Xuseen Macalin - Wareysiga 2/2 - Maxaa u haray Jiritaan Shabab ?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararka caalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,
Mudane Ali Jeyte uu xaqirayaa. Hassan Sheikh iyo Hussein Sheikh Ali waa tuugo fashilmay oo Xamar amnigeeda ku fashilmay.
Macawisley iyo Mudane Ali Jeyte Mahadsanid
Inshallah shaboob oon wadanka joogin vidan aøjanabi oon joogin somaliya illahow i tus waa riyadayda illahaan ka barya Mar walba yaa rabi rumee
Lkn dadaal iyo dacadnimo many ka horeyn wayo cid daacad ah ma jirto hubkana shacabka loo adeegsada barlmankan way kula fadhiyan iyo dawlada
Maasha Allah, Good job
Ayaanle iyo Hanoolaato Tv thanks
The king spoken..
Mr.hussien macalin..
Thanks brother much respect all the way from Somalia buuloburte
Mudane Ali Jeyte uu xaqirayaa. Hassan Sheikh iyo Hussein Sheikh Ali waa tuugo fashilmay oo Xamar amnigeeda ku fashilmay.
Macawisley iyo Mudane Ali Jeyte Mahadsanid
Ayaanle waxaa wareysataa dadka dowldaan mucaaradka ku ah, sidii aad u wareysan jirtay markii xukuumadii nabad iyo nolol ay jirtay, warbaahinta waxa dhadhanka u yeelo iyo siyaasadu waa wareysiyadaas, Mahadsanid Ayaanle Hanoolaato.
Maasha allah dheh mise waxaa kuraaxaysanaysaa waa labaabay
@@saeddahir7600 aqiyaartii booska cbb bedeshay maad kamid noqotay mise waxaa tahay qoladii cbb hore oo shaarka bedelatay guulwadeen jeclidaa?
Mudane Ali Jeyte uu xaqirayaa. Hassan Sheikh iyo Hussein Sheikh Ali waa tuugo fashilmay oo Xamar amnigeeda ku fashilmay.
Macawisley iyo Mudane Ali Jeyte Mahadsanid
Hanolato meel qabiil maaha ee waa meel dadka jiliczan iyo dadka codkoodo mesha dheervanu gadhayn luugu heeliyo ❤️
Dawlada guulInsha Allah
Ayaanle Husein Salaan Sare Wll
50K oo askari oo military ah waa badali karaan amison insha Allah.
Labadii sanno oo uu farmaajo somali ubalanqaaday qabana waayay waxaa qabtay birmade xasan shiq. Guul Somalia
Ila faafi quruxda iyo wanaaga Soomaaliya...isoo booqo.
Weriye sare mahadsanid.
Warka ha siyasadeeyne Sida wax u jiraan runtaa ka Sheek adigoo Alle ka cabsi iyo damiir Caafimaad qaba u hadlaya xog xaqiiqo Ku dhisan shicibka u soo gudbi walaal.
Xusen macalin what a guy Guulaysta somalia 🇸🇴..
10 more years for HSM Inta AS uu saaraayo Asaga Madaxwayne Noo ah
Mudane Ali Jeyte uu xaqirayaa. Hassan Sheikh iyo Hussein Sheikh Ali waa tuugo fashilmay oo Xamar amnigeeda ku fashilmay.
