dumarku ragga cas cas iyo ku madoow kee jecelyihiin 🤣🤣❓ kkk qosolki aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 669

  • @mudanahamarwada4527
    @mudanahamarwada4527 3 ปีที่แล้ว +663

    Hadaan madowga nahy waan isku qanacsanhy inta madow liketa😂😂

    • @kamaheelomuraanka697
      @kamaheelomuraanka697 3 ปีที่แล้ว +9

      😅😅😅 war waxbey iskalaldey ee nin cas oodhan kaquuso weeyan waayo nacas buu noqdaa ba layidhii😅😅 ninka xooga uumadawna kuuga narta uuda balse kadhexe Ayaa lagu qaaty😅😅

    • @user-cq1dm9eu9v
      @user-cq1dm9eu9v 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaheelomuraanka697 wllaley hanagu qafin haddan nhy teamka cas cas

    • @kamaheelomuraanka697
      @kamaheelomuraanka697 3 ปีที่แล้ว

      @@user-cq1dm9eu9v
      😅😅 subxaan ha hawsaan dumar oodhan nio isasoo madobe
      War waa kaftan ee isasii cade nio doqon iyo hapeen ba madoowe

    • @user-cq1dm9eu9v
      @user-cq1dm9eu9v 3 ปีที่แล้ว

      @@kamaheelomuraanka697 kkkkk dumarkii odhan meelbay nooga soo jeesteen yaa noo maqan markaa

    • @kamaheelomuraanka697
      @kamaheelomuraanka697 3 ปีที่แล้ว

      @@user-cq1dm9eu9v
      Teamka iscadeeya Ayaa idin maqan ee hawar wariin Apti mal mihii wacna weysoo soc daane😅👍

  • @maxamedbaashe2162
    @maxamedbaashe2162 3 ปีที่แล้ว +458

    Ilaahay baan kugu dhaarshaye
    Wllo waadiga comentiyga akhrinaye
    Liketa hayla dhaaafin wllo

    • @ahmedshaafi6550
      @ahmedshaafi6550 3 ปีที่แล้ว +1

      Dawarsade bac soo qaado

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 3 ปีที่แล้ว

      wuu saarnay ee lkn dadka dawarsigaaga haku xujayn

  • @zahadabdirahman8908
    @zahadabdirahman8908 3 ปีที่แล้ว +182

    wll nabiga halagu saliYo (scw scw scw scw)🙏

  • @zakariyaali1817
    @zakariyaali1817 3 ปีที่แล้ว +152

    Team madaw ismuujiya cadaanka hay jabinina like 😂😂

  • @abdirahimdj2600
    @abdirahimdj2600 3 ปีที่แล้ว +203

    Inta madow sida ani cml like iisaara wxii madow caawa safiican ujiifta😂😂😂

    • @kingrtvlog6516
      @kingrtvlog6516 3 ปีที่แล้ว

      2021 wilasha madow suqaa yelanay 😂😂😂

  • @fatiabdi7784
    @fatiabdi7784 3 ปีที่แล้ว +66

    Wiilkasta oo madow waa aniga wllky Viva black boys😘😘😘😘

    • @rich2348
      @rich2348 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkk kan cadna adaaqaba miyaa

  • @Hothoo
    @Hothoo 3 ปีที่แล้ว +125

    Hablaha burco qosol wacana oo xishood badana masha Allah Alle haydiin sharfo hablahaygi from hargeisa😍

    • @hipaapdirahmaan8705
      @hipaapdirahmaan8705 3 ปีที่แล้ว +2

      Alleh Haku sharfo xppti adigan ♥️🙏🏻💕

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว

      Aad waa hablo ixtiraam badan diintuna ka muuqato aadbaan idin salamayaa inkastoo ree hargaysa aan ahay .

