Sheekhuna sanado garabka bidixda hoos wax yar tunka marka logu dago wey ii dulesho since 2009 ila iyo hada wan ka samrey hada lugihiba tabcan ka ahay wlhi kaar iyo barar manta dhan dacas lee wata cagteyda ma dhigi karo wlhi salada ayaa ku carara anigo nafteyda ku qasbayo sunoyinki saladaha ka horeyey wan gabey oo hada faralkiba is heyna oo nafta ku cadadiya iso duceya walalyal waa idin baryaya thxz
Somali Sweetgirl @@ Illahey haku cafiyo abaayo isku day salada in aa dukato weesadane haku dhowr naato mar kasto quranka aqri markastane dhageyso oo hadii aa dhibsaneyso isku day in aa quran aa dhageysato😍😍😍
Shikh mudaan guri degena waxna layga dhex tusiyey wilka iqabay malin yomina waxan arki jirnay dagal melu kayimi la aqoon wana xanustay caml wali qarka in an iska xulo sidii ilma carura modo kadib wan kala tagnay gurigan deg nayanan ayaa malintii danbe qod qod maskaxada igaga so dhacay say wan qoday dhuxul fara badan ayan ka heley iyo ciidi oo madobatay maxa is or an lahayd
asc shiiq jasa kalaah qeran waxan daremaa gacanta bidix gadal garabka aa aad iixanuna sidoo kale siwalboo guriga looga qabuw yahay ani wan kulu lahay wana dhididaa ilaa aan kahelo qaboow badan waxaa jirto in aan galbiga kidmo kadaremo mar rarka qar waxan arkaa in aan hurden uu aan jiiifaneen tan kale dhunta xadaa waa aad ban uga daremaa marka sas eytahy wan isku aqriyaa quranka sida garabka iyo galbiga masuulan
Shiikh jazaakalaahu khayr
jazakallaah shikh run ahanti dhinaca xabadka barka aktiisa xanoonka woow batay jirkana jaris iyo dhaqdaqaaq ayoow bilaawaw shikh
Msh alah sheeekh waad noo kala cadysay. Cawa wax badan kala ogaanay. Alah. Ku barkeeyo. Aduuun iyo aakhiro. Insh alah.
Amiin dhamaanteena
Sheikow thanks you so much
I did by myself and I following you adverse I m happy now because I was healing thanks you so much again
sheikh ajar iyo xasanaad allaah ku siiyo .feeraha dhexdooda.igaraacanto .10 Sano .ayaan SaaS ahay hada billoowa taaas cimri dheer .iyo caafimaad allaah ku siiyo
Asc sheeykh markan raboin aduces tocunaha ayaixanuna
Sheikh hadan matago wax ma iga imanaayo awalna waxayaalo jaalo iga imaan jiray ila hadan wanyabanhy caolashan culees ka dareema
maanshaa alahu khayr ilahay haku siiyo waan kaa faaiidaysay sheekh ilahay miisaanka xasaanadka ilahay haku daro ilahayaw naxafid
Aniga gabdha ayaan ku xunnusada markan arako waxaa Sabbath sheeikhwo
Masha allhaa SHIIKh allha ku barkeeyo
Mashallah Sheikh jazakallah waxa shegeso ana qabaa sheikh jazakallah
Sheekhuna sanado garabka bidixda hoos wax yar tunka marka logu dago wey ii dulesho since 2009 ila iyo hada wan ka samrey hada lugihiba tabcan ka ahay wlhi kaar iyo barar manta dhan dacas lee wata cagteyda ma dhigi karo wlhi salada ayaa ku carara anigo nafteyda ku qasbayo sunoyinki saladaha ka horeyey wan gabey oo hada faralkiba is heyna oo nafta ku cadadiya iso duceya walalyal waa idin baryaya thxz
Liyana Wilset xbbti ilaahey haku cafiyo
Allah ku caafiyo abayo
sheikh aniga mar kaliyah laga qabanaa mar beerka mar wadnah mar madaxa marna dhuunta mar iin la ceejiinaayo cml aan ahay 5 berii aan isku arkaaa
hadra hadrina hadrous hada Sida tahaye ilahye haku cafiyo
maasha Allah shugran sh.Abu Hamza
Farah .
