5 sano kadib markan midownay iyo sidan ku imid Sweden.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • waad ku mahadsantahay daawashada
    nagu soo biir subscribe saar channelka
    si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
    fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
    like share comments ha ilaawin

ความคิดเห็น • 544

  • @ugaashassan3108
    @ugaashassan3108 2 ปีที่แล้ว +96

    Sxb gabadhan waa gabr ku jecel daacadnimo ka muuqato iyo qalbi Sasfi , waliba waa gabr Smart ah mansha allah, I like that, War nio waad duacaysan tahay, Sxb hadad gabadhan Siidaysit nacas baa tahay waligaana noolal qurux badan arki maysit, Volg yadana Noo Soo badiya hadad awodan.

    • @Somaligamer2
      @Somaligamer2 3 หลายเดือนก่อน

      Wow wow the best comment❤

  • @falisdagan4894
    @falisdagan4894 3 ปีที่แล้ว +93

    My family❤️ana iso duceya raja leyahay insha allah in alle ii rumeyo xajigeyga waa maqanyahy waxona joga swedon in dib alle isken tuso anago nabad qabna wllhi saaid ba ugu xiisay❤️🤲😥

    • @aamina864
      @aamina864 3 ปีที่แล้ว +2

      Abyoy ilahey muradkada haku rumeyo 🤲

    • @roodomohamed7430
      @roodomohamed7430 3 ปีที่แล้ว +5

      Aniga side kale Canada 🇨🇦 joga inu alle diba isku kaya keno asa ban uga Bagan laha inu ilahay isku kaya so.cesho amiinaka iraciya

    • @falisdagan4894
      @falisdagan4894 3 ปีที่แล้ว

      @@aamina864 Aamiin yarabi abyo thanks

    • @falisdagan4894
      @falisdagan4894 3 ปีที่แล้ว +1

      @@roodomohamed7430 Aamiin yarabi abyo asago nabada iyo adigo nabada insha allah allaha dib idin kulunsiiyo

    • @roodomohamed7430
      @roodomohamed7430 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks mcnto falis qali adan sido kale

  • @hersielmi8998
    @hersielmi8998 3 ปีที่แล้ว +192

    Isku mid nahnay aniga ninkayga anako sheko wadano afar sano so baxay wlhi calol iyo KU murug kadib line uxareyey waku dheratay 2 sano kle nagu qadatay wuu so tahriibay wa is gursanay alxm hada rer nahnay yurub ilmo dhal nay jecelke guleystay ilhey naga dhigay♥️😊

    • @najmaxamza1748
      @najmaxamza1748 3 ปีที่แล้ว +11

      Masha allah abayo anigana ninkeyga swden jogo anign kampala ilhy safarka haino fududeyo mar uun wan utagaya

    • @somaliroyalfamily5028
      @somaliroyalfamily5028  2 ปีที่แล้ว +8

      🥰🥰

    • @sadiiqabdiofficial4967
      @sadiiqabdiofficial4967 2 ปีที่แล้ว

      Mn sha allah wll ilaahay ha isku kiin barakeeyo jacaylkiina ha guulaysto

    • @rodayusuf865
      @rodayusuf865 2 ปีที่แล้ว +2

      Maansha allh qali aniga ninkyga swedan joga ana turkey allh haisku kaayo so dhaweyo wali ismanu arg sodan isu guursany 🥰

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 2 ปีที่แล้ว

      @@rodayusuf865 Ilaahay haku fudideya inu ku yimaada Swedan aniga jooga waa mel degan hadii sharcikiisa ku socotit oo shaqa fican heshit. Maalin un wad imaaneysa abyo mcn.

  • @ridwahaji7588
    @ridwahaji7588 2 ปีที่แล้ว +65

    I can’t wait malinta aan hooyadey la kulmi doono😢😭🤲

    • @ahmedabdulkadir8583
      @ahmedabdulkadir8583 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah wad kul maysaa 🙏🙏🙏🙏

    • @farxiyadualemohamed7149
      @farxiyadualemohamed7149 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xitaa I can’t wait maalinta aan hooyadey iyo aabahay la kulmayo

    • @zema_c5294
      @zema_c5294 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xitaaaa🙄 Allha inoo saQiro wllaayalaaal🤲🥺🥺🥺

  • @waayeelkajaqafsada4962
    @waayeelkajaqafsada4962 3 ปีที่แล้ว +71

    "أمّن يجيب المضطَرَّ إذا دعاه ويكشف السُّوء"
    Ilaahay baryadiisa hadaad si qalbi ah ula hadasho kuma dayacayo.

