FURIINKII XANUUNKA BADNAA😭 IYO FAARAX FEERA WAYNE SIDUU II BAHDILI JIRAY UURKUTAALO😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 หลายเดือนก่อน +11

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney Adiga caruurtaaa iyo sowgaagah Allha idin xafido

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 2 หลายเดือนก่อน +12

    Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤quruxay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanXasan-w6d
    @AyaanXasan-w6d 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilahey ba i dilayo e hada ifur an oran laha farax ferawayne gumaysi marabo allow ha igu kenin ani iyo gabdhaha ilamidka ah

  • @Muniish---channel
    @Muniish---channel 2 หลายเดือนก่อน +10

    Sidaa ufarxay markaa arkay inaa video noo soo dhiktay tanks habo❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 2 หลายเดือนก่อน +26

    Ayaaneey saan usugayay sabaayadba rabay inaa ku dubto like tiina waa soo saray waligay dayan laiguma yeelan kkk

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 2 หลายเดือนก่อน +5

      Mashallh cawa isku casha nahay ka wrn heee❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂isku waxbaan karineyna ❤

    • @sucaadmohamuud4148
      @sucaadmohamuud4148 2 หลายเดือนก่อน +4

      Kkkk xabbtii soomali iyo sabaayad yaasoo haraya

    • @sucaadmohamuud4148
      @sucaadmohamuud4148 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@deeqacali_23😂😂😂

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 2 หลายเดือนก่อน

      @@sucaadmohamuud4148 😁😁anaga soherayna

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaney saan usugayey lee alx aad ayan ugu farxay thank you 🥰

  • @NaxwoSahal-
    @NaxwoSahal- 2 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhaas qaladaka ugu ween ee ay gashay waa in ay jamacadee dii ka hartey

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 2 หลายเดือนก่อน +7

    Qofkaas cml qalbigada maba lawada siiyo qofkastaba waxa fcn in saaid lo jeclaaanin si beri ugu maarmi karto

  • @zeytunabdi5112
    @zeytunabdi5112 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mnshallah ❤️

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 หลายเดือนก่อน +3

    Isku dabecad baan anahay wlhi ayaan aniga wax yalaha qar ma qato oo aniga i bahdi layo amarka nah waan nacbahay

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi haldalqo weyba yartahe idhamaystir ban dhihila hadadba dalaq mesha yimi ilhow mu ahado ninka adunka uwangsn dulmiga majecli in laydulmiyana ma jecli lkn qof sas isi bahdilaya laman si jogen lkn waxa lagu qimenaya markad naftada qimeysid sidi lagu arko lagu la dhaqma noqo gorop gumaysi diday😊

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amin Amin ya rabi

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaney madax adeg ani hada dhaho cirka jaale waye anoo jaale waye dhahayo lee dhimankaraa

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaanay anaa kugu dabeecad ah wlhi nin hadaan udhimanaayo xitaa ma dhahaayo ha ifurin waayo wuuba kasii daraa inuu kugu cabsiyo marka nin lama tusiyo daciif nimadaada

  • @Rizuchanel124
    @Rizuchanel124 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ifur aa dhihi laha bastarka

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahyw damirka hanaga qdn ks nin kama dhigten wlh
    Gbdhow dinta barta hdi kle wlh sasa nila doqonsana

  • @xaliimoraage2302
    @xaliimoraage2302 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi ma tageen
    Waligiba hay furo

    • @AniisaBawlax
      @AniisaBawlax 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo baranbaro matahay wa mxy dhig xumadan😅

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifur baan odhanlaha maanaad ibahdibaan

  • @NagaadMukhtar
    @NagaadMukhtar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haaa wlhi waan ka tagi laha hadi uu iyidhahdo orod waan ku fure

  • @shamsoali1111
    @shamsoali1111 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha cilmiga nabaraa ku mahadsan

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaad banaanka u baxdid waad iga furantahay waana baxay

    • @muna603-p4v
      @muna603-p4v 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga miya lagu dhahay abayo

