Sawir hore oo nin Soomaali ah oo Amiir Carab noqday..!!🫢🙄😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 180

  • @Guushagobanimodoonka
    @Guushagobanimodoonka 8 หลายเดือนก่อน +13

    لا شك أن هذا الرجل صومالي. دعك عن العقال اللي هو لابسه، فشكله يقول أنه صومالي.
    شكرا أختي حنان لدفاعك الدائم عن سمعة بلدنا الحبيب - الصومال
    عاش الصومال الكبير

  • @dhhol77
    @dhhol77 8 หลายเดือนก่อน +21

    Ninkan somali dhaladu u muuqda mujaahidad baa tahay xanaaneyy alle Haku xafido😍

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 8 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan iska dhalad ba lamooda runta koo sheega

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaallah hanan guul guul guul aamiin

  • @zacky1085
    @zacky1085 8 หลายเดือนก่อน +7

    Hanaan waa gabar aqoon alle siyay aaminsan soomalinimadeeda allah ha ino xafdiyo

  • @farhansaed6705
    @farhansaed6705 8 หลายเดือนก่อน +13

    Asn Hanna ilaahay ha ku barakeyo sidaad taariikhda u ilaaliso rabi ha kuu ilaaliyo wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaliyeed ee Mustaqbalka Guulayso

  • @Alankiika
    @Alankiika 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hanan, you are 100% correct!!
    Dadka sheeganaya ninkaan ee madaxda Emirates awoowgooda in uu ahaan jiray nin pirate ah waa sheeko eey marwalba duugaan waaye.
    Ka-baar Arab archives adigaa helaya anigu af-carabiga ma aqaan.

  • @NimcanSalandhere-qt8wp
    @NimcanSalandhere-qt8wp 8 หลายเดือนก่อน +16

    Hanaan noo ilaali taariikhda❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 8 หลายเดือนก่อน +13

    VIVA Somaliya👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴 💯

  • @rosehasan3504
    @rosehasan3504 8 หลายเดือนก่อน +4

    اختي حنان بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء عن الشعب الصومالي ، مهما حاولوا إعطاءنا ظهورهم فالشمس لا يمكن تغطيتها بغربال، سيعود المجد لشعبنا العريق شاء من شاء وأبى من أبى❤

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews4578 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hanan Great researcher for the Somali history.

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah illahay ha ku xiftiyo aqligaagan ha kuu daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowsiyaMohamoud
    @fowsiyaMohamoud 8 หลายเดือนก่อน +2

    منشاء الله تبارك الله حنان الله يحيي اصلك اخنه فخورا فيك ❤❤❤

  • @buraale134
    @buraale134 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah sister keep up the good work

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 8 หลายเดือนก่อน +5

    Viva hanan with Somalia 🇸🇴 ❤️ 😍

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc baryahan waan waayey muuqaalkaada hanaan ❤❤❤❤❤ our hero girl

  • @aaminoumlul2916
    @aaminoumlul2916 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dadka hay ogaan lahaayeen sida Aa u Difaacdid Bilad sharafeed baad heli laheed❤

  • @horeeye10
    @horeeye10 8 หลายเดือนก่อน +1

    مشاء الله
    wlshen Hanan Allah nookaa daayo, dhalin yaro badan oo ku dhaasha wadamada carabta sidaan nooguma faa iidayn.

  • @ahmednourmohamed4301
    @ahmednourmohamed4301 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah guulayso inshaa Allah

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 8 หลายเดือนก่อน +11

    مؤريخة الصوماليه حنان حفظها الله

    • @A__187
      @A__187 8 หลายเดือนก่อน +1

      مؤرخة وليس مريخة يا أختي العزيزة

    • @edelsom5948
      @edelsom5948 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@A__187 نعم اعرف انتبهت ولكن شكرا

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 8 หลายเดือนก่อน +1

      حنان بنت اصيل. الله طول عمرك

  • @osmanahmedsudi3291
    @osmanahmedsudi3291 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah qof caqliyan dhisan baad tahey ee soomaliya tag oo xukunka wax ka qabo dad badan waa heleysaa ilaahey ha Ku sharfo

