3SANO IYO BAR SACUUDIGA XOOG LOOGU HEESTAY KADIB MARKII NAAGTII AY USHAQAYNAYSAY AY NINKEEDA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 104

  • @canabdaud2132
    @canabdaud2132 ปีที่แล้ว +7

    Asc wllaladey dhamaan wad mhdsntihn sida quruxda bdn aad igu soduceysen jazakalah qer kun iyo kow jeer ilhy haiaqbalo aamiin yaa rabi 🤲🤲

    • @canabdaud2132
      @canabdaud2132 ปีที่แล้ว +1

      Ayaaney xbbti shukran ❤🥰

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay subxanahuu wtacala culay ka illahay haka qaado ayada iyo inta muslin ah culayska iyo murugada ayanay abyo ku dheh saliga nabigeena maxamed scw abyo ku cilcil dheh culayska raxman wuu kaqadayaa insha allaah

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +1

    Ma eybaa mar kii qofbini aadama lasii naayo welal gaara allow inta dantu ciishay ugar gaar aaamiin yarabi carab awalay arxan laheen

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +7

    Dhibka Allaah ha ka qasdho deef Allaah ha oo gu badalo Insha Allah

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v ปีที่แล้ว +3

    Asc ayaan cadeey qali alle dartii kùu jeclhay rabi haku xifdiyo alle gabadh culeeska ha ufududeeyo

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +4

    Dulmi badanaa
    Ilahayw shaqalanimo ha nagu imtixaanin inta ahna ka kaafi

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +7

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey walaasheen ilaah culus haayo dhaaf ilaah ha ugu badalo muraadkeeda ilaah ha u sahlo Amin Amin Amin mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

    • @HibaaqMohamed-wv5dh
      @HibaaqMohamed-wv5dh ปีที่แล้ว

      Ala carbtu cadwasana ala islamna maha galan maha maxayihiin wuxuuy ilhay carab waxanogumadhiibo maamulna ilahay noguma dhiibo somaliyeeye gomonimadu waa IDIINKAA iyo guud ahaan islamka kale ❤😂😂😢❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah xppti ❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว +2

    Illahay culayska haka dulqaado saqir allah

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x ปีที่แล้ว +3

    Wcs xbbti Walshen culeska allh haka qado 🤲🤲🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @Hadiir--
    @Hadiir-- ปีที่แล้ว +4

    Allah usahlo amuraha wlsheen😢

  • @user-bg2tf1ww8z
    @user-bg2tf1ww8z ปีที่แล้ว +4

    Huno mcnto ilaahay haka dulqaado dhibka haystana ilaahay wanaag ha ugu badalo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh Allha kaqado culeska muradkeda sahlan Allha ugadhigo ya Rabi inshallh

  • @zeinabshariff5606
    @zeinabshariff5606 ปีที่แล้ว +3

    Amiin yaalah

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 ปีที่แล้ว +2

    Wcs habo qaali gabdhas ilahy culayska haka duqlqado amiin yaa rabi❤🤲🥺

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +2

    Wcs ww Ayan alpi abyo culeyska alle haka qaado faraj qeyr qabo Alle hau furo🤲

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Alla carab wax lala joogo mahaaa

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 ปีที่แล้ว +5

    اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن اذا شءت سهلا

  • @muslimoahmed8076
    @muslimoahmed8076 ปีที่แล้ว +3

    Amiin Amiin

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว +1

    Alle hau fududeyo aamin yarabi alle na ducadena hau aqbalo

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 ปีที่แล้ว +1

    Allah dhibaatad ha dul qaado

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว +2

    Habo guuleyso waliga mama

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayan dheymaney mahadsanid xbibti

  • @xamdialixamdiali1896
    @xamdialixamdiali1896 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo mcn keep going allaah ha iikaa xafido isha dadka allaah hakaabadbaadiyo adiga iyo ilmahaagay❤❤❤❤❤❤❤😘😍😎😍😍😍m.a abaayo mcnt👍👍👍👍👍👍waxaan kuu rijaynayaa 1m subescrib inshaa allaah😊😊😊😊

  • @shamsohussein
    @shamsohussein ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u yasiro Amuuraha abayo

  • @HaniAbuukar-gd8be
    @HaniAbuukar-gd8be ปีที่แล้ว

    Dhibka allaah ha ka qaado deef allaah ha ugu badalo insh allaha

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +2

    Subxana allah dadka qaar hasidin waye sas waye walashey aya habeen dhaxdas ishegeysey qol ceel ku yalo aya sexo ladhaxey saudiyanka qaar wey dhib badanyihin