Macawisley iyo Mudane Ali Jeyte Mahadsanid
@@macawisley5506 jeyte miyuu shaqayn karaa bilaa HSM ka carar meesha
Shapap gacan ayaa la saaray waxa la tusay in ayagana la dili karo halka marki hore ey aminsanayeen in ayaga kaliyah ey wax dilikaran
Wan ka xumahay inaad kan oo kale wareysato
Somaliya waa isku mid
Every failed what so called politician blames farmajo, what a shame 😮😢
Farmajo forever waa la dhaleeceynaa sababtana asagaa leh oo balantii uu qaaday ayuu oofin waayay,WUXUUNA noqday beenlow
Ayaanle Mogadishu ayaa tagtey wareyso dadka dhabta u hadlaya sida lagugu bartey wax fiican ayaa soo gudbin jirtey
Admis waxa ka awood badan askariga i dhashay wadanka waa runtiin walaahi dhil ninkiisi baa 7ska leh adm7s hogaan bay u bahan tahay
Qof MARAN weeye kan XASANSHEEKH buu kadhamaan La,yahay warkiisu Xasan Dowlad baa kahoreysey Asagana markii ugu horeysey xukun maaha xiligiisii horaba Alshabaab waajirey Ee Yaad ugadhigeysaa 5sanoo lasoodhaafey iney AS dhasheen!!!😳
P🙎🧞🧑🎓🧞🙎😊😊🙎⛷️😊😊⛷️💅😊😊💅🤾🤾🤾🤾🤾🤾🤾🤾🤾🤾🤾🇽🇰🇽🇰🇽🇰🇽🇰🇽🇰
hadii aay reer hiiraan iska saareen alshabab ATmis la,aanteed maxaa diidaaya in gobolada kale si la mid ah looga saaro, ATMISna looga eryo wadanka.waxaa wax lala yaabo ah in wali aan la fahmin dhagarta cadowga gudaha iyo dibada.
Nin iska faanaya aya waraysi naloga dhigaya! Waxasa laga dhaha raganimo hhhhh
Faan badan baa ku jira lkn nin xog ogaal ilaa egyahy. Ninkan lataliyihii amniga qaranka Farmaajo buu aha hal sano
DIINTA ISLAAMKU WALIGEED WAATII SAREEYA,
ILAA MAALINTA QIYAANAHA.
,,,,WAXAA LIIBAANAY NINKII RAACAH OO SHAREECADA ISLAAMKA KUDHAQMA.
TEEDAKALANA "AYAANLOOW
HADII AAD WAREYSATO, AFHAYEENKA DOWLADA FEEDARAALKA AH AMA LATALIYAHA *XASAN GURGUURTE, SIDAAS OOKALE WAA INAAD WAREEYSATO
(AFHAYEENKA AL SHABAAB)
HADIIKALE CADAALAD MA'AHAN, 2LABA DHINAC OO DAGAAL KADHEXEEYO IN
LADHAGEEYSTO HAL DHINAC.
war nio ilaah baan kugu dhaarshee ragii arday qalin jabinaysay qar xiyay (shaamow 2009) oo 70 adarday deeq wax barasho rabay qarxiyay(hargaha iyo saamaha 2011) oo 575 qof oo muslimiin ah hal meel ku xasuuqay (soobe 2017) oo 76 qof ku xasuuqay ( ex control ofgooye 2019) iyo kabadan inay xaq ku taagan yihiin oo diinta u gar gaarayaan miyay kula tahay , war xataa gaalka christaan ka maraykanka intaas oo soomali ah madilin bal dadkii soomaliyeed ee wadamada yurub iyo usa aaday baa dad koodi wax taray , alshabaab diin mama talaan shareecana ayagaa ubaahan inay ku dhaqmaan , wadadii alqaacida (ISIS) bay mari doonaan
@@sucaadmaxamad1484
DALKA SOOMAALIYA GAALADA KUSOODUUSHAY MAXAAD OOGAHADLIWEEYDAY?
,,,, TEEDAKALANA CIIDAMADA SHISHEEYE, KAHOR SOOMAALIYA QARAX IYO MU'AAMARADI KAMAJIRIN!!??
,,,DHIMASHADA IYO SHIRQOOLADA SIRDOONKA SHISHEEYE, AYAA KADANBEEYA?
TUSAALE WAXAA U AH DALKA
#AFGANISTAAN, MARII AY CIIDAMADA SHISHEEYE, KASOOBEXEEN AYAA QARAX IYO DAGAAL OOGUDANBEEYSAY??
,,, SIDAASI DARTEED CIIDAMADA SHISHEEYE HAKABAXAAN SOOMAALIYA QARAX IYO DAGAALKU IYAGAA KAMAS'UUL
AH.
MAXAYSE KUDHACDAY IN
(DOWLAD KUSHEEGA SOOMAALIYA, AY LASAFATO
GUMEEYSIGA DALKA KUSOODUULAY!!?
