ORGINAL GENIYEY FAADUMO QAASIN IYO AXMED NAAJI RIWADII SOCDAAL IYO SIR JECEEL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • GENIYEY FAADUMO QAASIN IYO AXMED NAAJI RIWADII SOCDAAL IYO SIR JECEEL Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like Channel You Can Get This Channel Somali Update music 24 Hours Daily
    @Copyright Protected By abdirashiid qaraare music
    qaraare1.blogs...
    / abdirashiid-qaraare
    / qaraare111
    / addeabdirashiid
    / abdirashiidqaraare

ความคิดเห็น • 41

  • @mohammedyusuf5415
    @mohammedyusuf5415 ปีที่แล้ว +5

    I will never forget Fadumo qaasin and Ahmed naaji in my lifetime. They’re true patriots may Alah bless her. And long life for Ahmed. Thanks

  • @user-dw8jl7ms1
    @user-dw8jl7ms1 3 ปีที่แล้ว +6

    bro qaraare ruwaayadaan heesaheeda socdaal iyo sir jaceyl 6 biilood ka hor ayaan kaa codsaday waadna ku mahadsan tahay, heesaha kalena waan kaa filayaa oo ruwaayadaan ku jirto thanks

  • @shoblebarre1141
    @shoblebarre1141 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow Qaraare heeso waa heesihii hore, fadlan, soo raadi heeso kale oo original ah ....guul iyo mustaqbal wacan ayan kuu rajaynaa..🖐

  • @banadircafe
    @banadircafe 3 ปีที่แล้ว +5

    RUWAAYADII🇸🇴🎶🎵DHULKA LA GASHAY RUWAAYADIHII REER WAQOOYIGA AHAA👍👌👍

  • @eelaayyare7434
    @eelaayyare7434 3 ปีที่แล้ว +2

    axsananta sxp sare

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Mr Qarare. True you finally got the original brand of Socdaal iyo sir Jocelyn.

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 6 หลายเดือนก่อน

    Ala xasuus ayaan la suuxi gaaray waxaan xasuustay1984. Waxaa noo qaadi jiray. Alaha unaxariista ajakis. Iyo. Qofkale aan nolol ku ogaa. Meeluu aduunka kaga noolyahay ma aqaan. Waa ookiyo bar ookiyo. Gabeyre bar washstand. Xeradii maleesiya. Shaqadii qaranka

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 หลายเดือนก่อน

    Ciid mubarak sami qaraare ❤❤❤❤❤ xasuusta fanka iyo fanaanka haka daalin saxib, riyaawadaan waxaan ku daawaday baydhabo.

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx 2 ปีที่แล้ว +1

    Mid ka mid ah iftinka riyawadaha banadiriga. Socdal iyo sir jcl wana. Xasus. Gaar ah. Malinti axada 31/12/1990 ki. Wa riyawadi. National theatre ka. Saarneyd. Iyado ku celis ah. Codsiga dadweynaha. Awgeed thanks legend Godka lee qodaa garan waye. Aaax. Feynusti fanka au Fadum qasim Hilowle. 🤩😭😭😭😭

  • @jamaalsomali
    @jamaalsomali ปีที่แล้ว

    Allah ya raxma Al ustadh Ahmed naaji waa legend won’t forget u😢

  • @abubakarali8614
    @abubakarali8614 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidii quruunboo ahaan aan kuu qashiraa kilir songs and fadumo qasin

  • @habibaomar9463
    @habibaomar9463 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc qarabo allh waxad na xasisisen waqti wayowayo wa naga farxisen
    Allha idinka farxiyo inshallh

  • @aabdi9469
    @aabdi9469 3 ปีที่แล้ว +3

    CabdirashiidQaraare, sxb aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay heesaha originalka ah ee aad noo soo xusho mar kasta, laakinse weli hal hees ay Luul Jaylani Cali qaado ayaan kaa codsaday oo aan kaa sugayaa oo ORIGINAL ah: GARDARAAN LAY GAYSTAAN AAN LA GUHADOHAYAAHEE ...
    sxbow heestaas raadi oo noo soo geli... salama

