- 845
- 4 314 161
Jamaal Nuur
Finland
เข้าร่วมเมื่อ 4 ธ.ค. 2022
Waa channel ka shaqeeya danaha umada Hawiye sidoo kalana waa Tooshkii Umada Hawiye
maxaad usoo joogtey sidee Ku ogeyd habargidir sidee soo mareen xageese joogaan hada????
maxaad usoo joogtey sidee Ku ogeyd habargidir sidee soo mareen xageese joogaan hada????
มุมมอง: 184
วีดีโอ
Habargidir mar waxaan aheyn kuwo talada lagu baryo iney hogaamiyaan marna waxay ahaayeen
มุมมอง 4794 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Habargidir mar waxaan aheyn kuwo talada lagu baryo iney hogaamiyaan marna waxay ahaayeen
Qof buush yar uu ku jiro aad ka dhici rabtid sidee loogu sheegaa barwaaqo aad gaarsiin doontid
มุมมอง 1.7K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Qof buush yar uu ku jiro aad ka dhici rabtid sidee loogu sheegaa barwaaqo aad gaarsiin doontid
xawaadle iyo abgaal iyo kala garsiinta racfaanka dagaalka xalfooley yaa leh goorme maqashay xalfoley
มุมมอง 3.4K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
xawaadle iyo abgaal iyo kala garsiinta racfaanka dagaalka xalfooley yaa leh goorme maqashay xalfoley
Xasan waa tabtii xildhibaanadii kacaanka waana god halis ah
มุมมอง 6724 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xasan waa tabtii xildhibaanadii kacaanka waana god halis ah
Dagaalka Daarood iyo Hawiye xagee uu kasocdaa???
มุมมอง 9697 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dagaalka Daarood iyo Hawiye xagee uu kasocdaa???
Faa,iidooyinka federaalka iyo masiibada dowlad madax ka nool ah Suudaan fiiri
มุมมอง 1.3K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Faa,iidooyinka federaalka iyo masiibada dowlad madax ka nool ah Suudaan fiiri
Waa caqligee caqliga intaan ku waayeen xildhibaano soomaaliyeed oo ka tacsiyeeya halka xildhibaan
มุมมอง 1.2K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waa caqligee caqliga intaan ku waayeen xildhibaano soomaaliyeed oo ka tacsiyeeya halka xildhibaan
275 xildhibaan hadana qof iyo cod ah oo gudi nin xushey soo saarayaan markaad garan weysey ayaad
มุมมอง 1.5K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
275 xildhibaan hadana qof iyo cod ah oo gudi nin xushey soo saarayaan markaad garan weysey ayaad
Axamed madoobe xil usan qaadi karin Xamse Ayuu Usoo Qaaday Jhjh
มุมมอง 5119 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axamed madoobe xil usan qaadi karin Xamse Ayuu Usoo Qaaday Jhjh
Axmed madobe waa ninkii ogadeen u keenay kismaayo iyo Qalbidhagax
มุมมอง 33412 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axmed madobe waa ninkii ogadeen u keenay kismaayo iyo Qalbidhagax
Dheehii dowladnimo waa la nasaqey waa la macna tirey dowladnimadii Kaaga sii darane sadex todobaatan
มุมมอง 1.8K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dheehii dowladnimo waa la nasaqey waa la macna tirey dowladnimadii Kaaga sii darane sadex todobaatan
Axmed madoobe waa nin Abaaleh wan Taageereynaa
มุมมอง 91114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axmed madoobe waa nin Abaaleh wan Taageereynaa
Tolkeyow xisaabta ysan naga khaldoomin
