Iska ilaali wax yaalaha lacabo sida protein ka laqasto.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @ApdiKaniOsman
    @ApdiKaniOsman 8 ปีที่แล้ว

    Thanks bro my Allah bless you always 👍💯

  • @yorobawilvcfffccfgut9154
    @yorobawilvcfffccfgut9154 8 ปีที่แล้ว

    asc wll waxaan rabaa in aad icaawisid miisaankaygaa badan maxaan samayn karaa?? Waal ii soo jawaab

  • @a.kariimmoe2387
    @a.kariimmoe2387 6 ปีที่แล้ว +1

    adi lee ma dhahayo yan lacabin hadana adigo qasanayo an dawaday iyo crtn so mel halagu raco

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 8 ปีที่แล้ว

    sxb sare marka waan ku salaamay sln kadib waxaan ku weydinayaa wax fikir ah hadaa ka heyso syntha6 iyo Extend supplements igu caawi thanks bro

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 6 ปีที่แล้ว

    Well done brother it's the best

  • @abdiqadir5484
    @abdiqadir5484 6 ปีที่แล้ว

    Wahad santahay su aashaa qabo qofka xasasiyada qabo burutinka ma cunikaro maxaan sameeyaa

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 ปีที่แล้ว

    sxb plz xagee kala soo xiriira waxa i heysato mushkilada miisan dhimis ah

  • @mohance7635
    @mohance7635 5 ปีที่แล้ว

    Sabab noosheeg nh

  • @issackaden9865
    @issackaden9865 6 ปีที่แล้ว

    Sxp waxa no sheekta jiimka hadii la joojiyo dhinatadoo leeyahay thanks

  • @mahamedburale5119
    @mahamedburale5119 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว

    zhp protin miyaaa laga Hela Bodherka jidh ma iiyelaya caato ayaaan izka ahaye

  • @mudalibwaxkale3168
    @mudalibwaxkale3168 6 ปีที่แล้ว

    asc sxb been masheegin =dadga_waxay radiyaan waxay =waxa kahelenini mahadsanid

  • @boqoradacida8801
    @boqoradacida8801 6 ปีที่แล้ว

    sxbow wax lagu cayilo nosogali ama teeedka naga xiran cayilna waa rabna xalkeen

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waasidaad tir👏💪💪

  • @Fit_lefty
    @Fit_lefty 7 ปีที่แล้ว +4

    what about serious mass bro

  • @mahbubjaqanaf3674
    @mahbubjaqanaf3674 5 ปีที่แล้ว

    Whey laftirkeeda zee lo izticmaala zxb wxa ka taqaan ishg

  • @michealoza586
    @michealoza586 6 ปีที่แล้ว +1

    bro one quesion i need your tell me personal used gym GALMO ma sameyn kara iisheek

    • @cabdisalam1251
      @cabdisalam1251 6 ปีที่แล้ว

      MICHEAL OZA BIIZA haa lkn ha iskubadinin sxb isbuuci halmar ogu badnaan isbucii labo jeer

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 5 ปีที่แล้ว +1

      Ha murquu yelanaya

  • @duhulvlogs8183
    @duhulvlogs8183 7 ปีที่แล้ว

    macalimuu protein whey waa caadi soo maahan oo waa LA isticmaali karaa

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว

    zhp markaa sidaan Feedho waa wYn uyeeelan kara

  • @mohamedabdiqadir8885
    @mohamedabdiqadir8885 8 ปีที่แล้ว

    asc sxp waxa raba i nan bilabo ka niniga lacuno oo la dagalamayo baruuta oo uu badalayo energy so sidas waxa iga sheeka sxp

  • @abuukarmohamed4794
    @abuukarmohamed4794 3 ปีที่แล้ว

    Wadan kii ayaan joo gaa waxaan rabaa in aandhimo miizaankeeyga sida ugu fudud ii sheeg 74 hada

  • @lastking246
    @lastking246 8 ปีที่แล้ว

    Great video

  • @najibfanay2034
    @najibfanay2034 5 ปีที่แล้ว

    Protein kee oo gu wanagsan

  • @abdalahassan6418
    @abdalahassan6418 8 ปีที่แล้ว

    asc cabdiwahab bro sln sare mudo kadib ayan dib kuugu soo laabtay. bro ahlu kubad ayan ahay mudo dhowr sano eh 50kilo ma dhaafin ee ii sheeg protein aan ku kordhiyo kiilowga bro waad mahadsan tahay

  • @jirdechannel4412
    @jirdechannel4412 5 ปีที่แล้ว +1

    Da;da 17 jirka ah ayan ahaY dadku waxayleeyihiin birta Hadi aad qaado dhererka jidhkagu wuu istagaya plz iNaD ka soo hadashO ayan donaya zxp wana suaashii ugu horaysay aan ku waydiiyo go forward pro I van you