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +2

    Abyo allah ha u fududeeyo muraadkeeeda

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i ปีที่แล้ว +1

    Allah usahlo umuuraheeda Allah ka qaado kurbada

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan abayo ilahy culask fodayd huuk badlo ishla 🤲🤲🤲

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Allaah dhibka dheef ugu badalo abyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว +2

    ilahay dhibka haka qaado ❤

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin...amiiin...Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +3

    Yes Ayan quruxey 😅saa uso indha weynaa cawa❤🤓

  • @muctaadmohamed8079
    @muctaadmohamed8079 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ka dulqaado wllo

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa ปีที่แล้ว +4

    Alle haka Dulqaado arintaa io Culeeskaa heesta 😢

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 ปีที่แล้ว +2

    Asc ina gobdooney sethy mcney thnks ❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Abaayo allaha dhibka haka dulqaado oodheef ha ugu badalo amiin yaarabi

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh ปีที่แล้ว +1

    ilaahow culeeska saaran Ka qaad walaasheen qer ugu badal aamiin aamiin yarabi

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan walaasheen ah culeys fudeed allaha ugu beddelo muraadkeedana allaha ha u sahlo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @user-jw6ty1pw7w
    @user-jw6ty1pw7w ปีที่แล้ว +1

    Allah faraj kubixiyo arintadu waxay tahayba

  • @xaliimoraage2302
    @xaliimoraage2302 ปีที่แล้ว +1

    Alle ka dulqado abaayo waxa kasto oo aad ka cabanayso

  • @MudanIbrahim-xt3mg
    @MudanIbrahim-xt3mg ปีที่แล้ว +3

    Naa ayaney cawa qiso man sugynba wayo mnta dhN intgram kad online ka ahyd wax is laha ticawa way nii jartay naa walloy ani kafegyga tahye hamaqanan 😢😢

  • @user-rf6th8ov1y
    @user-rf6th8ov1y 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xppti❤❤❤❤❤😊

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow culeyska heysta ka dul qaad fudeedna ilaahow ugu badal

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +2

    Ayan cawa San ku sugaye Lee ❤❤❤

  • @user-xd4tx9qr5w
    @user-xd4tx9qr5w ปีที่แล้ว +2

    Asc wll Ayaam xageekalasooxidhiidhaaaa blesse

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haka dulqaado dhibta haysata

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abayo quruxey ❤❤❤❤❤❤

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa ปีที่แล้ว +3

    Ayaaneey tan qeebti 3aad sow maaheeen 😮 maxa qaldan mid cusub aa ka kadhigte

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah xbti ilxasid alahaka haayo Aamiin yarabi

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว

    Alleh ha ka dulqaado culayska🤲🤲

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว +1

    Walahi xanun wey arag tay maskin ta alle haka abal mariyo dhibatade so martay yarabi

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka dhib kama dhamaado ilaahay ha kaa dulqaado dhibka iyo culayska walaalo

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @Nasro283
    @Nasro283 ปีที่แล้ว +2

    Wcs adiga mudan ayaan caday❤❤❤

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Ayan qurux

  • @nimcaanibraahin982
    @nimcaanibraahin982 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ka dulqaado wll

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 ปีที่แล้ว +1

    Allaah culayska fudayd haugu bedelo walasheen

  • @muuminoxasancismaan2168
    @muuminoxasancismaan2168 ปีที่แล้ว

    Acs abaayo Allah haka qado dhibaka

  • @user-se1ii7kc4u
    @user-se1ii7kc4u ปีที่แล้ว

    ilaheya hak qaado dhibka haysta

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm ปีที่แล้ว +2

    Hadiiba sacuudi😂aado fargeto😢ioqando io asaxan kaligey halisiyo Mey nijaaso maleyahay😏

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan ina xirsi goobdooney aadbaan kuu salaamay