มุมมอง 70316 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Tolkeyow xisaabta ysan naga khaldoomin
Axmed madoobe wuu Qaawiyey xasan Tala xume
มุมมอง 1.7K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axmed madoobe wuu Qaawiyey xasan Tala xume
Aniga Habargidir wanly abaal gudeynaa beesha ogaadeen iyo majeerteen
มุมมอง 1.4K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Aniga Habargidir wanly abaal gudeynaa beesha ogaadeen iyo majeerteen
todobaatan jir talo xun 80 Kilmitir baraawe iyo buula mareer ayaa la mari waayey raskamboni iyo kism
มุมมอง 1.1K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
todobaatan jir talo xun 80 Kilmitir baraawe iyo buula mareer ayaa la mari waayey raskamboni iyo kism
Qofkii Yri siyaad bare ayaa fiican waa xisbadro ee Habargidir Ha xisabtanto
มุมมอง 84119 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Qofkii Yri siyaad bare ayaa fiican waa xisbadro ee Habargidir Ha xisabtanto
Senator ilyaas oo xarunta nabad sugida jubaland kasoo hadli doona Odey tala xume oo mar kale
มุมมอง 2.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Senator ilyaas oo xarunta nabad sugida jubaland kasoo hadli doona Odey tala xume oo mar kale
Beri waa Doorashada al sayid axmed maxamad islaam Mustaqabalka odorosta jamaal ee Doorashada 2026
มุมมอง 1.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Beri waa Doorashada al sayid axmed maxamad islaam Mustaqabalka odorosta jamaal ee Doorashada 2026
Axmed madoobe iyo siciid dani waxay nagala shaqeeyeen in ay nala diidaan
มุมมอง 1.3K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axmed madoobe iyo siciid dani waxay nagala shaqeeyeen in ay nala diidaan
Nin kastaa oo Habargidir waxa uu helikaraa 5000 oo wiil Gunimana maqadaneyno
มุมมอง 78621 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nin kastaa oo Habargidir waxa uu helikaraa 5000 oo wiil Gunimana maqadaneyno
Abgaalow Anaga Ogadeen&Putland Ayaan Lajirnaa
มุมมอง 1.1K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Abgaalow Anaga Ogadeen&Putland Ayaan Lajirnaa
Habargidir Waxa Ay Si Toos Ah Ugrabtaaganatahy Beesha Ogaadeen
มุมมอง 1.3Kวันที่ผ่านมา
Habargidir Waxa Ay Si Toos Ah Ugrabtaaganatahy Beesha Ogaadeen
jubaland haw biqin 2019 kii ayaa jubaland caleema saar hotel uga dhacay sayid axmed iyo shan sano
มุมมอง 1.9Kวันที่ผ่านมา
jubaland haw biqin 2019 kii ayaa jubaland caleema saar hotel uga dhacay sayid axmed iyo shan sano
Qof iyo cod ma kaaraan ayaa laga qabanayaa ileen muqdishada ciyaarihii galmudug laga diidey sidee
มุมมอง 951วันที่ผ่านมา
Qof iyo cod ma kaaraan ayaa laga qabanayaa ileen muqdishada ciyaarihii galmudug laga diidey sidee
Abgaalow Ogaadeen Is ka celiya iskadaaya Oohinta
มุมมอง 2.3Kวันที่ผ่านมา
Abgaalow Ogaadeen Is ka celiya iskadaaya Oohinta
Beesha Ogadeen Waa in Ay Ogadaan in U Xasan usan Aheen Hawiye uuyahay Abgaal
มุมมอง 1.4Kวันที่ผ่านมา
Beesha Ogadeen Waa in Ay Ogadaan in U Xasan usan Aheen Hawiye uuyahay Abgaal
Macaac aalkuliiste