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Dumarja waa horaan ugooday ragga maarinkay jecelyihiin sababtoo ah waa dagan yahay

    • @user-or5bp1cx7w
      @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely MashaAllah 👍👍💓

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj 5 หลายเดือนก่อน

      Waa inti ayana oromo noqon 😂😂😂

  • @hanadaauud7259
    @hanadaauud7259 3 ปีที่แล้ว +106

    Aniga oo ah reer hargeysa ah nin madoow 😍😍

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 3 ปีที่แล้ว +7

      From jigjiga nin. Modoow nin walba oo madoow oo muslima waa wlky🤩🤩

    • @ismojordalpa2117
      @ismojordalpa2117 3 ปีที่แล้ว +4

      AfhaYenka Madawga WkusalamYna😃😃❤

    • @xamsebuzeed327
      @xamsebuzeed327 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga oo jooga jabuuti nin caz🤣🤣

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      @@waxgarad6646 war nadow iyo cadaan waa walaleheen hhhhhhh

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 ปีที่แล้ว +71

    Nin madow lives matter like me 😭😭🤣🤣🤣🤣

  • @booblyrics647
    @booblyrics647 3 ปีที่แล้ว +43

    Cad cadkii meeYaY madawGiibaa qariYaY inTa madaw likE saara😂

  • @darmaanyare5638
    @darmaanyare5638 3 ปีที่แล้ว +17

    Haduuu madow karti leyahay africa hormarinlahayd iga gadhisiya hablehena

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 3 ปีที่แล้ว

      Meesha ey dumarka ka hadlayaan iyo meeshaa la aaday isma laha walee , dumarka ayaga dhankaa sariirta uun bey ka eegayaan , ragga madow miyey kaga wacanyihiin ragga cas cas dhankaa sariirta????

  • @truetourismsomali5935
    @truetourismsomali5935 3 ปีที่แล้ว +31

    Black man's ismuujiya🙏♥️

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 3 ปีที่แล้ว +31

    Anigo reer burco ah madowga waa nin raggeed 💪💪💪

  • @hindamaxamed6528
    @hindamaxamed6528 3 ปีที่แล้ว +16

    AllyleHe haplihii way la heleen innmada madaw mzha allH tageeraa ragga madaw❤❤💪💪💪💪

  • @thequranonlinecoursesinstu1975
    @thequranonlinecoursesinstu1975 3 ปีที่แล้ว +64

    Team nin madaw is muujiya😂😂😂

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale 3 ปีที่แล้ว +21

    Dumarku inay isu roonyihiin wxd ku garanysaa ragii madobaa ayay dorteed, gabdhaha dooratayna wxy isku raaceen inuu raganimo leeyahay😂

  • @zaakirofficiall5822
    @zaakirofficiall5822 3 ปีที่แล้ว +25

    Madowgu Ha Noolaado💪💪💯💯

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 2 ปีที่แล้ว +10

    Hablaha soomaalida layaabay
    Wey iscadaynayaan iyagoo raadinaya cadaan...
    Misana waxay doonayaan nin madow
    Yaabay anigu 😁😂😂

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb8407 3 ปีที่แล้ว +11

    Team casaanka is muujiya
    Bal 😂👍😁

    • @khubaibmohamed7655
      @khubaibmohamed7655 3 ปีที่แล้ว +1

      waar maxay nagu sheegteen Talow yaab walaahi😂

  • @nadarmahat9961
    @nadarmahat9961 3 ปีที่แล้ว +27

    Waar AniGu casaanka wataa nin madow Layma tuso caLashaan ciyaaLka mustaqbaLkooda😂🥰

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +7

    inta madow gacanta ii taga nacalaa shaydan ku yalle nin wa nin madowwe 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👊👊👋👋👋👋👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @argsan3782
    @argsan3782 3 ปีที่แล้ว +16

    Aniga my husband is madow from Burco aniga caadan from buhodle and I love him so much