  • @ikraaniitabella2526
    @ikraaniitabella2526 3 ปีที่แล้ว +19

    Ilahow anas oo kale ii sahal lamaba arkaaye family isku qanacsan aa tihin ma sha allh isku waraa yaaq shekoyinkan cml aa jeclhy no sobadiya yaaq

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 3 ปีที่แล้ว +48

    Queen of the story cadey boolo we love you❤💋💋💋

  • @asmayosuf300
    @asmayosuf300 3 ปีที่แล้ว +23

    Samiya adi saa ku imaatay noo sheeg adna😁❤️❤️

  • @nafisonafta25
    @nafisonafta25 3 ปีที่แล้ว +20

    Ayyy😩😩wlhi wadanaha ixanunay 😭Mnshllh Allah haidhin barkeyo 🤲cimri dher iyo cafimad igo nolada ❤ ❤my couples 😘❤aaad ayan idhin jclhy wlhi❤my family ❤

  • @ahmedsaiddaahir7785
    @ahmedsaiddaahir7785 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilahy kampala hyga janatu dunyaH canada hawshaydaH hayga soo dhameeyoH 🤲

    • @saciidqab9633
      @saciidqab9633 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilhy hakuu fududeeyo wll🤲🤲🤲

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 2 ปีที่แล้ว +3

    My family keyga ayad tihin wallhi wanigu fana alle hadin ziyasho farxd ina 🥰❤❤❤ Ramadan muparak ❤ 🙏

  • @aragsanxaashi8878
    @aragsanxaashi8878 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah Manshalah wllo wahi way adagtahay qofkagii oo kaa maqan alle ha isu soo dhaweeyo dad ka kala maqan dhamantood qof waliba halkuu ka cilanyahay alle ha ka ciil tiro idina alle ha isu kiin barakeeyo wllo

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha my husband Allh ikeno iyo aso nabd qaba dhamn intii kala maqan oo lamano ah

    • @cqanikhamiis2771
      @cqanikhamiis2771 2 ปีที่แล้ว

      Mid kale mad iska guursatid maxaa mid maqan kugu xiray iska fur noh

    • @mustaqimmuxudiin7772
      @mustaqimmuxudiin7772 2 ปีที่แล้ว

      @@cqanikhamiis2771 qalbi laay ina taha ishegty

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 2 ปีที่แล้ว +7

    Illahow malin un ana riyadeyda ii rumey insha Allah one day wa gaari🤲🥺

  • @marioomar4056
    @marioomar4056 3 ปีที่แล้ว +19

    Indhahyga ilin baa izku zo iztaaajizay wllhi wn dreemi kara frxadiina iyo dreenkina anna rabi iga barya inh rabi claafkeyga ka dhigo wehelekygih kaaz oo izku zo.zamreynay in ka bdn 7 zano dunina izkugu jecel nhy ❤🥺🌍🤲

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 2 ปีที่แล้ว +13

    Ani iyo anas wllo baa ka nahay dhanka dabuurnimada🤣, mansha Allah wa casar khamiisee illahy waxan ka baryin in nolosha idin qurxiyo, anasow saamiya ilaali, noloshu waa is fahan iyo isu naxariisto, wllo saamiya isoo ducay, howl badan ban leeyahee ana.

  • @dhoolmedia4640
    @dhoolmedia4640 3 ปีที่แล้ว +5

    Lamaane qurux badan aan aad ugu xiranahay bad tihiin guulaysta

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi rabi ku xidhan marna ma cidloodo alxm Manta waakas wadajirka aad tihiin m.a❣✌

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 2 ปีที่แล้ว +1

    Meeqo camalaa shekeysaneyseen intee sanaana is qabtaan wlhi wn idin jeclhy ilhy ha idin xafido cadwgana ha idinka qabto🥰🥰

  • @راحةنفسه
    @راحةنفسه 2 ปีที่แล้ว +2

    Way igu dhacada intaa samada fiiriya oo si niyada ilaahay wax u waydiistay🥺🤲🏻

  • @safiaindhayare2385
    @safiaindhayare2385 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah kalinimo waa rafaad abyo allah ha isku kiin daayo anigana allah ha ila soo kulmiyo ninkayga iyo caruurtayda ii so duceya asxaabey kaligey ayaa yurub jooga ilmahayga iyo ninkayga afrika iga joogan in uu na wada kulmiyo Aniga iyo intii ila mid ah yaa rabii