  • @mahadsomali22
    @mahadsomali22 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much sister Hanan

  • @Ahmed-y2d4n
    @Ahmed-y2d4n 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah Hannan

  • @abukarahmed100
    @abukarahmed100 8 หลายเดือนก่อน +7

    مرحبا اخت حنان، اشكرك على هذا المجهود، اذا نظرنا الى ملامح و تقاطيع وجه صاحب الصورة ، و عيونه ، يشبهنا نحن كصوماليين ولا يشبه عيال آل نهيان، لان شعوب الخليج وخاصة الامارات ملامحهم ملامح جنوب غرب آسيا مثل الفرس او البلوش او شعوب غرب شبه القارة الهندية.
    وليس من الغريب ان يكون صاحب الصورة صومالى، لان نسبة كبيرة من الصوماليين هجروا من شمال وشمال شرق الصومال فى اواخر القرن التاسع عشر و بداية القرن الماضى إبان الاستعمار الاوروبى وثورة الدراويش الى عدن وحضرموت والى جنوب غرب عمان والخليج وحتى الى سقطرة، ولا استبعد ان يكون صاحب الصورة صومالى.
    ولك جزيل الشكر.

  • @cabdirisaaqcabdullaahi9248
    @cabdirisaaqcabdullaahi9248 8 หลายเดือนก่อน

    شكرا السلطانة! علي تنقيب حقائق وآثار قديمه لذا الصوماليين في جزيرة العرب.

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤️

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Hanan allah ha ku xafido waxaad xafiday taariikhteena noolow mahadsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahalfarahduale1603
    @sahalfarahduale1603 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad Baan ku salamaya wll horay u soco hawlbaad haysaa

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you for sharing

  • @Daryeelnaftaada
    @Daryeelnaftaada 8 หลายเดือนก่อน +10

    Waa somali ninkan awoohay owba u egyahay.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hanaan taariikh dhoowrtada qaranka ilaaheey ha ku barakeeyo

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 8 หลายเดือนก่อน +6

    Xanaan waa gabar dadaal badan laakiin hal mar bey qaldantay Hiraab suldanate, mana jirin ,kaliya waxaan taariikhda ku heynaa xaga hawiya Ujuran empire and Silcis gorgate suldanate oo buugaag badan laga qoray
    Historian Xanaan Hambalyo good job , continue

    • @ShaaficiXuseencartan
      @ShaaficiXuseencartan 8 หลายเดือนก่อน +2

      Hiraab saldanad waa uu lahaa ninka utaliya imaam baa ladhihi jiray sh xasaan ayaana sheegay

    • @mohamettmuusa8091
      @mohamettmuusa8091 8 หลายเดือนก่อน

      We jirta lkn cuqdad ba ku hyso imam yacqub Aya kala waregay ajuran wana ab teda waxe si saxa u shegatay axma gury in aha hw karanle

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hanan wakusalamay waxan marayna bililiqadi ugudan beysay ❤❤❤❤❤

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 8 หลายเดือนก่อน +4

    gulayso abaayo dadal badan bad wadaa somaliya hanolato hana gulaysato ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 8 หลายเดือนก่อน

    Maamo xanaaney ninkan wuxuu leeyahay dhiig somaaliyeed sida sanka dhuuban iyo tooraydawaaa ragii hore ee usaafiri jiray jasiiradaha carabta ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 8 หลายเดือนก่อน +3

    SOOMAALIWEYN❤

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallah sister ❤❤❤❤❤

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaan waan jeclahay wlhi. Pure Somali waaye, taariikhdeeda iyo shrafta Somalida ayay difaacdaa.🇸🇴
    Soomaaliyeey tan haday Sinlge tahay maa ii guurisaan walaalayaaloow. Kk

    • @A__187
      @A__187 8 หลายเดือนก่อน +1

      روح و دورلك على وحدة بنفس عقليتك المريضة

    • @kingsiddiq4153
      @kingsiddiq4153 8 หลายเดือนก่อน

      Get in the line! 😂

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid sister

  • @hoshomar223
    @hoshomar223 8 หลายเดือนก่อน

    انت شخص عجيب و الله كيف بحثت كل هدة

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 8 หลายเดือนก่อน

    Sayidda Hanan Allaha ku xafido.xx

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa ALLAAH

  • @iamnabiil
    @iamnabiil 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Abyo😊