JAMAL SOMALI WAXU U YAQAN AYANLE CEYR BES DADKUNA WAABA LEYN LAHAA SHIB ISKA DHEH ALLE NOOGUMA DHIIBO NIN XAARAAN IYO XOOG KALIYA INU WAX KU QABSADO JECEL ALLAH MAXAAD XAARAAN DHAAXAA UMADDA KA DHACDAY HADANA XADIISUU KA HADLAYAA AAWAYAMAANADA UMADAN BAA LEEDAHAY XERADA XOOG IYO DHIIG RAG BEY KU DAGEEN OO WAA QABSANAYE MAXEY TAHAY DIINTAAD KU HADLEYSO JAMAAL WAR ALLE KA BAQ AB ADAA KA LIITEE AB DAD XUN BA KU JIRA ADOO KALE LAKIN DAD WANAGSAN AYEY LEEYIHIIN QABSADA RUNTANA USHEEGA EE ADIGA YAA QABANAA TUUG FROM TUUG FROM ISBAARO BISINKA😮
WARYA JAMALOE WAABA IS CADEYSAYE INAD BEERAHII XOOG KU HEYSATAY GURYIHII DAAROOD XEROOYINKII DOWLADA MARKAA LIBAAX MAAHA WAXA XIRAN EE SHABAQA KU JIRA EE WAA ISBARADII OO LAGA QABTAY UMADI LOONA CELIYEY XOOLAHOODII QEYLO BEENA WAXBA MA SO KORDHISO WAR ALLE KA BAQ CUMRI KUGUMA YAREE WALAKA BAA KU HIILIYEY KU YIRI DHIG XOOLAHA DADKA ISLAAMKAA MA WAXAD KA DHIGTAY DAMEER WALLAHI ADAA DAMEER KA LIITA WAXA TAHAY DAANYEER BEERO DAD BARTAY WAANA LA WAYEY HADA MOOSKA IIBSO GURASHO XOOLO DAD LEEYAHAY WEY DHAMAATEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
Jamal wak somaleuee
jAMAAL NuUR RUN,SHEEG👍HORAASE LOO YIRI LIBAAX 🦁QOYAY AQOON GAABKU DAWAC🐺 ULA EKAA WAASE HADII LAGA YEELO . AC ULA EKAA
Mahad Waxaa Laga Wasiirka GAshadhigs Ee Marun Baa Jamalow
Alfanaan Salaad Maxamed Shardi Salaad Derbi Heesihiisii Waxa Kamid Ahaa ( Aar qoyoy Aqoon gaabku Dawaco Uga Ekaayee Hadii Aad Ogaan laheed Asal Waxaa Ahaan Jiray)❤❤❤
Taladii Waa Lalaka Qaatee Ee Tooloow Agow
C.lahi ciise kadaaya jidka yare waqtiga tiiha ladhisay.taallada syl buu nooga midyahay haddan somalinahay,caydiid,iyo,caato, waxaa doontaan kumagacawda,c.lahi,waxaa uu kujiraa,waddaniyiintii ,xorriyadda,iyo,madaxbanaanida uhalgamay,ee dhaxalkoodii lagu ciyaaray,haddaad maamuus u hayssaan ,dhaxlkoodii baadhaysanlahaydeen,ninkaasna qabiilmalahayn,halgamaabuu ahaa,dadyahaw aan tayadalahayni magaciisa udaaya.
Beenloow weyn baa tahay yaa xukun kugu aryey waxaaba tahay nin uu deewi waayey deegaankiisa, teeda kale Ceyr weligius wuxuu hogaan sare qabtay ina Qaasim isagiina fadhiid buu nowday, waxaase ka faa'iiday in lacago been abuur oo shilin soomaali aad soo sameysateen qaarkiin..
Aammiin
Aamiin aamiin aamiin
Jamaal nuur nolow 👍👍👍
Aniga waxa u so joogay.xuien ceydiid oo leh aniga ayaa matalo dhamaan hg.waa dhaxal kii aabaheey..iyo ali mahdi ogaaw.ceyre oo mashuul laga yahay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wcs
Dal xarashe oday xasan ha is casilo wadankii god ayuw ku riday
Galmudug ku soo heshiiya...
iljeex 12 xildhibaan ee heystaan 3 duduble kudar waa 15 A A W in taas uu helay 15 may 2022 somali kale cd ma siin abdiirahman abdi shakur 12 h/g iyo 3 duduble uu helay xanaaqii uuka xanaaqay doorashadana gurigiisa uu aaday wareega 3aad maba sugin
M/w A/lahi Yusuf Markii Xilka Laga Qaaday R/w Nuur Cade Aa Sii Waday Oolagu Qasbay Inuu Mucaaradka La Heshiiyo Wuxuuna Soo Watay Sh Shariif Ee Dahir Aweys Masoo Wadan Labadana Waa Abgaal Arimaha Somalia Laga Wareysa Naaye Mucaarad Iyo Muxaafid
1960 ilaa hada iljeex cidna wax kama weydiin arimaha soomaaliya sababtoo ah 1991 aa xamar soo gasheen guryihii daarood waa degteen iyo xirooyinkii sidee arimaha somalia wax niilaga weydiinaa bal noo sheeg?