  • @asmomohamed8229
    @asmomohamed8229 3 ปีที่แล้ว +4

    Cadeyboolo io xaajigeda waaa idin salaamay

  • @bureeqasiciid9992
    @bureeqasiciid9992 2 ปีที่แล้ว +11

    Anika idinla mida ahay wiil aa la socdaa 5 years aad ban isku jecelnahay wlhi marka so tagaayey ilin aa ka timaadey hadana duco ayu iguso diray
    Ilaa hadana ducadii bu ila daba taagan yahay sidii si kabadana uu isi jeclaaday waxan rajeynaya inaan is helno noloshana ku midowno iso duceeeya🥺🥺

    • @abdihamiidmahamuud-wc3vw
      @abdihamiidmahamuud-wc3vw ปีที่แล้ว

      Is helah oo isku waarah abaayoh lkin hada Misku timaadeen

    • @Kajol833
      @Kajol833 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdihamiidmahamuud-wc3vwhaa❤😅

  • @safasahal9708
    @safasahal9708 3 ปีที่แล้ว +23

    Mashaaallh saamiyo qurux sheekadada ku haystaa soo badi yaqe maalin waliba yaan laydin waayin.
    Couple aad u wanaagsan tihiin allaha idin dhawro❤️❤️❤️

  • @Aaminafarah-p3i
    @Aaminafarah-p3i 3 ปีที่แล้ว +2

    M.sh allh abyo abowe tagero number one cady boolo salaan qaas ah

  • @diamondabdalle6398
    @diamondabdalle6398 2 ปีที่แล้ว +2

    Samirku waa caajiib ilaahow dulqaadka no siyaadi sowjkeyga degdeg no kulmi adaa casiise idinkana ilaahay ha isku kiin barakeyo amin

  • @hodanadam748
    @hodanadam748 3 ปีที่แล้ว +9

    Caday boole iyo anas familygeega hdii aan awoodi lahay 1m idin gaarsii lahay 😢😍

  • @fardowsaiimaan3351
    @fardowsaiimaan3351 3 ปีที่แล้ว +8

    Anagaa casi ahmahane alle waxaa weeydiisatid waa kusiinaa ama aduun ama aakhira mid uun

  • @iqraabdi82
    @iqraabdi82 2 ปีที่แล้ว +3

    5 qeeyb hal hben dawaday alle ha isku kiin simio wiligiin sidaan ahaada noqda kuwii ku kulmo janada saamiyo io anas 🌹💥📌

  • @amiinahaji6140
    @amiinahaji6140 2 ปีที่แล้ว +17

    Waqtiyada ducda la aqblo ayy kamid tahy roobku marku da'aayo io aadanka salaada io aqimka inta u dhaxyso m.a illahybaa kugu aadiyay waqtigaas🤲🥰

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว +1

    ILLAHAY waa qaadir

  • @miskiomar9231
    @miskiomar9231 3 ปีที่แล้ว +6

    My couple waxaad uqalantaan 1million yaqey 🥺🥺🥺

  • @ayaanmowliid7088
    @ayaanmowliid7088 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah lamaanihii qarniga anaguna illahy waxan idiin ka barinay inaad cimrigiina inta ka hadhay kuwada dhamaysataan farxad iyo guule is daba jooga❤❤❤❤❤

  • @cudonqalbi2566
    @cudonqalbi2566 2 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi niyada ii dhisten waayo aniga oo ka tagay gacaliyahayga oo aanu 7sano jacayl kuwada nolayn iyo isku.xafad aya mar qudha ehelkaygi si dagdaga turki igu keenen wn ka war war qabay xidhidhkayaga wxa ku dhici dona lkn masha allah labadi samra way gulaystan insha allah bisha 1ee sanadka cusub ayanu ku talo jirna in aanu is mehersano sidana wu igu so ceshanaya insha allah ma garanayo 3dexda bilod sidanu ku dhafi done hadan bil so maqanahayba xiiso isu dhimanayna wlhi 🥲

  • @ummusuleim6712
    @ummusuleim6712 2 ปีที่แล้ว +3

    Whli waa xanun saamiya ana kula daremayo sabto ah ana leyga maqan yahay taasna waa xaqiiq waxi lo dul qaata wa lahela insha allah

