GABAR MARKUU NINKEEDA NAAG LAGUURSADAY OO NACAY SI LAYAAB LEH USOO JIIDATAY KORKEEDA INUU KU,OOYO😭G

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +48

    ASXAABTAYDA CAAWA KADIB WAQTIGA SIDIISII AYAAN KUSOO CELIN DOONAA IGA RAALI NOQDA MUUQAALKAN HADAADAN DAAWAN SOODAAWO WAA QISO QOSOL BADAN th-cam.com/video/3f1WzdgF3MY/w-d-xo.html

    • @niifnadiifo8010
      @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว +3

      Thnkis xbbt

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +2

      Shukrn abyo🥰🥰😍🥰

    • @istahilosmanabdi9190
      @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +2

      Dhib maleh mcney waa ku haysanaaa xili walbo aad noso geliso Edi mubarak

    • @ramlaruun8982
      @ramlaruun8982 2 ปีที่แล้ว +2

      haa wlhi ayaaney ayantan qisooyin funny bosoo gali waa balaaya loo bahanyahy qosolka io farxada qali❤❤

    • @sacdiyoabdullahi5339
      @sacdiyoabdullahi5339 2 ปีที่แล้ว +2

      Ok my queen🥰🥰🥰🥰

  • @lakiabdi4679
    @lakiabdi4679 2 ปีที่แล้ว +3

    Naayaa ayaaneey wankujeclhy xbbti guulayso

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +11

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +25

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد

  • @queenjiija5572
    @queenjiija5572 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidaan kuguso biiray sheekoyinkaga hal xabo ma iga faktan xitaa kuwii mar hore ayaan firsadaa sida aad sheekoyinka uso tabineso aad ayaan ugu helay masha allah

  • @maajidmohamed1902
    @maajidmohamed1902 2 ปีที่แล้ว +1

    Luuqadda soomaali Allaah baa noo dhaliyee farta soomaaliga dheh

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayan tyda wakuxiisay wallhy
    Baryahasa nan kudawanoo an mashquuley 🥰

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 2 ปีที่แล้ว +17

    Qisooyinka adaaba xiiso u yeela wlhi
    Haddii ay qoraal ahaan lahayd waa lagu daali lahaa runtii lkn markaad adiga soo jeedinaysid aad baad xiiso ugu yeeshaa qeybta labaad ayaan sugaynaa qaliii insha allah
    Shukran qalii qurux kuma waayo ebid
    My queen💖💖💖

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +6

      Cafwan xbbt

    • @anisaalimuse2773
      @anisaalimuse2773 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaangobdoon3254 Abayo inan Arin kulawadago rabaa eehalee bankalasooxirira Abayo iisojawab plz🙏🙏🙏

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      @@anisaalimuse2773 instgaramkayga ayan gobdoon ama fcbook pejkayga ayan gobdoon

    • @anisaalimuse2773
      @anisaalimuse2773 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaangobdoon3254 Abayo mcnto eewacid malahee Aniga fecbog ban isticmala furo wacida plz🙏🙏

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaneey gacaliso imixaan galayaa isoo duceeya adiyo azxaabtaada in ilaahy noo fudaydiyo oo nagu guuleeyo please walalayaal

  • @rahmaabdi3840
    @rahmaabdi3840 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaneey waan kaa qaadnay qiso xiriira no soo gali baryahan waad no go ga,ysaye

  • @xalimosacdiya3373
    @xalimosacdiya3373 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abyo allha ku xifdiyo aakhiro iyo aduun

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 7 หลายเดือนก่อน

    Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakllh

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayan gacalow ilxun Kuma aragto xabibti albi 💛

  • @sadianorhirey5388
    @sadianorhirey5388 8 หลายเดือนก่อน

    Woow caawa sheeko fcn halkan ka helay Markaan tixraac danbe sameeyey ayaan quruxey igu qaado 😂😂❤

  • @filsandaynush8834
    @filsandaynush8834 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney abaayo waku xiisay sidii hore iyo si kafiican ayaan ka sugeyna I.a😘😍🥰💯✋

  • @umucazam964
    @umucazam964 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a xbbt update tahay sas laga Raba ayaney 👍

  • @filsancabdisalam7578
    @filsancabdisalam7578 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaanay abyo xgee kala Soo xariira talaan Kaa rbaye🥰

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Instgram ayan gobdoon ama fcbook pej ayaan gobdoon

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    sax 100/% hadii ladhimanyna dhareerka waaliska duwaa wllhi karmadana liskma qaado

  • @fadumoabdikadir928
    @fadumoabdikadir928 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa iso xaaday 😂 channel yashi kle dhn waka so guuray 😂💔 TH-cam anso galabo ada kuso radiya

  • @khadarhassan7516
    @khadarhassan7516 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhada meeshay ka qudhuntay iyadaa u soo bandhigtay jacelka. Ninamka looma sheegto markaas ayaad dhumisay everything.