    • @maxamedilkacase5365
      @maxamedilkacase5365 2 ปีที่แล้ว +1

      Poqortonya is heshay ale hadin dhawro

    • @yuusufgashanle
      @yuusufgashanle 2 ปีที่แล้ว

      Walal adigu OROMO MIYAAD TAHAY? WAA MAXAY WAXA KUGU KALIFAY IN AAD KU HADASHO AFKA QALAAS INSTEAD OF TO SPEAK YOUR MOTHER'S LANGUAGE DO NOT USE OTHER LANGUAGES

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 3 ปีที่แล้ว +18

    Sakeriye Jakarta the best TH-camr of somaliland

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว +23

    Kulahaa kowbuu kaaga siin naagtaa haley Waco wey iga cilmi badantee😅😅

  • @amhanymohamed7954
    @amhanymohamed7954 3 ปีที่แล้ว +21

    Istaqfuru allh ragii casaa ayaa meel lagaga dhacay 😹😹

    • @khubaibmohamed7655
      @khubaibmohamed7655 3 ปีที่แล้ว +3

      Talaw Maxay ku arkeen😂😂 wlhi wan ku qoslay midabka qofku kuma xidhna fikirka iyo shakhsiyada qofka

    • @amhanymohamed7954
      @amhanymohamed7954 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khubaibmohamed7655 waxba kumay arage waa somaliyoo mimarigoda yaroo waxay maqlaan ayay ku dhagaa qofbay ka maqleen sidiibay ugu dhagsan yihiin

    • @khubaibmohamed7655
      @khubaibmohamed7655 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amhanymohamed7954 waa sidaa aad sheegtay wlhi mid waliba waxay lahayd horaa loo idhi

    • @muniiroah6013
      @muniiroah6013 3 ปีที่แล้ว +3

      Gabdhaha reer burco waxaa lagu borogram gareeyey ninka madow baa karti badan. Nin madow haduu kan cad ka kartibadan yahay African ka madow ayaa meel ku gaari lahaa waayaga gaajada iyo cudurku dhameeyey oo ninka cad tuugsanayee.

    • @yahyejabjacayl5502
      @yahyejabjacayl5502 3 ปีที่แล้ว

      War warbaa nahelay amhaney gabdhaha raga madow maxay tuseen

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 3 ปีที่แล้ว +19

    Kuwa Cas Cas Baan ahay❤🤣

  • @najibph208
    @najibph208 3 ปีที่แล้ว +25

    Nin Haka HaDo nin modow♥️😘
    I like black man special Wiilshayda zomali🤩😁

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadad nin madow kolpa guursanayso maxd isla cadayni😂

    • @najibph208
      @najibph208 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedzidiiq7969 bacaac Qarar baa ku haya deeh niciida nagal taga laGu ma rabe😏😏

    • @najibph208
      @najibph208 3 ปีที่แล้ว

      @Aisho Hussain Farah is qorqor badan naa habr yhy caml yeelo Noga bax reply daah😏😏😏

    • @hamzik2255
      @hamzik2255 3 ปีที่แล้ว

      Hada ma kan kala marykana😂nyw dadkan caqligooga ka yaabay.

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 3 ปีที่แล้ว

      @@najibph208 Laguma rabo kulaha ooma nag pad imoodi lasoo doonanyo 4 wx ka yaraba guursan maayo wlhi apti aniga ikhtiyaarka leh hadan dono sida dharkan isaga badalaya naag bad wx weyn nooga dhigi😂

  • @haarunhirka7713
    @haarunhirka7713 3 ปีที่แล้ว +10

    Ninka cad waxay uga cararayn waxa weye naag kale iney ku qabsatey ka baqaya saan hadalkoda ka dareemay midan cidna firineyn bay rabaan ay qol ku xirtan🤣🤣🤣

    • @cwaduudmarcos6483
      @cwaduudmarcos6483 2 ปีที่แล้ว +1

      ▶️👍▶️👍👍▶️👍👍▶️👍▶️👍▶️👍▶️👍

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 3 ปีที่แล้ว +2

    Africaba waa madoow maxaa aduunka ka reebay hadii madoow karti leeyahay. Maarinkan tageera lkn anigu