  • @hamduushmoha700
    @hamduushmoha700 3 ปีที่แล้ว +7

    Waapa nii ekaan rapaaa saa nii dawanayay ❤️💯😁

    • @arawela889
      @arawela889 2 ปีที่แล้ว

      Ala hooyoy danbi batahy wlah😂😂

    • @hamduushmoha700
      @hamduushmoha700 2 ปีที่แล้ว

      @@arawela889 danbi mxa ah 😂

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh jcl baan dareemayaa
    Mase aqaano qofka
    Alle mustqbal fcn ka rajeenaayaa i.a

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah tabarkalah, ilahay haysku kiin daayo, gabadha ma uurkeedad la soo dhooftay abayo

  • @caynicadeey7997
    @caynicadeey7997 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah allah ha isku kiin daayo walalahey

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah 9 minutes aad ugu farxay ana allah i fududyo in aan saxibkay la midowbo

    • @najmaxamza1748
      @najmaxamza1748 3 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin abyo anigana sidookle ninkeyga Sweden 🇸🇪 joogo wuu iso dacwonaya farxada wey no danbeysa insha allh niyada qeyr usheg

    • @somaliroyalfamily5028
      @somaliroyalfamily5028  2 ปีที่แล้ว

      I shaky

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najmaxamza1748 insha allah abyo farxada warta ku rajaynaa dhamanten ana France 🇫🇷 joogaa allah inoo dhabeyo riyoyinkena xabibiti

    • @saeedaar2537
      @saeedaar2537 2 ปีที่แล้ว

      Amin❤❤❤🙏🙏

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

      @@najmaxamza1748 aamin aamin insha allah xbbti

  • @ifraxqurux2933
    @ifraxqurux2933 2 ปีที่แล้ว +7

    Anas waa aqana Masha allah wlhi aad ugu faraxsanahay inad midowden Aniga waxa ka mid ah dadki ka so tagey Aniga 3 bil igu qadatey lkn wlhi Anas wuxu ah wilasha xasaskoda u dacwonayan ninki igu samirka iyo dulqadka badna qof iman badan edeb badan abayoy nasib le dahay waxa Ilaahey ku siyey sowj wanagsan Ilaahey ha isku kin dayo anigo youtube iska dawanaya arkey wlhi video ma dhameysan aad ayan ugu farxay wada jira

  • @ahmeddaahirmohamed3163
    @ahmeddaahirmohamed3163 3 ปีที่แล้ว +4

    Mi familY horeY usocod weYn baad sameYseen wlh I.a ilaa iYo 1m iYo in kabadan idiin rajeynaa

  • @Laylaadow
    @Laylaadow 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh ❤❤

  • @janaad9933
    @janaad9933 2 ปีที่แล้ว

    Ducada waa muhiim... aniga wax aan alle sidaacad ah uga baryo waligey,mawaayin ,, alxamdulilaah ...anas iyo samiya barakooba idam alle

  • @usaametahliilxaashidiraac6225
    @usaametahliilxaashidiraac6225 3 ปีที่แล้ว +12

    Sidee isku barateen🔥

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo gabadh walba ninkeyga lamidoobo hadey tiraahdo anneh yaa ii maqan😀 wa kaftan jiro jooga lamaanaheena💯

  • @zeyruqabdirahman3652
    @zeyruqabdirahman3652 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah 🥰🥰❤💯

  • @aasiyoyuusuf7893
    @aasiyoyuusuf7893 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi ischolka marka ka imado aa arka video new aha anaa firsan badar macuno xijabjale siibta ilaha janada hanugu kulmiyoo🤲 my family 😘🌼❤

  • @abdirizakabdullahi4247
    @abdirizakabdullahi4247 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan ilmeyay markey tiri Alle ayaan gacmaha u taagty 😭😭😭

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha anigana iso duceya aniga io xajigeyga aya kala maqan in an isku imano hadu alle karali noqdo

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 2 ปีที่แล้ว

    Somaliroyal waa idin salaamey duriyadii Cumar caawa iigu Kiin horeyso waana idinku Farax sanahay horey usocda oo guuleysta🙏🏻👍❤️