  • @juweyriyacabdilahi4100
    @juweyriyacabdilahi4100 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haa abaa ifur baan dhihi lahaa

  • @naciimamohaa6562
    @naciimamohaa6562 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waryaada gabdho horta aan kalabaxno ceeeb maahane😂 inta single ka ah ee ani camalkaa hais muujiyaan like👍🤣
    Marwooyinka waa salaaneynaa👋👋😂😂

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aamin

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dalaqa sheegeye Sadex daba Dhig Baan Dhihi Lahaa Oo Ilahy Igu Ogyhy

  • @IqraMohamout
    @IqraMohamout 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ayany wad dadaalysa habenadne hory usoco ❤

  • @AishaAhmed-d5n
    @AishaAhmed-d5n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habo Ayaaneyy Magaca hanooga dheelin 😂😂

  • @saadiamuse8299
    @saadiamuse8299 2 หลายเดือนก่อน

    Ma dhi lahen ifur qisadi amira qatr hedy 😊😍

  • @CusmanFarabadne
    @CusmanFarabadne 2 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going walaasheey ❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kan inta ilmo isku dhalin aan dhihilaha ifur axmaqa😂😂

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah ❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waligaa bahdil ha qadan, furniina ha ha cabsan, sharaftaada kor mari, aniga haduu sidaa I dhahi laga anigaa a isaga furi lahaa 3 dalqo, adeer sharaf ku noolow sidee lagugu bootayn

  • @faadumosandhool1680
    @faadumosandhool1680 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifur aan dhihi laha dayuuska

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @MaryanAbdiAli-s1s
    @MaryanAbdiAli-s1s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan dhihi lahaa ifur bahdil waxaa ka fiican inaa go Aan ka qaato waxas

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 2 หลายเดือนก่อน +2

    ayan wan ku salame run ahanti ani waba mel adagahay haduu i dhihi lahaa furin ama bax waleee furinka qadan lahaaaa

  • @FardowsinaAdam
    @FardowsinaAdam 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran 🎉🎉🎉❤ ayanita whlhi cidla nga celisa mcnta alle kukubdkeya. Single bn ahy lkni 😂 dhocil school ka uxirnyhey 🤣💪

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan qurux xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤

  • @Najmo-y5c
    @Najmo-y5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi Aniga makatagen guriga forin ka Ayandiyar unoqonlahaa

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wale ayaaney kalmada waa ku furay hadu soqado ilahaow mu kukaftamo malinkasa igu sanbesa ani wa kufura waa kugu labtay waxas ani bahdil u arkaa walhi aqas walina magursan 😂❤

  • @xabiibacadceed7501
    @xabiibacadceed7501 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifurbaan dhihilahaa

  • @that_nomadic_chef_
    @that_nomadic_chef_ 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hadhacdho le dhihi laha

  • @XasanUbax-e4v
    @XasanUbax-e4v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifur ban dhihi lahaaaaa😮

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayaaney aniga dhahay madax adeeg laba jeer ayaa lay dhahay

  • @hawalulibrahimhassan7068
    @hawalulibrahimhassan7068 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ana kula mid ah wallahy

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wll waa xanuun aad uwayn❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 2 หลายเดือนก่อน +3

    Miskiin 😢

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ayaaney sidas ah lakn maya

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ayan cadee

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Indhooooooooyy😂😂we love you😂😂

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 2 หลายเดือนก่อน

    Allaw wax kheyr qbo wax noogu dar

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ifur baan dhihilahaa danyeerka 😂

  • @FadxiyaYuusuf-x1o
    @FadxiyaYuusuf-x1o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hada ku dhawaq.ban odhan laha

  • @faadumoxasanaaden4063
    @faadumoxasanaaden4063 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hben wngzn ayan quruxey❤🥺

  • @shamsoali1111
    @shamsoali1111 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdullillaah

  • @RaaxoJilacoow-c7d
    @RaaxoJilacoow-c7d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan waxaan dhihilahaa. Dalaaqda. Ii. Dhameestir. Wacalyahoow

