Musasalka Wakhti : Xalqadii kowaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +19

    Waa musalsal xanun kulul heart touching wlhi😭😭😥😥 br my dear keep going and succes i am your fan my dear br

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 3 ปีที่แล้ว

      Asc wllshy

    • @aaminacabdalla5212
      @aaminacabdalla5212 3 ปีที่แล้ว

      I have

    • @ifraaxifraax9540
      @ifraaxifraax9540 2 ปีที่แล้ว

      Vhrhfhrfjhfhfgfhrdhhfdbchcbcnxjcjjdjxchhxdh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😩😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😩😭😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺😡🙈🙈🙈

  • @zukaynamawliid4173
    @zukaynamawliid4173 3 ปีที่แล้ว +6

    Allhu akbar arintan wlhi waàaa mid ka jirta dhamaaan gayiga somalida dhalintani waaa kuwo caqli u saaxiib ah msha allah

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +21

    Wll ku sali nabiga scw.

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa the best muzalzalk runtii, good job

  • @deeqacilmi9660
    @deeqacilmi9660 3 ปีที่แล้ว +8

    Siidan uu Fahmay waxa weeyan siida Lo JilaYo warda iyo Bodhaari waa isku hooyo kadibna taani waa ayaadoood waxayn suugnapa waa Qaybta Labad Hore uu socda wll Dhamntiin❤️💯

  • @Dhalaaala11
    @Dhalaaala11 3 ปีที่แล้ว +1

    Heart toucheble weeyan wlhi xaqiiqda musalsalkanina waa xaalad ka taagan guryo bdn😥😥😥

  • @hibaaqali7276
    @hibaaqali7276 3 ปีที่แล้ว

    Run ahnte aniga iyo wiil iga yar aye sidas nagu dhacdye marke aniga a ahye iyo hooyo aye kala tagen ango yar yar wax na hayesay naagta uu qabo abo waxan argnay iyo dhiatada anu marnaye waa wax tusale ah alx hada anu waan isku fil naadye alle waxn ka baryay inta ila mida inu wax khire qaba siiyo

  • @guulletlkacazeofficial8211
    @guulletlkacazeofficial8211 3 ปีที่แล้ว +2

    It was really true movie and lovE♥️🤔

  • @barkhadabdi4146
    @barkhadabdi4146 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +2

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @axmedxasan6519
    @axmedxasan6519 3 ปีที่แล้ว

    Axaxax

  • @FaysalAhmed-ct5mf
    @FaysalAhmed-ct5mf 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanidin.dhamantiin

  • @cafiifacali2678
    @cafiifacali2678 3 ปีที่แล้ว

    AX AX AX AX AX

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 3 ปีที่แล้ว +1

    Mariya akushaaa🙏🙏🙏🙏🙏

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh anigo yar ayu abahyga dhintay wuxu ka dhinyay hal.gabar.hal.wiil.o am isku hooyo nahy 3dena gbdha hoyDeed ehelkena aya buriyay hoyadey wxy ula dhaqmi jiren si xun iskuul anigo 8aad ah ayY lcgta iskulka ine dhibN diiden nin anan aqoon aya iga bixiiyo hda f4 ayan mrayaa imtxnka mrkn ka gudbo wxnrbaa inan jmacada medicine an sergery ka.gLo lcgtna aniga an iska dhiibo o an hbenki shqeysto ninka raga ah druufta wxba lama aha lkn hdi la.ciilo wxwlba wu awodAa

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 3 ปีที่แล้ว

      Ninka raga iyo jabku waa wehel wll horumar weyn aya ku rajaynayaa alle garabkaga ha galo

    • @muslimmiskiin-alle146
      @muslimmiskiin-alle146 3 ปีที่แล้ว

      Allah garabkaaga ha galo Adeer

  • @mohamudali1439
    @mohamudali1439 3 ปีที่แล้ว +1

    Really touch hearts💖

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo lanta garida dhanta runti😭😭😭😭

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 3 ปีที่แล้ว +1

    Adoo gulaaysateen ku so gabgabeeya inshaalaha

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +8

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey

  • @hibonura5412
    @hibonura5412 3 ปีที่แล้ว

    Aad ban udahely riwayadn run ahanti wey itabaty Masha allah

  • @Khalidmohan1443
    @Khalidmohan1443 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqada dhabta

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigu filmka mariya haday ku jirto wan qatay🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 3 ปีที่แล้ว +2