OO AYKAMIDYIHIIN
#ITOOBIYA IYO KENYA IYO REER GALBEEDKA IYO YUGAANDHA IYO BURUNDI,
XAGEEBAA LAGU ARKEY DOWLAD, SHACABKEEDII XASUUQEEYSA OO SHAREECADA ISLAAMKA LADAGAALAMEEYSA?
OO XABASHI KA'AMAR QAADANEEYSA?
WAR AL SHABAAB, DALKA IYAGAA ISKALEH,
WAX GORGORTAN AHNA LALAMA GALAAYO, GAALADA SOODUUSHAY?
XAQIIQADU WAATAAS OO
SHACABKA SOMALIWEYN,
BEEN ABUUR IYO PARAPUGAANDADA GAALADA IYO KOOXDA XASAN GURGUURTE, DABADHILIFKA AHI
KUMA CIYAARIKARAAN AYAHA SOMALIWEYN.
Diinta islamka adigu maad ku dhaqan tid horta waadigan wax kasta oo xun u deg degayee sida inaad caytamayso oo magac xun ugu yeerayso madaxda iyo inaad taageerayso qof bannays tay waxii allaah xarimay oo ah dhiigga muslim ka ah ugu dambayn adigu is xisaabi inta aadan cid kale ka hadlin
@@xogbaar
WAR MEESHAAN DOWLADI
MAJOOGTO.
WAR FIIRIYA SIDA AY
(XABASHIDA IYO KENYA IYO REER GALBEEDKA)
UGABAQAAYAAN!! IYO
SIDEEY #DIINTA ISLAAMKA KUDHAQANKEEDA!
AY ULA DAGAALAMAAYAAN??
OO AY LIBAAXYADA ISAGA DHIGAAYAAN?
WAR AL DALKA IYAGAA ISKALEH, BACDUL ALLAAH
KOLSOONI IYO XAQ AYAYNA KUDIFAACANAAYAAN?
(KOOXDA XASAN GURGUURTE
OO MAGACA DOWLADNIMADA
KUQARAABANAAYAA,
XILIGAAS LAMA JOOGO
EE GAALADA HA ISAGA HARO?
😂al-Shabaab Ninkan hadey arkan weyba dilayaan waa Xawadle. Aragti ba ka dhaxeysa . Al-Shabaab waxa wareysan kara wariye calami ah o dantooda ka dhaxarkaan iyo wariyaasha u shaqeya oo u Camira kaliya. Idaacad ama TV madaxbanan al-Shabaab wareysi siiso ma jirto.
TUUG TUUG DHALAY DOWLADA KU AMAANAYA AYAAD WAREEYSI KA QAADADEYSA; WUXU HOLMAAMAY IN UU DHIMANAYO; BEENLOW LACAGTI UU XASSAN XADAY AYUU LEEYAHAY BENGIGA KUMA JIRIN?
Adiga maxasusataa inad dhimanayso? Haddi aad xasusato maxad ku cayaysa qof’aan ku haysanain iyo waridkisa?
Dhimashana waa ka shekenee waadna ceytame misne been baad la taagan tahay lacagta war qarsanba ma ayada aheed farmaja afkiisa ka cadeeyay in deemo lagu lahaa waa maxay bentaa csd aad shegeso misne aad ledahay qofkle waxuu hilmaamay inuu dhimanayo nahaab been badan oo munaafaq ah baad tahay
Dadka farmaajo ayaa qabka iyo kalsoonida usooceliyay
Siilkaga magaafa makaso caliyay xaarmajo 😂😂😂🤣🤣🖕
@@omarahmad5053 war ceeb!!!
Farmaajo shabab muxuu ka sameeyay igu sawir iyo is qurxin ayuu waqtigiii ku dhameeyay Wll
indhahaaga fur , 63 deegaan baa alshabaab laga qabsaday boqalaal na waa laga dilay mudo gaaban ,madax waynahee qab soo celiyay
Ninkan waa lataliyihii amniga farmaajo 2017-2018