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga aya kula mid ah ayaaney madax adeeg Heerka an ka joogo lee Car isku key taag marka idhahado ayan isku ka tagaa waxi dhacayan ha dhacano 😂

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc ayan nuura❤❤

  • @TimiroXaanshi
    @TimiroXaanshi 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a😊

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abaya wandawanahy ,like Yaba kaleh adi hadii lagudida Yaba lasiina❤❤❤❤❤

  • @Quiz.Challenger259
    @Quiz.Challenger259 2 หลายเดือนก่อน +28

    Ifur ban dihi laha dayuska wacelka ah😅

    • @Raaliyooooyyy
      @Raaliyooooyyy 2 หลายเดือนก่อน +4

      Hah dhiiga day😂😂😂😂

    • @JdndHdjdjsn
      @JdndHdjdjsn 2 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤

    • @cxeu
      @cxeu 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

    • @EstarMohamed
      @EstarMohamed 2 หลายเดือนก่อน

      Naag nool😂😂

    • @zagal_faisal1013
      @zagal_faisal1013 2 หลายเดือนก่อน

      Haah maxaaba gumeysigaa igaliyey

  • @saafiaahmed3957
    @saafiaahmed3957 2 หลายเดือนก่อน

    May maka tagi laheen, waligeed ha dhacdo

  • @mariamohamuuse
    @mariamohamuuse 2 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮😮😮😮

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤

  • @AnzalAlimahamed
    @AnzalAlimahamed 2 หลายเดือนก่อน

    Ifur bn dhhi lhaa waxyoow ani maa ikuurkuuree,intz wa is kla qimo bdanhy❤

  • @NaciimaDaganNor
    @NaciimaDaganNor 2 หลายเดือนก่อน

    Ha dhacdo ayaan dhihi laha aniga furiin kama baqo wlhi asaaba uugu boteeyaa wuuna ogyhy inaa ka cabsaneenin furiin malintaa ka baqdo furiin ayaaba is bahdishey wlhi noola iga madax adag ma jiro kaligee leeba unalenyey

  • @MaamaLeyla-sp5rb
    @MaamaLeyla-sp5rb 2 หลายเดือนก่อน

    Wllhi isku dabeecad nahay waan madax adkahay ma nin aan ku heesanin biil dhaqasho ayaan la jooga waan ku fura ifur dhihi lahaa soo asagaba ima nicin ileen naag la furey waa la nacay

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iyada isbah dishay markeykaqarisay xaqiiqada qoskeda walaalkedna kaxigsatay Nin binadam

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs my queen 🫅 ❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs ayan❤

  • @LadanAbdwahid
    @LadanAbdwahid หลายเดือนก่อน

    Subxanallah 😫

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xunun waye

  • @ZainepHassan
    @ZainepHassan 2 หลายเดือนก่อน

    WALE KAMA TAGEEN MADAX ADEEG IYO KIBIR WASAKHA

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wow

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi ayaneyy isku magacna waynu nahay madaxa adeegana waynu kasimanhy abaayoy wanba jecelhy wixi laydiido😂😂😂

  • @BARNICHANNEL-nq4qx
    @BARNICHANNEL-nq4qx 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haa

  • @AniisaBawlax
    @AniisaBawlax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa ayaaney labo fila iskay taban lahayd😅 mida shegte labada kalan ka so dabadir

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 2 หลายเดือนก่อน

    Ala ayaaney waa anigo kle baa thy waxaa lay dhaha tlow ninke ku hayn doona 😂 anuu hadal cad baa imara war dad ban ka dhashaye ma cidla naag laga fura oran lha adeer markhaatiyo keenso dulufyhow waxaso kle dhiigay igu kariyan ilhy ima keene🥲

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan quruxbdanee anaa uhoreya cawa saa kusugaye😂😂 reply isoo gal team indho yarta kamid ahaye😂

  • @ابال-ن8م
    @ابال-ن8م 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maka bixi lahen farax ima gumesan lahen ale ima kase