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 9 หลายเดือนก่อน

      Fikrad maangaabnimo lee ahaa

  • @zakariaahmett3452
    @zakariaahmett3452 3 ปีที่แล้ว +13

    Midpaka qofku ma tiLmaamo zhaQaziYaDa qofka 😂😂😂

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 3 ปีที่แล้ว +21

    Gabdhuhu mxy ku arken wiilasha madow hhh inta ila fahantay like iyo subscribe isara

    • @nastexocabdi695
      @nastexocabdi695 3 ปีที่แล้ว

      Raganimo io caqli

    • @yahyejabjacayl5502
      @yahyejabjacayl5502 3 ปีที่แล้ว

      Dirisloow gabdhaha mxad tusteen isheeg nio

    • @mahamedjama7605
      @mahamedjama7605 3 ปีที่แล้ว

      @@nastexocabdi695 malaha midaas ilaahaybaa bixiyre midab kuma xidhna kkk

    • @nastexocabdi695
      @nastexocabdi695 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedjama7605 tasan been aheyn wllkey

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 ปีที่แล้ว +11

    Casaan iyo madow wa calafku ku siiyo ilahay khyr hnaga siiyo midu calaf globa

  • @ciiltireofficial1585
    @ciiltireofficial1585 3 ปีที่แล้ว +13

    Casanku Shop kuu Yala lkn Ninka Madaw MayaL0 yaa igu Racsan😅

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 3 ปีที่แล้ว +1

      madawguba miigu yaala 40 cisho tapliiq ubax pal😂

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +11

    **WALAL MCN ALALAH DARTIISA IGU SOO BOOQO ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY WAXA LAGA YABAA INUU AALLAH KAA FARXIYO BLZ WLL MCN😭🙏😭

  • @mohamedmilano772
    @mohamedmilano772 3 ปีที่แล้ว +6

    Shoow hablihiiba ragaa madmadoow baa nagu diray hadiiba salaantii nalaka qaadi waayey🤣

  • @zuhuurabdirashid5376
    @zuhuurabdirashid5376 3 ปีที่แล้ว +10

    Nin madow ayaa qurux badan ❤

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

      Keep going Hadab wa kan no😁🥰🤣

    • @xikmad7
      @xikmad7 2 ปีที่แล้ว

      Sax weeye Lkn qof walbo midabkii allah u dooray ayaa u quruxbadan.

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka na inamadu ama hacasado ama ha madobado qof waliba dabecadiisu wata .Anigu labadaba wan jeclahey ❤️💋🥀🍃👍

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +22

    One of the best performances ❤️

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 ปีที่แล้ว +7

    Ma dhuxushoo kalaa sakariye jakaarta other level 😂😂😂

  • @lifelessons3933
    @lifelessons3933 3 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi ragga cascasi waa wada naxariis raggamadow lkn waa qalbi adagyihiin wllhie

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      @Aisho Hussain Farah gabdhaha inuu madawga karti badan yahay ayey sheegeeneene! Midab maku xiran tahay kartida wllo!

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 3 ปีที่แล้ว +9

    Farqiga u dhaxeeeya
    Madowga iyo casaanka
    Qurux hadarabto
    × √
    Karti iyo qof nolasha Ku hura
    √. ×
    Nin shaqaysanaya
    √. ×
    Nin hadaf leh
    √. ×
    Nin AA wada Ku marikarto
    √. ×
    Ninka naftada anfacaya adaaa og

    • @darmaanyare5638
      @darmaanyare5638 3 ปีที่แล้ว +1

      Africa maxay hormar ugadhi wayday

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹😍😍😍habluhu waa gob madoowgey doorteen xaga ragu cadaan qiyaali jecel yihiin

  • @abdirahmanmustafaking6808
    @abdirahmanmustafaking6808 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaanu nahay Raga Cas waan kuqanacsanahay like 👍♥saara

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 2 ปีที่แล้ว +1

    aniga oo Reer Gaalkacyo ah joogana wadanka Bijimka
    nin Madowna ah waxaan halkaan ka salaamayaa Hablaha reer Burco dalaan kal iyo laab iga gudooma walaalayaaal'.

  • @ahmedshaafi6550
    @ahmedshaafi6550 3 ปีที่แล้ว +13

    Waa igashey maanta 😍😍

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka madoow aya is the best ah akiiid 💯💯💯

    • @apuumukhtaar8964
      @apuumukhtaar8964 4 หลายเดือนก่อน

      Doqon iyo hbn ayaa madow 😅😅😅

  • @shukrishacniahmed6520
    @shukrishacniahmed6520 3 ปีที่แล้ว +11

    Viva Raga Madoow 😂😍😍

  • @jimaleahmed8836
    @jimaleahmed8836 3 ปีที่แล้ว +5

    Ragga madow niyadda haloo dhisO😅

    • @shakaalccasiis2509
      @shakaalccasiis2509 3 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣🤣😂 ar hanaloo dhiso alaylehe

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 3 ปีที่แล้ว +3

    Hablihii hubqaadka lahaa ee togdheer raxmaanku hanookiin xafido my sisters ♥

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 ปีที่แล้ว +12

    Nin mariin ah balayaa madaw oo hadana cas🤣😁

  • @masoudkalil622
    @masoudkalil622 2 ปีที่แล้ว +4

    Oh my people, I love you, you are so funny

  • @mustafeqoraxofficial9364
    @mustafeqoraxofficial9364 3 ปีที่แล้ว +10

    viva Madow hhhh

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 5 หลายเดือนก่อน

    M.A lahjado reer burco wa quruxx 😍

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Walahay waa gabdho kuligood xishood ka muuqdo
    My dadkaygii nolol wacan ku noolaada from UsE

  • @cabdicasiisaadandirirgreen7816
    @cabdicasiisaadandirirgreen7816 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkii qoodhihiisu madow yahay love dhac ku sii💯😂🤲

  • @sagalhassan4313
    @sagalhassan4313 3 ปีที่แล้ว +7

    Nin madow 🥰😂raganimo wllhy

  • @Sacadyaash
    @Sacadyaash 3 ปีที่แล้ว +6

    Waar Ragii madowa Inay is Cadeeyan Dumarka uga wacan casaan Ayay Ku Wareegayan La Idin Dhufay Damarow🤣🤣🤣

  • @ayannaupdi7408
    @ayannaupdi7408 3 ปีที่แล้ว +3

    Anu nin aad ucadna
    Kama helo ku madowna kama helo
    Marinka jecelahay yaa ila dhookh ah

    • @istahiali2789
      @istahiali2789 3 ปีที่แล้ว

      Aniga walaley🥰 kula dookhah

    • @samiraabdi7465
      @samiraabdi7465 3 ปีที่แล้ว

      Omg ani brown 🥰❤️

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 ปีที่แล้ว +19

    Dadki Midab bey ku waasheen you are black Africans dambiga iska daaya cadaan qurux maha

  • @aleelmaxamud6609
    @aleelmaxamud6609 3 ปีที่แล้ว +9

    HaDuuu Madow YaHaY LaGa yaaBaH inu meeL u cas YaHaY intaH modow ninka mafow naftadaH uguH BaqoH____😂💪😂

  • @dupetboy5618
    @dupetboy5618 3 ปีที่แล้ว +3

    Hablahaygu waa romantic walahi waan idiin qirnay hadaanu nahay raga madow 💋💋💋💋💋 nin madow iyo gabadh uunbaa layskugu tala galaybaan is idhi waayo rag quruxba looguma tala galin iyo suuro suuro dumarkaa taa lagu yaqaanaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaaha hablaayga qurax iyo xishood maansha allaaha walba xishood dabiiciya ka muuqada on ahyen mukur

  • @warcusub2047
    @warcusub2047 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin madow wx dhaama lawaa ismuujiya