  • @CabdinasirCabdinasir-og3bf
    @CabdinasirCabdinasir-og3bf 8 หลายเดือนก่อน +3

    Horay u soco hanaan jir oo joog

  • @Mza122
    @Mza122 8 หลายเดือนก่อน

    I am glad you have undertaken such great research. I encourage you to explore this issue further. I am sure that the truth will come out sooner or later. Yes, this ruler is Somali. There shouldn't be any dispute about that. His looks speak for everything, and many people from U.A.E. clearly state that this emir doesn't look like them. So what is the big deal? Why certain elites in the U.A .E are still claiming that this picture is one of their ancient emirs, while many other emirates said that this emir doesn't look like them? I guess they don't want the world to know that there was once a Somali emir ruling one of the emirates in U.A.E. I don't know why they feel so embarrassed to admit the truth. Those denying the truth are also denying part of their history.

  • @NuraAli-ze6vf
    @NuraAli-ze6vf 8 หลายเดือนก่อน

    Alxamdu LILLAAH haddaan helnay gabar ilaalineysa taaiikhda iyo qabka soomaali

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 8 หลายเดือนก่อน

    Xanaaney waan kuweynay baryahan xageed ka dhacday❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 8 หลายเดือนก่อน

    Waa Abdi Qasim Salaad Hassan oo Toorey soo xirtay. 👍🎉👍

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 8 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going sister

  • @WashDC
    @WashDC 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid Hanna yar halka ka wad

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 8 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowgey baba cigaalkan mid aad ugu eg xidhan jiray

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 8 หลายเดือนก่อน

    Ladagaalan carabta adigaa afkoda garanayee❤❤❤❤

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan musuulinta dalka aan ku jira lahaa qasriga aan ku geyn lahaa meshaasaa kugu ilaalin lahaaaa❤

    • @Nurdiin27
      @Nurdiin27 8 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 8 หลายเดือนก่อน

    Hanan our legand queen

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 8 หลายเดือนก่อน

    Mercie peaucoup Hanan
    J'aimerai SVP rélévez notre histoire perdu,
    Je crois vous trouverez en capital Sultanat d'oman Mascate et Lisbonne de portugais toute histoire de caché merciemille fois Mm
    Hannan👍👍🇸🇴

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xanaan xbbti waa loojeedaa inuu soomali yahay dad ueg waanoojoogaan wiilka xirsi ku dhigayay musasalka haboon maba lagayaqaan sawiradiisa sooqaad oo tus kuwaas iskudhajdhajinaya🇸🇴❤🇸🇴

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 8 หลายเดือนก่อน

      Runta KO skeega ninka sanka koyal malaha somalido badana ninkas iska dhalad ba lamooda

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh cali dheere oo intataagan waaye

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ceebta Spmalida Carabta sheegta. Malmahaan waxaan Arkay dad Yibir ah o been la baray haddana Yuhuud sheegta. Dadka beenta ha laga joojiya, Anagaba carabta si kasto uga wanaagsan. Somali baan nahay no carab, no jareer, no xabash. just somali, be proud

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 8 หลายเดือนก่อน

    Gabar halgamaa soomaaliyeed ba tahay ilahay ha ku xafido

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan Soomaali waaye. Qof dadkeeda duntiisa iyo qaabkoodaba taqaan waaye Gabadhaan

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 8 หลายเดือนก่อน

    Waa nin harti daarood ah ❤

  • @faysalmaxamud5519
    @faysalmaxamud5519 8 หลายเดือนก่อน

    Asc muslim midab male waxa ugu weyn wa islaamka midab takoorku 100 sano ee u dambeeyey ayaa la buun buuniyey.
    Aad baad u fiican tahay taariikhda somaalida inaad so dhigtay waana wax lagu faano waan ku salaamayaa.

  • @bahaaar1000
    @bahaaar1000 8 หลายเดือนก่อน

    في عايلة كويتية اسمها عايلة الصومالي كويتيين من جنسية اولى كانوا عايشين في الكويت من ايام ما كانت تسمى الكوت .