    😢😢 waa xanuun musasalkan lkn keep going

  • @FaysalAhmed-ct5mf
    @FaysalAhmed-ct5mf 3 ปีที่แล้ว

    Wase.imisa.xalqadood

  • @FaysalAhmed-ct5mf
    @FaysalAhmed-ct5mf 3 ปีที่แล้ว

    Wll.7aad wa.goorma

  • @hiboadan3345
    @hiboadan3345 3 ปีที่แล้ว

    Ax ax😭😭

  • @ismeshyones3219
    @ismeshyones3219 3 ปีที่แล้ว

    Habarta anigu waan dilayaaba

  • @faraxcali8123
    @faraxcali8123 3 ปีที่แล้ว

    Ooh😭😭 wa xalad dhabha
    O waliba buuxa weye ax qalbi xanuun

  • @محبوبةالرحمان-ك3ش
    @محبوبةالرحمان-ك3ش 3 ปีที่แล้ว

    warda camo wcn jeceliyaa😍😍

  • @zamzamcabdiqani406
    @zamzamcabdiqani406 3 ปีที่แล้ว

    Igu soo dar wllo musulkaa an qab ka noqdye😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @ina__kaare2820
    @ina__kaare2820 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭heart touching wlhi ax

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha

  • @Naagsacadmusa
    @Naagsacadmusa 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax wllhi warda iyo wiilkan kale waan kanaxay sida loladhaqamayo 😪😪

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 ปีที่แล้ว

    Team boodhari Keep going

  • @hapsahussein2268
    @hapsahussein2268 3 ปีที่แล้ว

    La soo dhakso

  • @rahmaahmet7661
    @rahmaahmet7661 3 ปีที่แล้ว

    Ala murugo badanaaaaaaaaaaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugbaadxuseen3460
    @ugbaadxuseen3460 3 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @abdirahman_gannoofficial5215
    @abdirahman_gannoofficial5215 3 ปีที่แล้ว

    Wardiita❤❤❤

  • @farhanyousuf7647
    @farhanyousuf7647 3 ปีที่แล้ว

    Boodhari wlhy wan ku wataaa

  • @imtihanmaxamed8368
    @imtihanmaxamed8368 3 ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @zeckabdi1076
    @zeckabdi1076 3 ปีที่แล้ว

    KeEp going

  • @iglanofficial5922
    @iglanofficial5922 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭🥺

  • @faatimoabdilaahi2471
    @faatimoabdilaahi2471 3 ปีที่แล้ว

    Brt two kusso dhakhsada wll ax wlhi waan ka helly musalsalka😔

  • @naimaabukor156
    @naimaabukor156 3 ปีที่แล้ว

    I felt so sad😭😭😥😥

  • @ayaansiciid9134
    @ayaansiciid9134 3 ปีที่แล้ว

    Ala waa gacan libaax

  • @jilaacarab8286
    @jilaacarab8286 3 ปีที่แล้ว

    My team gulaysta

    • @mubaarikaxmed763
      @mubaarikaxmed763 3 ปีที่แล้ว

      boodhari hore usoco zxb film wacan ayaad matashey

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha mariya dhashay warda iyo bodhari may dhalin miyaa

  • @amiiramahmedsagal5974
    @amiiramahmedsagal5974 3 ปีที่แล้ว

    Wllhay waan ooyey ax ax

  • @hodansaleban9668
    @hodansaleban9668 3 ปีที่แล้ว

    AX UMA QALTID Jilitaka wllo

  • @fayselhuseen8152
    @fayselhuseen8152 3 ปีที่แล้ว

    Waa filim xanuunbadan oo ka hadalaya xalada jirta

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waxay istaahishaaa midaan waa inan la leeyahy in guriga Laga galo oo wasma lagala daalo

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 3 ปีที่แล้ว

    Dadka shaqoyinka hoose ka shaqeya rafaadka aykala kulman waxa ka badan ka dadku garsinayaan oykudhaga hadlan ama shaqdiisa ku cayaan qofka hadadan cawinkari kada hadalada udhibsanayo bls ilaaliya qalbiga dadka😥😥😥😥😥😥😥

  • @adoontiialle3331
    @adoontiialle3331 3 ปีที่แล้ว

    Xalqadi 2aad aaway

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen5981 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi wll

  • @queenxavsa4740
    @queenxavsa4740 3 ปีที่แล้ว

    Bodhari so dadaji filimka

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 ปีที่แล้ว

    Ax wllhi ilmeyey

  • @zushsikatun4532
    @zushsikatun4532 3 ปีที่แล้ว

    Bodhari part 6 pls 🙄🙄🙄

  • @عالممسلمين
    @عالممسلمين 2 ปีที่แล้ว

    Adduunyada dhib kastoo martid intu alle kaga qorey waad mari.waynu isku damqana dhipta wayo dadku ma wada xuma.se waliga ma aragtey nin/gabadh laga fikirayo diintoodu ma badbaadey?

  • @kadarjama7972
    @kadarjama7972 3 ปีที่แล้ว

    www wlhi wa maria wanba ku xisay

  • @sakariemaxamed2794
    @sakariemaxamed2794 3 ปีที่แล้ว

    Wllyal part 2noogu so dhaqsadaaa

  • @qnamiira8574
    @qnamiira8574 3 ปีที่แล้ว

    Part 2 ❤❤❤❤❤❤😚

  • @magooldheeman8405
    @magooldheeman8405 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax calooshaa i hurty way dhacda tano kale 😭😭😭

  • @samiirahmed6595
    @samiirahmed6595 3 ปีที่แล้ว

    Nio wan la yaabay somalida caqliga laga gumaysty aayaday bn la noolanhy aabahyna ma noola hdanna amarka gurigu anigu iga baxa cali io caasha ku wada hdli maayan calool xumo hday timaado inay guriga dhaafayan walaalady io gabadha dhashay dunidu buuq mha wn ogahy waa musasal lkin yagoo run ah guryo bdan bay ka dhacaan anuu bah gooni bn ahy caruurtanna dhex bn kaga jira hdanna amarka guriga gabadhu ma hysee calool wngba lagu wada nool yhy wxn so jeedinaya dardaaran ah hday wxaaso kle ku qabsadaan inad wax walba sharaftaada ka door bido in bdano waxbarasHada ka hadhaana wey jirta waxba waxbarashada howga hadhina

  • @engsakariyeinamahamuud4827
    @engsakariyeinamahamuud4827 3 ปีที่แล้ว

    Ax waan qiroday wllhi

  • @amenapdi5264
    @amenapdi5264 3 ปีที่แล้ว

    prtO twO ka zugYanaa zhakirO zhP inzh AllH 🙋‍♂️🌸

  • @amiiramahmedsagal5974
    @amiiramahmedsagal5974 3 ปีที่แล้ว

    Warda waan kaa naxay wlhay

  • @amuunibrahimamuun1255
    @amuunibrahimamuun1255 3 ปีที่แล้ว

    Shaakir part 2 kusoo dhaqsada iyo qaybaha kaleba waa film xaqiiq badan oo ka jirta bulshadena dhexdeeda ah😐

  • @sucaadlaki5146
    @sucaadlaki5146 3 ปีที่แล้ว

    Eedo arxan laay🥺🥺🥺🥺

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigaa shaqo kusiinaya "Moto" ma kaxayn karaysaa 🛵🛵🛵🛵 No CV

    • @hanidaimond6400
      @hanidaimond6400 3 ปีที่แล้ว

      Wllo aniga gabadha ma ka helaya shaqo waxan maraya heer jamacadeed

    • @apazpikole2640
      @apazpikole2640 3 ปีที่แล้ว

      Wr wxani wa filim

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 3 ปีที่แล้ว

    Ala mxaa.meesha dulmi ka socda

  • @shaymamohamed9658
    @shaymamohamed9658 3 ปีที่แล้ว

    Niyow part two kuso dhakhso plz🤗

  • @craxmandhago4030
    @craxmandhago4030 3 ปีที่แล้ว

    Waa riwaayad quruxbadan ee miniteyada 11 ilaa 12 haka badinina walalayaal si topa u wadaane

  • @saabirinabshir8391
    @saabirinabshir8391 3 ปีที่แล้ว

    Wll qabti 2 nosogaliya😊💋💌💌

  • @Naagsacadmusa
    @Naagsacadmusa 3 ปีที่แล้ว

    Daad sida logaalo waay jirta wllhi

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว

    Ax sorry kolay way jiran dad Sidan u dhaqmaye hore socda walayal warda iyo boodhari dhamaan teamka👋

  • @xaawaabdirisaaq5851
    @xaawaabdirisaaq5851 3 ปีที่แล้ว

    Waan qiirdyba wlhi😪😪

  • @muftaaxyareofficial
    @muftaaxyareofficial 3 ปีที่แล้ว

    Waan ka hele runtii

  • @kadarjama7972
    @kadarjama7972 3 ปีที่แล้ว

    Maria wajiga maxa kahelay

  • @abtiyalsanchannel2146
    @abtiyalsanchannel2146 3 ปีที่แล้ว

    joogaa

  • @kadarjama7972
    @kadarjama7972 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnata ayan ku so biray

  • @hanimohmed7504
    @hanimohmed7504 3 ปีที่แล้ว

    Hore u socda wlaalayal

  • @alexsenderbarbatov8198
    @alexsenderbarbatov8198 3 ปีที่แล้ว

    Goorma ayay soo baxaysaa qaybta kale