Heeso Bilaa Music ah Inan soo Bandhigtay Cod layaab le

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @muna3081
    @muna3081 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaan ad ayay u qurux badan tahay wlho masha Allah

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw reer berbera cod baa ku dhan magaaladaydii jacaylka

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 ปีที่แล้ว

    Heestaa aad ilawday fanaanadaasi waa kaltuun bacado erayadana waxa leh ismaciil jiheeya.hore u soco Mr boodhari iyo sucaad .

  • @sacdamohamedapdullaahi1631
    @sacdamohamedapdullaahi1631 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigu xataa cod macaan ayaan leyhy gorme barnaamij iga Qaban wallaalkay bodhari yare

  • @safakhatarfthootho9872
    @safakhatarfthootho9872 3 ปีที่แล้ว +4

    Azc wll horta intaad codkaga heesta ku aqrineysid waxa ku dhaanta kalaamka ilahey ado ku akhriye waayo alle hadalkiisa ayaad ku dhawqysaa

  • @halabuur-mustafe-liibaaxya6458
    @halabuur-mustafe-liibaaxya6458 3 ปีที่แล้ว +1

    Boodhari yare sowta ku jabsatay sucaad saleeban aadan

  • @suhuaybxasanismaciil7419
    @suhuaybxasanismaciil7419 3 ปีที่แล้ว +1

    Bodhari Horta nag maleyay waban ku haystaye

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว +4

    Sucaad waaaaw 💯 ❤️ love ku haystaa eedo ha na maagin qurux 🌹 fariid yar 💐 💓

  • @asmaosman9256
    @asmaosman9256 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh wllky boodhari iyo inanta kaleba wan idin salaamay keep going

  • @alimo5552
    @alimo5552 2 ปีที่แล้ว

    Heestii Kaltuun Bacado waa ka baxastaye walaahi

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa laguwaayey ayaantaan aboowe, come back

  • @haashimsharif445
    @haashimsharif445 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhas lanbarkeda iso sheega

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Codkaga Quran ka ku akhri

  • @saacidabdi9024
    @saacidabdi9024 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllo heesta waxaa qaaday kalltuun bacaado magaceeda heesta waxa la dhahaa wakhti

  • @ladnadaauud7051
    @ladnadaauud7051 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh wllo codka allhe haku barakeyo

  • @mahrezsaxaafi3796
    @mahrezsaxaafi3796 3 ปีที่แล้ว

    M.a keep hortaada wllhi cod bo alla ku siyaaay

  • @fatxiabdirashiid8185
    @fatxiabdirashiid8185 3 ปีที่แล้ว +1

    Www m.a podhri yre hargyza donya inan imdo i.a coming zoon igu so dhwya viva s.land

  • @maymunabdulahi2865
    @maymunabdulahi2865 3 ปีที่แล้ว

    Boodhari yare hablihii waad waashay

  • @iprahimmadiin736
    @iprahimmadiin736 3 ปีที่แล้ว

    Boodhari yare

  • @najahnasiya3943
    @najahnasiya3943 3 ปีที่แล้ว

    Boodhari Maxad Filimkii wakhti Usoo dayn wayday horta wll

  • @IfrahChannel86
    @IfrahChannel86 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah isku dokh banahay inanta ❤️❤️

  • @deeqacabdiqadir7281
    @deeqacabdiqadir7281 3 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeeye like ta ila hadhaafina

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว

    Sucaad abaayo waa runtaa gabadhu naftooday u quruxbadanyhiin nin uma qurxbadna qal qurxbadan baa wacan

  • @faafintadiintachannel2584
    @faafintadiintachannel2584 3 ปีที่แล้ว +1

    Wr nio zhp waa ceeb inaad everday inan walsha aha ood youtube soo dhigyisyo marka adba ma jiclid inaa walsha la soo dhig dhig wall marka utudh hapalaha wallaha waa ceeb walhyi plaes jooji 😢🙏🤐

  • @abdulghanifaud171
    @abdulghanifaud171 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco zhp qli #bodhari yare

  • @nakhnakhofficial5672
    @nakhnakhofficial5672 3 ปีที่แล้ว

    Boodhariyow noo biis sucaad

  • @hamzexk6197
    @hamzexk6197 3 ปีที่แล้ว +1

    naga garbax boodharoow😏😂

  • @apdiaziizumer4639
    @apdiaziizumer4639 3 ปีที่แล้ว

    Filmkii waqti mxa ku Dhacay shaakirow

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว

    Huda iyo warda ku qabo salaan sare 🌹

  • @apdirahimgogleh6310
    @apdirahimgogleh6310 3 ปีที่แล้ว

    Musasalkii waqti mee wall qli
    Heeso maaha wax macna le yaa wall

  • @mubaraktube259
    @mubaraktube259 3 ปีที่แล้ว

    Saxib filimkii ayan rabna ina nosiwadoo

  • @islamic-dh3bt
    @islamic-dh3bt 3 ปีที่แล้ว

    quatiley codka ku dad
    aal bro shaakir\

  • @kealidmohed662
    @kealidmohed662 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa ka sheeynaa iyo heeso waqti 12 iyo wixii ka dambeyay la idinka rapaa wn badh go'aanayee

  • @Karaama_poi
    @Karaama_poi 3 ปีที่แล้ว

    Second view✌like dhac kusii

  • @koosmaxmed9199
    @koosmaxmed9199 3 ปีที่แล้ว

    Walkaya shakir mee musasal kii wakhti adiyo warda saciid

  • @jimcaalemedia7337
    @jimcaalemedia7337 2 ปีที่แล้ว

    Kaltuun bacado heesta qaado

  • @warsamedahir6897
    @warsamedahir6897 3 ปีที่แล้ว

    Inin coda mcn

  • @cabdiraxmanaxmed3363
    @cabdiraxmanaxmed3363 3 ปีที่แล้ว

    Best of Voice

  • @kaayolastyare7440
    @kaayolastyare7440 3 ปีที่แล้ว

    Gd

  • @gaarsimedia1995
    @gaarsimedia1995 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaltuun bacaado

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 3 ปีที่แล้ว

    Wayna dhipanayaane

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 3 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @yazminaj5829
    @yazminaj5829 3 ปีที่แล้ว

    War anaa ka cod macaane xilimaad iso qaban bodharoyow

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 3 ปีที่แล้ว

    Kaltuun Bacada qaada waxan filaya inaytah fanaanad reer Jabutiya

  • @hindamohamed4776
    @hindamohamed4776 3 ปีที่แล้ว

    Sucad wad cud macanty lakin cabsi kugu jirta xbbti

  • @asmaosman9256
    @asmaosman9256 3 ปีที่แล้ว

    Kaltuun bacado heesta