Qaabka loo isticmaalo Premier Wallets

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Barnaamijkan waxaan ku soo bandhigi doonaa qaabka fudud ee loo isticmaalo Tiknoolijiyada casriga ah ee Premier Wallets oo ah qaabka cusub ee DIGITAL BANKING

ความคิดเห็น • 128

  • @abdishakour1071
    @abdishakour1071 11 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allaah waa Fiidyoo aad uqurux badan oo loo sharraxay si Fudud oo sahlan

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 3 ปีที่แล้ว +52

    Insha alah waxan rajeynaya in aan mar uun aragno shilin somali ATM anago kalabaxeyna sixarago leh

    • @abdifatax9127
      @abdifatax9127 หลายเดือนก่อน +1

      Hyh ma argty ilaa hada

    • @zundus_9987
      @zundus_9987 หลายเดือนก่อน

      ​@abdifat😂ax9127

  • @dhagayare
    @dhagayare 3 ปีที่แล้ว +4

    Alxm Walhi Aadbu ii caawiyy Video gaan Abdirisaq Sola portal Thanks 🙏 Million times 👏

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc Ustaad Cabdinaasir wn ku salaamayaa in badan 2 Su’aal iyo codi Ayaan wataa , Premier Bank ga ku yaal wadama badan oo caalamka ah iyo kan soomaaliya Maxaa xiriira oo ka dhaxeeya ? su’aasha labaad Hadaan Accounting ku lee yahay dibada markaan muqdisho tago maka maamulan karaa xarunta Muqdisho ee Premier Bank, waxaan kaa codsanayaa Ustaad inaad video Ka Soo samaysid Premeir bank si ay u fahanto bulshadu, wn ku salaamayaa Ustaad guulayso

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +3

    Premier plank waxaan furtay 2017 creditcard 💳 MasterCard ah , Alhamdulilah well done

    • @khadarrsimpaa317
      @khadarrsimpaa317 3 ปีที่แล้ว

      Hno iso sheeg meel Han kala so xidhiidho siddan macluumad Ka helo wan rabaaye please

  • @xarbiabdishireofficially4386
    @xarbiabdishireofficially4386 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll maku soo wareejin karaa EVESPLAS LUMBARKEYGA

  • @Aqoonta
    @Aqoonta 4 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqatan wax badan ayaan ka faaiday video gaan

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadi an peremier bank kafurto account imsa cisho bey igu siin karan mastercard ? Markan hello masrecard sideen ugi shuban karaa lacag ?

  • @abdullahiabdirashidnur7553
    @abdullahiabdirashidnur7553 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa barnaamij aan in muda ah sugeynay Mahadsanid Ustaad Mohamed

  • @zackniolka6se201
    @zackniolka6se201 3 ปีที่แล้ว +4

    macalin premier master card ma
    Ogola cryptadu sida cionbase iyo Binance
    Ana so tijabiyey video ka same caqabadaha somalida
    Haysata dhanka master cardka ku yala wadanka
    Somaliya 😫😫😫😫

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks waan samaystay Lkn lacagta sidee loga dira

  • @gobeeyexoreeye3018
    @gobeeyexoreeye3018 3 ปีที่แล้ว +2

    asc wll isdiiwaan galinta perimier bank ayaan ubaahanay bada ayaan arkay markii aan youtube kaan sabiskaraybsaaray ayaan arkay fariin taan xageenkahelikaraa qof aan kala sheekaysto mawduucaan oo su aalo kawaydiiyo

  • @adnanshiine249
    @adnanshiine249 3 ปีที่แล้ว +7

    Isku xira EVC-ga iyo my wallet-ka o Hormuud laheshiiya

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว

      Telesom ayaa meel walba taagan

    • @garyaqaanyare
      @garyaqaanyare 2 ปีที่แล้ว

      @@amalismail7772 hormuud iyo telesom Xgee ukala wadaa mrka

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว

      @@garyaqaanyare Dee lacag bay ka dharagtay siday meel walba u gashay😱

    • @garyaqaanyare
      @garyaqaanyare 2 ปีที่แล้ว

      @@amalismail7772 dadkii xaqiisa ayee qabaan

  • @saqiqa
    @saqiqa 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan sameyn waaye sawirka sida fudud loo sameyn karo ma isheegi karta

  • @KAAFIYE399
    @KAAFIYE399 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo isticmaalaaya EVC PLUs Account keyga premier bank lacag maku shuban karaa anoo u sii maraa premier wallet?

  • @dalkacade883
    @dalkacade883 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb hormudka Maxa logu so dari waye card kisa sida logula baxayo

  • @naturalvideosandfilms1328
    @naturalvideosandfilms1328 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad dadka Europe jooga ma isticmaali karaan?