  • @abdinorhirsi8343
    @abdinorhirsi8343 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 8 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Hannan xxxx ❤️❤️❤️❤️

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ma lumo ayaa dhahnaa inagu

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 8 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco

  • @alimuse5613
    @alimuse5613 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks,

  • @DirirMohamed-v6o
    @DirirMohamed-v6o 8 หลายเดือนก่อน

    Nolol wll ku soco

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo warunta somalida towabka carabta way xidhan barigii hore ilaa hada waa dharka ubadan ay xidhan somalida

  • @doubledoom9910
    @doubledoom9910 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan waxaa la dhahaa Abdullah haji Issa ,haji Hussain, haji Ali , family reer Mohamed muumi, all his dress everything he wears I use to see with grandbpa his room ,in 1977 my grandpa his age was 125years. He was talking lost his grandma . The igaal and nife even my father used so that man he is my

    • @faallomedia850
      @faallomedia850 8 หลายเดือนก่อน

      Dabcan geesood buu la dhashay sidaa ku wadid,ee xog intaas dhaafsiisan ma haysaa?

  • @phprince5153
    @phprince5153 8 หลายเดือนก่อน +2

    It is realy, unfortunately , according to the current political situation in Somalia, some countries would love to deny the factual history of the people of the Horn of Africa... in particular, the history of the Somali sultanate used to rule some parts of the present Arabia !

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 8 หลายเดือนก่อน

      Nobody is denying anything, it's only Somali are killing eachother, unfortunately they all work for Ethiopia

    • @kingsiddiq4153
      @kingsiddiq4153 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@AtlasAtlas-r6sThere’s lot hidden interest in Somalia 🇸🇴 from its neighbors that are enemies!!!

  • @MacalinCnur
    @MacalinCnur 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xanaaney dadkii diinta gaadhsiiyey Malaysia iyo induniisya waxay ahaayeen boqortooyadii ajuuraan ganacsato ka mida maxaa ka jira

  • @chouebmohamedoufane1434
    @chouebmohamedoufane1434 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hanan gabadhayad tahniyad gudoon .kadib walalal sidaan fila ninkan wa Soomaali. Mid see golxadka baan shikii ka qabaa Canfarta iguna dhaqankoog waa kamid sameeskisu kooga ayu ila eegyahay. Walaahu aclam

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 8 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa xabibti.

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 8 หลายเดือนก่อน

    Waa.soomaali.saxa.wayna.joogeen.somaalidu.shan.qarni.in.gaadhaysa

  • @rumanfarah2399
    @rumanfarah2399 8 หลายเดือนก่อน

    Wll walaguwaye biloyinka you tube ❤ welcome

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso ina adr shaqo wcn ayaad u heysa Somalia 🇸🇴

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 หลายเดือนก่อน

    Soomaali Maaha Nin kani waa
    Carab reer Cuman ama Yaman

  • @King_Punt
    @King_Punt 8 หลายเดือนก่อน +1

    That guy look like me and my sibling

  • @rayisbajba7500
    @rayisbajba7500 8 หลายเดือนก่อน

    ارجعي في تاريخ الشحر الدي دافع شحر من البرتغال هم من ابنا الشحر مقابرهم موجودة وهم سبعة شهداء من أبناء الشحر وفي كتب كتيره تتحدث عن الواقعة ❤

  • @AbdiAalen
    @AbdiAalen 8 หลายเดือนก่อน

    Ya Hanan sheekada kulan Hargeisa ayan uu bahan inaad iga sheekayse

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 7 หลายเดือนก่อน

    Wallahi carabta wey dhagdhag badanyihiin.

  • @Hooyomacan93
    @Hooyomacan93 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiAhmed-l6x
    @CabdiAhmed-l6x 3 หลายเดือนก่อน

    Sawirkani wa asal somali dhalada
    Maxa carab ka rabta

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 8 หลายเดือนก่อน

    Waan ka qaadnay abaayo

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan waa wadaniyad dhab ah meesha halaga qaado 3M kabadan u qalanta

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 8 หลายเดือนก่อน +2

    Reerkan xukuma emaaraatka waxan umalaynaya inaysan carab ahayn waayo siday isugu qabsan karaan sawiradoodi hore waaba dad is baadhaya

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaasu nin reer Sheekh Isaxaaq ah.

