Wuxu naga dhex shaqeeyay aniga iyo xaaskyga XAASIDKA NOLSHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • waad ku mahadsantahay daawashada
    nagu soo biir subscribe saar channelka
    si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
    fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
    like share comments ha ilaawin

ความคิดเห็น • 381

  • @cambaradabshid7833
    @cambaradabshid7833 2 ปีที่แล้ว +58

    Xly o dhan bn muqaladina dawanay o chanelkina ku dhexjiray ila an kasexdo allaha idin sharfo 😍😍😍😍🥰🥰🥰

  • @khadrahassan7410
    @khadrahassan7410 2 ปีที่แล้ว +47

    Mnsha Allh wagaas hada jogtay hada dhaw bay ahy Al cadala is muujiya rer galkio legend ina tihiin ogaday dadkygii 🇸🇱❤️💯

    • @mariomakhzuumi7529
      @mariomakhzuumi7529 2 ปีที่แล้ว

      Reer glkcyo xoyga jaceylka xoyga nabada 🥰🥰🥰🥰

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 ปีที่แล้ว

      Waa nakan 😂😂

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 2 ปีที่แล้ว

      @@dramaqueen9455 Asalkii miyaa tahay😂❤️cumar prtish✌️

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 2 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah my family❤️illhay ha isku Kiin daayo xasidkana haniga qabto🤲aniga 7sano xariir leyehe inu burburaya dareemaya dadbana naga dhaxshaqeyay iso duceya inu xariirkeyga guur isku badalo😭🤲xasidkana hanaga qabto

    • @samiiroqalanjo7553
      @samiiroqalanjo7553 2 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin illahy ha idinka qabto xasadka guur khayr

    • @سعاد-ك7ص
      @سعاد-ك7ص 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin Abyo Rabi hakugu daro Calaf jaceylkagah qali

    • @nasteexoabdi5587
      @nasteexoabdi5587 2 ปีที่แล้ว

      abaayo kuwii isku waara alle ha.idin kadhigo😭🤲🤲

  • @farthusmohamud9291
    @farthusmohamud9291 2 ปีที่แล้ว +50

    Wllhi qisadaas mid lamida anaa arkaY
    WiiL ayaa iLa sohadlay maalin maalmaha kamida kadib wuxu iga codzaday inaan lakulmo wllhi waligayba makulmin wan diidaY kadib wuxu zamayey qof ayu sawirkagaz udiray kadib wuxu dhahay sawirkaas igu soceli waxan izka dhigayah qof iyada difaaacayah wuxu iso diray screan shout isago leh maxa kukeenay sawirka wlzhei adig wiilki isago maagayah ayu isodiray kadib anah waxan dhahaY alxmdulilah kadib markan maskaxdeyda kashaqayziyey waxa iso baxdey ama aan fahmay inu rabo ama uu iga diyaarsanayo inaan lakulmo lkin way usuurtoobi wayday wayo aleh uma qadarin inan lakulmo dib waxan kaogaaday inu yahy raga dumarka xumeeya alxm may usuurtoobin waa kalmadaha aan ilaahay ugu mahd celiyo👑💪😥

  • @Ashuuni8209
    @Ashuuni8209 2 ปีที่แล้ว +18

    Illahi amarki shekada samiyo wey igubaxda❤️❤️🙏 Iskuwara dadkeygi

  • @anisoahmed9011
    @anisoahmed9011 2 ปีที่แล้ว +14

    Walahi qisadaaan waan kahelay xasuusna waay igalisay mar labaadna waxaan aaaad uga xanuusaday xaalada saamiya markaaa kusugnaay😭😭😭😭 iyo sidaa ugaguilaysatay wada guulaysta abaayo iyo aboowe

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +11

    Nolosha qurux badan cadow ma weyso abid wada jira in sha allah

  • @najiaosmanmohamud1045
    @najiaosmanmohamud1045 2 ปีที่แล้ว +34

    Waxaa maqli jiray xaasid naftiisa Ayuu xaasid kuyahay bal maxa karaacay😂😂Waa kuwaano is garab fadhiyee😂😂Hehehe Sakiin laq dhha😂😂