  • @faajemuumin4411
    @faajemuumin4411 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad santay wll
    Waxan ku su aalay
    Master card wuu ii samaynayaa

  • @bosssultan7077
    @bosssultan7077 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll khayr Allah ku siiya ano jooga ethiopia ayaan damcay inaan isticmaalo appka premier wallet balse code kii ayaa iiso dhici la' maxaa xala
    MAHAD-SANID

  • @ayanabdi153
    @ayanabdi153 4 หลายเดือนก่อน

    Small merchant in aan click siiyo wuu diidey maxa xal ah ?

  • @deeqsamatar404
    @deeqsamatar404 2 ปีที่แล้ว

    Mr I'm 252 jamcada mogadishu baa toratay inaa kasoo baxday baa noqaxijisay

  • @maxamuudcabdullahi447
    @maxamuudcabdullahi447 2 ปีที่แล้ว +1

    Premier bank waa bangiga Kaliya we aduunka Nala tartansiiyay: shaqaala marwaliba heegan ahna wey joogaan

  • @mahadhassan8472
    @mahadhassan8472 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalyal 4 ta god MPIN ayn ilobay side uso ceshan karaaa plz i cawiya wan ku wareray wax anan lahyn reference

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 2 ปีที่แล้ว +2

    Su aasha aan ku waydiinayaa waxay tahay wll lacagaha online aan ka sameeyo ma la iigu soo diri karaa mhdzanid wll.

    • @Snslllll888
      @Snslllll888 ปีที่แล้ว

      Haa through worldremit oo International Bank ah around the world waliba world remit Somalia waka shaqeyaa premier wallet na way isla shaqeeyan 😊

  • @jacfaraadan551
    @jacfaraadan551 3 ปีที่แล้ว

    Hadaan dhalashadeyda iloobo maxaan samaynayaa iisheeg oo aan rabo inaan isdiiwaan geliyo pereimer bank

  • @muxiyadinmaxamud9636
    @muxiyadinmaxamud9636 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc magaceygu waa muxiydiin waxan joogaa waqooyiga soomali gaar ahan nugaal degmada burtinle ee walaal sidee ayn ufurankaraa oo aan lacg udhigan karaa waayo meeshaan kuma taalo shirkadaani

    • @alphachanel4120
      @alphachanel4120 3 ปีที่แล้ว

      Wcs Videoga dhameso wa arkehe

    • @SolaPortal
      @SolaPortal  3 ปีที่แล้ว

      premierwallets.com/

    • @Faysal_Mohamed
      @Faysal_Mohamed 3 ปีที่แล้ว

      Website kooda gal iska diiwan geli bro

  • @Zerofyse
    @Zerofyse 2 ปีที่แล้ว +1

    su'aal : youtube channel hadaad leedahay haad lacag ka samaysanaysid,
    sidaa la'isku xidhaa appkan iyo youtubeka

  • @KingLozano-b8h
    @KingLozano-b8h 10 หลายเดือนก่อน

    Astralia ayaan jogaa masamesan karaa fadlan

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 3 ปีที่แล้ว

    Pro mrku kuso dirayo code amaba masseg sireedkgaa wkhti badn ayuu qadanyao somha

  • @mohamedabdirizak8956
    @mohamedabdirizak8956 3 ปีที่แล้ว +1

    Thats really great service thanks premier

  • @abdikarimmohamedmohamoud9246
    @abdikarimmohamedmohamoud9246 3 ปีที่แล้ว +1

    E-wallet caalami ah maahin kan waxiina lee meesha ku cel celinoysiin.

  • @axmedsiciid5569
    @axmedsiciid5569 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiip sidee lacag ugala baxaa

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed shardi wye qofkan hadlayaa ama im252

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว

    Waxaan soo jeedin lahaa inaad videogan qaybo usamaysaan si qofku markiiba qaybtuu rabo ugu gudbo

  • @kamaalyare1776
    @kamaalyare1776 3 ปีที่แล้ว

    waxaan maxaad noogu sharexee nio hadd caqabadaha noo sheegeyn tan kale Mpin ka number kasta aan gelsho horay ayu ujiray loo idhahaa

  • @Civ2-f7w
    @Civ2-f7w หลายเดือนก่อน

    Anigo america jogo. Wallet qof leh o xamar. Joga ma u diri kara lacag

  • @CAGAROOB
    @CAGAROOB 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahadsntahy.ustaad ,baahi weeyn ayaan uqabnay .

  • @ahmedomar3206
    @ahmedomar3206 3 ปีที่แล้ว

    M.a waa hormar la taapan karo oo ey gaartay premier bank hambalyo

  • @shucayb-samir5878
    @shucayb-samir5878 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad.

