💯💯💯💯 waad ku saxan tahay, 1991 maalinkii dad maasakiin oo caasimadoodi jooga la laayay oo hantitoodi la dhacay ayeey aheyd in go’aan laga qaato lkn tolkeey midnimo somaliyeey raadiya inteey la haayeen bey dantoodi ilaaween oo xaqiiqda iska indha tireen.
@@bookhaxmed6583 Muqdisho wax looga baahan yahay baa iska yar, dad baa ISBITAALADA TURKIGA soo aada.. taasna wax weyn ma aha si fudud baa looga maarmayaa..! Nin walbana awrkiisa ayuu ku guuri doonaa... 10 sano ka hor baa fiicnayd inay mowqifkaan qaadato...!!
@@salmaanabdulahi2967we r kingdom famlij not adoooon like u 😂 Balse Su aaaal why iga shiraysaaan hadaa dawlad tihiiiin why uga baqaysaaa Mj mr why Hassan nooo sooo wacayaaa 24/7
PUNTLAND waa ay ku saxantahay in ay joojiso lashaqaynta XAMAR, oo ay si buuxda ugu dhaqanto dastuurkeeda ilaa Somaliya ku soo laabanayso wixii Soomaalida u dhexeeyey.
Soomaaliyada laguu sheegayo waa Puntland sababtoo ah Somaliland Qaad iyo Qabyaalad bay ku mashquushay Xamarna Bililiqo iyo Qarax bay ku mashquushay Puntlandna Dal dhis iyo Soomaali isku raadin bay ku mashquushay ,,, ❤️ . Dastuurka Xamar lagu tuntayna faa'iiduu Puntland u yahay iyo inay aayaheeda ka tashato , ❤️
Subxaanallaah Ilaaheey Imtixaanka Nagu Socda Allaha Noo Fududeeyo Waayo Madaxdeenii Oo Wadankii Gadanaayo. Shacabkii a Raali Uga Ah. Oo Jaranjarooyin. Laga Dhigto Hadana Dayacan Marka Dambi Aan Hore U Galney Ayaa Jira Hala Duceysto 😭🇸🇴☪️
Alxamdlh ilaheygii naga sary inaan wax lawadagno dad sodon iyo afar sano isqarxinaya isdilaya isbiliqeysaya igu danbeyna dasturki bililiqeysty by by hawiye +qarax no goverment
BARLAMANKA SOMALIYEED SI SAX AH AYUU SHAQADIISA U GUTAY. KUWA CODEYEEN WAXAA KAMID,AH XALDHIBAANO PUNTLAND MATA,LAYA. TAAS KAWARAN?😎😎😎😎😎😎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Walalo xildhibaanadu ma haystaan kalsoonida shacabka PUNTLAND tan labaad xildhibaano ma badikaraan arimaha masiiriga ah awoodna uma laha. Waxaa wax lagu Farxo ah in xassan GURGUURTE uusan madaxwayne somalia ahayn ee uu Banbadir iyo reerkiisa hogaamuye u yahay
Adigo oo ya ah marka daarod qabaneesid nacaska tahay cun shalay farmaajo labo sano kuma darsaneesid cida qoriga u watay soo adiga ma ahayn ilowsha dhawaa ma umul baa
@@BadriyoBoono MUQDISHO UMA BAAHNA BUNTLAND OO GAAJO LOOGU BAKHTIYO MIDA KALE XALAY MAHAD SALAAD WUXUU BALAN KU QAADAY INUU DADKA REER BUNTLAND MUQDISHO KA SAARAYO SI DHAQSO AH
Puntland markii hore mucaradnimo joogto dowladda oga soo horjeedaya ragga madaxda ka ah puntland Raali kama Ina qaran soomaaliya la helo shisheeya dabodhilif uu yihiin
WAA IN DHAMAAN DHULKA PUNTLAND LAGA DEJIYAA CALANKA SOOMAALIYA ILAA INTA XASAN KURSIGA LAGA QABANAYO AMA CAASIMADA DALKA XAMAR LAGA WAREEJINAYO OO MEEL LOO SIMANYAHAY LAGA DHIGAYO NO GOOFKAYGA
Ma Jidhi doonto madal ay isugu imaan karaan Puntland & madaxda Dawlada Federalka ee hada jirta shuruudna waa ku xidhan tahay! !! waa qodob buuqiisa wata 😱
puntland way kuxasantahay goaankas gobonimada leh oo ay soomaali iskukeeneyso horta haday ladiidona ay danteda raacaneyso
Guul guul puntland vila wardiglaay hageyso dasturkaas tuloyinka alshaab aay hestaan e u gurgurte kasojedo
Yes puntilan. l am❤❤❤❤❤
Puntland wataa hayaantau hirdoogle wataa u guurtay
Hawiyoow markaad dowld soo dhisataan aan isku imaano
Butland ayadaa dhibkaas keentay markii hore dowladiina rajada ummada soocelisayna burburiyay marka markasto maxaa laf dhuun gashay idinka dhigay. Dhibkaan dhan SD ayaa inoo soo waariday.