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti ปีที่แล้ว

    Waaaaayaaan nimanka calagta leh maxaaa qudbo siro ku imtixaaane baro ha ku dhacdo ma dhihi kareeeee subxana alllah dumarow aqliga kasha qeysiiiya nin marba haduu qodbo siro kuuula imaaaaaado calaaadul balok tiisa siiii ama iska dhiciya 😢😢😢😢

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alhaa ayan cdy rabi haku xfdo xbbt shugran wa qiso caiiba

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah laso dul dul wll qaybta kale jasakallahu khyr wllo

  • @saynabaxmedmshallah7668
    @saynabaxmedmshallah7668 2 ปีที่แล้ว +2

    Msh Allah wlshay qali dumar alle xafido

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisooyinka taxnaha oo qeybha kala leh jacliya Thnks mcnto

  • @maryamacabdiabuukar3330
    @maryamacabdiabuukar3330 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a mcnto allaha ku xifdiyo Mel walbo aad jogto

  • @aasiyocali2132
    @aasiyocali2132 2 ปีที่แล้ว +3

    ayaan abyo ilahy hku xifdiyo Aadbad u mahdsantahy
    tiktok maledahy abyoy muhiim mhn lkn niyada unbay igaso dhacday🥰

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mcny noo soo badi cadey shekoyin kale

  • @hodanshmukhtar1981
    @hodanshmukhtar1981 2 ปีที่แล้ว +3

    Eid Mubarak sis 😍❤️🙏🏾

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti Wllhi 1m baad uqalanta hadan awoodo wan ku garsin laha jah😴

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey3979 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaan masar dhinecee kajoogtaa abaayo hadayd in aan kuu soodhiibo aya rawaaye qof masar usoosocda ila joogaaye qaaxiro usocdo isojawaab abaayo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +5

      YAA XBBT ALPII WAAN KAA QABAA ABAAYO NAFTAADA HAKALIFIN ADOO ISIIYAY KASOO QAADAA MACANTO SHUKRAN MIN ALPII WALAAHI😘😘❤

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran mcnto ayaan cadey

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +2

      Gabadhayda xuriya dhiira galintaan kugu jeclhy😘

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a chennal ka siwacn ukala kiciya abyo😍😍😍🥰

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashquul awgii caawan 1aad io 2aad Isla dwana inshallah

  • @sihaam5277
    @sihaam5277 2 ปีที่แล้ว +4

    Marka so dhamays tirto dawanaya muqalka 🤣👋

  • @cumarkhaliif4295
    @cumarkhaliif4295 2 ปีที่แล้ว +5

    allha ku xafidoh wllzhy

  • @xagareyxodayo4385
    @xagareyxodayo4385 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayan wad mahad santahay
    Walale waxan kaa codsanay naa in aad shekada soo koobto ma aad sharaxayso
    Wayo dadku waxay raban najidada in ay helan wayo wakhtiga boqashada ayaa yar soo koob please

  • @nadeiraomeir6236
    @nadeiraomeir6236 2 ปีที่แล้ว +2

    Eid mubarak ayaney

  • @anzalmaxamad8511
    @anzalmaxamad8511 2 ปีที่แล้ว

    masha allah abyo allah haku xafido

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 ปีที่แล้ว +2

    Part2 Bilowgii Markan LabQabsan WaaYey BN Wxn Oggaaday InaY Part 1 Lahayd ShalaYb Bilaa Khad Ahaa👍💯🖤🖤🖤🖤

  • @nagiibkhada7507
    @nagiibkhada7507 2 ปีที่แล้ว +2

    wow.waaladhacay.sheekooyinkaaga.thank.you.qlli❤😅😂❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo Alkha kuxfdo mashallh

  • @faisocabdi5245
    @faisocabdi5245 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah 🥰🥰