  • @amiirzayidiiabaase1033
    @amiirzayidiiabaase1033 3 ปีที่แล้ว

    wll sidee Lacag Logu shubaya Horta An isticmaLe Maxume

  • @abdimahadyousuf9176
    @abdimahadyousuf9176 2 ปีที่แล้ว +2

    Mhsanid walalow

  • @fadumoaxmed7534
    @fadumoaxmed7534 ปีที่แล้ว

    Asc ,hormuud lacag malogala bixikaro mia

  • @AbdulaahiAbdiaziz55.
    @AbdulaahiAbdiaziz55. ปีที่แล้ว +1

    Wll qaybta sawirka ma ii shaqeynaayo fadlan wattsappkaaga iisoo dir wll please si kula soo xiriiro

  • @alphachanel4120
    @alphachanel4120 3 ปีที่แล้ว

    Malis jar garena ama lacag waye marka lacag udirayo qofkale ustad

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @fadumomatan8300
    @fadumomatan8300 ปีที่แล้ว

    Mahdsnd alpha mara

  • @Jamalkhan-lo1vd
    @Jamalkhan-lo1vd 2 ปีที่แล้ว

    Markaa ma kaar aan saad lahayn ayaan ku diri karaa lacagta

  • @nimcoahmet8208
    @nimcoahmet8208 2 ปีที่แล้ว

    Appkan markan ka dhex sameysto mastar kaar ma ku xiran karaa paypal ka wll

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 3 ปีที่แล้ว

    Anon card lahayn premier wallat youtube lacag ma ugala bixi karaa

  • @zizoaizon6599
    @zizoaizon6599 2 ปีที่แล้ว

    hey i got a problem when ever i try to hit next it keep saying provided account is not valid,

  • @mafiogirl9430
    @mafiogirl9430 ปีที่แล้ว +2

    Top up ka aa shegoso mba arko 🤥 withdrawal iyo mehradaha iigu qoran ani 😐

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE ปีที่แล้ว

    Waar way shaqayn wayday dadkii madaxa ayaa ku xanuunay

  • @engdaadadaada4875
    @engdaadadaada4875 3 ปีที่แล้ว

    Qof dalka joogin ma isticmli kraa wallet asoo istmalayo ATM dibada ah

  • @sabnaabdirasaq2499
    @sabnaabdirasaq2499 2 ปีที่แล้ว

    Apowe accounk wuu iga diiday lambarke lagalin iso sheg

  • @Yasma_Ali
    @Yasma_Ali 3 ปีที่แล้ว +3

    account number sidee ku helayaa marka wll?

    • @Snslllll888
      @Snslllll888 ปีที่แล้ว

      Waxad wacdaa premier bank iyagaa ku waydinaya your phone number ka kugu xidhan account ka then wayku shegayan

  • @Mohamed-df8mu
    @Mohamed-df8mu 2 ปีที่แล้ว

    Inaa account kuleeyahay premier bank maa qasab ah

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 3 ปีที่แล้ว

    Preer vank maraykanka lacg ma igu diri karaaan

  • @SadamHusen-
    @SadamHusen- ปีที่แล้ว

    Sxb cialad baa ihesato ma icaawine

  • @crasaaqanzhax1579
    @crasaaqanzhax1579 ปีที่แล้ว

    Bilaa card premier wallet muu i shaqaynayaa wll

  • @ASADHAGIODHIIRAGELIYE
    @ASADHAGIODHIIRAGELIYE 2 ปีที่แล้ว

    Wow m.a

  • @xabiibosheiqcali5729
    @xabiibosheiqcali5729 2 ปีที่แล้ว

    Wax ifahnsiiya waxaan fahmila ahay lamarka gaaban gali

  • @maxamedcumar3875
    @maxamedcumar3875 2 ปีที่แล้ว

    Furo siredkaa wuu is soo tuu rayaa

  • @ayanleismael8593
    @ayanleismael8593 6 หลายเดือนก่อน

    Anooo dalkale jooga sidaan ugi diri kara lacg dalkii.

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว

    Good morning Haji nazir

  • @Amiin___cbdi
    @Amiin___cbdi ปีที่แล้ว

    Thank you so much❤

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 ปีที่แล้ว

    Mhd sanid Teacher galabta dhan baan ku dhibana

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 3 ปีที่แล้ว

    Primer Bank anigoo Dibadda joogo ma heli karaa

  • @onjeepanjeep9025
    @onjeepanjeep9025 3 ปีที่แล้ว

    Qof aan somalia joogin ma samaysan karaa

  • @allevents7453
    @allevents7453 3 ปีที่แล้ว

    Ustad waa qasab somaha inu internet kugu xiranyhy telephone ☎️ kaga

    • @ilyazabdi
      @ilyazabdi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sharafdiin 🤣🤣🤣istaqfurullah iga yaabiyay beeh

  • @MohamudsharifSharif
    @MohamudsharifSharif 10 หลายเดือนก่อน

    Sidee kenya loga dhigta

  • @MoHaMeD-AxMeD1956
    @MoHaMeD-AxMeD1956 8 หลายเดือนก่อน

    9:36

  • @sacduusha7708
    @sacduusha7708 3 ปีที่แล้ว

    Halke laga samysta bank electron

  • @abduwahidahmedali1960
    @abduwahidahmedali1960 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani Im252 miya

  • @sowdoabdi4401
    @sowdoabdi4401 ปีที่แล้ว

    numberka marka aan galiyo wow iga dida wuxu i dhaha mobil number is already registered with another wallet marka ma iga cawin karta

  • @maxamedmaahir7486
    @maxamedmaahir7486 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alaah

  • @alphachanel4120
    @alphachanel4120 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad

  • @abdullahieid4453
    @abdullahieid4453 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsandiin sida wanaagsan oo aad noogu fududeyseen

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 3 ปีที่แล้ว

    Grt Thank U Sir 💯

  • @trendbaseacademy7136
    @trendbaseacademy7136 3 ปีที่แล้ว

    ad ayad u mahadsantahy masul sola waxad codsi naga garsiisa premier wallet team in laga dhigo intrrnational sidas waxan ku leyahy wax jira dad aniga ila midah o ka shaqesta suqa forex jogana dadlka dibadiisa mrka fursad ayay notahay prokerada somalida u badanyihin wala.yaqana hanogu xiraan si an lcga dag dag ugu helno sida skril wax walletska lamidah madama ayaga ay no ogaladay inan swift codeka an isticmalno thanks

    • @Crittercam11
      @Crittercam11 2 ปีที่แล้ว

      ani wan leeyahay wallet crptocrrancemaku isticmali kara sida binance lacag makala bixi kara

  • @AsmaIbrahim-yu8cf
    @AsmaIbrahim-yu8cf ปีที่แล้ว

    Saad maw bedeln kara lacgta igu jirta

  • @alamaganciise8350
    @alamaganciise8350 3 ปีที่แล้ว

    Sidee la igu Soo dirayaa qof wata number cadi ah sida shirkada kala duwan hormuud io Kawa kale

  • @maslaxcali7051
    @maslaxcali7051 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll xaruunta xageey kutaalaa

  • @hassanyare3543
    @hassanyare3543 3 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @ABOWCADE311
    @ABOWCADE311 ปีที่แล้ว

    Visa card noo samey pro

  • @yurubcabdiraxaman1008
    @yurubcabdiraxaman1008 ปีที่แล้ว

    Somliy lagu

  • @yurubcabdiraxaman1008
    @yurubcabdiraxaman1008 ปีที่แล้ว

    Xage lag oganya codaka

  • @faajemuumin4411
    @faajemuumin4411 3 ปีที่แล้ว

    Anigoo aan master card lahayn

  • @ilyazabdi
    @ilyazabdi 3 ปีที่แล้ว

    MasterCard salam bank ah so loma adegsan karoh

  • @xabiibosheiqcali5729
    @xabiibosheiqcali5729 2 ปีที่แล้ว

    IGU CAAWI HADAAD WALAALKEYTAHAY

  • @SacdiyoCawale-x7s
    @SacdiyoCawale-x7s 2 หลายเดือนก่อน

    Alibaaba Maka iibsan karaa

  • @bulshochannel4611
    @bulshochannel4611 3 ปีที่แล้ว

    Lacagtaad kalabaxayso markahore xagee kaga sooshubi

  • @sacdiyasiyaad3403
    @sacdiyasiyaad3403 2 ปีที่แล้ว

    🥰

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 2 ปีที่แล้ว

    youtube lacag makagala bixi karaaa

  • @naanancumar5849
    @naanancumar5849 3 ปีที่แล้ว

    Mahad senid

  • @adeerkaqarniga5659
    @adeerkaqarniga5659 3 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha dalkeenna wuu dhaqaaqay.

  • @cabdiraxmaanabdallah8372
    @cabdiraxmaanabdallah8372 3 ปีที่แล้ว

    I'm 252 miyaa ninkan

  • @sankag9174
    @sankag9174 3 ปีที่แล้ว

    Marka premier wallet aduunka wax ma kakadan kartaa sida Amazon iyo wixii lamid ah

    • @kaifkitchen7887
      @kaifkitchen7887 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa kaga gadan karta anigaba uga iibsadey oo dibada joogo

  • @nawalmabdi716
    @nawalmabdi716 8 หลายเดือนก่อน

    Evs malagu diri kara

  • @mulaamaxamed7871
    @mulaamaxamed7871 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @epictechviewers
    @epictechviewers 2 ปีที่แล้ว

    Update: th-cam.com/video/Cm8xQOGe_Fc/w-d-xo.html