Iljeex Beenaale Ah Aaan Diin Laheyn Aa Tahay R/wasaare Nuur Cade & Sh Shariif H/g Mee Noqdeen Ayagaa Arimaha Soomaaliya Wax Laga Weydii-haaye
Wcs wll w
Gardarada hala joojiyo reer Tolkeey,Abgaal Waxba nagama haleynin,Waa Dad Gob ah oo Wada Dhalashada Yaqaano,Wadankeenii horumar ayaa ka Socdo aan Dhisano Dhulkeenii Mudug iyo g/gaduud ahaa Maxaa loo iloobey. Oo Reee Muqdisho loo Cariirinaa ,hada Waa nabad meel Walbo oo aan dagno ,Goofkeena aan Dhisano❤❤❤
Kkkk coosweyne murusade keen hee adiga jamaalow
💯💯
Buug lugs dheero qoray maquu macnaa leeyahay.waxaa doqonimo aheen kuma qorna.. Waa dameer logo dheer
Oday xasan umada isku diraya hala iska ilaliyo marba gobol inow bur buriyo isku diro
Kkkkkkkkkkkkllllkkkkkk
War Manoolin Igada Waraka Hagu Kilkil Ee Igada Jamalow
Kkkkkkkkkkkmlkkkkl
Jamalow Halgakaaga Ilaahay Kums Qadiyo
Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
LIKEDSS
SHAREK
LIKED
LIVE
LIKED
MUDULKAADA AYAAD MASLAXA U WEYDEY YAAD MASLAXA MISE JABJAB YARÀ LAGUU SOO TUUREY AYAA KAA QEYLISIINAA
Dabadhilif xawaadle sooraac
Asc! Mujaahid. Nin taariikhda iyo siyaasada la socdaa tahay. Aad Ayaan uga helay sidaad u cabirtay xaalka siyaasada Muqdisho. Keep it up - gob gob dhashay baad tahay. Somalidu runta ma jecla ee Halkaas ka wad xaqiiqda. Afarta h/g ee meesha jooga cid ma matalaan waa tuugo aan damiir Lahayn. Waxaad aragtay ee ku dhibtay horaan u soo aragnay wax ka hadlana waa weynay oo runta sheega.
WAA MUNAAFAQAD TAAS J/NUUROOW HADAAN ALLAHA KALA QABTO GEDI WA WALALEE LAKIN XALFOLEY MALAHA XAWADLE EE ABGALNA MA WADA LEHEE WAA BURAALE NINKA ISKALEH😮
Waasax taasu Ee ha qaataan warkaas cunaha haloogalee dhamazntoodaba in tii canshuurta wax kudhisata ama cunaba iyadoo loo wada si man yahay si xaqdraha ah ugu tagri fala oo cadowga Hawiye ayey yihiin nimanka Abgaal uuu u dha ayaa warkassu
💯💯
Jamaal Nuur run baad sheegtay xarfolay waa dhul xwdle xataa calaag waa dhul xwdle reerkaan abgaal ladhaho waa shabaab intoodda badan balse xwdle baakhbaakh mayaqaan xabaad buu.yaqaan
Gartaan waa u noqosho xalfooleey iyo Calaag waa isku raq sxb
Jamaal nuur guuleyso 👍👍👍
Subxaanallah kani wuxuu ka haray cawaantii cayr ee Caydiid dabka saari jiray isagoo ugu sheekaynayo dhagaxii dhuusamareebaa la idiin celin rabaa 😂
Hadii jamaaloow kugu dhaho kawaran matabaan xawaadle ayaa leh jawaabta Waa xagaada sxb
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sifiican ayaad u garnoqday munaafaqadba ha iska ahaate ee waxaan ku weydiinaa ee adigu qof qof heysto maxaad ugu raaci mise habargidirtu waa wax lacanad ku dhacday abgaaka iyo habargidirtu ayakoo siyaasad iyo is xulufeysi labadooda midna wadan in ey isku bareeran ayaa larabaa waxaan kala agaan laheyne somalidena kalento cida libaax iyo cida bisad eh waan idinku wareernay sxb anaa libaaxa iyo anaa ita dhacay iyo anaa garyaqaan eh iyo riwaayad ayaad nagu wareririsay
Maxakamada Hawiye Jamaal Galeey Marqaatiga nool ❤