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 2 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi Noloshiina Dhibaatooyin Badan Ayaad Lakulanteen Lkn alx Maanta hadii aaad WADA Jir isku Ag fadhidaan Dadkii Sabar Unbaaa Guuleysan Kara Abtigey Anis Iyo habo Saamiyo Cdey Buulo Alle Ha idin Xafido UbadkANA idinla Kursho Aamin🤲😢💯❤♥️🙏

  • @nasteexobintuabdalla8922
    @nasteexobintuabdalla8922 2 ปีที่แล้ว +10

    Labada qof oo si daacad ah isku jecel cid kla kaxeyn krtaba jirin😪💟

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 2 ปีที่แล้ว +11

    Runtii sheekooyinkiinu waa sheekooyin wax ku qaadasho leh
    Hore uzocda waa idin jeclahay❤❤

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 2 ปีที่แล้ว +20

    Saamiya sheegadeda sidi falenbo bayba igu socota 😂💯💋🌹

    • @Dheeman09079
      @Dheeman09079 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi kula mid ban ahay 😂😂😂😂😂

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 2 ปีที่แล้ว +42

    Samiya waxaa ku haystaa shekaded masha allah

    • @zuhuuraxmed547
      @zuhuuraxmed547 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhor mar ayan arky Sadaxeeyo waa heera nareed mabo la waayo mel ey farxadka jirto balsi daacadnimo hadey jirto wax leska ma qaado ceb moyee wax kle kama helaa guleyst walalahey❤💯

  • @aaminosaciid9023
    @aaminosaciid9023 2 ปีที่แล้ว +7

    AbaayoH Iyo abowe Xaasidka Waa badanyhy Wllhi Alx Lkn mar walba Idanku waa in aad isku sir tihiin🥺❤️

  • @apdiaziiz4759
    @apdiaziiz4759 2 ปีที่แล้ว +6

    waar chanalka kor uqaada booyaal iyo baaayal 😇 onther level wlalahay 🥰🤴👸

  • @muntazhenna1746
    @muntazhenna1746 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi aniga iyo ninkayga markaan is shukansan jirnay wlhi waanala dhibijiray oo nala caayi jiray oo laysku kaaya diray waliba aniga xagayga markaa waan u joojinwaynay Alxamdulilaah ugu danbayn nin iyo xaaskiisa ayaan noqonay
    Alxamdulilaah markaa dadka isku dirka way ku dheereyaaan subxaanalaah waxay ka faaidaan garan maayan

  • @safiyadiriya8119
    @safiyadiriya8119 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah so beautiful family keep going

  • @hamdaabdi4655
    @hamdaabdi4655 2 ปีที่แล้ว +47

    m.a Allah Lamane Aan Aad iyo Aad U Jacelhy Wlhi Ilahy Waxan Idinka Baryaya Inad Cafimaad iyo Cimiri Dheerar Igu Waraa Adinka Iyo Ubad kina Baa 💋Samiya iyo Anas Waxn idin Sinyaa hal Talo oo Wana Waxan idin Leyahy Marnba Nolozhiina Ha Kenina Social media Oo dhaan 🥰 my Family Ilhy haydin xiftiyo Dhaman Tiin 😘Samiya Waxku Leyahy Wlaley Anas kaso Aarsoo Prank ki malinki dhaweeed Yaah😀😀😂

  • @funnysomalikids506
    @funnysomalikids506 2 ปีที่แล้ว +11

    Manta waxa codsanaya somaliyey dhamantin iso duceya ninkeyga iyo aniga 5 sano kabadan aya kala maqanahay nosa duceya ilah inu na mideyo lawa dal aya kala jogna please ducada wa xagina

  • @afnanduran6524
    @afnanduran6524 2 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah family qurux badan hore oga soco cadawgii hajabo