  • @apuumukhtaar8964
    @apuumukhtaar8964 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu nin cas Ayaan ahay anigoo naag cas arkaayana naag madow ma raaceeenba❤

  • @cabdallabirshiil7029
    @cabdallabirshiil7029 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla maxaad I caydeen❗
    Kadaaya dee ilmaadeerayaal.
    Casaan iyo madawba nin kii alle ciseeya ayaa wanaagsan.🆗

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad หลายเดือนก่อน +1

    NIN MODOW WAA NIN ADAG❤❤

  • @maxicaydo621
    @maxicaydo621 3 ปีที่แล้ว +5

    gabdhihiba madow bay doorteen 😂 waa lays cadayn karaa Lkn yaa is madoobayn kara 😅

  • @abdallabaari5647
    @abdallabaari5647 3 ปีที่แล้ว +4

    Hablaha burco vii qalupinaaaa
    Hadanhy nimka madow 😘

  • @abdirisaaqahmed4752
    @abdirisaaqahmed4752 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka la weediyo gabar dhahdaa wiilka aan lasocdo waa madow kuma jirto waa dhexdhexaad ayey leeyihiin
    Aaway madowga ay wax ku dooratay
    Wiilasha ay xiriirka leeyihiin kawada dhigay medabka dhexdhexaadka ah?
    Wxaa ii muuqata Qalbiga iyo afka waxa ay kaleeyihiin in aysan is waafaqsaneen

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin madow waa original
    Kan is caseeye naf ma leh
    Naag buu ku deydey 😅😅😅

  • @Updichanel
    @Updichanel 3 ปีที่แล้ว +5

    Nag Kastoo Madow Oo Cataa Oo Laf Ah Oo Bilaa Naas Ah Oo Bilaa Dabo Ah Waa Doqayga 😚🥰

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว

      Cilaaawi😅

    • @Updichanel
      @Updichanel 3 ปีที่แล้ว

      @@guletmoh8034 🤣🤣🤣🤣 Ooh My Dayz

    • @Irrisolticrimini
      @Irrisolticrimini 3 ปีที่แล้ว

      War ana ku haYee hlken kuGu so hagajiya gafuuraw🤣🤣🤣

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว

      @@Updichanel hhh

    • @Updichanel
      @Updichanel 3 ปีที่แล้ว

      @@Irrisolticrimini 🤣🤣🤣🤣 Nag buran Mahaysaa Adeer

  • @abdifatahbille5635
    @abdifatahbille5635 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdaha madow jcl kama aha coz ayaka wey iscadeyen marka wxey raban iney ciyalka markey madowadan Abaha kunawan

  • @suusu3898
    @suusu3898 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣waar nin casi naf malahan
    Nin madow ha noolado

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +3

    Ani nin caz waba necbahy😄😄belayada Hadalka jiliczan ka mdowna waba ka baqda lkn maariin wa inu iska ahada😄

  • @cankaxabib6114
    @cankaxabib6114 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wn jaclahy inaa tago gobelka raga from muqdisho

  • @IboHB-y8f
    @IboHB-y8f 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin madow lives matter 💪🏿😭

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 ปีที่แล้ว +3

    SAKERIYE FADLAN AFKA XIRO HABLAHA AFKAY XIRTEENE.❤️❤️
    Koobka waxaa qaaday WIILASHA MASOW 👍💪🏾
    👍Gabdhow ha is cadaynina, MADOWGIINA AYAAN IDINKU JECELNAHAYEE ❤️❤️❤️
    I love your show

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว +1

      Cadaan iyo madow waa isku mid ilaahy baa ka dhigay aniga waxa kasoo horjeedaa gabdhaha is cadeeya

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    black is interested in black and white is interested in white is the motto of this year

  • @dahirabdisalad2529
    @dahirabdisalad2529 3 ปีที่แล้ว +1

    War hablahan waliba lama guursane sidee kartida ku ogaadeen masa waxeey wadaan nin madow naftada uga baq ayeey run uqaateen

