Maxamed bk (DHAKHTARKII JACAYLKA) Official video Hees Cusub ! HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Maxamed #bk #Dhakhtarkii #Jacaylka Showgii Ciida
    Dhibaatada Taal Aduunka Horeba Looga Dheefi Waayay. Intaan Layna Kala Dhantaalin Wakhtigu Ina Kala Dhantaalin. Aniga Caashaqu Ii Dhuuxin Ii Noqo.
    Lyrics: Cabdishakuur Siciid Cabdi
    Melody: Maxamed bk
    Music: Axmed Deeqsi
    Edited video and audio Dailymusik Somali-New-Entertainment be careful re-uploading

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 3 ปีที่แล้ว +132

    aniga kaligey magalada kampala isniin 20 July 2021 Sacada 23:47 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said ปีที่แล้ว +32

    Dheehaagu inanyahay dhulka uu ifinayaa 🥰
    Ma jiro dad aan somali ahayn oo ammaan u dhameeyay hableheena sharafta leh Big love hablahayga🥰🥰

  • @MohamedAIsse
    @MohamedAIsse 5 ปีที่แล้ว +508

    Si aad farxad ugu nolaato aduunka;
    Cibaadada badi, Sabarka badi, Cafiska badi, Bixinta badi, Aqoontada kobci, Shaqeyso.
    ❤ ha hilmaamin.

  • @alsamanyibrahim8152
    @alsamanyibrahim8152 3 ปีที่แล้ว +88

    انا من ارتريا احب اللاغاني الصوماليه و اعشق شعب الصومال 🇪🇷♥️🇸🇴

    • @abdijibaarmohamed6622
      @abdijibaarmohamed6622 9 หลายเดือนก่อน +5

      ألف شكر 🙏 كمان نحبكم ارتريا

    • @nemofarah2052
      @nemofarah2052 9 หลายเดือนก่อน +3

      And we adar you Lov ❤

    • @user-pp7ti2un1b
      @user-pp7ti2un1b 9 หลายเดือนก่อน

      87jmm nlllpķ0880),]pKlp0pL😅😊😮😢🎉

    • @user-pw2ew5oi2s
      @user-pw2ew5oi2s 9 หลายเดือนก่อน +3

      Man sha allh ❤❤❤

    • @user-wr6bp7yl9i
      @user-wr6bp7yl9i 8 หลายเดือนก่อน +3

      تمام ارسل رقمك

  • @Xavi____Official
    @Xavi____Official 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waxan Dhageysanaya Axad 18/2/2024 wxan Rajeynaa In aa u soo laabto 10 yaers Hada ka dip ah Haddi aan Nolahay I.A 🤲❤️ Aniga ah Oo Aduun Wx ka qabsaday Oo aan Joogin Qarada Madow Hadi iga Danbeysid Like Isar Si aa U soo Booqdo I.A❤️
    Somalia Ha Noolaato 🇸🇴
    Magaceygu waa Shaafici Apdi Adan 19 jir

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 3 ปีที่แล้ว +41

    Inta OG Inuuu Fanka Kafadhiisty LEGEND BK 😍😍😓

  • @Ahmed-zaki
    @Ahmed-zaki ปีที่แล้ว +122

    Inta ruux ee 2023 heestan markale daawanaysa like saar halkan si aan u ogaano tiradeena🥰😇

    • @user-qf5nq3cj4i
      @user-qf5nq3cj4i ปีที่แล้ว +4

      😮😅😮😅😅😅😅😅😅😮😮😮😅😅gfetim

    • @duniyocadey-wl7ix
      @duniyocadey-wl7ix ปีที่แล้ว

      Marka kuģu dhawaado dhibaata da idea marka iga dhaqaadaa ba watnaha li dhufanaayaa ❤❤❤