  • @zhukriabintuali7722
    @zhukriabintuali7722 2 ปีที่แล้ว +11

    Naag rermahad inad thy wad icdyzay keep going rermahad aan anagu uguhoreyo♥️🥰♥️♥️♥️

  • @ahbaababdi1616
    @ahbaababdi1616 2 ปีที่แล้ว +6

    In Uu Yahay Ayeeyo Koris Weyka Muqata Naxariista Iyo Wanaga

  • @muniraapdalle5268
    @muniraapdalle5268 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashlh barakooba xaasidku wuu jiraa ilahay umada haka qabto teda kle sheekoyinka noo soo badiya mahadsanidiin

  • @ayaanmohamedabdi352
    @ayaanmohamedabdi352 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gabdhaha mar waliba waa daacad samiya jaceylkeeda dhab buu ahaa weyna ku guuleysatay

  • @mohashiine6702
    @mohashiine6702 2 ปีที่แล้ว +8

    M.a family qurxon guuleysta 👍😘
    Xasidka nolosha dhib badnaa
    Aniga xitaa igu dhacday Gabar aan jeclaa 2019 ilaa 2020 ayaa xasid naso dhex galaxy marka waan katashty halkasna Ku kalatagny jacaylkeyga kuma gulesan 😢👍🖐️🥰

  • @nimcaduceysan2824
    @nimcaduceysan2824 2 ปีที่แล้ว +13

    Saamiya io anas caajiska naga daaya
    Nii jecelhy yqy royal family
    Saan ufirinaye daaly malmahan
    Soo jesty yqy ❤❤❤❤

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo Masha.Allah qof sabar badan aa tahay Alle haku barakeeyo subxanallaah xasad xanuun badan aa ku helay lkn Allaah Ayaa ku hiiliye

  • @marioomar4056
    @marioomar4056 2 ปีที่แล้ว +3

    Izha xazidka nabad gala lmaanhygib❤🥺🥀🤲

  • @amraniitabbe8900
    @amraniitabbe8900 2 ปีที่แล้ว +21

    Samiyo sheekaded love ku ahay xasidka Allah idiinka qabto xbbti 🥰🥰🤲

  • @safiyaabdikadir3470
    @safiyaabdikadir3470 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow balayo in so dhax kasho inka ilali abwe iyo abyo family qurux badan san iskuku faraxsanada adunka aqirana janatul firdowso allha inkeyo🥰🙏

  • @fadgalbeed1507
    @fadgalbeed1507 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha idin barakeeyo huunayaal😍

  • @zafiahusseinbrre4347
    @zafiahusseinbrre4347 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a famly Qurx badan Nollda Wili GeeN 🥰

  • @upahahmethhussein1803
    @upahahmethhussein1803 2 ปีที่แล้ว +2

    Alcadaaala ma xanuun magiciiiba 😂😂xnuunkiina goormu cadaalad noqday
    Kaduuudiye wxn maqlay 2 sano kahor
    Waa xnuun lugaha iyo dhmn jidhkaba kudhaca lkn aadan kici kareyn qandhana wuu leeyhy
    Msha alllh Wn kahely sheekadiina
    Alle ha isku kiindaayo waayo badan
    Wx wlba kalsoonida kaweyn ❤

  • @shukrihashi4493
    @shukrihashi4493 2 ปีที่แล้ว +5

    Samia daacdnimda adunka ugu fiican maashlh

  • @ayaanmowliid7088
    @ayaanmowliid7088 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah beautiful family nolol waarta insha allah

  • @rahmamohammed1056
    @rahmamohammed1056 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilaahay ha idin xifdiyo

