2006-dii- Shiikh Shariif, Qanyare, Muuse Suude, Cumar Finish iyo Xasan Daahir oo isu jawaabaya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @Pellanor44
    @Pellanor44 2 ปีที่แล้ว +10

    Mahamed Qanyare afrah allaha u naxariisto nin janadii fardowsa Allaha ka Waraabiyo

  • @IsmaaciilAbuukar-gf6me
    @IsmaaciilAbuukar-gf6me 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maxamed qanyare Afrax halyeey qaran buu ahaaa Allah u naxariisto 😢😢

  • @calascalas645
    @calascalas645 2 ปีที่แล้ว +6

    Qanyare afrax nin culus buu ahaa
    Allow kuu naxariiso

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @amiinisman5879
    @amiinisman5879 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto maxamed qanyare

  • @dalla112
    @dalla112 ปีที่แล้ว +3

    Alla ya raxma maxamed qanyare sanaotor xaaji muuse suudi cimri dheer u rajeyna wagaas waxay ahayd in ragaan la maqlo maxakamadhi shabaab ilaa maanta 2023 shacabki ku xasuuqaya baladweyne ku hoos jireen hogaamiye kooxedyadi 💯 roona wale khawaarijta inteey xasuuqeen meel noga dhimatay malaha

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +7

    Al xaaji muse suudi yalaxow halyeey somaliyed ayuu ahaa Allh cimre dheer ku siiyo Al xaaji🇸🇴❤❤❤🇸🇴

    • @cumarmacalin2261
      @cumarmacalin2261 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya. Wuxuu ahaa halyeey abgaal

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ma muusaa halyey ahaa mise isku reer baad tihiin

    • @cabdicali7663
      @cabdicali7663 ปีที่แล้ว +1

      Muuse waa halyeel soomaaliyeed

    • @dalla112
      @dalla112 ปีที่แล้ว

      wakugu raacsanahay

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน

      Muuse wuxu kow ka yahay Dhiig cabayaasha Dadka laaayey haddi Nidaam cadaalad ah imaado Dadka ugu horeya ayuu ku jira in maxkamad laso saaaro.

  • @Technology-and-inovation
    @Technology-and-inovation 2 ปีที่แล้ว +4

    Cumar finish waziirka diinta ayuu ahaan jiray .

  • @zakariyecadceed8353
    @zakariyecadceed8353 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto mohamed qanyare afrax nin rageed hawiye usoo halgamay

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว +2

    Muse suudi❤️🥺

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 ปีที่แล้ว +7

    Dalkaan meel fog ayaa laga keenay marka lagu dhahaayo waa sidaan oo kale.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 ปีที่แล้ว +1

    Tabiyaha Wariye Maxamed Maxmuud Dhoore.

    • @bulshomedia4504
      @bulshomedia4504 6 หลายเดือนก่อน

      Wan raadinayay magaciisa

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 3 ปีที่แล้ว +4

    Aun maxaned qanyare afrax geesi Ayuu ahaa

    • @cumarmacalin2261
      @cumarmacalin2261 2 ปีที่แล้ว

      Geesinimada ma ahan gurikaaka aad geesi ku ahaato

  • @UgaasBoy-o2b
    @UgaasBoy-o2b 6 หลายเดือนก่อน +1

    BOOTAAN CIISE CAALIN AUN HALYEEY BUU AHAA 😊

    • @ahmedcarab5366
      @ahmedcarab5366 3 หลายเดือนก่อน

      Soo ninkii Xaaraan ku naax la oran jiray soomaaha?

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi rag ayey ahaa yeeen intii dhimatana Allh u naxaristo

    • @cumarmacalin2261
      @cumarmacalin2261 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya Rag ma aysan eheen ee waxey ahaayeen wuxuushiin

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      @@cumarmacalin2261 waan ogahy waxa kaa kenayo hadal lkn waad mahad santhy

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 sxb inaad qabiil ku difaacaysa laga yaabaa laakiin iyagaa halka dhigay soomaali 10 sano ayay ummada isku dul haysteen oo ay heshiin waayeen taasina waxay sahashay in argagixiso si hoose wadanka ugu taranto ileen wadan bilaa sharci ah magaalada muqdisho waqtigaas mid waliba qayb buu goostay

  • @Sman8876
    @Sman8876 2 หลายเดือนก่อน

    22 sano kadib hawiye dhibtii waa ku dhex jiraa soomalidii kalena waa isku dhib muteen soomalia ilaahow bixi

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว

    Muse suudi mudulod Talo ee kudhisayan 💸🪑🐐🦁🏴‍☠️🆎

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว

    Badbado hawiye Shabb Diin bojo ayee Nokenen wlhi diin aan Gobolada jirin ee xamar lee kijirto maxa wa hawiye Gangs

  • @AbdiZaki-u3w
    @AbdiZaki-u3w 7 วันที่ผ่านมา

    Wllhi rag beey ahaayen inkasto maryoon eey wateen hadan la dagalanka argagixisa weyku saxnaayen saan waxaan beeey dhaleene

  • @ajuukeajuuke3823
    @ajuukeajuuke3823 2 ปีที่แล้ว

    Mm dhoore

  • @shugrixasanismaan7599
    @shugrixasanismaan7599 2 ปีที่แล้ว +1

    Fiicnaan lahaydaa malintaaas in la garto argagixisadaan

  • @zakariasali6106
    @zakariasali6106 2 ปีที่แล้ว +5

    xaaraan ku naax

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 2 ปีที่แล้ว +2

    Badbaado hawiye ahaayen anaka fahmi weynay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

      Dee sxb maxay badbaadinayeen iyagaa is haystay oo midba meel tikniko iyo ciidan dhigtay haday intay midoobaan maamul sameeyaan hawiye wuu badbaadi lahaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 11 หลายเดือนก่อน

      hawiye waa doqono

    • @AbdiZaki-u3w
      @AbdiZaki-u3w 7 วันที่ผ่านมา

      Ha wllhi qarxyo io dhibaatan maan arki laheen hadii la taageri lahaa

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 หลายเดือนก่อน

    Dhamaan tood waa gaalo ku wa taageer San waa lamid

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +2

    Argagixisada maanta loo taag la'yahay a ayey meel fog ka arkeen..Hawiyaw weligiin odayashiina maqla .weligiin waxaa idin haliga waa wiil yar oo idinka dhashay.
    Sida Cali jeeb ku Jira iyo shariif lasoo Gamay.hhhhhhh

  • @abdullahiibrahim9408
    @abdullahiibrahim9408 6 หลายเดือนก่อน

    Mooryantii dadka xasuuqay, dalkana burburiyey.

  • @sharafcade399
    @sharafcade399 ปีที่แล้ว

    Mm dhore rug cadaa

  • @thewariah
    @thewariah 4 หลายเดือนก่อน

    Kuligood maxay dhiig islameed qabaan

  • @mataan1232
    @mataan1232 2 ปีที่แล้ว

    Ragii idiin firay dekadsha iyo madhaarada ad hada ku da kee nee san idiin furay ee idin ka xoreeyey dhiig caba yaa shii hooga idin baday baa hada arga gaxisa ah