ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

qofka Ugu liita habargidir ayaa ah saxibka Ugu dhow xasan sheeq waana Arin halis Ku ah jiritaanka ha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 27 วันที่ผ่านมา

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Suaad8
    @Suaad8 หลายเดือนก่อน

    Jamaal nuur guuleyso run 👍👍👍

    • @jeimoha3286
      @jeimoha3286 หลายเดือนก่อน

      Dad badan markey maqlaan Irir samaale xanuun baa ku dhaca iIrir Samaale waa abtirsi iyo dhalasho ee caadi iska dhiga

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j หลายเดือนก่อน

    Calaacal iyo xaqiraad hunguri

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Xxurmadle xsm ilaah ha inoo soo celsho❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiya8016
    @safiya8016 หลายเดือนก่อน

    💯💯

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Abgaal gofkooda ayey jogaan ee dulmiga iska daya Ninyahow hadlaayo aad galmudug.imaanka Allah ha idin Asturu dhul hanti guud ayaad u cabaadee war shib iska dheh xasbunAllsh wanicmalwakiil jamaal waxaad Rabtaa in aad isku dirto Habargidr iyo Abgaal waxaa tahay dulmilow nabiib ah xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga Abgaal cismaan cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi❤❤❤xasbunAllah wanicmalwakiil jamaal ninka hadaalo sharkaada Adiga Allah ha kugu koobo Amiin yaa Rabbi

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW หลายเดือนก่อน

    XASAN DALABEEY waa fashilmi doonaa.

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k หลายเดือนก่อน

    Hg waa mooryaan tuugo aan xishoonin ummada Allaha idinka qabto dhal shaydaan ayaat tihiin ee ka baxa dhulka dowlada

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Waa kuwa aay ka dhimantahay kkkkk kkkk kkkkk

  • @shamsohashi1690
    @shamsohashi1690 หลายเดือนก่อน

    Dhabancad 99

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 หลายเดือนก่อน

    Siyaasada in dad la dilaa ma aha kikuya iyo tigrey siyaasad ayay ciyaraan

  • @madiwarsamamohamednoor-wj1cv
    @madiwarsamamohamednoor-wj1cv 23 วันที่ผ่านมา

    Habar gidir inta kuwasu ad shegty ey hogami nayan naageska melgariayan

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 หลายเดือนก่อน

    Waxaas
    Baa
    Wax
    Ku
    Cuneen

  • @madiwarsamamohamednoor-wj1cv
    @madiwarsamamohamednoor-wj1cv 23 วันที่ผ่านมา

    qofka naageska edan tiisa kafogada walalkina xqira sidas aya udan beysa

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r หลายเดือนก่อน

    Jamaal Nuur Geesi Run Shega Geeridaa Been Adiga iyo Inta Kula Aqliga Guuleyso .

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew หลายเดือนก่อน

    Yaa xasan ma usugaa barida .jeedshe . Xaa ka rabtaa.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waxaagu waa ka bad badis barito habargidirbaa lkala saari shaley ayaan dhaweyd irrsamale ayaa duulineysey kadib hawiye maantana habargidir berito laftaads hoose....ninkani waa wareerey

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      War irir la dhaho ma jiraan jifidaada fuul

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Xurmadle xasan shiikh dakada hobyo noo dhis ayaan kaa maqlay hada ka hor maxaad u dhaheeysay in uu yahay nin fiican ama halaga helo ama halaga waayee madhulkii dowlada halago kaco ayaa ku badashay mase weelkii xaaskiisa kubay maxaa loo maxkamadeeynayaa mida kale xasan difaacii aan difaacnay waa ka shaleeynay ayaa tiri been aad ku sheektay mida kale mawaxaa ka xanaaqsan tahay xamar unukaa leh oo mudulooda ninkale duqmagaalo ka naqan maayo warkaas soomaali oo dhan ayaan u sheeknay cidkalana kama noqon jirin muqaamada islaamiyeentii sedax ayee ahaayeen sadaxdoodana mudulood ayee duqa magaalada ka dhigeen cabdulaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood waxa looga dhigayay dagaanka ayaa loo yaqaan waana ku mahadsanyihiin soomaaliya hanolaato❤❤❤😂❤❤❤