  • @deeqodaganibrahim7634
    @deeqodaganibrahim7634 2 ปีที่แล้ว +6

    My family qurux badan guleysata inshallah ad idin jeclhy runtii 💕

  • @kawsarcisman7250
    @kawsarcisman7250 2 ปีที่แล้ว +6

    Best family waa idin jeclhy anas iyo saamiya🥺🥰

  • @cabdalecabduqadir5837
    @cabdalecabduqadir5837 2 ปีที่แล้ว +17

    ɴᴀᴄᴀʙᴋᴜ ᴅᴀʀʙɪʏᴀᴅᴀ ʜᴀ ᴊɪɪʀᴏ 🥰🥰 ғᴍɪʟʏ ♡︎ ❣️ 🥰

  • @hothenhoney3231
    @hothenhoney3231 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi anas qalbigan ka ogoldey show wa ayeyo koris dhiga iso jidneyey iskumid nhy dhinca ayeyo koriska si kle mha 😍mzhl ilhy ha isku kin dayo 😍ilhý cadow idnk qbty

  • @hibomahamed7212
    @hibomahamed7212 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll lkin markad shekeynaysiin ha boodboodina si series iska dhiga oo si fican uga sheekeya

  • @amienahayuub7921
    @amienahayuub7921 2 ปีที่แล้ว +9

    6:10 Wllhi anbo sidaas ayan ahy maalmahygi hore ayanba umaleya inaan dib ugu so noqday😂 My family guuL ayn idion rajynaa🥰🤚

  • @ilqabadahmed3658
    @ilqabadahmed3658 2 ปีที่แล้ว +6

    War hadaan idinku soo xirmay wanba ka shaleynaya inaan idinka soo daahay saamiyo wn ku jclhy abaayo dhiro galin baan ka helay qisooyinkiina aad ka sheekeysay nooso badi ❤️❤️

  • @farhiaahmed5059
    @farhiaahmed5059 2 ปีที่แล้ว +41

    Masha allah hada ka so gudubteyn alhamdulilah keep going family💕

    • @foosiyoali6860
      @foosiyoali6860 2 ปีที่แล้ว +2

      Famil aan jclhy🥰🥰🥰🥰

  • @qaalisaid665
    @qaalisaid665 2 ปีที่แล้ว +5

    Mnshallh somali Royal family

  • @shaadiyocusmaan4710
    @shaadiyocusmaan4710 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah my lamanaheyga din xisay runtii alah nii xafido

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal ปีที่แล้ว

    wax badan baan dawaday reerkan quruxda bdan masha allah adunka farxad ku dhameesta aakhirana janada alle ha idinku kulmiyo oday anas dulqaadkada alle hakuu daayo sxb

  • @WHITEHACKERYT
    @WHITEHACKERYT ปีที่แล้ว

    Wllhi dad wax badan isla somaray tihiin alle ha idin xafido aamii ❤️😍

  • @sharifohassanosman4172
    @sharifohassanosman4172 2 ปีที่แล้ว +6

    anaa ugu heereeyo love igu qaba anas iyo saamiyo

  • @Mss-fiska
    @Mss-fiska 2 ปีที่แล้ว +3

    Abayo lkn mxa wajiga uqarsata

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabar masax badan

  • @hailmaaden8541
    @hailmaaden8541 2 ปีที่แล้ว +3

    Jacayl xaasid m wayo hora loyiri horay usocod family qurux badan💯😍

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 2 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan qaali keep going

  • @abdikarimomar7867
    @abdikarimomar7867 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a family shekadisa aan jeclahay ilahey haidin xafido nolol guul leh idin rajeynayaaa

  • @hamdafaarah7314
    @hamdafaarah7314 2 ปีที่แล้ว +7

    Family aan jeclahay keep going❤❤❤

  • @adnanahmed7245
    @adnanahmed7245 2 ปีที่แล้ว +3

    Anas Iyo Samiya Fav FamiLy Together Ever ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamilocabdi9498
    @jamilocabdi9498 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a lamanaheyga aan jeclhy isku waraa

  • @mohaseef5814
    @mohaseef5814 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a come back family 👪qurux badan keep going 💪🙏👍👏🙌👌💪🙏👍👏🙌👌💪

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof wlp hormara xaazid ma waayoh rufaanimo wyeh allha iskkiin barakeyoh lmanhga❤💋🥰🥰