@@deqadeganSD yaa la dhahaa
@@moenlighted7681saciid Deni
@@deqadegan Maya dowladdii hore hawiye ayaa riday oo booby hadana hawiye ayaa doladii dameero kala dhamaan la🤣
Guul guul puntland horo u soco waa caasimada umada soomaaliyed✅❤️🇺🇿🏇🏿❤️🥰
Puntland ❤
Kusaliya nabiga scw❤🎉
Xasan sheekh ayaa musuul kah waxa manta ka socda dalka puntland xaq ayeey u ledahay hadii ey godo
Muqdisho oon caasimadda laga rarin Somalia hagaagi mayso.
Aad baan kugu raacsanhy, haddan taa lagu adkaysan
Dabadaada miyaa laga dhigayaa caasimad
@@edenboy4825maya tan hooyadaa
💯💯💯💯 waad ku saxan tahay, 1991 maalinkii dad maasakiin oo caasimadoodi jooga la laayay oo hantitoodi la dhacay ayeey aheyd in go’aan laga qaato lkn tolkeey midnimo somaliyeey raadiya inteey la haayeen bey dantoodi ilaaween oo xaqiiqda iska indha tireen.
Very good soomaali waa isku daashay nin walbaa gobolkiisa ha goosyo
muqdisho wa laga reysan inshaa allaah
Awalba maxay inoo haysay??
Muqdisho adaa ubaahanee iyadu kuuma baahna dhilayahay.
@@bookhaxmed6583 Muqdisho wax looga baahan yahay baa iska yar, dad baa ISBITAALADA TURKIGA soo aada.. taasna wax weyn ma aha si fudud baa looga maarmayaa..! Nin walbana awrkiisa ayuu ku guuri doonaa... 10 sano ka hor baa fiicnayd inay mowqifkaan qaadato...!!
@@bookhaxmed6583aabaha was haa caaytamin dhiladii ku dhashay was
Masha allah ❤❤❤❤❤❤masha allah Tabaraka laah
dowlada puntland♥♥♥
Xildhibanada butlan kumatalay barlamanka federalka oo xilkii iyo Aqoosigii Butland lagala noqday. Very very very good Dani
Puntilan guul inshalah dani inuu mideeyo waxgaradka pl weeye❤
Kkk muxuu mideeyay runtii cunsuriyada majerteen waa xanuun
@@salmaanabdulahi2967we r kingdom famlij not adoooon like u 😂 Balse Su aaaal why iga shiraysaaan hadaa dawlad tihiiiin why uga baqaysaaa Mj mr why Hassan nooo sooo wacayaaa 24/7
PUNTLAND GUULiyoGobanimo❤❤
PUNTLAND waa ay ku saxantahay in ay joojiso lashaqaynta XAMAR, oo ay si buuxda ugu dhaqanto dastuurkeeda ilaa Somaliya ku soo laabanayso wixii Soomaalida u dhexeeyey.
Butlan ilaliyah sharciga iyo tasturka Somalia guul iyo gobanimo
Dani❤❤❤very very good ❤
Mahadsant walaalkey gaylan media❤❤❤❤❤
Waa bil ramadhaane really hassan sheikh God dheer ayuuvkuridey midnimada ummada somaaliyeed dhankasta
Puntland gùul guul 💪
maxaa been la isku sheegay
@@beryalex1798been gurgurte kunool asagoo vilaa horteda alshaab garxineyso leh dasturbaan sameyn
اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عني.🤲💙🙏
Mahadsanid Gaylan Media.
Waxaan odhan karaa haddii aynu nidhaahno Dawlad ayaa Xamar ka jirta waynu dambaabnay
Sababtoo ah ma muuqdo maanta haykal Dawladnimo iyo sifaatkeedii toona.
Xasan Sheekh iyo kooxdiisana waxaa imanaysa in meesha looga tago bal aynu aragno cidda ay Dawlad unoqdaane
Puntland Republic taas ayaan ku qanacsanahay Alle ayaa mahad dhan u sugnaatay iga dhigay puntlander dhulkiisa nabad iyo barwaaqo ah
Oo dabada iska waso😂😂
M.xasan sheikh Mucaaradka buu ku fiicnaa ,Mdaxweynanimadii Tactikiskii ayuu Stratiiyad ka dhigtay,Allah hasoo hadeeyo
Soomaaliyada laguu sheegayo waa Puntland sababtoo ah Somaliland Qaad iyo Qabyaalad bay ku mashquushay Xamarna Bililiqo iyo Qarax bay ku mashquushay Puntlandna Dal dhis iyo Soomaali isku raadin bay ku mashquushay ,,, ❤️ .
Dastuurka Xamar lagu tuntayna faa'iiduu Puntland u yahay iyo inay aayaheeda ka tashato , ❤️
puntland sare oo ilaahay nusqaan haka dhowro
In badan somalida puntland wey udul qaadatay balse waxaaa lajoogaa xilligii lasixi lahaaa intii ay puntland somali ugu dheeshay
Viva Jamhuuriyada Qaranaka Puntilan
puntland iyo daaroodba gus ayaa wajiga looga dhuftay
Nimka MIDKA AMISOM Marka hore Iska sar.
Dowladda puntland💀⚔️😎🇸🇱
QUMBO STATE
Alshabaab state@@edenboy4825
Siilland
Kastuumo nin tushay inaan la igu hogaamin 15sano Kahor baan katashtay boowayaal 🇸🇱
Waan idin ku hambaliyeeynaya ilma adeeryaal darood nool ba majeerteen/harti iyo daroodka bari daga aheyn majiro ❤😘
Geylan aad baad u mahadsantahay
Guul baan urajaynayaa puntland waan soo dhawaynayaa in lagu kala dareero somalia
puntland guul🎉
Somalia waa dowlad xor ah oo leh saddexda gacmood ee dowladda
Habarta UK soo cayriya
Gaylan Media guuleesta❤
Puntland dowlad Maaha waa maamul goboleed ee dulmiga jooji Somalia waa in ey horey usocotaa.
ramadan mubarak
Maaamo Fedraal ayaan ahay iyo ayeeyo Fedraaal baan ahay, ee wax gaar ah ha la igu siiyo Ruwaadaas waa la isku fahmay .
Subxaanallaah Ilaaheey Imtixaanka Nagu Socda Allaha Noo Fududeeyo Waayo Madaxdeenii Oo Wadankii Gadanaayo. Shacabkii a Raali Uga Ah. Oo Jaranjarooyin. Laga Dhigto Hadana Dayacan Marka Dambi Aan Hore U Galney Ayaa Jira Hala Duceysto 😭🇸🇴☪️
Alxamdlh ilaheygii naga sary inaan wax lawadagno dad sodon iyo afar sano isqarxinaya isdilaya isbiliqeysaya igu danbeyna dasturki bililiqeysty by by hawiye +qarax no goverment
mucaradka madaxweyne xasan sheekh maxamud gaylan Media 😂😂😂😂😂
Well came republic of puntland
Gaylan Media 👏❤️💙🤎🙏
Puntland Guul. Daarood Meel Uu Jooggaba Hakudaba Feeylaan Puntalnd. Meeshaan Halagu Kalabaxo Oo Reero Isbaaro Waddanka Halagaqabto.
darood maxaa iska galay ma mar hadii mj raisal wazaare heli wayaan ma in lakala guuro miyaa sheekada mj waa anagaa wax walba mudan war pl hadii au rabaan ha goostaan dhulkooda saharaha ah anagaa darood ogaden lamideysan hawiye iyo mw
Markii farmaajo lagu dhagana muusan ñin daarooda ahyn hamse muusan nin daaroda ahy ader qabyalada nala dhaaf 😂
Inkaar haku dhacdo xasan Shikh
Horay usoco xasan daarood buufiye
Daarood una baahnee orod tuulooyinkiisa ha xoraysto 😂😂
Muxuu bufiyaa darood waa dowlad kaaweyn jaale hawiye hurdada kaka byby hawiye +qarax no goverment
Maxuu Buufiyaa Idinkaa 20 Sanno Qawaarij idinbuufineeyse 😂😂😂😂 Wallaahi Soomaaliya weeykalatageeysaa Cid Idiinkaga Fatuxuna Majirto.
@@saylunsaeed668faan hadii loo dhiman karo adinka u dhiman laha😂
daarood wa shan dowladod miskiinyahow yan adiga lagu muufine isjir
REPUBLIC OF PUNTLAND ❤
BARLAMANKA SOMALIYEED SI SAX AH AYUU SHAQADIISA U GUTAY. KUWA CODEYEEN WAXAA KAMID,AH XALDHIBAANO PUNTLAND MATA,LAYA. TAAS KAWARAN?😎😎😎😎😎😎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Walalo xildhibaanadu ma haystaan kalsoonida shacabka PUNTLAND tan labaad xildhibaano ma badikaraan arimaha masiiriga ah awoodna uma laha. Waxaa wax lagu Farxo ah in xassan GURGUURTE uusan madaxwayne somalia ahayn ee uu Banbadir iyo reerkiisa hogaamuye u yahay
@@MustafaAli-z5b XILDHIBAANADA WAA KUWII OO GUDOOMIYE DANI SOO DOORTAY OGAW TAAS. 🤎🇸🇴🤎
Sax from Awdal
Alla dalkeenna hanoo hagaajiyo❤
Fursad qaali ah oo Puntland usoo baxday. Aynu ka shaqeyno sidii Puntland aqoonsi u heli lahayd.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer faaladaadu wax ay bedeli kartaa ma jiro adiga iyo xaashi, waaqica jiraa waxa weeye in daarood laga qabto soomali inteeda kale.😊
Adigo oo ya ah marka daarod qabaneesid nacaska tahay cun shalay farmaajo labo sano kuma darsaneesid cida qoriga u watay soo adiga ma ahayn ilowsha dhawaa ma umul baa
Dhaaq dhaaq dhaaq dhaaq wacaac wacaac kir iyo kal YAAN YUUR YAHAY Afka xun leh kuku kuuuug kkkkkkk soo soco Siraadey sidaado kale .la waay 😅😅😅😅😅
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Calenkekow ralinoqo wan kuxafidhiweyne
❤Puntland waa Hooyo iyo Aabe.❤
But how,?
Xasan Sheikh away somali heshiis ah 😂😂😂 inta hartay xataa waa kala tagi doonaan markii la gaaro qadobada qaar 😂😂
Puntland talaabadan marhore inay qaado ayey ahayd sodon iyo dhowr sano inaan kufahmi weyno dugaagnimada muqdisho ama ka raadino midnimo ummad aan qarannimo rabin waa liidnimo. Waxaan kutalin lahaa in silig ama xuduud adag laga sameyso dugaag ga koonfur inaga xiga.