  • @abdirashidmohamed6993
    @abdirashidmohamed6993 8 หลายเดือนก่อน

    Wa somali caadi ah

  • @akisheharara
    @akisheharara 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaashay carrabtaa iyagoo dhan 1971 ayay waddan noqdeen ka hor waxay ka tirsanaayeen Yaman, oo haddeer waxay rabaan in ay samaystaan taariikh soo jiraan ah, mar baa waxaa jirtay in ay yiraahdeen faraaciinta anagay ahaayeen, marka lama yaabaayo

  • @maguled
    @maguled 8 หลายเดือนก่อน

    Xanaaneey walaal toorida Soomaalida waxaa la yiraahdaa "golxob" ee maaha "qolxad" aan halkaa kuu yara saxee (but maybe in a different lahjad). However waan kugu raacsan ahay way is diidsiinayaan madaxda Imaaraadku in dhiig Soomaaliyeed ku jiro. Arrintaan oo kale 80kii baan maqlay in Sheekh Saayid (A.u.n) uu wax ka ogaa. WalLaahu yaclam.

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 8 หลายเดือนก่อน

    Allah Ayaa runata og lkn Ninkan markuu kusoo eegayo waaba Somali Somalidu Diinbay udoonan jireen أرض الحجاز Tanany ninmankan badrolka losobixin mayna kadhamaan jirin dhulkaa

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 8 หลายเดือนก่อน

    At 5:35 that man looks like the former president of Somalia, Abdi qasim Salaad Hassan.

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo runtii taariikh wayn ah ayaad ku leedahay oo cidna ha baryin taas.adiga iyo dhoor qof ayaa ka mid ah dadka runtii si fiican ugu waramo soomaalia

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxad radisaan somaliyey markanu 1960 kii xonimada qadaninay ee dadkii Wagaas joogaya xamar” isu soo bixii qodba
    uu ka jedinayey alle ha’raxmadee madax Wayne Adan abdalla osman.
    Waxad ka dhex arkaysaan dadbadan oo qabo khamiis cimamad iyo cigaal wana dadbadan hadaba Abayo xanaan waa runtaa “

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 8 หลายเดือนก่อน

    Zoomalidu wixii u eegba way sheegtaan. 😂😂😂😂

  • @haboon180
    @haboon180 8 หลายเดือนก่อน

    Dadkan maanta carabta la yidhaa, ma aha original Arabic people. Asalkoodu waa Persian, Turkish, Kurdish, Albanian, Armenian, Slavic iyo majority of eastern Roman Empire. Asalka carabta waa dad madaw. Umayyad Empire dhaman dad madaw ayey ahaayeen waana la xasuuqsy. Waxa radkoodi ku dambeeyey Andalusia Spain. Sheekh Isaxaq waa Duriyada Nebiga ( CSW). Waxa maanta carabta la yidhaa, waxay qaateen afkii, magacyadii, iyo diinti.. Iyagu waa og yihiin cida ay yihiin. Inaka ayaanu waxba ogayn.

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhh adogu macalimad maa thy xog bdn ayaan kaa faiiday oo aanan fahmi jirin marka lasharxo

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 8 หลายเดือนก่อน

    Walashay ninkasi waa somali

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan ha la taageero taariikhada somalida aad bay u ilaalisaa

  • @alimuse5613
    @alimuse5613 2 หลายเดือนก่อน +1

    هذا الرجل شكلاً صومالي بدون منازع الصومالي من أهل سواحل البحر الاحمر كانوا بحارة في القرن ١٨ ١٩وما بعدها ويقلدون اللبس حيث يتواجدون في هذه الحالة ،اما العقال هذا النوع هو من البحرين و عندما يأتون إلى مدينة المعلا في عدن وهم في هذا الزي الغريب في عدن و الصومال في الخمسينات و الستينات،في دالك الزمان لا تعرف الخليج إلا البحرين و البصرة وبندرعباس لاستيراد التمور و تبادل اللوبان و البخور معهم والله اعلم