WITH LYRICS MAYA MAYA AXMED NAAJI IYO FAADUMO QAASIN RIWAAYADII JECEEL FAQIIR GALAY MAFUDUDO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @bajsuhsgsusuej2824
    @bajsuhsgsusuej2824 ปีที่แล้ว +1

    Q a r a a r e, marwalbo, waxaad, naxasuusisaa, waayihii, wacnaa

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 9 หลายเดือนก่อน

    ( GABDHAHAAN GACALKOODA ) EREYADI AUN ABWAAN AWEEYS GEEDOW...Laxanki iyo Codkii AUN AL FANAAN AL USTAAD AXMED NAJI SACAD June 1965 Barisamaadki XAMAR CADDE Barwaaqeysnaa ee kusoo BarBaarnay...waqti na dhaafay oon soo noqoneynin..AUN Ragga Musician ah ee waqtgaa sida Classics ugu garaacay AL USTAAD AXMED NAJI ...Naxariistisa Janno hasiiyo.

    • @saidosmanaden8532
      @saidosmanaden8532 9 หลายเดือนก่อน

      2:19

    • @saidosmanaden8532
      @saidosmanaden8532 9 หลายเดือนก่อน

      SORRY...Faalada waxaan u qoray heesta ( GABDHAHAAN GACALKOODA GABAYGU KU DHAMAADAY ) Ereyadi AUN ABWAAN AWEEYS GEEDOW iyo Codkii AUN Al USTAAD AXMED NAJI SACAD.

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 9 หลายเดือนก่อน

    allaha unaxariisto faadumo qaasin iyo axmad naaji sacad iyo intii muslim ah ee dhimatay allaha cafiyo

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 2 ปีที่แล้ว +2

    Photo Amiin oo ceelgaab ku taaley I xasuusisey🙏
    Thanks brother Qaraare🙏

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ปีที่แล้ว +1

    AUN FADUMO QASIM. THANKS QARAARE

  • @saeedmohamed9060
    @saeedmohamed9060 ปีที่แล้ว

    Labadoodba Allaha u naxariisto.

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 2 ปีที่แล้ว +1

    Orginalki waaye Tan Thanks Eng. Qaraare
    Markii danbo aan fiirsaday (teater Ladane) xusuus waaye wllhi

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 2 ปีที่แล้ว

    Axyaaa xamari dadkeygii aan hubo waaye aad baan u jeclahay xasuusta

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 หลายเดือนก่อน

    Heesaha beeysaaniga.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว

    Well done mr QARAARE sxb

  • @issaomar3171
    @issaomar3171 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan u maleyn jiray in uu lahaa heeskan laashin Axmadey c gashaan?

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 2 ปีที่แล้ว

    thanks mr qaraare
    hees aan mudo raadinaayey

  • @yassiin-sheikosman6591
    @yassiin-sheikosman6591 2 ปีที่แล้ว +1

    Macow owdiinle
    Mar uu qaay ayaa jirta
    Heestaan

  • @ahmedhusni919
    @ahmedhusni919 2 ปีที่แล้ว +1

    jeceel faqiir galay ma fudodo
    markan waa orginaale tii dambe
    maxamed aweys geedow ayaa qaaday

  • @nuunkaaar1290
    @nuunkaaar1290 ปีที่แล้ว

    Heestan miracle yaa iska leh sheega

  • @yassiin-sheikosman6591
    @yassiin-sheikosman6591 2 ปีที่แล้ว

    Xussuus iyo xamar
    Banaadir

  • @abdulqadirs4452
    @abdulqadirs4452 ปีที่แล้ว

    FADUNA QASIM IYO AXMED.NAAJI MARGEEY FHALIN YSRO SHAAYEN

  • @creativesomalia7784
    @creativesomalia7784 2 ปีที่แล้ว +1

    nice old days of Somalia

  • @katett3
    @katett3 11 หลายเดือนก่อน

    Only the music will be nice

  • @mahamudali5525
    @mahamudali5525 ปีที่แล้ว

    Fiican