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabadhan jilbaabka buluuga ah iyo shareerka madow wanba kahelay codkeeda

  • @jaamacaxmed2402
    @jaamacaxmed2402 3 ปีที่แล้ว +2

    النساء يحبون أكثرهم الرجل الأسود إعلن Dumarku waxay jecel yihin badan koodu ninka madow ogaada

    • @istahiali2789
      @istahiali2789 3 ปีที่แล้ว

      Lkn anigu kumajiro dumarkaas😂😁

  • @refreshyourlife3854
    @refreshyourlife3854 3 ปีที่แล้ว +4

    11:9 inanka cas waa doqon kulahaa 🤣🤣🤣

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 ปีที่แล้ว +3

    Alx Allah igadhigin nin cas
    Casana ma ahi madoowna ma ahi

  • @kawsarmaxamed3557
    @kawsarmaxamed3557 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk maanshaaa alaah midabkeenii baynu kufaanaynaa sekeriyoo wllo markale soooceli
    Oo weliba wiilashana weydii gabadhay dooranlahaayeen

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha somaliyeed ilaahy hak cabsadeen midabka allah ba bixiya iyagu miyey xukumaan
      Annaguba gabdha is cadeeya waan kasoohorjeednaa

  • @user-cq1dm9eu9v
    @user-cq1dm9eu9v 3 ปีที่แล้ว +4

    Pow anigu wxas ma aqaaNi alle casaan iga dhigay shalmad raacna waa ahay tii igu ogal WelCoMe tii kalena baaH adeer mcn 😂😂

  • @Moo2807
    @Moo2807 2 ปีที่แล้ว

    Madowna wey rabtaa mana rabto oo maariinkey ka jeceshahey dumarka waxey rabaan lama yaqaan.

  • @somali_66tiktok86
    @somali_66tiktok86 3 ปีที่แล้ว +4

    Linke isaar anaa ugu horreeyee

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 2 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid waxaan cod Sanayaa indhalinyara.lagu waniyo.isticmaalka luqadooda.sababtoo.ah.waxaa.isticmaalaan.ingiriis iyo carabi

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 ปีที่แล้ว

    Had ii aan rabo inaa qoslo Adiga ku dawadaa ! Dumarka Lacagta jacel soo badi

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    madoowgu waa holkar wiil iyo gabadhba
    waana u adkaysi badanyihiin dhibaatada

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +4

    madowga ka jeclahay100%

  • @mahmudkafi9071
    @mahmudkafi9071 3 ปีที่แล้ว +2

    Jakaarta nio horta Biixi muxuu kugu haystaa??
    Howl kar kaftan badan aad iyo aad kp going

  • @omarnoor4364
    @omarnoor4364 2 ปีที่แล้ว

    Niyahow barnamijkan noo soo badi sxp aad baan uga helnay magaalooyinka kale sida hargeysa berbera iyo borama

  • @zuheyrcade6239
    @zuheyrcade6239 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio gabdhihii badankooda waxay nooga cararayaangabar kale in ay nooga baqayaan waa sababta ugu weyn aniga fikradeyda

  • @abdiaziizmustaphe732
    @abdiaziizmustaphe732 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkan raga madow ba niyada loogu dhizaYa
    Doqon iyo hpen ba madow 😂😂✋🏻

  • @mohameddeeq4964
    @mohameddeeq4964 3 ปีที่แล้ว +12

    Inta ila raacsan inay dumarku taageeraan ragga cad cad like iisaar 💖😎

    • @Khalet53
      @Khalet53 3 ปีที่แล้ว

      Ana kamida kuwa kugu raczN😎

  • @mahetklopp2328
    @mahetklopp2328 3 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo ah reer borama . inta cas cas like dhac ku siiya hh

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going jikaarta 🤠🤠

  • @leedozaak3878
    @leedozaak3878 3 ปีที่แล้ว +2

    2:22 qoftaas waxba noma aysan reeben 😂😂

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 ปีที่แล้ว +6

    I'm black man ✊❤️