  • @lastman550
    @lastman550 8 ปีที่แล้ว

    qof Cato hadan ahay maxa ugu LA talin lahed waxan rawa inan isbadal sameyo

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 7 ปีที่แล้ว

    Thanks zxp madaxbaatay wlhi

  • @xasansharif1738
    @xasansharif1738 4 ปีที่แล้ว

    Wll hilibka geela jirdhis makahelaya

  • @farxanxidig9068
    @farxanxidig9068 6 ปีที่แล้ว +4

    sxb waxaad noosoo galisaa hadii la joojiyo jiimka dhibaatada kaaga imanaysaa

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 5 ปีที่แล้ว +1

      Dhibata kagama imaneso wll gym wax wyn miya modaa

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 5 ปีที่แล้ว

    Waraa xagee joogtaa waa iga bad badisay

  • @wllpreem7051
    @wllpreem7051 6 ปีที่แล้ว

    Sxb gym ka natur sidooyahay ayaanrabnaa inaan aragno plz

  • @mohammedrasto6896
    @mohammedrasto6896 8 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwahab wllo MCN wxn rabaa soda lodhiso xabadka

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 8 ปีที่แล้ว

    thanks sxb sare

  • @zinuushmohamed3981
    @zinuushmohamed3981 5 ปีที่แล้ว

    abowe dumarka ma isticmaali karaan protiinka nooca aan isku cayilinkaro nosheeg kaso jwb

  • @MOHAMED0010
    @MOHAMED0010 8 ปีที่แล้ว

    waxaa kaa barayaya inaad si nokhso leh iiga soo jawaabtid

    • @khaliilmuuse3903
      @khaliilmuuse3903 5 ปีที่แล้ว

      Sxb bilow jym da maku xirna lkiin wixii awoo daada qaad

  • @abdilahiqaliiroinacali8549
    @abdilahiqaliiroinacali8549 6 ปีที่แล้ว +3

    Bro Gym ayaan mudo hada 5 bilood aan dheela waan is badalay kistoo yar feero waaweyn waan yeeshay lkn Gym ka protinga aan u cuni lahaa aa iga dhiman plz maxaa waaye ii sheg si uu kilooyo badan aan iskugu soo kordhiyo aan raba bro uu jidhkeygu u weynaado jawaabta adaan ka raba bro asc

    • @cabdisalam1251
      @cabdisalam1251 6 ปีที่แล้ว

      Abdilahi Qaliiro Ina Cali ana ilaa 2 sano citaaro waxan joga austria masha alkah waan isbadalay marka protein hadad rabto tag mesha lagu iibiyo waxaan aqrisa proteinkasta waxaadna fiiri inta fett ay ledahay haday fett ledahay waa hubaal waxba kugu darman hadaysan laheen iskadhaaf raafi mida fettka leh

    • @abdilahiqaliiroinacali8549
      @abdilahiqaliiroinacali8549 6 ปีที่แล้ว

      Thnk bro

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 7 ปีที่แล้ว

    asc www waxan rabaa in aan kuu wediyuu
    brother anigu kg waa 86 waxan dhigtaa jim markn birahaa qadayuu waan dala gacmaha ama lafaha ayii xanunan is ticmala 90mins ayan ku daxjiraa jimka
    maxad ii go talin lehid an is ticmalayaa sida gravita misi proten ii ga soo jwb thnka

    • @feysalnimbuzz3087
      @feysalnimbuzz3087 7 ปีที่แล้ว

      Jirde Mohamed kkkk waa jiran tahay lafaha ayaa ku xanunaya mana u adkeysan karaa biraha culus marka hore lafahada daawey ka rib jgm tag waa wax ani igu dhacay aqoona wan u leyahay

  • @caaqilcabdullahi6220
    @caaqilcabdullahi6220 8 ปีที่แล้ว

    Sxb inta badan hilibka waan iska riday waxaan rabaa waxyar inaan is adkeeyo adoo mahadsan imisa maalin ayaan isku adkeen karaa adeek oo siman camal

  • @blingboy8319
    @blingboy8319 6 ปีที่แล้ว

    Walal 15 aya jira protein MA Cani kara

  • @asmamacalin8416
    @asmamacalin8416 5 ปีที่แล้ว

    Runta aya ka hadashay

  • @king-neymar3281
    @king-neymar3281 4 ปีที่แล้ว

    Sxb wxan raba in an GM bilawo ma i cawin karta

  • @cabdiwahabhussien3103
    @cabdiwahabhussien3103 3 ปีที่แล้ว

    Sxp

  • @MOHAMED0010
    @MOHAMED0010 8 ปีที่แล้ว +11

    boowe anigoo wiil yar ah birta maaqai karaa

  • @ismailibrahim9676
    @ismailibrahim9676 6 ปีที่แล้ว

    Pro aniga india joga,a marka,jym na mardhow aabilaabe 5days an wadaa marka waxa ugu haboon ee laiga bahan yahay