  • @Ikraamabukar
    @Ikraamabukar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa dhihi lha kly I dhamestir dalqdeyda

  • @sahro7878
    @sahro7878 2 หลายเดือนก่อน +6

    Omg ayaanay anaa uhoreyoh caawa❤

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guumeysi weye waxas wan ku furey mu iska dhaho ama ayadu tiraahdo ifur aar caawo ciil i qabtey wlhi sabiriin maskiin ayey ahed oo reerkeda jecel lkn guumeysi iyo laqwi wlhi ma fiicno😒

  • @hoodofaysal5708
    @hoodofaysal5708 2 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalh 🥰

  • @RaaxoJilacoow-c7d
    @RaaxoJilacoow-c7d 2 หลายเดือนก่อน

    Haa. Waan dhihilahaa

  • @NimcoKoosaar-s8o
    @NimcoKoosaar-s8o 2 หลายเดือนก่อน

    Ifur ayaan dhihi lahaa wacelka😂

  • @MumtasCisman
    @MumtasCisman 2 หลายเดือนก่อน

    Furiinkan doranlahaa intii la igumaysanlahaa😂

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inkasto furiinka An nacebahy ano wali gabar ahay aya fuuriinka ka baqa lkn hadi ay Tas cml iqabsan laheyd Aniga so daa ayan dhihi laha hadhow waaga haigu bariyo oo an indhaha taago😂

    • @umusahra2521
      @umusahra2521 2 หลายเดือนก่อน

      ninkuba haduu ogaado inaad furiinka kabaqanayso bahdilkana aad ku samraysid maalintaa ayuu si maskaxiyaaana kula dagalamayaa markaa hadii aanad nolosha ku qanacsanayn furiiin haka baqan waligaa

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 2 หลายเดือนก่อน

      @@umusahra2521 Hayeh Abayo macn insha Allah 🥰

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 27 วันที่ผ่านมา

    In la bahdilo iyada u sbb ah wllked mxy uga kor booday doqonta😂 wlhi marku garacay wuku sugay wllked😂😂😂

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 2 หลายเดือนก่อน

    Caqli xumeydaa ayada bisinka

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan nabsi wey galin wayo nin dhahay xaaskeyka dartaa ufuraa nin fican mahan . Wey ku saxsaneyd in ay ka cararto

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asxby ani qisada qaybtaan ma fahmin maxaa ninka iyo gabarta nolol uwadaagi wayeen horta waa yaabaye team indho weyn reply isoo gallla

    • @adancali1427
      @adancali1427 2 หลายเดือนก่อน

      Anixitaa waa yaabanahay😂

    • @DeeqaIbraahim-pe8lw
      @DeeqaIbraahim-pe8lw 2 หลายเดือนก่อน +1

      Na amusa mala wad yartihin miya 😂
      Gabadhu sawta dhakhtarada u tagtay inad fahantan 😂😂😂

    • @farhiamohamed66
      @farhiamohamed66 2 หลายเดือนก่อน +2

      Micnaha firconi lo guday gabdhaha qar raga ma bikr jabin karan in dhaqtar lageyo waye melaha tolan la furo tim indha wen ma fahanten

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiamohamed66Haa hada waan fhmy gudninka sunadaa fcn

    • @LadanYussuf
      @LadanYussuf 2 หลายเดือนก่อน

      Wa saas😂😂😂

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku furi hadii gurigii reerkiina aadi waydo.
    Kan waa axmaq aan naxariis lahayn😡

  • @LuulShaaLuu
    @LuulShaaLuu 2 หลายเดือนก่อน

    Dalaaqadaas waa dhici laheyd lee wlh illaahoow maan adduunka ugu jeclaado 😂😂 masii joogaayi 😂

  • @FilsanCabdilahi
    @FilsanCabdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    Ifur baan dhihi laah wasakh yaw

  • @NajmaAbdullahi-c6n
    @NajmaAbdullahi-c6n 2 หลายเดือนก่อน +1

    I love you so much my dear sister 💋❤