  • @ayaanyusuf6792
    @ayaanyusuf6792 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxan marwalba idhaa hooyo waan xasuustaa malintaan dhashey 😅 xataa matanteyda oo markaan sidaa udhalaney dhimatey waxan aminsaney inaan arkey 😢

  • @mohamedabdiwali2056
    @mohamedabdiwali2056 2 ปีที่แล้ว +1

    My family alle ha idin xafido

  • @fatimamahamud903
    @fatimamahamud903 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah illahy baa idinka qabtay intaa iyo ka badan baa laga yabay inuu idin la damacsana Illahay baa idinka qabta saxibaha badan wax ka xun majiraan

  • @yusraalisalat3929
    @yusraalisalat3929 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh allh idin barakeeyo
    Shekada sidy samiya sheegty any igu dhacy waliba anoo uurleh aya laga soowaramy xajigayga oo iga fog marka marke somlidu waa iska ruufyan

  • @aliayub984
    @aliayub984 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah famili qurux badan barakalaahu fikum

  • @xamdamuqtaar1807
    @xamdamuqtaar1807 2 ปีที่แล้ว +4

    Family 👪ilove ❤💕this couple 💑❤💖♥

  • @diamondayax6494
    @diamondayax6494 2 ปีที่แล้ว +4

    Sorry abaayo wlh waan ilmeeyey, aniga igu dhacday waliba waan ku kala dhimany. Qaraabo dad ah waliba nagu sameyey(Hooyo, eedo, qaar walal ah iyo ilma adeero dad ah. I learned my lesson

  • @CanabXasan-nr3wb
    @CanabXasan-nr3wb 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Hambalyo family an jecelhy

  • @sihamhirsi2675
    @sihamhirsi2675 2 ปีที่แล้ว +4

    Video ma walba no so galiya waa idin jecel nahe 💕🥰

  • @ubaxgeenyo6729
    @ubaxgeenyo6729 2 ปีที่แล้ว +2

    jecyl xaasid ma waayo qli

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 2 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu Waa namiimnimo caadi ah wlh xasadka jaceylka ilen warun ilhow nagakori xasadkaas🥺😩

  • @nafiisshariif9053
    @nafiisshariif9053 2 ปีที่แล้ว +7

    Al cadaala reer galkcyo ismuujiya🤣🤣

  • @shamisjaamac1429
    @shamisjaamac1429 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh aallh

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +11

    M.allah alle Hadin xafidho strong family you are role model for us❤💯❤💯❤

  • @manacnalka9392
    @manacnalka9392 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a my family dhisma oo dhaqma abid

  • @raaxoosmaan9727
    @raaxoosmaan9727 2 ปีที่แล้ว +6

    Xasidka haduu neefta kugu celi karo woow kugu celin lahaa

  • @faizabeautysalon6387
    @faizabeautysalon6387 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha anas& samiya wan idin salamay wan idin jeclahay❤❤ lakin war igama hesan

  • @hodmanismaill3970
    @hodmanismaill3970 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaasidka allaha idinka qabto wllo qaaliya aniga taas aya igu dhacday runtii waliba dumashi nimo ayan ku bartay lkn waxaana ka filineyn ayan ku arkay markii danbo goan ayan ka qaatay wlhi jcl xaasid ma waayo

  • @najlaahmed6223
    @najlaahmed6223 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a family qurux badan ilhy cadowka ha idiin ka ilaasho🤲💟💟

  • @sactuushcilmi8158
    @sactuushcilmi8158 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada awodo 100k samiyi anas waidi garsii lahay horay usocda i.a🥰

  • @cawodiriye6903
    @cawodiriye6903 2 ปีที่แล้ว +1

    My family wada jira abidkiin dire dire ka nabad gala ❤️❤️

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadey boolo Masha Allah abaayo Mcnto saas aalaga raba naag aqli badan aatehe saas noola tali

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +6

    Miskiin bal qof uur maxa loo dhiba waa run walaxanunsana wlh xanaqa xatee meel kumajiro waqtiga uurka

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow idin barake masha allah 🙏 ♥ ❤