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว +9

    😏🤔🤔 Nin naag kale aroosey dulqaad kula si joga kusugo malihi damiirka dacifka hdanu inacey so jiidashadisa maxe taresa adiga qalbiga ka dhaawacmey sanoyin dumarka damiir yeesha sida isku dhaama ninka ka danesto adigane ka daneso

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs hbo mcn qaybta 2aad laso dhere 👸♥

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein 2 ปีที่แล้ว

    Maana ayaaaneey Hada kadib wansugayaaa qisoooyinkaaaga

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz part 2 lasodheree🤔🤔

  • @farxiyoburale4772
    @farxiyoburale4772 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaaayo qiso ayaan kuuhayaaa xageee kuugusooogudbiya

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Instgram ayaan gobdoon ama fcbook pej ayan gobdoon

  • @samarnesteya9098
    @samarnesteya9098 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey i miss xppty indhaweyd ba kuma soo boqan wnku nacay ma is tiri

  • @Caasha-c3e
    @Caasha-c3e ปีที่แล้ว +1

    Good ❤for you

  • @faadumofaarax9577
    @faadumofaarax9577 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayaaney mahadsanid xabiibti waan uxiisay sheekadadi ramadaantan ku mashquulay horay usoco qaali

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo wankusalamy ayan asc

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 ปีที่แล้ว +1

    Miss You HPPTI 😘AYANEY👑❤

  • @queencaisha8230
    @queencaisha8230 2 ปีที่แล้ว +5

    Wa kugu cusbhy abayo

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka jaceel xasid mawaayo

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisa cajaaaiba

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 ปีที่แล้ว

    Samideey ahaa gabadha

  • @shukriinah2555
    @shukriinah2555 2 ปีที่แล้ว +1

    Habo mcn miss you wllhi

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 ปีที่แล้ว

    Asc asxabta

  • @faizakarar6208
    @faizakarar6208 2 ปีที่แล้ว

    Indha adeeg waa dhaaftay gabadhaan

  • @ayaanbashuir9556
    @ayaanbashuir9556 2 ปีที่แล้ว

    Ayan boqorad

  • @ladanmohamed426
    @ladanmohamed426 2 ปีที่แล้ว

    guuuul abayo guuuuleso

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 ปีที่แล้ว

    Kusoo dhaqso part 2

  • @anababdullahi4246
    @anababdullahi4246 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnx for the update habibti

  • @sahrobintu.haashim1203
    @sahrobintu.haashim1203 2 ปีที่แล้ว

    Exem diyaaris kujiray baskii iyaantan wanka haray hada lkn dhana UGA dhicimayo

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Sheekada nagu kala goysay kkķ

  • @barwaaqoyarisay9689
    @barwaaqoyarisay9689 2 ปีที่แล้ว

    Please 2 ino soda

  • @nimoadan6891
    @nimoadan6891 2 ปีที่แล้ว +2

    Naya muqalka like 👍

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 2 ปีที่แล้ว

    Nayaa ayan goobdooney sheekada qaybtii labaad waa kuu duubantahay waa ujeedaahe ma nasiisid dee 🤣🤣🤣

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaahi kal iyo laab iiga qoslisay xbbt

    • @xafuusinayaroow8686
      @xafuusinayaroow8686 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣 haa dee sharafay wax aan ku jeedno nagu walacsanee mahoo ku jecliyaa qaali horey usoco

  • @salmaxasan3592
    @salmaxasan3592 2 ปีที่แล้ว +1

    asc team ayaan🥰🥰

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry qebta kale sogali inshallah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +1

    MshaAllah

  • @ifraxmaxamed5697
    @ifraxmaxamed5697 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh xbbti

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashq alaah

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 2 ปีที่แล้ว +1

    walashey🤍🙏🏼

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰

  • @mahadqootoqooto3822
    @mahadqootoqooto3822 2 ปีที่แล้ว

    Uuuuu

  • @amiitaqueen1383
    @amiitaqueen1383 2 ปีที่แล้ว

    Qayptii 2aad meeday hno

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 2 ปีที่แล้ว

    😅😂😂😂

  • @hodonbh2641
    @hodonbh2641 2 ปีที่แล้ว +2

    𝘲𝘦𝘣𝘵𝘪 𝘴𝘢𝘥𝘹𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘴𝘰 𝘥𝘢𝘳 𝘴𝘪𝘴 𝘱𝘭𝘴

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey