypalka lcg kujirto
WlloH wxaat isHeegtaah sideen ugaH dhigih karaah family and friends markaan kah dirayoh lacag PayPal!??????........
Qof sacuudiga jooga lambarkiisa maka sameysan kara
See loo dagsada paypal
Vpn isticmaal markaa soo degso meelaha laga ogala yahay paypal
Sxp wxuu iweydinayaa mastar kaadh marka aan isdhaho lcg kla bax mastar kaadh seedee loosamaysta
Sxb hal su'aal markaad sidaa usamaysato hadhaw lacagtaadii markaad la baxayso card ma ku xidhiidhin kartaa
Lagulama bixi karo kaadh aad ku xidhey waxaa kaliya ula bixi kartaa qof dibada jooga ood u dirted
Well plese kasoo hadal sidee lo apload gareyaa markan samtar card kuxiritago apload garay buu idhahayaaa
th-cam.com/video/CGIFxnwQaq0/w-d-xo.html halkaa ka daawo
wll waxan fahmi wayy markaan sameeyo ma garanaayo meel aan ka so saaro PayPalka masa heli karaaa lacagaha aan ka shaqeeyo gameka
Casharka kale daawo
Wll sidee games ka lacag loga sameeyaa pleas
Ustaad markaa waxaad noo sheegtaa lacagta ma Gmail ayaa lagu soo dirayaa oo gmailka aad ku samaysatay ayaad u sheegaysaa dadka lacagta kuu soo dirayaa
Hello wll wax inaan kfahmi rbaa soo WhatsApp ka igalsoo xariir iisoo qor telkaga
Wanku fataxsanhy inaan noqdo qodkii uhoreeya oo dwada video ga
chat.whatsapp.com/EN9q0gGJjwu5qHoV15DInQ
Linkiga telagaramka nosodhig
Asc wll waxan ubahanahay paybal in dibada la ikaga sameya inte la idinkala sow xiriiraa wll
Wll lacagta paypalka ku jirta iyo doolar ma isku midaa
Hadii ay doolar tahay
Wllo halka nafahansi furaha somalia wadama kale ayu noso dhigay e side furaha ugaliya wlo ado mhadsn
linkaga ka booqo ama intaa ku qor addresska www.paypal.com/bizsignup/
waa inuu state halka ay ku qoran tahay kusoo saaraya gobalada somalia
Walal adoo nahadsan melaan kaalaso xidhiidho isheeg
Zxp pay pal inaan sameyto anrabaa lambar kaka isodir zxp
Asc wall waxan joogaa kenya wana ubaahanahay
War sxb balance - ga waan arkaa balse lacag layguma soo diri karo?
Sxb verifying ayuu ubaahanyhy Id ama passport dowladeed ayuu ku kuwaydiinayaa markaas kadib wa laguugu diri karaa
@@strongboyki ma adiga tijaabiyay sxb
Sxb aniga ma tijaabin hada ayaan tijaabinayaa lkn xog lagu faahfaahinaayo ayaan dhagaystay wadamada aya lagu kala duwanyahay wadamada qaar adoo verify dhihin aya receive gareyn karta lacag marka wx weyn ma ahan baroobee card hada leedahayna kuxir bro
@@strongboyki haye bal nio tutoriasl ka baan kudaalay saa uracaayay wax natijo ahna wan ka wayay saasban kuu waydiyay sxb
Sxb dadka youtuberska ah way ku waalayaan mid walbo hab ka argte kaduwan ayuu youtube la imaanayaa qof qof ayaa si daacada wax kuugu sharxaayo marka waxaa fiican hada luuqada taqanid ina google waydiisid su aal walpo habka umari lahayd ayu qoraal kuugu sharxaya
Wlle tel kaga what's up ii soo tuur
Scal maxakawadaa
moalimo busness accoun iyo personal accoun maxay ku kala duwan yihiin aniga personal baa ii sameysan balance akoonkeyga iima shegaayo number of my accoun iima shegaayo maxaan sameeeya
Thangs legend
Wlloh markan mastercard ku xidho lacagtii maku heli karaa mastercardkeyga ama maku soo warejisan karaa lacagta mastercardka plz jwb
maya, visa card uunbaa la shaqeeya paypal kaas adeegii lacag ku helida somalia kama shaqeeyo
@@kafaaidaqoon Adigu miyaad Tijaabisey, Waxaad Hubtid Uun soo bandhig
Haa waad ku wareejisan Kartaa wllo waxaanad kala baxaysaa ATM-ka
@@mohamedtaajir4673 thanks wlloh hye
Application ma leyahay paypalku
Laga soo sameyn karaa
Wall
Siden lacag ugu diri karna ano joga Djibouti
in lacag lgugu soo diri acct paypal ama in mastercard bank ku xidhidh ka bacdinaa kaa aad lacag ugu dirtid ama ku iibsatey adigoo dhexdhiisa ka isticmaaliya paypal
Ustad number in tee ka helaa
Sidee Ugala Baxaa Wlal Lacagta
Wlalow waan sameestey lkn maraka aad soo kacsati waxuu kuleyhy mid cusub sameesao
Login ku dhufo oo gal passwordka iyo usernamekaaga
Sxb WhatsApp kaada iso dir
Somalia umbad ku haysin Djibouti ma shegaysin
wuu kuugu shaqeynayaa jabouti wadanka uunbaad badeleysaa
asc
Sidebaswur
Sida lociyaaro
Asc
Wcs
Sxb paypal ayaan sameeystey email kayga agaan lacag kudur saday lacagtaasi ma isoogaari doontaa mase PayPal me milagudiraa mase email ka iisoojawaab
PayPal me miyaalagudiraa