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน

    MAREEXAAN OO BADBAADIYEY QOORQOOR
    HUB AY SOO GATEEN XASAN SHEEKH IYO LIIBAAN SHULUQ OO LAGULA DAGAALAMI LAHAA QOORQOOR OO AY QABATAY BEESHA MAREEXAAN
    th-cam.com/video/kHbdn5HY6r8/w-d-xo.html

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 16 วันที่ผ่านมา

    Hurdada ka kac muduloodoow nin kula dhashay ayaa rabo in dhulkaaga in soomaali uu shirko kula noqdo cali mahdi ayee xukunka ku qasadeen soomaalida kalana nugula dagaaleen garre maahin inta kale tan kama duwana sidi ayee ula jiraan anaka hadda waa nooga duwantahay xaqeen dhulkeen aan ka ilaashan syaasi ha maqlina dantii gaaban ayuu ilaasanaa ama kadhimo ama yaan ninkal oo mudulood aheeyn duqmagaalo yuusan ka naqan ewalba adaa ka noqon jirtay cidkasta oo timaado xataa muqaamadii islaamiyiintii 1 maxaa kiintii doqamagaalada waxeey ka dhagtay mudulood 2xisbul islaam waxeey ka dhigtay mudulood ashabaab waxay ka dhigtay mudulood cabdlaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood marka baarlamaanka soomaaliyeed caqliga ha shaqeeyo iyo xaqa cidaas maqaamkaas uga leexda waa talo haddii kale gardarada nin kale xaqiisa ku xaqirto soomaali madumin ee hadda ayee dumee ee habargidir dulmiga aay horboodeeyso ka leexda soomaaliya xaqa allaha tuso

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 หลายเดือนก่อน

    Waar hg ILLAAHEY ka cabsada, ummada qaraxa ka daaya, markay hurguf idin dhex marto Abgaal, inaad wax qarxisaan baad bilowdaan; waa laydinka warhayaa waxaad tihiin xaasidiin AS !!!

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 หลายเดือนก่อน

    Sun
    Ka
    Qaada

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew หลายเดือนก่อน

    War odaygii xasanahaay hala so daayo .macno malahan.lakin hawiye Ku ar yano. Mareexaan sidi duudka loogu so qaadi jiray haloogu so qaado Isaaq isagawaa diyaar. Yaryarka hawiye Waa heleysaan . Magac sucub odaga halooraado. Yaa saas aa abgaal loo lada. Dagaalikaraa. Rexaweyne xitaa qaar baa laga helikaraa. ..1.5 meeshi lagu dilay miyaa laga tagikaraa

    • @abdimuhudin5690
      @abdimuhudin5690 หลายเดือนก่อน

      Hadaad ogthy iyo hadii kale abgaal waa qoomiyad waana qabiilka ugu bdn soomali ee daga dhul weyn kaligii citaat waxaad ka heleysaa isaaq dhaxdooda kuwa ku dhaqmo odagii abgaane waxuu ku duugan yhy buurta shiiq ?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Mareexan ma hooyada ba dhshy so kii aad lhyd maahan farmaajo wa marexan 😂

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 หลายเดือนก่อน

    Beentaa maahan

  • @Shankharon
    @Shankharon หลายเดือนก่อน

    mj hadey dawlda dhexe burburtay waxey garteen iney degankeeda dhistan caloshana dhagax ku xirtan HG waxe garteen iney hoobiye ku garaacan umda kuna alalxaan degan ey laheyn iyo iney ku argagaxaan dhulki idawlda iyo xirooyinka iyo xiradii ciidada madaxtooydi dekdi yaa aqli slev

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 27 วันที่ผ่านมา

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 หลายเดือนก่อน

    Waxaas
    Baa
    Wax
    Ku
    Cuneen