Mastercard sida wax loogu gato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Casharkan wuxuu ku saabsan yahay sida Mastercard wax loogu gato, horay waxaan u soo sharxay Mastercard iyo taariikhdiisa waana kan linkigiisa
    • Mastercard wax ku gado
    Fadlan casharkan waa 17 daqiiqo dhameystiro waad ka faaidi doontaaye
    wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir
    whatsapp +252615567332
    facebook : somteachonline
    waad ku mahadsantahay dhageysiga iyo daawashada casharkan

ความคิดเห็น • 109

  • @ForexTrader-s1h
    @ForexTrader-s1h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ka DahabshiIl master Card Ka waran Isaga Ustaad❤

  • @halimosadia5697
    @halimosadia5697 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad horu mar wcn wax badan ayaa laga faiday thnks

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi ปีที่แล้ว +1

    aad baad u mahadsan tahay walaal. Eebbe ha ku barakeyo.

  • @fahadhassanabdulle865
    @fahadhassanabdulle865 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa cashar muhiim ah,
    Horey uso Masuul.

  • @جابرعبدالرحمنءادمعلي
    @جابرعبدالرحمنءادمعلي 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad

  • @zeynababdulkadir328
    @zeynababdulkadir328 5 ปีที่แล้ว +2

    Ustadkeyga keep going kugu xiranahay waxbdna wan kaa faaidnay

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

    • @najiib_moha
      @najiib_moha ปีที่แล้ว

      @@Somteachonline ustaaf shirkadee bixiso addreeska

  • @moohaofficial2577
    @moohaofficial2577 5 ปีที่แล้ว +3

    keep giong ustad ashraf

  • @AbdiqaniAhmed
    @AbdiqaniAhmed 5 ปีที่แล้ว +6

    muqdisho hadaan joogo qoladee iigu raqiisan inaan adress ka helo, alaabteeydana halkan iigu keenaya

  • @abdirizakmohamedabdilahi922
    @abdirizakmohamedabdilahi922 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah macalin keep going

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 19 วันที่ผ่านมา

    Hadii websideka an maclumadka card galiyo malayaba in lacagta laiga baxsado mase malabxsan karo?

  • @daryeelmind4150
    @daryeelmind4150 4 ปีที่แล้ว +4

    Macalin sidaan u sameestaa waxan jooga somaliland

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  4 ปีที่แล้ว

      shirkadaha adeega bixiya la xidhiidh

  • @mucaadmohamed1683
    @mucaadmohamed1683 4 ปีที่แล้ว +3

    MaShallah teacher qofka puntland jooga sidee u sameysan kaaraa cardkas

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macali waxbadan ayan ka fa idi doona

  • @FarxaanAxmed-lg1kg
    @FarxaanAxmed-lg1kg 7 หลายเดือนก่อน

    Ramadan kariim🎉 thank

  • @OZIL....GAMER1
    @OZIL....GAMER1 5 หลายเดือนก่อน

    Aboowe iso jaawab Hormut maluu fuut❤

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  5 หลายเดือนก่อน

      Ma fahmin. Hadii aad ka wadid Hormuud ma leedahay mastercard jawaabta waa maya

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 5 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ashraf keep going

  • @owliyomohan7715
    @owliyomohan7715 5 ปีที่แล้ว +2

    macalin codsi allaha ku barakeye aqontda sde u helikraa address ama postcode ama flat

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  5 ปีที่แล้ว

      Adiga halke jogta marka hore

    • @suwaysfarah5317
      @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว

      Gurgaa dagantahay weeye hadaad joogid western

    • @hamdaahmed5720
      @hamdaahmed5720 3 ปีที่แล้ว

      @@suwaysfarah5317 Answer on time thanks 😊

    • @suwaysfarah5317
      @suwaysfarah5317 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaahmed5720 u wll come xbbti

  • @ducaleseef7210
    @ducaleseef7210 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks walal Ramadan kariim