  • @anisoahmed9011
    @anisoahmed9011 3 ปีที่แล้ว +7

    My family wada jira waan jeclahay farxadiina🥰🥰🥰🥰🥰

  • @DJ------EYMAN
    @DJ------EYMAN ปีที่แล้ว +1

    My family one year ka bacdi idin daawanooya m.a wlhi allah idin xafido

  • @iskufilan1671
    @iskufilan1671 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alla maxa ka farxad badan walaalayalow iso duceya caruurteyda iyo odaygayga inu alle I keeno 🙇‍♀️ sabra sadkisa helo insha allah

    • @queennataali5449
      @queennataali5449 ปีที่แล้ว +1

      Allh ku aqbaLo nabad allh isku Kiin keeno ninkga caruurtda

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waad samirteen wlhi abaayo aneh isoo duceeya waxaynu kala maqanahy xaajiga 5 sano hada basaborkii ayaa ka maqan kaliya

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah boqortooyo family Waa familka
    Kaliya aan u jeclahay lamanayaasha TH-camrs ka allaha idin xafido Waxan u fahmay inad somaliya isku so guursateeyn inteyn samiya Sweden iman anigane xaajiga wuu iso kaxeyn waye 7 years baa leyso rujin waaye hhhhh wax kasto Waa nasiib wana qadar rabi malintaa kulmeysiin noloshaada dadka neh niyada iga Dali jirin meel uma socotit cml 🤣🤣 nolol iyo farxad ku nolaada weligiina ino so badiya vedio yaasha 🥰❤️

  • @hafsaabdi7620
    @hafsaabdi7620 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh Skuwara Ubadkhayr Oo Bada Hela UBAD WAAHAYSAGAAANE kuwaa AAD KUNASATAAN ale Ha idinkadhigo

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 3 ปีที่แล้ว +4

    Wada jiroo nabad kuwaara waligiina 😍😘

  • @fartuuncumar6589
    @fartuuncumar6589 2 ปีที่แล้ว

    Masha allahi wlhi waa farxad allah idiin barakeeyo reerkina silamid ah sedax sano kala maqanahay aniga iyo sxby insha allahi mar dhow rejeynaa inaa midowna inoo soo duceeya wll inuu alle inoo dhameeyo arimaheyna

  • @sawdaissedahir7931
    @sawdaissedahir7931 3 ปีที่แล้ว +5

    Adiga sida ku aday nogaso sheekeg abayo plz

  • @iqradahirnaxar14
    @iqradahirnaxar14 3 ปีที่แล้ว +7

    Adiga sida utimaady noso sheeg saamiyo abaayo 🥺

  • @mukhtaarxasan6874
    @mukhtaarxasan6874 3 ปีที่แล้ว +18

    Keep going ❤️💯

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo iyo dumaashi ilaahay ha idin barakeeyo xarirkiinu ma waxuu ka soo bilaawdey soomaaliya mase qurbaha ayuu xariirkiinu bilaawdey waan fahmiwayey please ma noo soo bilaabi kartii idinkoo raali ah sidaad isku barateen 💕💕💕🙏🙏🙏

  • @marbulle1089
    @marbulle1089 2 ปีที่แล้ว +4

    Queen 👑 king 🤴 Somali royal family 🥰❤️❤️

  • @neysuusnalka9581
    @neysuusnalka9581 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a familkan wan jeclahay illah ha barakeyo

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi380 3 ปีที่แล้ว +16

    masha allah
    Queen&king👑
    somali royal family
    waa idin salamay

  • @queennajax9223
    @queennajax9223 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰M.a wlhi qalbiga idinkala farxay hda inee tahy ila noqoto Allah ha idin dhowro apid wada jira🤲♥️🤗🌹

  • @zanchinabintuabdi4725
    @zanchinabintuabdi4725 3 ปีที่แล้ว +4

    Ax yaa ax samraa sadkiisa hela xaqiiqda😭😭

  • @ismahannuur33
    @ismahannuur33 3 ปีที่แล้ว +37

    Queen of 🤴 👑 king

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 2 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak

  • @hatamay
    @hatamay 2 ปีที่แล้ว

    Anasow samiya ilasho Mashallah Tabarakallah waxay ku jeceshahay 100/100 ilahow isku keen barakee walaloo

  • @ikraanwarsame8545
    @ikraanwarsame8545 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah family qurux badan tiktok idinka soo racay ilahay haiskukiindayo kambala wlhi mel maha wllo nosoo duceya in ilaahay naga wado nago nabada❤♥️🤲🤲

  • @CumarXasan-ft7yg
    @CumarXasan-ft7yg หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Ilayspodcast
    @Ilayspodcast 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan 12, 1443
    Allaha haydin barakeyo amen ❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-bp1fq6dp1o
    @user-bp1fq6dp1o 7 หลายเดือนก่อน

    M.a walhi I just love this family 😢

  • @iqramohamed2254
    @iqramohamed2254 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow m.a secimo igusogry inan tagero ahy cdeynoya

  • @sidra857
    @sidra857 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alh Alle ha isku kiin barakeeyo

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 ปีที่แล้ว

    Ina axmed cilmi meesha waxad ku timid waan ogahee nagada dee abti

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah marhandii u ku yimid

  • @zaki-ld9os
    @zaki-ld9os 2 ปีที่แล้ว

    Ma alllh royal family aadbaan inkgu xiranahay hdne qlbgan inkaga duceeyaa wlh allle farxada io nimcada ha idin ziyadsho🤲🏻🤲🏻🤲🏻dhowrsanantaad dheertihiin dadka kale allle ha idin darajeeyo❤️

  • @filsandagan2954
    @filsandagan2954 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw masha allah allow Idin xafid waan Idin xiisay family quruxbadan allow Idin daay 😍😍💋😍💋💋😍❤💯❤💯💯

  • @zuuzanaali6852
    @zuuzanaali6852 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah my family ilxun idma arakto waa ni wadaa Marwalba 🥰🥰🥰 ima dhaafo video walba aad sow galisayn

  • @suhaybpeshd8369
    @suhaybpeshd8369 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah 🤩😍😍😍😃😃😃😃😆

  • @Alijuldheshorts
    @Alijuldheshorts 2 ปีที่แล้ว +1

    Dulqaad baad leedahay sxb omg💯

  • @hibomohamed6991
    @hibomohamed6991 2 ปีที่แล้ว

    Wa idin jeclahy wllhi isku wara abid my king and my Queen❤❤❤❤💥💥💥💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤💖💖💖💖💖

  • @shucaybyare4931
    @shucaybyare4931 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa iga qosliseen illah ha idin ka qosliye

  • @aishaabdalla9125
    @aishaabdalla9125 3 ปีที่แล้ว +28

    Masha,allah 🥰Mi favourite couple 💑

    • @foosiyoali6860
      @foosiyoali6860 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah abayo lkn qof ka saas ku niya jawirawe waxasid wlh dadkaqar hdlka uma firsadan

  • @munajama5202
    @munajama5202 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta yaree aydaan waxba soo gelin jacaylkaan idiin qabo video hore daawadaa oo ku ceshceshtaaa

  • @nasramohamed9316
    @nasramohamed9316 3 ปีที่แล้ว +3

    Nloshiina ha warto GcalaYaal🥰🥰

  • @apdikhadirmohomed2899
    @apdikhadirmohomed2899 3 ปีที่แล้ว +5

    Our Family M.a Lamanaheyga 💪💪❤🙋

  • @mustafciise21
    @mustafciise21 2 ปีที่แล้ว

    Ani iisoo duceeya aniga iyo familka aabahey maraykan joogo ayaa noo xareeyay dacwad iisoo duceeya nio

  • @hibomohamed6991
    @hibomohamed6991 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going my sister noolow abid guul

  • @shukrimaxamud9038
    @shukrimaxamud9038 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi to qalbi king and queen nolosha idinma xumeyso🥰🥰🥰🥰

  • @faadumocali2430
    @faadumocali2430 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @istaahilmaxamed3075
    @istaahilmaxamed3075 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay ha na midoyo aniyo xajigeego 🇬🇧 uk to hargysa kala joognaa😢😢

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaaaaah Bata Oo barakooba❤🙏

  • @faizaomer7715
    @faizaomer7715 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah illahaw anagana noo fududee 3sano sugaa ninkayga san meel uwada degi lahayn🤲🤲

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a somali royal family keep going one more love ❤❤❤❤❤

  • @hipoayaan3736
    @hipoayaan3736 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi bilaahi aad ayaan inigahelaa dar ale ayaan inii jecelhy tacab bacdal raaxo hore lodhahy noloshina in ta dhiman ale inimakalfogeyo wlloyaal hore usocda😘😘❤❤💯💯💯