    • @KhaliaSaid
      @KhaliaSaid 2 หลายเดือนก่อน

      4:44 ​@@user-qf5nq3cj4i

  • @Emmey1
    @Emmey1 ปีที่แล้ว +37

    WeLi Wxn dhageysanaya 2023 𝗕𝗸 Fanaan Qaran 😢❤️

  • @guuleedharawe2891
    @guuleedharawe2891 ปีที่แล้ว +22

    Waxaa la dhuubtee 😟
    Dadkii ıga dhex saaray 🚶
    Kaligeey i dhigay mel☝️
    Dhabtii cashaq weeye💓😢

  • @zuhuursimran5272
    @zuhuursimran5272 5 ปีที่แล้ว +41

    Poqorka fanka m. Bk love you❤❤❤ from muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🎧

  • @hibakmohamed4750
    @hibakmohamed4750 6 ปีที่แล้ว +19

    Intaan la ina kala dhantaalin
    Waayuhu ina kala dhirbaaxin
    Aniga caashaqu idhuuxin
    ii noqo dhakhtrki jacaylka wooow hees aan inaba caadi ahyn #Bk ❤

  • @abdalahirabe9956
    @abdalahirabe9956 5 ปีที่แล้ว +19

    Ninkan cod iyo qurux iyo lacag iyo aqli iyo heso jecel 😘

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 5 ปีที่แล้ว +9

    markaad iga dhaqaaqdaba wadnaha lay dhufanya hees dareen gooniya ii leh malinkay soo bxday jcylkaygaa iiso diray anoo wli youtube ku arg bk 2 million bay gaadha iydoo one year gaarin😍😍😍

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 ปีที่แล้ว +28

    Legend Maxamed siicid bk wan ku tabny ❤️
    Balse meel kaficn ku badalty 🥰

  • @xilwah5645
    @xilwah5645 3 ปีที่แล้ว +29

    Jeeraaney dhaayuhu 😍
    Dhamow ku qabaneyn🤴🤩
    Xilliyada dharaaraha
    Socodkoodu dheeraa😌

  • @amiinhassan8474
    @amiinhassan8474 8 หลายเดือนก่อน +23

    2024 coming soon but still listening this amazing and hilarious voice and heartbreaking music 🎶

  • @khalidabdullah1861
    @khalidabdullah1861 5 ปีที่แล้ว +116

    Cod quruxsan ayad ledahey lkn quranka kuaqri ayan kudihi lahaa iskadaf hesaha wll kheyr ayan kulajecelnahey

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 ปีที่แล้ว +19

    Fankii somaliyeed bk buu raacay, fanoow macasalaamada ❤️

  • @user-jr4eu1tt5b
    @user-jr4eu1tt5b 5 ปีที่แล้ว +34

    محمد بيكي نجم من نجوم الفن الصومالي لا افهم المعاني ولكن حافظ اكثر أغانيه في السياره لما اروح مشوار طويل

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 5 ปีที่แล้ว +19

    Bila Calayk Bk Xasus Buu Dib Igu CelinayAa
    WagaN Inanka Ahaa Een Hanashada JacaYlkayga Hayenkeda Ku JiraY alxm Mantana waa Oridaydaydii ina Haysa Wiilkayga Curad alXm NinkaN Qalbiyada Dadkuu Ka DheX hadlaYaa Bk Fanan Qaran 🙏

  • @amalcb7273
    @amalcb7273 5 ปีที่แล้ว +10

    Markaan kugu dhowaada Dhibaatadu idaysa ❣️❣️❣️ bk legend

  • @mustaftuuraa7460
    @mustaftuuraa7460 ปีที่แล้ว +3

    Kmrun ii noqo dhakhtarkii jaceyl hana iga dhaqaaqin waxa aan ladhuubtey dadkii iga dhex saarey kalegey i dhigey dhabtii caashaq weeye 💖💖

  • @MaliizaShire
    @MaliizaShire 11 หลายเดือนก่อน +8

    Heystaan aad bey ii tabataa sbbto eh 2018 September wlhi xiligaan jaceyl aad u daran baa i hayey waana liigu cidleyey xiligaaas wlhi jaceyl 😢😢😢😢 aad u daran ihayey waxuuna iga guursaday qofaan Dumaashi ahaan u baray 😢😢😢😢