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว

    Allaha ufududeeyo dhibka allaha ka saaro badal kheyr qaba allaha siiyo

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed ปีที่แล้ว

    Asc akhiyarta

  • @user-gs8hv6op7y
    @user-gs8hv6op7y ปีที่แล้ว +1

    Kep going abayo❤

  • @qadiijo.cabdulaahi.xuseen
    @qadiijo.cabdulaahi.xuseen ปีที่แล้ว

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 ปีที่แล้ว +1

    Subxana Allh 😢3sno wxyr maha alx aydoo nbd hadyba deeyen crbta wan jogna illhy hainga sii jedso waa xsdiin wlh ayany ciyalka crbta 90 wx ka dhib bdn mlahan mana dili krtid ciyalka somalia jana eh tahrib wn soo arky wx dhib maan arg alx abayaa illhy dhibka tabanyso qeyr ha ugu badalo🤲

  • @SuleekhaCabdi-si1ik
    @SuleekhaCabdi-si1ik ปีที่แล้ว

    Ayaan Qalpi wanageey First Waxa Ahan jiray gabar heesaha aad udhageesata markee howsha guriga qabaneyso balse hda alx Qisooyinkada aad ula socdaa M.a gabar karti leh baathy alle hanii barakeeyo wllshey😊👸mida kle sidaa nodhahdayna nayaada Qiimo isku yeela jaceylki badna xita wuu iga yaraaday😂sidaa noo dhiira galisay alle haku garab galo abyo Mar kle shukran🙏🤗❤️

  • @fatxiabdi404
    @fatxiabdi404 ปีที่แล้ว

    Asc abayo wanku salamay gabadhana allh dhibka hakabaxsho midakale abayo saliga nabiga habadsato marnabo murugo matabato qofka saliga nabiga badsada nimcada meshas ayeyka hele ana marqati ka ah inliibantu halka talo

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 ปีที่แล้ว +1

    Lasoo dhakhso abaayo qisada

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura ปีที่แล้ว

    ayaan qurux

  • @FardusMaxamed
    @FardusMaxamed ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 ปีที่แล้ว +2

    Hpo mcn Thanks 🫀🥺

  • @CaishaCuud-is8vz
    @CaishaCuud-is8vz ปีที่แล้ว +1

    Wcz ayaaney❤️

  • @user-wz1dh2eg5b
    @user-wz1dh2eg5b ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +1

    Ar caawo qiso maleh😂meshaan indha taaga iga so hare🤓🥺🥺

  • @fooscadey5615
    @fooscadey5615 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi1328
    @hodanabdi1328 ปีที่แล้ว +1

    Maanta ma ilowday Haa iiso indha weynaan😂😂

  • @Haffyy
    @Haffyy ปีที่แล้ว

    Subhanallah Allahuma najina 🥹🤲

  • @israibraahim8325
    @israibraahim8325 ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreeya

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

    Ayaan gcl ❤❤❤❤❤

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +1

    Abyo illhy dhibka haka dulqaado gabartaas

  • @fadxiDeeq-js3nt
    @fadxiDeeq-js3nt ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayaan wan ku salamya huno waxan rapaya in Ana idin shego qiso Ana ka soo arkayay Ridhwana isaga Gabadha uu baahan cawimada sideya Qisadeeda ku sheegatay ineya soo marataya dhibatooyin Badan eya uu bahantahaya ineya sino Garaba sideya sheega taya wana Hooyo dhibatesana😢 waxna Rabaya inaan cawino ..Qisada Noo soo wado ina kaa sheegato MADADOYA KUU GUU Xidhana Yihina ASXABA Adaa uu Ficana waxan rapaya in Ana ku Qadano washamasi oo Hawada uu galino ciwana keda You Top kaa oo Ana kaa farxin sii uu ilahaya Enagan noogo farxiyo. Balisa kaa soo Hadala huno mcn Adoo raali ahaa. Waxana UU guu qorana Nasra dubad.

  • @AaAa-dg2oc
    @AaAa-dg2oc ปีที่แล้ว

    Jawalkeda.maxudhpay

  • @zeinabshariff5606
    @zeinabshariff5606 ปีที่แล้ว

    Cawa mxa jiro heee waxey san cidlada

  • @XafsoBile-yn7mi
    @XafsoBile-yn7mi ปีที่แล้ว

    Cawada dharkaan ku gu dhaqanoyaa

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 ปีที่แล้ว

    Carabatu waa xaaran

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti❤

  • @kiinhaji9102
    @kiinhaji9102 ปีที่แล้ว

    Shekado ano balan qade

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว

    😂

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Balaayo idin ku dhacday ma qolka is toorkaa meeseexaayaan

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 ปีที่แล้ว

    Ayan caday salan sare

  • @user-gs8hv6op7y
    @user-gs8hv6op7y ปีที่แล้ว

    Kep going abayo❤