  • @ruqiyyamohamed5060
    @ruqiyyamohamed5060 6 ปีที่แล้ว

    Canaha larii bawar maxay taraan

  • @hassanadam9175
    @hassanadam9175 7 ปีที่แล้ว +1

    ASC
    BRO waxaad igu caawisaa sidee miisaankeyga kor ugu qaadaa

    • @walwaal3533
      @walwaal3533 7 ปีที่แล้ว

      Hassan Adam Uudey Wll Aniga ayaa kuu sheegya hadaad qurbaha joogtid jeesta geeda looyaqaan badso ama hilibka pizzada hanbergarka yacni iska key fahan waxay ilatahay cuntooyinka kuwa misaanka koriya ad garaneysid mihiimadu waxay tahay markaad cuntid ku seexo ama ku fadhiiso ama ku naso

    • @wiilhoog9153
      @wiilhoog9153 7 ปีที่แล้ว

      *Gulled Simba jeesta maxaa kawadaa bro*

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296
    @samiirtiitaanimohbiixi8296 8 ปีที่แล้ว

    magacii ka ugu fican prtnka

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 7 ปีที่แล้ว

    Boorashka kawaran mass gainer miyaa

  • @mohamedali-fm4gz
    @mohamedali-fm4gz 6 ปีที่แล้ว

    mahad

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 ปีที่แล้ว +1

    sxb gmail.kaga isheeg

  • @abdikarimali2550
    @abdikarimali2550 8 ปีที่แล้ว +1

    protein ka maxalaal baa walal

    • @majidhochannel4820
      @majidhochannel4820 6 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Ali loloz haa wll waa qamadi boorash waxas oo laisku darey

    • @sultanali4978
      @sultanali4978 6 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Ali waa xalaal wll

    • @somalivevo4810
      @somalivevo4810 6 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Ali 😂😂😂😂 halal aa

  • @ahmetsheelare2696
    @ahmetsheelare2696 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sxb waan kugu fanaa meshaas kasii wad hana kacajizin plz

  • @aswaanhappy8153
    @aswaanhappy8153 8 ปีที่แล้ว

    aboowe yacni micnahaga Proteinka malagu naxa
    aniga Po aan dhisaye wax yalaha ugu fcn ilaso socodsii nh

  • @shareychannel402
    @shareychannel402 6 ปีที่แล้ว

    Sxp savage kawarn taas waxaa isticmaalo Kai Greene

  • @sucaadhassanyusuf8861
    @sucaadhassanyusuf8861 6 ปีที่แล้ว

    abdiwaahid Waxan rabaa in aan naaxo cunta badan maqadan karo ila tali

  • @hanadfidysilvahussein3739
    @hanadfidysilvahussein3739 8 ปีที่แล้ว +1

    tks bro

  • @abdalahassan6418
    @abdalahassan6418 8 ปีที่แล้ว

    bro meel gooni eh aan kaala xariiro isii sida fb

  • @salmaadan8447
    @salmaadan8447 8 ปีที่แล้ว

    asc walakis wlhi man istcmalin waligey lkn wll aniga waxa Dhib igu haya xadii aan bariska ama rotiga ama bastada, miskanta waa u istaga o wax iga dhacayo😟 maleh ayantii aan jojiyaya ila 11 kg aya iga dhacay lkn waligey la antod man nolana😢😢

    • @abdiwahabfitness5647
      @abdiwahabfitness5647  8 ปีที่แล้ว +1

      May walal qayaas yar cun orodka aa sameenesid kordhin

    • @salmaadan8447
      @salmaadan8447 8 ปีที่แล้ว

      wll mahadsanid

    • @hanihudaaa8635
      @hanihudaaa8635 8 ปีที่แล้ว

      creatine murugyada xanuunka ma u fiican yahay

    • @mustafeqorane5078
      @mustafeqorane5078 8 ปีที่แล้ว

      Asc bro waxad ka warantaa kaninka amino acid ama amino beef ? Wa mahadsantahay sxb

  • @rayaanjey2917
    @rayaanjey2917 7 ปีที่แล้ว +5

    sxp kan aa hada shegeyso ee aa tijabisay magacisa ma i shegi karta ugas wan dhisanahay balse hilib yar aya iga maqan cunta fcna ma qato