  • @dekaabdulahi3509
    @dekaabdulahi3509 5 ปีที่แล้ว +5

    Bk wax ku gaaro waan la'ahay Allah haku deysto arooskeyga kuwacanaa insha allh❤❤❤😍liketa halaigu boobo

  • @user-xg2um8pc7h
    @user-xg2um8pc7h 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan anigo bashalay Malin arbaco 15/05/2024 ❤❤😂😂

  • @motrailblazer2234
    @motrailblazer2234 6 ปีที่แล้ว +192

    This guy sings the best Somali romance songs ever! They touch the inner most segments of ones heart!

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 5 ปีที่แล้ว +42

    I never seen before like this song dhaqtarkii jaceylkena Mr bk from Somaliland this is the best song of qarnigan. Al Alfanaan Osmaneto

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 หลายเดือนก่อน

      Abwaanka sameeyay heesta

  • @khuluudqueen4642
    @khuluudqueen4642 6 ปีที่แล้ว +15

    Nic bk duriyaadi reer sheekh isaxaaq Markan kugu dhawadan dhibatadu idayesa wooow 😘😘😘😘

  • @user-mt3yn6vb3g
    @user-mt3yn6vb3g 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hees wreyy dhaaftey😩💎❤🥀

  • @bashiirsamatar1692
    @bashiirsamatar1692 2 ปีที่แล้ว +10

    Fankii wuu ku tabay legend balse meel ka Khayr badan ayaad cagta saartay.

  • @laylumohamutt2788
    @laylumohamutt2788 ปีที่แล้ว +5

    Kaligeu idhigey meel dhabtii caashaq weye😭❤️

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 5 ปีที่แล้ว +10

    🇸🇴Wllhi Bk boqorka coda waa asiga Intii aragti farta taga 👆 ☝️👉 👆

  • @apdiwaliahmed2277
    @apdiwaliahmed2277 6 ปีที่แล้ว +34

    Styleka 💯%
    Codka 💯%
    Laxanka 💯%
    Ereyada 💯%
    Music 90%

    • @abditable343
      @abditable343 5 ปีที่แล้ว

      Heesta wooow fanaan qaliya nolow in badan

    • @NEXTLEVEL-zs6jo
      @NEXTLEVEL-zs6jo 2 ปีที่แล้ว +2

      Styleka 60%😄

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 5 ปีที่แล้ว +10

    Xanuun. Weeye jaceylku waxa sidaa i naaxiyey waaa jaceyl 😭😭😭😭😭💛💛

    • @mahameburaale162
      @mahameburaale162 5 ปีที่แล้ว

      Suad Farah waaaw hhhhhhhh
      Adu waad naaxdeybee
      Kii kale mlaha ul noqday 😂

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mahameburaale162 hhhhhhhhh

    • @mymomii8993
      @mymomii8993 5 ปีที่แล้ว

      Suad Farah waaaw 😂😂😂😂

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mymomii8993 maxad igu digan wlo waaa waxa sidaa i naaxiyey malaha kuguma dhicin ba

  • @xanaanadaxooiaha3003
    @xanaanadaxooiaha3003 3 ปีที่แล้ว +7

    Bk heesaha ma udayna haduu yidhi fanka waan kabaxay, yaa udaynkaraa 2021-kii ayay nagu dhexqarxeen heesihiisiye.

  • @zimannur6943
    @zimannur6943 5 ปีที่แล้ว +6

    Boworka jecly goorme mugdisho noogu imaan doona😍 inta jecly in mugdisho ku arkan like isaara

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 5 ปีที่แล้ว

      ziman nur waan idin jecelnay dadkaayagii wuxuu imandoonaa inshaa allaah marka nala aqoonsado

  • @hamsehashi1896
    @hamsehashi1896 6 ปีที่แล้ว +18

    Hees Qaliya dhakhtarkii Jacaylka
    midhaha 100
    laxanka 100
    codka 100
    👏👏👏👏👏

