Toban Arimood cidna ha u sheegin hadii kale dhib ayaa kaa soo gaadhaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2021

ความคิดเห็น • 182

  • @updalaiprohim2913
    @updalaiprohim2913 2 ปีที่แล้ว +134

    1 Mashruuc hadad qabanayso cidna ha la wadagin qof ku jecel iyo mid ku neceba
    2 Hadi ad wanag qof u qabato ha sheeg sheegin
    3 Khilaaf hadu cid idinka dhex dhaco adiga iyo xaskaga cidna hala wadagina wayo xalka aad u adkanaya
    4 Hadu hanti ilahay ku siyay haku fanin
    5 Hadad danbiyo samaysay cidna hala wadagin
    6 waxyaba ku garka ah cidna hala wadagin
    7 hadi cid wax lagaga sheego adu cidkale hala wadagin
    8 dhibatooyinka ku haysta cidna ha u sheegin cidna ha u cala calin
    9 hadi ay jirto cibaado ku gaari cidna ha u sheegin
    10 sirta lagugu aaminay cidna hala wadagin

  • @salebanciise5123
    @salebanciise5123 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa arimo Siyaasad ah. Naftada horayna waxaan u maqlay. Dadka ha u sheegin qorshayashada .Ee tus yaga. Natiijooyinkga.

  • @abdirahmaanshariif8581
    @abdirahmaanshariif8581 2 ปีที่แล้ว +11

    Ma sha allah ustaad mudaad ka maqneyd dugsigan waa kaaga mahad celineyna waqtigaaga khaaliga ah

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu Ustaad
    Waad noo faa'ideysaye👍

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah waad ku mahadsantahay qodobada muhiibka ee aad nala wadaagtahy

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +3

    Insh allah waa igu ogtahay ader in badan mahadsnid😍😍

  • @jamaacatulkhayr150
    @jamaacatulkhayr150 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah ilahay haku xafido ustaad sharaf ayaad ku leedahay umada somaliyeed dhexdeeda

  • @abdihaybe1737
    @abdihaybe1737 2 ปีที่แล้ว +3

    Arimo muhiim ah qof walbana in uu ka dhawrsado ku fiican mahadsanid ustaad.

  • @Sir____88
    @Sir____88 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhie Am Talking The Reality All The Issues Am Get that Solvit And Am Saying U Thank U Very Much My Teacher 👨‍🏫 🙏🏽♥️

  • @sulekhanur6870
    @sulekhanur6870 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah jazaakallaahu khayr, professor

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazakallah macalin

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah, Jazakallahu kheyr wallaal.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 ปีที่แล้ว

    Jaza Allahu khayran Jaza
    Waano iyo Tallo wanaagsan
    ayaad bixisay
    Runtii wax baan uga soo joogay Arimahaa

  • @somtechacademy
    @somtechacademy 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran run ahantii waxad thy qof wngsn allahu ku xfdo masha allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaa.waa casare asww.jkhayraa waa kalmado wax ku ool ah waxbadan oo naga maqnaana ah aan inbadan la aqoon laguna buraarugsanayn.mashalah.

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa allaah wallee runbaad sheegtay illaahay ha ku barakeeyo

  • @salebanciise5123
    @salebanciise5123 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaaad Guulayso .wax badan ayaaan kaa faidaysane. Jassa ALLah

  • @kasmaal4938
    @kasmaal4938 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah kaa awaal mariye
    Wanaga aad noosheegtay

  • @mahadsheekhnuur5399
    @mahadsheekhnuur5399 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsnhy Ustaad kheyr Allaah ku siiyo

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahranor8622
    @sahranor8622 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ustaad jazakalah

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh...dhiirigeliyaheena ...long life kuu rajaynayaa..💯🥰🥰

  • @salsabiil185
    @salsabiil185 2 ปีที่แล้ว +6

    نصيحة مهم جدا .
    جزاك الله خيرا استاذ

  • @user-vt1of9gx1d
    @user-vt1of9gx1d 10 หลายเดือนก่อน

    ❤jazakalaah dr mubaarak aar

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzaakalalaahu khyr Ustaad

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu khyr ustaad waka faaiideesday