55tgyyhhhhhk
masha allaah shiiq jasakalahu qeer rabi haku xafido adiga iyo inta ajeceshahay wad no faidesey rabi raali haka noqdo insha allaah
xayaat nuur ow chi iyiuoo9opop pqe becolkyuyl ifjob qw993xmn
b.
mmmn
Walahi kuma faninayo ruqyah cilajka cid kaga aqonbadan walahi bilahi ma arkin
wallaahi billaahi wan ahay sidaa waanan leeyahay callaamadahaa lkn wan fahmay wal ciyaadu billaah
Asc shekh wadmahadsantahay
Shikh wn helay kanalkaa iso dirdaay lk ani halkaa jegadaa dimuu kudhamadaan ayaa idigantaa hadanaa wxn modaa in uu wxaa kudahaayalo lk mel lasanjankaro mahaa wyo waa gudahaa maxan samayaa waa jegadaa meshaay dimu kudhamadaan wyo melan garo mahaa iladali shikh
maansha allaah wan dilayna insha allaah allaaha nala garab qabto
Brother what can I read if they are in my legs
The sura you know better inshallah
Jisakala qerer
jaza kumulahu kheyr
jazakallah
sheikh waan ku rabay
Thank you 👍✅
You welcome
cudur aan lanoolnahey oon waxba ka ogeyn yaad noo sheegetey daawonna siffiican dadka uma sheegtaan ani waana sixirsanahey wadnaha yaa laiifadhiyaa ninka isixreyna wuu ila galaa sheekh vidiyoogaaga badan waan daawadaa commenti ma akhrissid noo jawaab
East african tube soo garaacnunka hada taqqn
Scw scw scw
Asc
Shekh ow cunah ma laga dare ma
Asc sheekh aniga waxaa isirtay naag kenyaati ah wan hubaa cunto ee iigu dartay oo waan cunay sihirka , markee isihirty kadib waxaan noqday qof maqan ama dhoohan waxaan kacararay meel an kasha Qeeynaaye waxaan kalo fahmiwaaye schoolkeygi oo concentration dhan malahi waxaan noqday qof markasto dalan ,habeen kii sifiican uma maseexdo mar mar waan iska ooyaa,mar marna waxaan isdhahaa isdil,mar marka qaar jirkeeyga waa lagu or or daa sida dibaax cml ama kabaabyo koroto ineey igu dhagtay cml ,siiba habeenkii waqtiyada anjiifo waxaa igabaabyoonayaan Gacmaha sheekh aniga waxan jiraa 22 hadana waxaa ixanuunayo wadnaha iyo feeraha waxaa ixanuuni jiray ilma galeenka hadana wadnaha waa dibaxanaayaa jirkeeyga dhanka caloosha mar mar wadnaha aktiisa sheekh waxaan jooga Germany waaxan utagay dhatarka wadnaha baritaan kadib wax dhib ah lagamasheegin wadnaheeyga mudo 1sano ayaan dhib kunoolahay Schoolka mafahmaayo hada dugsi dhexe waan dhameeye waxaan kujiraa dugsi sare lkn dhibkeeyga igu cusub waxaan noqday damiin cusub concentration dhan malahi waxaa noqday shaqsi cusub iyo dabeecad cusub oo fiicneen salada waa idhibeeysaa maduko karo waxbaa iidiidaayo waxaan ahaa qof fahmad badan leh quranka waan soo bartay wan dhamewye macalingeeyga Allaha janada hageeyo waligeey igu ma dhihin damiin atahy mudo 1sano laga joogo waxaa iibilabatay nolol mugdi ah waxaa noqday shakhsi cusub oo an hore u aheen, waxaana u sabb ah naagta keynyatiga ah ayaa igu tiri lacag imercecy ah isii Hooyadeey ayaa xauunsan anna markaa lacag an siiyo maheen kadib hoyadeed wadhimatay markii kadib ayeey Sihir Qorsho si kutalagal ah isixitay waxeeyna Rabtaa in ee Idisho markii kadib feeraha iyo wadnaha ayaa ixanuunayo mudo 1 sano ah ayaa khakhtarba dhakhtar utagaaye sheekh plz iso cuceeya in Allah SWT iga dulkhaato nolosha mugdi ah oo ku nolahay Amin 😳
Somali Sweetgirl abayo ilahay haka yasiro quran isa sar iyo Wadadan laxariir insha alah wad cafimade 😭😭😭
Somali Sweetgirl 😭😭😭😭😭
Somali Sweetgirl @@
Illahey haku cafiyo abaayo isku day salada in aa dukato weesadane haku dhowr naato mar kasto quranka aqri markastane dhageyso oo hadii aa dhibsaneyso isku day in aa quran aa dhageysato😍😍😍
allaha kaaga miciino dulmigaa
Somali Sweetgirl abyo alaha lcfiuo
Jazakallah Khair!!
sheikh waan Isku arkay
jazaakallaahu khayr
Shikh mudaan guri degena waxna layga dhex tusiyey wilka iqabay malin yomina waxan arki jirnay dagal melu kayimi la aqoon wana xanustay caml wali qarka in an iska xulo sidii ilma carura modo kadib wan kala tagnay gurigan deg nayanan ayaa malintii danbe qod qod maskaxada igaga so dhacay say wan qoday dhuxul fara badan ayan ka heley iyo ciidi oo madobatay maxa is or an lahayd
Waxaa dhici kara inuu sixir yahay. Ilaahey ayaa yaqaan.
Shekhaw siwalmod itidhi wanyelay buradi dhabarka gacanta korkeda odhinaca dambe ah waandugay waandugay ega marwalbon quran akhrinayo ama salad tukanayo gacmaha iyo qorta aya iqalqalocanaya ama hadan qur an maqloba qorta iyo gacmaha aya isqalqalocin qortana dhinaca dambe ayu waxkusani idhaxsocsocda seenyela
cudur aan horey isku ogeeyn yaad nagu beerteen daawwona siffiican dadka uma sheegtaan sheekh kawaran ruux ad isla gashaan oo xaasida kuna sixra
Ffvcxzzzxccxccb🕭🕭
shiikh raqamka
asc shiiq jasa kalaah qeran waxan daremaa gacanta bidix gadal garabka aa aad iixanuna sidoo kale siwalboo guriga looga qabuw yahay ani wan kulu lahay wana dhididaa ilaa aan kahelo qaboow badan waxaa jirto in aan galbiga kidmo kadaremo mar rarka qar waxan arkaa in aan hurden uu aan jiiifaneen tan kale dhunta xadaa waa aad ban uga daremaa marka sas eytahy wan isku aqriyaa quranka sida garabka iyo galbiga masuulan
Sixirka.leysku.wareejiyo.see.leysaga.daaweeyaa.balkasoo.hadal
Quran ayaa leysku aqriyaa
Shekh sen kuhelaa wn kurabaa wn xnusanahaay ee shekh pilz labargaga isi
WhatsApp igala soo xiriir inshallah 0017802456544
@@abuhamzaherbalcentre156 sheekh wlh ilaahay ayaan kudhaartaye sheekh ilaahay khayrbadan hakaasiiyo anoo cuqdadahaas jirkadhan iga galeen ilahay baa daawa iigu sookaadhibay idinka ilaahay baan aminay in ilaahay igadulqaday xanunkas wallow ay saaxiriinta sixirka soocusboonaysiinayan ilaahay ayaa ka adag
@@SM-qx5he ma caafimaday wll
asc
Shiikh jazaakalaahu khayr
Shiikh jazaakalaahu khayr