  • @caddowmaxamedamiin3756
    @caddowmaxamedamiin3756 3 ปีที่แล้ว +3

    Socdaal iyo sir jaceyl 1980 fikradii axmed naaji erayadii cali cismaan daroo isku dubaridkii maxamed kitaara jilayaal shariif jeeg xaaji iiker leeb faynuus sheeq daahir khadiija jiiji cola ziya toom mardaadi xaaji dhagax shariif baldoos aw koombe

    • @abwansaagar1198
      @abwansaagar1198 3 ปีที่แล้ว

      Cabdalla nuuradiin ayaad ka tagtay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

      ​​@@abwansaagar1198
      Ma Wada banaadiribaa dadkaasi waan ka hela heesaha banaadiriga waxay aad ugu qurux badanyihiin baryada in qof la iska dhasdhiciyo ama marka qofku xumeeyay loo sheegayo wuxuu isagu kugu ssneeyay qasb qiiro ku dheegantahay ayay ugu dhawaaqaan reer hargaysa ila yasba oo sideed u fahantay ayay igu yidhashdaan

  • @ahmedyare2660
    @ahmedyare2660 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxa rabaa heesta axmed naaji iyo fadumo qaasim alle hau naxariste abayoy adigon ku arkayo manka ordaye

  • @mohamedabdi4760
    @mohamedabdi4760 3 ปีที่แล้ว +2

    heestii canabey oo full ah killer original sanad ka hor ayaan kaa dalbaday

    • @safiyalowra6510
      @safiyalowra6510 3 ปีที่แล้ว +1

      Canabeey Dartaa Cesh Waan Ka Go'e Cawo Maseexdiyee Isoo Caawiyee Calaf Caadilkey Kuu qorayee Maan Cidleyn Karaye Cabsi Lee Iska Dhowr Caga Jugles Codkaa Ma Goyn Kareee Heestaan Miyaaa Lol

  • @ramzisaciidbasodan3452
    @ramzisaciidbasodan3452 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb heestii gaanjibo garadaleh maan guri gesahaa gacalkaa madonayee gaar iga qaad killer mida uu qaday

  • @mohamedabdi4760
    @mohamedabdi4760 3 ปีที่แล้ว +1

    sidoo kale heesaha albumka sowtu raxma iyo glue star oo killer leeyahay

  • @abdirahmansuleimanmahdi9409
    @abdirahmansuleimanmahdi9409 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow waxaad soo galisaa Heestii Axmed Sharif Kiler "Muraadkiis hilow meeraas ka maraa"

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Qaraare 💯💗🙏

  • @ahmedhusni919
    @ahmedhusni919 3 ปีที่แล้ว +1

    horosocod wacan qaraare ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid qaraare heeskan hees aan raadinaayay
    waad ku mahadsantahay

  • @maxamadsuldan6034
    @maxamadsuldan6034 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw thanks libaax

  • @abdidiriye5818
    @abdidiriye5818 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxboow qaraare riwaayadii jaceyl faqiir galay ma fududee maad noo raasid

  • @mohamedosman5074
    @mohamedosman5074 3 ปีที่แล้ว +1

    15 shumeey iyo socdaal iyo sir jaceyl yaa Horeeyey national theatre?

  • @muusecabduleculusow1289
    @muusecabduleculusow1289 3 ปีที่แล้ว

    Antonio:waad ku mahadsan tahay sida nooyi shaqaysid.

  • @decaafrica8017
    @decaafrica8017 2 ปีที่แล้ว

    😍❤💜💖♥mahadsanid

  • @gacal11
    @gacal11 3 ปีที่แล้ว

    Hees qiiro badan.

  • @mooseemilano322
    @mooseemilano322 3 ปีที่แล้ว

    Sxb sare adoo mahadsan socdaal iyo sir jaceyl dhamaan heesaha ku jiro soo geli

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️🇸🇴❤️♥️🇸🇴❤️♥️🇸🇴

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍

  • @mohamedabdo1458
    @mohamedabdo1458 3 หลายเดือนก่อน

    G

  • @cabdirahmanhedar6938
    @cabdirahmanhedar6938 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib socdaal iyo sir jeceel lol

  • @siidcali2145
    @siidcali2145 3 ปีที่แล้ว

    💑💑💑💑💑💑💑

  • @hajimuktar1722
    @hajimuktar1722 3 ปีที่แล้ว

    No