  • @zamzammohamed8484
    @zamzammohamed8484 4 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاءالله جزاكي خير ياارتريا شكرا ❤

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +8

    Madaxwaynaha fanka afsomaliga💚☁️❤️💪🏾

  • @sabariinsiman3455
    @sabariinsiman3455 10 หลายเดือนก่อน +9

    waa hees aad xasusu uleh heesta markad dhageystiti side noqday darenkaga 😢😥

  • @munoabdulahi1726
    @munoabdulahi1726 6 ปีที่แล้ว +11

    Hees tii sanadka ugu shid need iga dheh bk boqorka cod ka gayiga somaalidoo idil inata tahay dah masar na walee 😍😘😘😍😍😍😘😘🤙🤙🤙❤💋❤❤💋💋❤⚘⚘

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว +18

    Ninkani heesiheesu jacayl igaliyan boqorka codka mahamed siciid abdi bk ❤️👌

  • @saafif1203
    @saafif1203 6 ปีที่แล้ว +14

    bk wa fanaanka an ku iloobi karno dadki hore heesahodi macnaa alla mxa fan ku idil ninkan

  • @Abuudi434
    @Abuudi434 ปีที่แล้ว +15

    Heestaan waxaan dhegaysanayaa xili aan aad ula il daranahay jacayl😢
    Aniga iyo yaduna aan is doonayno balse waayuhu nakala mashquuliyey
    Ilaahay Ayaan ka baryayaa inuu iisoo dhoweeyo😰❤🤍

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 ปีที่แล้ว +1

      meheshay walaal

    • @Abuudi434
      @Abuudi434 ปีที่แล้ว +1

      @@najaxsiciid3367 May walalo😥waan rajaynayaa inaan helo mar un

    • @khowlamohamedabdow9930
      @khowlamohamedabdow9930 ปีที่แล้ว

      Hah😢 ilhw sidhn Dan nojecel nosahal rabiyow

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 ปีที่แล้ว

      Sorry sxp mcn qofkii arintaan oo kale heesato umbaa ku fahmi kara waxaan rajeyna in aad is heshaan ❤😊

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +8

    Waxa aan la dhuubtee dadkii iga dhex saarey....
    Kaligey idhigey meel dhabtii caashaq weeye😔🙂

  • @ayaancumar3954
    @ayaancumar3954 5 ปีที่แล้ว +12

    heestaan markaan dhageysto dareen igalayaa oo waxaan soo xasuustaa qof aan jaceyl

  • @abdihakimahmed6189
    @abdihakimahmed6189 5 ปีที่แล้ว +37

    Yo this guy is Legand 🔥 even though if you don’t understand Somali or you don’t speak Somali you still understand this song words by words

    • @keeytoonhurdaye7266
      @keeytoonhurdaye7266 3 ปีที่แล้ว +1

      Markan kugu dhawaadaa dhibaadu ideeysaaaaaaaa wofaaa caleeeek

  • @FardowsoCaydaruus
    @FardowsoCaydaruus 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ila 2024 wali hestan kama xiis dhagesigeda 😻❤️

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 ปีที่แล้ว +6

    Markaaan kugu dhawaada dhibaatadu ideeyzaa 🤩🥰. Markaa iga dhaqaaaqdaba Wadnaha leey dhufanayaa Axxx 🥺🥵

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 6 ปีที่แล้ว +412

    Wll iska dhaaf heesaha iyo mushawahaadka dunida runtii
    Waa arin aad u xanuunbadan
    Halkaad maanta heeska qaadayso adoo quranka
    Ku luuqeeya maxa ku diiday subxanalah😭

    • @umuaisha694
      @umuaisha694 6 ปีที่แล้ว +10

      Mohamed ZooNi Quran miyad u soo gashiye inaad halkan ka dhagysto adigu marka hore naftad ka bilow