  • @cartanyare4484
    @cartanyare4484 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah royal family

  • @saamiahussein253
    @saamiahussein253 2 ปีที่แล้ว +2

    Lamaanaha aanka taageero TH-cam illaah ha idin daayo I love you samideyda saamiya

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah waa jeclahay sheekadiina

  • @amandavlogs970
    @amandavlogs970 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh illhy isha xasidka ilahy ha idinka duwo ❤️

  • @maiida809
    @maiida809 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah my family wn ii diin jeclahay ha xafido daku xasi aniga xita wey igu dhacday ❤❤

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 2 ปีที่แล้ว +3

    Ila iyo hadaa miyaa ka qarinee, wlhi aniga qofkaa jeclahay waxba kama qarin karo wax kasta anigo u sheegaa is arkaa

  • @asiamohammed2124
    @asiamohammed2124 2 ปีที่แล้ว +3

    Juqdaa ma buurtinle saamiyoy hana caayin😁😁😁

  • @ilhaan-kheyre
    @ilhaan-kheyre 2 ปีที่แล้ว +4

    Jaceyl xaasid ma waayo 💔

  • @muhiimahmed3162
    @muhiimahmed3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi nolashino kale mid u ey ayaa hada kujiraa sxbkey 6bilod ayanka so mqnahy neyropi ayan joga koley dan aya naso kala kaxeysey sida tiino kale samiya Somali kamadan soo tagten maho hadey tan jirin guul insha allh 🙏

  • @mariomakhzuumi7529
    @mariomakhzuumi7529 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaasid ma aflaxo noolada famil qurux badan

  • @Xalimo-gd1ug
    @Xalimo-gd1ug ปีที่แล้ว

    M.a my family isku waara abid

  • @leiladiamond9356
    @leiladiamond9356 2 ปีที่แล้ว +13

    Maansha allah tabaarakallah family aad u qurux badan baa tihin alla ha idin barakeyo o qoys waraa ha iidnka dhigo isbucan dhaxdiis idinku sobiiray adbey ii cajabiyen muqaladiina adka u quruxda badan haka cajisina horay usocda adba iidn jeclahay tiktok idinku arkay halkaas idinka soracay illahay cadowga ha idinka qabto 🤲 love you xabiibiyaal 🤴👸💍❤❤❤

  • @qadraabdikadir2132
    @qadraabdikadir2132 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow cadaw Baan ka Magan galay ana Ina wax xasdan ka Magan galay dadka mawada fiicno sirtaada qfna Hala wadaagin waligiin

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว

    Aduunka Wax ka wangsan Ma Jirto Xaas Wangsan inad Hesho Gabadhani Wa Gabadh Wangsan oo Kartid leh Masha allah iilahay Ha isku keen Barakeyo Wan idin Dawada Xalaytole ayn Idin Bartay Tiktokta Ayn idinka So Racay Gabadh Ayn sii Kal iyo Lab ah uga helay Yacni Shactirdeda

  • @abshirmaxamedxasan6670
    @abshirmaxamedxasan6670 2 ปีที่แล้ว

    Ma ahan wax mudan inaad ka cadhooto farxada uu faraxsan yahay qofka sababay inaad dartiis u murugooto u daa wakhtiga u rajee wanaag iyo farxadu inay u siyaado adiguna isku day inaad farxad samaysato u diyaar garoow inaad nafsadaad adigu u boogo dhaydo kana ilaali mar kale in farxad aad samaysatay qof dartiis u burburto💯🙏

  • @h-mohamed4224
    @h-mohamed4224 2 ปีที่แล้ว

    Alcadaal Waa ihelay

  • @munahabdelaziizmohamed432
    @munahabdelaziizmohamed432 2 ปีที่แล้ว +5

    M alaah waxaa tihiin laamnoh aad isugu kalsoon oo aad isugu duuban run ahaantii waxaa jira dad marwalpah ka dhex shaqeeya dadka is jecel oo shaqadoodu tahay ba intaas Allah heyskiiin daayoH