  • @mohamoudhassan1802
    @mohamoudhassan1802 4 ปีที่แล้ว +5

    Macha allah thanks

  • @Lycansrule
    @Lycansrule 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharax aan qiimo lahayn waaye . Waayo waxaaa wax ku sharaxaysaa af ingiriisi, magacyada englishka ahna of soomaali kumaba garanaysid . Waxaa kaa muuqata aqoon darro dhinaca englishka ah

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 19 วันที่ผ่านมา

      Ewel somali ma ahayne wlaal qarba afsomali lagu shegikarin

  • @soomaalidamanta
    @soomaalidamanta ปีที่แล้ว

    Teacher ashraf

  • @wsy3251
    @wsy3251 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa inaan facebook lacag ugu diro oo post qaar xayeesiin lacag ku bixiyo amni ahaan mala isku hubaa
    Master card aad baan uga laba labaynayaa waana rabaa amniga Accoun kaygana waan ubaqayaa

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  ปีที่แล้ว +1

      haa laakin waxan kugula talina in lacagta aad xayeysiinta ku bixineysa wax aan sidaa ugu badneyn in aad ku reebato accounka mastercard kugu xiranyahay

  • @tiktoksomalifuns
    @tiktoksomalifuns 2 ปีที่แล้ว

    macalin aad baad u mahadsanthy

  • @maryamamaxamed3709
    @maryamamaxamed3709 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ashraf aada u mahadsantahay wax badanaa noo faa'iideyse oon aniga u horeey

  • @idealdramas5367
    @idealdramas5367 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll master card ku sow maaha card ka caadiga ah

  • @yusufhassanabdi3047
    @yusufhassanabdi3047 5 ปีที่แล้ว +2

    tnks ustd

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustaad

  • @yasinabdisamad8355
    @yasinabdisamad8355 3 ปีที่แล้ว

    Macalin postcode ifahnsiii Adoo mahadsan

  • @LYCofficial-l5r
    @LYCofficial-l5r ปีที่แล้ว

    haanku qaaye maxumee sidee u sameystaa

  • @amaanbadan571
    @amaanbadan571 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mastercard alibababvwax ma uga gadan karta

  • @ahmeddaakir9894
    @ahmeddaakir9894 5 ปีที่แล้ว +2

    Ustaadoow Sideen Address Usamaysan Karaa Anoo Muqdisha Jooga

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  5 ปีที่แล้ว

      Waxad u tageysa shirkada Aramex waxay ku taal wadada shaqaalaha imigration ka agtisa way kuu sameynayaan

    • @ahmeddaakir9894
      @ahmeddaakir9894 5 ปีที่แล้ว +1

      Shukran Ustaad

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah goolesta waligiina

  • @kaderomerali6090
    @kaderomerali6090 ปีที่แล้ว

    Website udemy isaga wax malaga gadan karaa ,mida kale ma lagu kalsoonyahay Website kan

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 ปีที่แล้ว

    Nio postalcode muxuu ahaa

  • @fillaahi856
    @fillaahi856 2 ปีที่แล้ว

    Sxb master card hadii aan rabo
    Shuruudo malega rabaa

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @cabdallacigaal2667
    @cabdallacigaal2667 4 ปีที่แล้ว +1

    OK yaa ii kenayo alaabta

  • @blueprogramming8366
    @blueprogramming8366 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @Hamse-harun482
    @Hamse-harun482 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa bixinaayo adressyada ustaad adoo mahadsan

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  4 ปีที่แล้ว

      Aramex

    • @munahassan6218
      @munahassan6218 3 ปีที่แล้ว

      Halkee ka helaa shirkadaha bixiya address ka macalin

    • @zlsports5427
      @zlsports5427 2 ปีที่แล้ว

      @@munahassan6218 ma heshay zxp anba waan raadinayeee adresska

  • @gagswatch3160
    @gagswatch3160 4 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaad

  • @naciimoahmed3789
    @naciimoahmed3789 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanida❤❤❤

  • @somaliofficial6386
    @somaliofficial6386 3 ปีที่แล้ว

    gmail ka andono miyan gishanaya markan isku diwan galinooyo

  • @Manaafyare
    @Manaafyare ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ustaad mahadsanid