    • @queenallisa5107
      @queenallisa5107 6 ปีที่แล้ว +8

      Maya wlshy lknse dadka uun
      Wx ushegaya

    • @queenallisa5107
      @queenallisa5107 6 ปีที่แล้ว +3

      @@umuaisha694 blse adiga wxd u egtahy qof jikaartamaya

    • @somalocanale8271
      @somalocanale8271 6 ปีที่แล้ว +3

      Bro adigu iska dhf dhgysigoda marka hore

    • @qweenydab8708
      @qweenydab8708 6 ปีที่แล้ว +2

      Adhiga maxa kasodoonthy mesha marka horaay

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 ปีที่แล้ว +8

    Hees xul ah xasuus😢3years ago now2022

  • @fariidoinafaarax3544
    @fariidoinafaarax3544 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan xasuus ayey igu leedahay wllhi 😥😥💔

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 ปีที่แล้ว +27

    woow hees mcn walahy
    codka 100%
    musi 100%
    laxanka 100%

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤BK I love you ❤❤ sending love from Massachusetts USA 🇺🇸 7/26/2024 on my way to Minnesota.

  • @abdihakimahmed6189
    @abdihakimahmed6189 5 ปีที่แล้ว +9

    This song fire 🔥 🔥❤️👍🏾 this is the best song the whole Somali songs who agreed with me?

    • @Barlin22
      @Barlin22 5 ปีที่แล้ว

      AbdiHakim Ahmed me

  • @ziizkaofficialcom.6871
    @ziizkaofficialcom.6871 2 ปีที่แล้ว +5

    Ku sali nabiga scw scw😘

  • @abdiyusuf9747
    @abdiyusuf9747 5 ปีที่แล้ว +35

    Ax jecel dhib badanaa oo murugo badanaa alaw isahal midaa jeclahay 😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭

  • @ducaaleducaale4273
    @ducaaleducaale4273 5 ปีที่แล้ว +2

    Alh yaa cisak fanaan jir weeye like haloo badiyo inta haye dhugtu hayso

  • @fadumonalka8857
    @fadumonalka8857 5 ปีที่แล้ว +40

    Inta oyday 😭😭😭like😍😍

  • @munoabdulahi1726
    @munoabdulahi1726 6 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi kama dhar gin hestan mcn keda waliba xalada hada aanku suganahay ayey quses saaa wooow waqti fcn ayaad soo heestay wlee

    • @djiboutimyhome2867
      @djiboutimyhome2867 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭😭 kulamiid baan ahy

    • @hamdamahmoud4905
      @hamdamahmoud4905 5 ปีที่แล้ว +1

      Me too wllhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭

    • @hamdamahmoud4905
      @hamdamahmoud4905 5 ปีที่แล้ว +1

      Qof wax jecel uun ba dareemi kara ❤️❤️❤️

  • @queenhani4407
    @queenhani4407 6 ปีที่แล้ว +13

    Allah yaaa ciska indero nolow bk hore u so 😍😍😍😍😍hees iga dhehay

  • @nemodeka5736
    @nemodeka5736 6 ปีที่แล้ว +10

    Moha'ed Bk *Boqorkii Codka Soomaliyeed* Keep going Forward
    Fanaankayagiii😍

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030
    @cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 ปีที่แล้ว +29

    maxamed bk fannaan jira taageero buuxa ayaan kuu hayaa ciidii taageero buuxa u haysa taabo 👍👍👍

  • @salmanabdi-nv2tt
    @salmanabdi-nv2tt ปีที่แล้ว +7

    It's 4/7/2023 Wednesday evening still love to listen this true and loving song by maxamed bk

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 6 ปีที่แล้ว +71

    Eiid mubrik zxpyl
    Bk reer hargeisa isiiya like 😍✌

  • @nadiirocabdinuur7754
    @nadiirocabdinuur7754 4 ปีที่แล้ว +1

    Wayahay waaku noqona dhakhtarka jclka

  • @welihassan3066
    @welihassan3066 6 ปีที่แล้ว +19

    Iskawaal iyo hadalki micna darada ahaa maaha codmacaan erayo micno weeyn kufadhiya iyo music degan keep up my bro
    #love from beledweyn