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ustaad mahadsanid

  • @mohan146u
    @mohan146u 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ustad mahadsanid

  • @capdalacomapany2532
    @capdalacomapany2532 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa macalin amaanta ma fiicna in qofka la!amaanaba ma wanaagsana waa iska caadi hal mar iyo dhwr jeer laakin mar mar waa macquul 💟
    Pointica haddi aan ka hadlo waa in qofka uu hadafkiisu uu sheeg sheego 💟

  • @hikmaali8664
    @hikmaali8664 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh tabaarka laah talo fiicana nasiise alle haku barkeeyo ustaad

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustd

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha'Allaah. Thanks alot

    • @ashamohamed3328
      @ashamohamed3328 2 ปีที่แล้ว +1

      Maansha allah tabbaarakallah ilaahay haku barakeeyo

  • @xaawosalad9879
    @xaawosalad9879 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad mahadsanid

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha kaa Abaal mariyo Ustaad

  • @mamomamao4080
    @mamomamao4080 ปีที่แล้ว

    Shukran yaa ustaadii

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 2 ปีที่แล้ว +8

    Alx❤🤲 sirteyda dhan qofna ma ogaan karo oo
    Xitaa familigayga kamidyihiin
    Xooyo iyo aabo marka laga reebo❤❤🥰

    • @habibodamey7628
      @habibodamey7628 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaaheey qeer hakusiiyo

    • @ibrahimalixaji5369
      @ibrahimalixaji5369 2 ปีที่แล้ว

      @@habibodamey7628 aamiiiin hbo❤❤🥰
      Dhamaanteen ❤❤❤❤

  • @FarhanMohamed-Dawlad
    @FarhanMohamed-Dawlad 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Jazakallah khayr

  • @hussienaliadan3266
    @hussienaliadan3266 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaalla Barre sare wax ka faaiideysta maanshaalla ilaahay haku xafido

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashkuur Walaal Waad mahad santahay Walaal.
    Illahay haka Jasaai Siiyo Talooynkan Fiican ee Wax Tarka Ah.

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว

    Mansha'Allaah tabaarakallaah waad mahadsan tahay Jazaakallaah kheyran

  • @abdiladifmohamed2250
    @abdiladifmohamed2250 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah jazaakalaah mubaarak aar

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 2 ปีที่แล้ว +2

    macalin khayr Alle haku siiyo macalin saamayn leh

  • @munamohamed135
    @munamohamed135 2 ปีที่แล้ว

    MAshallah Ilahay khair badan haku siiyo waad ino fa idaysay

  • @saidoabukar8870
    @saidoabukar8870 ปีที่แล้ว

    Masha allh walhi waa runtaa ❤❤❤

  • @abdilwahid768
    @abdilwahid768 2 ปีที่แล้ว

    Asc ,waa macalin weyn .thanks Wll

  • @ramlamohamed7007
    @ramlamohamed7007 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi xaqiq alle haku Sharfo maclin

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 2 ปีที่แล้ว

    ماشا الله،
    اللهم يحفظك,Allah ku xafido

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid USTAAD

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF ปีที่แล้ว +1

    Sad ayaad umahsantshy ustaad.

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว

    Waa madaxwaynaha jaamacada badar.

  • @NadaMohamed-ik8xh
    @NadaMohamed-ik8xh 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jasakalahu khayran

  • @hoodoshiiqiye8480
    @hoodoshiiqiye8480 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahay haku xafido waa xaqiiq rubtii💯

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 2 ปีที่แล้ว

    Thank you macalin

  • @MohamedSaid-gk8rw
    @MohamedSaid-gk8rw 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah macalinka🥰

  • @nadiiranalkaofishil5677
    @nadiiranalkaofishil5677 2 ปีที่แล้ว +1

    Good advice

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh waxbadan bankafaiday rabi haku xafido macaln

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    .maash Allah Mahadsan ❤❤

  • @saynabaxmed7265
    @saynabaxmed7265 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle cilmiga hakuu barakeeyo

  • @hoodcumar1105
    @hoodcumar1105 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 💯