    • @Aziajama
      @Aziajama ปีที่แล้ว

      rr❤gggh

  • @mupaarikadenducaale7690
    @mupaarikadenducaale7690 3 ปีที่แล้ว

    ✔teacher waxan ku way diiyay master card halkad lacgta aad wax ku iibsanayso kaga shubanaysaa

    • @juweriaahmed7271
      @juweriaahmed7271 2 ปีที่แล้ว +1

      Xarunta premier bankga wll hadiiba ay ledahay xarun meesha aad joogtaa

  • @mariamohamed8946
    @mariamohamed8946 2 ปีที่แล้ว

    keep going mclin

  • @magantv9238
    @magantv9238 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa nosharaxdaa page prmier bank logu xiro

  • @zaidadam5916
    @zaidadam5916 ปีที่แล้ว

    Visa card please 🙏

  • @iftiinkabariga5129
    @iftiinkabariga5129 4 ปีที่แล้ว +2

    Sidee loo sameeya master card

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  4 ปีที่แล้ว

      way fududahay walal hadii aad haysatid baasabor

  • @hassanyare3543
    @hassanyare3543 3 ปีที่แล้ว

    thank you

  • @xabiibchannel6681
    @xabiibchannel6681 3 ปีที่แล้ว

    Credit card iyo mastercard maxay ku kala duwanyihiin ustaadii

    • @cllhicqani9678
      @cllhicqani9678 2 ปีที่แล้ว +3

      Credit card baa la dhahaa horta kaararkan asagaa sii kala baxa oo mastercard iyo visa iyo. Saas weeye

  • @siyadbare5671
    @siyadbare5671 ปีที่แล้ว

    Sxb mastercar Alipay iguma xirmayo

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  ปีที่แล้ว

      shirkada mastercardka ku siisay u tag

  • @mohammedadnahmed1124
    @mohammedadnahmed1124 3 ปีที่แล้ว

    Maclin waa kaa rabaa post card maxaa laga wadaa

    • @hamdaahmed5720
      @hamdaahmed5720 3 ปีที่แล้ว

      Meesha aa dagantahy, anigu I dhibay marka skip ayan dhaha wu I shaqeya

  • @sucaad1
    @sucaad1 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll.sideee u sameesan kara mastercardka

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  4 ปีที่แล้ว

      hadii aad baazabor haysatid way fududahay

    • @faadumomuxsin953
      @faadumomuxsin953 2 ปีที่แล้ว

      Ama dhalasho hada heysatit wasamesan kartaa

    • @moa341
      @moa341 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@faadumomuxsin953Dhalasho hdii aan heesto shirkadee ugu fudud ee ka heli karaa cardka qiimo miya leygu sameynayaa? Intas iigaso jwb pls hda aragto wll

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Somteachonlinewarqad dhalasho maku sameysan karaa

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  5 หลายเดือนก่อน

      In aad leedahay bank account gaar ahaan kuwa master card bixiya

  • @anisaaabdulkadir1886
    @anisaaabdulkadir1886 3 ปีที่แล้ว

    Lkn sideen u helaa

  • @warsamemaxamuudcali1863
    @warsamemaxamuudcali1863 ปีที่แล้ว

    (ZIP ) Xaawaa asne

  • @faadumoclaahicabdi8119
    @faadumoclaahicabdi8119 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaa igu dhagan post card sideen ugu gudbaa

  • @MacalinAweys-it1ed
    @MacalinAweys-it1ed 3 หลายเดือนก่อน

    Firi sxb please reply post code 😢😢😢

    • @Somteachonline
      @Somteachonline  3 หลายเดือนก่อน

      Post code waa lambar ama xaruuf dadka la siiyo si warqadaha boosto loogu soo diro waa addeess sanduuq boosto

  • @mohamedabdulahimohamud1112
    @mohamedabdulahimohamud1112 5 ปีที่แล้ว

    nice

  • @qanimedia3050
    @qanimedia3050 4 ปีที่แล้ว

    Go forward

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going❤

  • @gekaten693
    @gekaten693 3 ปีที่แล้ว

    G.d

  • @faaraxxirsi6994
    @faaraxxirsi6994 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad