PART 1 AABAHAY NINKII DILAY AYAAN WIIL U DHALAY KADIBNA ANIGAA DILAY ISAGII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 3 ปีที่แล้ว +5

    992 people have watched this video and 151 people have liked this to please like this video as much as you can i don't want this channel to end.

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว

    Subxaan Allah illahayoow na astur waaxaan layaabay waxay istidhi kanu ilmo kuu noqon mahayo awalbuusan ilmo unoqonaynin nin ay aabihii iyo adeerkiiba dishay illahayoow sahal amuuraha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil. Allahayoow noo naxariiso. Oo dulmiga naga dhowr.

  • @bibiabdulkadir5981
    @bibiabdulkadir5981 3 ปีที่แล้ว

    Asc waan ka helaa qisooyink waan idin salaamay

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun illaahaw hanasaarin dhiig islaam

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

    Sxb hore u soco ishallaah from .M.janan

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed6925 3 ปีที่แล้ว

    Waa qof la dulmiyey iyado dulman baa walalkeed dilkisa lugu sheegsheegaya wax lalaayo kuwa waa yihiin

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 ปีที่แล้ว

    Subhanalah. Waaba gacan ku dhiigle maba naxayso

  • @Salugla
    @Salugla 3 ปีที่แล้ว

    Godob Reeb weeye gabadhu

  • @omarabdullahihashi6195
    @omarabdullahihashi6195 3 ปีที่แล้ว

    Fariid weeye qoftaas

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 3 ปีที่แล้ว

    aad baan idiin salaamaya

  • @dheemandhaladofficial6018
    @dheemandhaladofficial6018 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiso maahan ee nagata halasoo qabato dhimo ooo ceeba reeeba abahaaa ninakii dilay miyaaa dumayay uf dheh

  • @smx111
    @smx111 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Allah Somalidu Dhaqan Xumaa -
    65 Jir 14 jir Sidee u Guursan karaa ?Diintu ma -
    Ogola ,Qofwalba Kufkisa Ayuu Guurasan karaa
    Abkoow Ayuu U Noqon karaa !!!🤣Tan kale
    Dad Dakana Kala qaba Sidee Qof loogu -
    Qancin karaa .Qof nool ,Gabadhaas Sidee -
    Reerkaas ula Noolaan kartaa ?Yaab

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallh waaqiso cajiiba

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +2

    Musharaxiinta nafsadooda ayey ku qamaari doonaan 🤣🤣🤣. Inkastoo ay gacan ku dhiigle ay tahay, lakin waxii ay ayada la sax sanaa ayey sameeysey, waa in ay alah cafisweydiisataa.

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 ปีที่แล้ว

    Xasbuna allh xasbuna allh

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan damiir adkeyde markay dadka laynayso hadana lasi noshahay allow gacan tayada qofna anan Ku dilin

  • @fatimaabdallah7648
    @fatimaabdallah7648 ปีที่แล้ว

    Asc cimraan salaan kadib hadiiba bartaadii aan soo booqano walee kaala baqeylimeeyno

  • @faisacasowe3013
    @faisacasowe3013 3 ปีที่แล้ว

    Godab reeb dhe caku

  • @smx111
    @smx111 3 ปีที่แล้ว

    Oo Cimraan ma Reer Nugaaleed Baad Ahayd

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    subhanallah subhanallah sad story subhanallah

  • @nastehoomar3896
    @nastehoomar3896 3 ปีที่แล้ว

    Asc barliin iyo saygeeda salaan sare.

  • @ahlaamhrgisahlaam714
    @ahlaamhrgisahlaam714 3 ปีที่แล้ว

    Ciimraanow geedku ma dhaarkaaynbaa mise jilba dhiigba dhaarkaayn waaxbu dilaa maaan Maaqlin eee jiilba dhiiga daadku yidhaaahdaan waa suun

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    subhanallah subhanallah sad 😢

  • @sabirhusseinwasuge461
    @sabirhusseinwasuge461 3 ปีที่แล้ว

    Maa kahadashiin 7da qofood ee walaalahiina ladilay oo ay dileen Amisom war soomaaliyay sookaca

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 3 ปีที่แล้ว

    Subxan Allah

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah

  • @Hana571
    @Hana571 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn hada solama maqlayo ileen shekada wewa fafahise mise dadki odhan weyba dhamaden

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 3 ปีที่แล้ว

    Boqorkiyo dhacla la odhan jiray maryaha ugu sareeye ahan jiren

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +1

    Inte naf bay qabta ilmihi saqirkana dayacday ale xage iskaga qarine hadad baniadam iska qarisay acudubilahi mina shaydani rajim

  • @smx111
    @smx111 3 ปีที่แล้ว

    Maxay u maag Ayaan .Odayga Ayaa Raabuqay
    Oo ,Ay Ka dhamaatay ,

  • @siyadmuse4884
    @siyadmuse4884 3 ปีที่แล้ว

    Dhar kayn wuxuu kabaxaa buur tinle baadiyaha u dhow iyo bali abees

  • @fawziasharad3726
    @fawziasharad3726 3 ปีที่แล้ว

    مساء الخير بارلين

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa ku salaamey nax maxaa ka wadaa markaad geela ka sheekeyneysey

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 3 ปีที่แล้ว

    Waa yaab waa daawaday 992
    Waxaa layk saarey 151 cajiib chanalka ha naga xirin ee laykta xoog hala saaro

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 ปีที่แล้ว

    geela waa la xergeeyaa

  • @laylasiciidguuleed489
    @laylasiciidguuleed489 2 ปีที่แล้ว

    wllo sheekadii inantii godob reebta ee odayada laysay qsyb tii labaad doodaa

  • @ayanmohamoud3599
    @ayanmohamoud3599 3 ปีที่แล้ว

    Meesha ugu macaan markay mareyso baad noga goysaa😬😬😬

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 3 ปีที่แล้ว

    Subeeciyad baa la odhan jirey

  • @Coofleh175
    @Coofleh175 3 ปีที่แล้ว

    Muqdishooy muugwayneey maxay wax qarisay

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lp 3 ปีที่แล้ว

    Baga ha didhoo hada maxay samayn la hayd

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 ปีที่แล้ว

    Fariiid

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 3 ปีที่แล้ว

    Godobreeb

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 ปีที่แล้ว

    sadex qayd

  • @nastehoomar3896
    @nastehoomar3896 3 ปีที่แล้ว

    💚💙❤️👍💎

  • @maxamedyuusuf5359
    @maxamedyuusuf5359 ปีที่แล้ว

    Subeeciyad ayaa dhahaa

  • @Hana571
    @Hana571 3 ปีที่แล้ว

    Cimran tan wacibre naga dhaaf walal

  • @ilhanmukhtar3798
    @ilhanmukhtar3798 3 ปีที่แล้ว

    Bebadan

  • @smx111
    @smx111 3 ปีที่แล้ว

    Cuqubo idinku Dhacday Abkoow 14 jir Lagu -
    Daray ,Bal Ayaduna May Ka Cararto Haday -
    2 Ka dishay ,

  • @mohamedyahardi1842
    @mohamedyahardi1842 ปีที่แล้ว

    Waxayhaysataygarasdhe

  • @ifrahsalah1303
    @ifrahsalah1303 3 ปีที่แล้ว

    Islaantaas qaraabu ayaanu ahayn 🙊

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 2 ปีที่แล้ว

    Asc subeeciyad

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว

    Godob reen.

  • @ibrahimabdillahihibo4967
    @ibrahimabdillahihibo4967 3 ปีที่แล้ว

    Jumca Moubarak walal Imran

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa layidhaahdaa godob reeb

  • @ekro10ekrohassan86
    @ekro10ekrohassan86 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajib ah 😍

  • @hassanabdukadirjama6141
    @hassanabdukadirjama6141 3 ปีที่แล้ว

    Nasab ayey ahayd

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว

    Sheekooyinka dumarka xagaad kasoo ururisaa

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว

    Godob reeb.

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 3 ปีที่แล้ว

    Naataa maxaa loo bitiyay ma dharkeeyn maal 😂😂😂 wiilku waa bedel

  • @FatimaAli-uw3td
    @FatimaAli-uw3td ปีที่แล้ว

    Deegamada qaarkood waxaa looyaqaanaa gabadhaa godob reeb

  • @queenhersi2389
    @queenhersi2389 3 ปีที่แล้ว

    Arkan been badanaaaa

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว

    Wle wy kala gaabisay ragi sidi filimki maska

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you 🙏

    • @nimoabdillahi4851
      @nimoabdillahi4851 ปีที่แล้ว

      , 😂😂№#*####❤❤❤##❤❤❤😂😂😂😂

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 ปีที่แล้ว

    Nin kudhali karaa kudhiqikara kkkkkkkkkkkkkkkkk waykusigtay anba sidaasaan yeelilahaa

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah😱

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom 3 ปีที่แล้ว

    Guntiino

  • @farahali-ff1wi
    @farahali-ff1wi 3 ปีที่แล้ว

    Bal soo wad

  • @abdulqadirbayle3546
    @abdulqadirbayle3546 3 ปีที่แล้ว

    Sedaxqayd

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 ปีที่แล้ว

    Subxan Allah