  • @mohamedosmanmohamed8729
    @mohamedosmanmohamed8729 2 ปีที่แล้ว +11

    His is not only a talented musician but, a top ranking romantic singer who is unmatched and UN parallel

  • @Gratefully-hopefully
    @Gratefully-hopefully 5 ปีที่แล้ว +14

    ManshAllah BK you are the king of all somali singers very talented , your voice is gold

  • @Queen_bureqa123
    @Queen_bureqa123 3 ปีที่แล้ว +38

    i’m still in love with this song it’s been two years but still got the same love

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว +1

      Iam listening now
      💚🤍❤ 🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎀

  • @Halbeegpodcast
    @Halbeegpodcast 6 ปีที่แล้ว +30

    Hambalyo Abwaan cabdishakuur siciid cabdi iyo walaalka maxamed siciid cabdi Bk.
    Ilmaadeeraday waan idinku faanaaa.

  • @falastinliiban65gmail
    @falastinliiban65gmail 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan dhageysanayaa anigoo jacel laildaran 😢allow calaf igu dar midka aa jeclahay 😢mana iloowi karo mana katagi karo xaladaa igu xun 😢waligey sidan wax uma jeclan runtii 🥺😫

  • @famos4153
    @famos4153 3 ปีที่แล้ว +3

    Imagine heestan cawa xafadyda Dangoroyo ayan kudhegysan 26/januari 2021 after 14years from swedan to Dangoroyo nugal puntland 🇸🇱somalia 🇸🇴

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 ปีที่แล้ว

      Friintda sand kdib from Bosaso puntland🇸🇱

  • @barirahahmed4230
    @barirahahmed4230 3 ปีที่แล้ว +2

    Markaan kugu dhawaadaa
    Dhibaatada idaysaa
    Markaad iga dhaqaaqdaa
    Wadnaha lay dhufanayaaaaa😲🥺🥺❤️❤️❤️

  • @safisiman781
    @safisiman781 5 ปีที่แล้ว +13

    Bk nin weyn😤☝️☝️☝️☝️☝️

  • @abdisiyaad2061
    @abdisiyaad2061 5 ปีที่แล้ว +6

    Bk haduu qalbiga cunsuri ka yahy Afka cunsuri kama aha 2014 ilaa hada bk hesihisa kama daalo
    from #muqdisho ♡

    • @mascudsuperboyofficial9376
      @mascudsuperboyofficial9376 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk adiguna hadad Qoraalka cunsuri ka tahay, dhegaysiga ama viewska cunsuri kama Tihid

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qalbisaliim772
    @qalbisaliim772 5 ปีที่แล้ว +9

    Ninkan heesihiisu waa wada dareen ✌

  • @fans8319
    @fans8319 5 ปีที่แล้ว +11

    Sida dhibicda roobkiyo 🌦
    Cadceed dhalatay waaberi ☀️
    Dheehaagu inan yahay🧕
    Dhulka wuu ifanayaa ⭐

  • @Mohamudbukhari
    @Mohamudbukhari 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan dhageytay 17/6/2024 aniga kaligay waye murugo badana way i haysaa 😢😢😢

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 5 ปีที่แล้ว +32

    🎤 MAXAMED BK BEST LEGEND NEVER SEEN ON THE THIS PLANET 🌎🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @user-jl7je4eh4d
      @user-jl7je4eh4d 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamseroyal5727
    @hamseroyal5727 5 ปีที่แล้ว +12

    Ax maxamed Siciid Cabdi bk cawa ayaan dhagaysayaa 21/7/2019😭😭😭😭♥️👈

  • @sabriyeahmed6653
    @sabriyeahmed6653 5 ปีที่แล้ว +6

    inta BK tagerto like wale fanan wa dhafay caadi maha BK NOLOW

  • @alsamanyibrahim8152
    @alsamanyibrahim8152 5 ปีที่แล้ว +12

    I love to match Somali music I'm Eritrean 😊

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw 8 หลายเดือนก่อน +2

    he's a legend and we never stop listening this guy even if he is WAHAABI that's not our business'

