Deg Deg: MD Xasan Sh oo lagu dhegan yahay, Sir Culus oo banaanka timid & Xiisad Cusub oo....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

ความคิดเห็น • 9

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 14 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey warqabad tv❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 14 วันที่ผ่านมา

    Uf uf uf

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 14 วันที่ผ่านมา

    Dhulka dowladda waxaa biobaya dadka 30 sanno ka badan deganaa,misne diiday iney ka guuraan si nabada.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 13 วันที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey idaacadan ma siyaasi ayeey nan aqoon mise ina Mako Soo dheere ayaa iska leh maalin waliba waxa aay sheegan Siyaasiga weyn ee ina Mako soo dheere ayeey rabaan in aan dhageey sano Ina Mako soo dheere wax micno ah malahan waa Koobiga Feysal Cali Waraabe iyo Reyla Odhinga oo mar waliba u tartama Madax weeyne waxna aan helin hadana aan Quusan ee soo taagan waxa uu Umada Somaliyeed ugu suntan yahay Ninkii Bada Umada Somaliyeed u Saxiixay Kenya cid wax u dhiban doonto ma jirto ee naga daaya War kiisa hana Nacsiina idaacada mahad sanidiin

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 14 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayene Xasan sheeq dadka lacagta 30kii sanno burburka boobayeey ayuu abaal marin ku siiya hantidii qaranka oo hal sheey oo masaakiinta io bulshada u qabtay jirin waxaana dhehi lahaa dadka muqadisho waa iney xaqooda si nabadgalayo ku raadsadan oo indhaha laga daboolan takarifalka shaati dowaladnimo lagu galaayo aana qabiil iska iloowano waayo anigu la qabiil ahay kamana raali ahi dulmiga dadka muqadisho masaakinted oo taliskaan ku haayo.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 14 วันที่ผ่านมา

    Waa been waa jajuusiintii ithopiya oo kashifmay

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 14 วันที่ผ่านมา

    Ragan hawiye dawlad marabaa ee waxay donayaan wax labooobo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan tuug Ilaahay dalka iyo dadka ha ka bad baadsho moowto qaxiye

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 14 วันที่ผ่านมา

    War Beene bay sheeg een AbdiShakuur waa nin fashilmay oo madexw ku waashay Watkins’s ka baxa