    • @feysalnimbuzz3087
      @feysalnimbuzz3087 7 ปีที่แล้ว +2

      Rayaan Jey whey protien google ku qor ka dib picture ayuu ku soo saarayaa screenshort ka qaado meelaha laga helo protien wad ka arkeysaa waana laga gaareyso 55$ cml

    • @shareychannel402
      @shareychannel402 6 ปีที่แล้ว

      Rayaan Jey
      Sxp gmy wali Maku jirtaa

  • @ibrahimahmed6031
    @ibrahimahmed6031 6 ปีที่แล้ว

    Abdiwahab bro ciwankaga isi
    Ama whats upkaga

  • @munohussein5575
    @munohussein5575 6 ปีที่แล้ว

    wax aan ku cayila raba isheg cata ahay plz iso qor

    • @cmcofficial2166
      @cmcofficial2166 6 ปีที่แล้ว

      Muno Hussein #herblif caaba bro

    • @haniqueen5124
      @haniqueen5124 6 ปีที่แล้ว

      King Style wll ani xataa waan ubaahnaa herballife daa intee laga helaa?

    • @aamiinofficial6401
      @aamiinofficial6401 5 ปีที่แล้ว

      @ka fa'iideyo Raxmed *hhhhh adaa wax khaldan usheegaya Adaa kacelinaya😂😂😂*

  • @feisalkadiye8728
    @feisalkadiye8728 7 ปีที่แล้ว

    sxb midka ugu qatarsan

  • @nasronasrobbe1405
    @nasronasrobbe1405 8 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin674 6 ปีที่แล้ว

    Masuul Facebook gaaaga noosooqor🙏🏼 su aalo rabaaaa inaaan ku waydiiyo mahaddanid

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 ปีที่แล้ว

    hada waxaan heystaa whey protein inaa is ticmaalo aan rabaa

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 6 ปีที่แล้ว

    it's little bit harm all protein

  • @MuhammadAmin-so7gu
    @MuhammadAmin-so7gu 8 ปีที่แล้ว

    thanks bro lkn kawaran (serious mass) mida ladhoho

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 8 ปีที่แล้ว

      serious mass waxaa isticmaali karo bro dadka isku darayo kiilooying qof cayilan kuma fiicna oo ma iscticmaali karo

    • @nuuryuusuf9823
      @nuuryuusuf9823 8 ปีที่แล้ว +2

      serious mass means Mass gainer waana uu ka hadlay.

  • @yawga5906
    @yawga5906 7 ปีที่แล้ว

    Hhhhh niyoow boo ratiinka waa lagu balqaa bees anaa tijaabiyay basadaa dhaanta iyo boorashka

  • @wiilingfuture5189
    @wiilingfuture5189 7 ปีที่แล้ว

    sxb gesibad tahay

  • @engqoryooley6265
    @engqoryooley6265 8 ปีที่แล้ว

    protein lasameyey natural maha wan kugu racsanahay sxb dhalinyarta ha iska ilaaliyan

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 ปีที่แล้ว

    sxb whey ptotein ma is ka dhafa hada

    • @official7456
      @official7456 6 ปีที่แล้ว

      will ka cida cajin ka dhiblowga ah zhpow whey protien wax makaa badashau

  • @ahmedmuna9575
    @ahmedmuna9575 6 ปีที่แล้ว

    So adiga isticmaala wall adiga so adiga malin dhaweed na tusayey

  • @abdulahialasow5595
    @abdulahialasow5595 8 ปีที่แล้ว

    Sxb Hadda Aniga jiim waqti uma haayo waan mashquulsanahay waxaan ku mashquulsahay waxbarasho iyo shaqo xooga calool aan saas u weeyn neen waan lee yahay oo hadaan ka aamuusa waa ay sii weynaay neesaa inta aan jiim waqti ugu heelaayo waxaan rabay in aan sii isticmaalo FAT Killer Marka FAT Killer kee ugu Fiican aad igu la talin la heed

  • @samircadeyabdulla749
    @samircadeyabdulla749 6 ปีที่แล้ว

    walla. adiga. sihaam. 80

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 ปีที่แล้ว

    faceboook ga ciwaaan kisa isheeg meel aan kala soo xariiro

  • @wadanifitness8277
    @wadanifitness8277 6 ปีที่แล้ว

    i love steriod

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 7 ปีที่แล้ว

    asc www waxan rabaa in aan kuu wediyuu
    brother anigu kg waa 86 waxan dhigtaa jim markn birahaa qadayuu waan dala gacmaha ama lafaha ayii xanunan is ticmala 90mins ayan ku daxjiraa jimka
    maxad ii go talin lehid an is ticmalayaa sida gravita misi proten ii ga soo jwb thnka

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 8 ปีที่แล้ว

    thanks sxb sare