  • @mohamedsanka7081
    @mohamedsanka7081 6 ปีที่แล้ว +6

    Dhakhtarke jacyilka bk
    One love zhp ✅

  • @awohussein2931
    @awohussein2931 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaan kugu dhawadda dhibatadu ii days
    Markaad iiga dhaqaaqda wadnaha lay dhufanayaaaa 😥😥😥😥😍😍😍

  • @salamlyricschannel7851
    @salamlyricschannel7851 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus weyn igu ledahy 2018 dhamadkisa ayn aad ugu waalna oo qof an xiriir laheyn ban kuso xasuusta
    13/june/21

  • @user-ju6me6mg4r
    @user-ju6me6mg4r 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤JeeRanaY DhaYuHu DhudiYaY ku QabanaYn ❤❤xiLiYada DhararaHa SocodkodU DheRaa ❤
    M_sicid Bk DhaxaLka fanka🎶🎶🎶

  • @mohamedabdirahman144
    @mohamedabdirahman144 3 ปีที่แล้ว +4

    Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar waa maxay meeshan odayaasha iyo islaamahaa waaweyni isu yaaceen, aar reer hargeisana ciyaala suuqnimo kama gaboobaan. Burco waxani kama jiraan culimaa fadhisa, masha alah.

  • @hodanyahye2378
    @hodanyahye2378 6 ปีที่แล้ว +14

    dhibaatada taal aduunka horaba loo dhaaafi wayey
    maxamed bk noolow wllky

  • @hassanabdirisaak974
    @hassanabdirisaak974 6 ปีที่แล้ว +2

    bk waa fanaan ugu qalisan somali oo dhan

  • @inahashi3816
    @inahashi3816 6 ปีที่แล้ว +5

    Markaan kugu dhawdan dhibatada iga deysaa
    Markaad iga dhaqaadaba wadnaha lay dhufanayaa
    Waxaa an la dhuubtee dadkii iga dhex saraay kaligaay I dhigay dhabtii caashaq weye
    Dhibatada taal aduunka horayba loogu dheefi waayey intaan layna kala dhantaalin
    Waayauhu ina kala dhirbaaxin Aniga caashaqu I dhuuxin li noqo Dhagtarkii jacaylka 💌❤❤
    Warkaas aan u booga aniga 😍

  • @beeldaje1325
    @beeldaje1325 4 ปีที่แล้ว +2

    4 milyan oo duriyada aah baa dawatay ♥️♥️♥️

  • @ugaasmohamed2082
    @ugaasmohamed2082 6 ปีที่แล้ว +6

    Bk heesaha wuu xushaa inta dhanaanka ah yar yarkuu laxanka u saaraaa kkk
    Noolow inader .

  • @rumanadan4723
    @rumanadan4723 4 ปีที่แล้ว +3

    Bk fanan an tagero ManshaAllah 👑👑👑👑👑👑👑👑😘😘😘

  • @cabdiraxmaanxasancali4987
    @cabdiraxmaanxasancali4987 5 ปีที่แล้ว +4

    Wwww fanaan Canaan dhaaafay maxamad bk hore u sii soco wllhi heestaan markaan dhagaysado aniga oo dhan waan baxaa

  • @xiissheekh2431
    @xiissheekh2431 5 ปีที่แล้ว

    Waxa aan la dhubtee
    Dadkii iga dhex saaray
    Keligey I dhigey meel dhabtii cashaq weeyaan😍😍😍

  • @fahimaibrahim6373
    @fahimaibrahim6373 5 ปีที่แล้ว +5

    Waar Hestaan Wax Badan Baa radinaaye Hadanaa Video Gaan Arkii Iskaga Duftaay Mise Ayedhee Ayebaa Noqotay😍😍💏💏 #Team Bk#

  • @AbdiIgal-xe4uw
    @AbdiIgal-xe4uw 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aaad ayan ijeclahay fanan bk siba xeestan 2024