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +2

    Wuu mahadsan yahay mubarik aar wuxu inooshegay qodobo muhiima waxa kamida qar marka horeba diintenu inosheegtay cidna inaynaan usheegin runtii waa qodobo aad muhiim u.ah

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @aminosman4789
    @aminosman4789 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyran maclin

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 2 ปีที่แล้ว

    Indeed, point one is very true

  • @farxiymohamuud5057
    @farxiymohamuud5057 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah walahay waa talo fican

  • @ibrahimmonoor5116
    @ibrahimmonoor5116 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks brother

  • @aydarusabdimajid2369
    @aydarusabdimajid2369 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad Allah Xaku xifdiyo waxaa tahay ustaad khibrad ay xaka buuxda

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah magaca kugu qoran waad u qalantaa macalin

  • @mohamedabdi1179
    @mohamedabdi1179 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah waad ku mahadsantahay talooyinkaaga wax ku oolka ah

  • @hassanabdikadir6983
    @hassanabdikadir6983 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah macalin wlhi casharkada marwalbo wan dhagaysato

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaad u mahadsthy alle ka sokow

  • @hassanabdikadir6983
    @hassanabdikadir6983 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay macalin 💕💕💕💕

  • @raxmamohamed3423
    @raxmamohamed3423 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah haka abaalmariyo

  • @khayreali7629
    @khayreali7629 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA TALOOYIN DHAXAL GAL AH.
    AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY.

  • @ayaanadam3887
    @ayaanadam3887 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah miisaanka xasanaad ka allaah ha kuu saaro.

  • @munamohamed4809
    @munamohamed4809 2 ปีที่แล้ว

    Waa run jkkh

  • @OmarMohamed-zu4ql
    @OmarMohamed-zu4ql ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal hori usoco

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 2 ปีที่แล้ว +1

    🎓🔒 masha Allah

  • @nasab6929
    @nasab6929 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo Barak Allah Fiik wa talo wanagsan walahi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Asww, farhiashappy caday yarey fariid faceeda ka roon aa lay dhahaaa yartan.dumaryaashay aan tan ka ahay.

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhibaatadaasi waata somali oo dhan wada haysata
    Nin iyo naag baa kalatagaya & isfuraya
    Markaasay inta ay face live soo galan bay wixii sirka dhaxeeyay oo dhan banaanka keenayaan
    Ama mid ba meesha uu tagaba isku sawiraya xataa shaaha uu cabayo ayuu sawiraya o u facbokyada ku tuuraya
    Sbankan waxa dhintay wixii privacy la odhan jiray ☹️☹️

  • @abdirazaksiye
    @abdirazaksiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah

  • @abdirazaksiye
    @abdirazaksiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allh

  • @abdinajibhassan6365
    @abdinajibhassan6365 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxyaabo badan baan kafaidey jazakallahu kheyr

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks for the good deed you are spreading.

  • @sumayahuseen3223
    @sumayahuseen3223 ปีที่แล้ว

    Wixii Qoronba Quruumo Hadhee.
    Maxuu Hadal Qiimo Lee YahaY.
    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 ปีที่แล้ว

    Waa arin wanaagsan

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid aqoonyahan

  • @MohamedOmar-zz7lt
    @MohamedOmar-zz7lt 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin joogto ka dhig fiidi yow yadada please teacher

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 2 ปีที่แล้ว

    Qeyr alaha ku siiyo

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah I like mida kobaad🥰😘😘

  • @mohamedabdullahimohamed4521
    @mohamedabdullahimohamed4521 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 5 หลายเดือนก่อน

    Waa run ❤taas shuktan

  • @faisawade195
    @faisawade195 2 ปีที่แล้ว +1

    Xagaad aaday waanku waayey welcome

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka 2 ปีที่แล้ว +1

    M.ashlh Macalin Aadbad umahdsntahay

  • @axmedcabdullahi9682
    @axmedcabdullahi9682 ปีที่แล้ว

    mahad sanid macalin guulayso

  • @ugaasaxmedmursal1705
    @ugaasaxmedmursal1705 2 ปีที่แล้ว +1

    Ugaas