😂😂😂 Silig ma celiyaa horta USA aa xamar kadhisan laheey 1993😂😂😂😂
kkkkkkkkkkkkk@@ExcitedBlockGame-im6fp
wa saas hawiye weligod midnimo marabin
@@firdowsmusay-ze9gs adinga maxaa rabtiin😂😂😂🤣
Yeeytahay Puntland 😂😂😂😂😂
Ciidamo nabad ilaalin baa lakeenayaa puntland iyaga oon waligood lakeenin
Hawiye baaa u bahan in la ilaaaliyo ooo laga ilaaaliyo AS not puntland
Giil guul
Waa markii 5aad een maqlo putland ayaa wax xidhiidhka u jarty
Asc dhamaan. Casimada somaliyeeyd EE muqdisho hadi laga dhigo meel kale. , somaali sidani wey dhaami lahwyd
SOMALILAND OO SAMAYSATAY BAASABOOR GAAR AH IYO LACAG GAAR AH AYAA 34 SANO KA DIB MAANTA BEESHA CAALAMKU AY KALA XIRIIRTAA DFS WAX KASTA OO L SIINAYO WAXAA LOOGU DHIIBAA DFS MARKA HALKAY BUNTLAN JOOGTAA %90 KA HOOSAYSA SOMALILAND❤
Saasa loowada tagaya inta lahelayo dawlad soomali midaysa
Odey dhuusay puntland dowlada hada iyadaa xamar geysay oo maalgelisay waxayna awoodaa in dwlad cusub ay asasto besha calamkana maal geliyaan haku nalon inlacag fanbe lagugu amino bangiga aduunku wuu ogyahy republic of puntland iney tahyawoda siyasada somaliya hogamiso lama mid nahinsomaliland iyo xamar hurdada kaka hawiye +qarax by by
Puntland Waatan Doowladd Kukeentay Kunabartay Oo Kuugu Wasabtay Doowladnimo. Mooryaan Isbaaro Utaalo Caqli Aan Xabad Aheeyn Maleh.
Fahamka Siyaasada ayaa kugu yar puntland sidi Somaliland mey dhihin Somalia waan ka gone ee wexey tiri waxan joojine la shaqeynti dowlada federalka ilaa wax hishiis lagu yaha dowlada federalka 😎
@@BadriyoBoono MUQDISHO UMA BAAHNA BUNTLAND OO GAAJO LOOGU BAKHTIYO MIDA KALE XALAY MAHAD SALAAD WUXUU BALAN KU QAADAY INUU DADKA REER BUNTLAND MUQDISHO KA SAARAYO SI DHAQSO AH
Xamar waa so coneysaa cid loo joojinaayo malahan Xasan Shiiq waa hubaal ninka aduunka ugu horeeyo
Guul Dsstuurka la ansoxiyay
Majeerteenka maanta waxay kataagantahay waan socoweynee aan orodno , walaalayaal somaliland kuquus qaata dadkana gees karaaca
Baarlamaan meesha ma joogi waa ido caws doon ah oo iska malab sanayo
Awal Mar hore miyeyna xidhiidhka u jarin
unukah leh xamar iyo irir samaleh hargaysah iyo jabutih waa lagah raysan Argagixisadodah
Haddan la qaadan goaan ah in Xamar caasumadeeda laga raro walaahi baan soomali isugu imanayn
Puntland markii hore mucaradnimo joogto dowladda oga soo horjeedaya ragga madaxda ka ah puntland Raali kama Ina qaran soomaaliya la helo shisheeya dabodhilif uu yihiin
WAA IN DHAMAAN DHULKA PUNTLAND LAGA DEJIYAA CALANKA SOOMAALIYA
ILAA INTA XASAN KURSIGA LAGA QABANAYO
AMA CAASIMADA DALKA XAMAR LAGA WAREEJINAYO
OO MEEL LOO SIMANYAHAY LAGA DHIGAYO NO GOOFKAYGA
Maqabo in calankeena aan xasan iyo waliba qabiil dartii aan unacno
Anagoo diidnay xukunkooda ayaan calankeena wadan karnaa.
Gaylaanuu hadalkaaga hal dhinac ayuu uraran yahay isku day inaad noqoto wariye xaqiiqda iyo dhax dhaxaadnimada ka tagin
Puntland waa jamuhuriyada somaliya
Adeer somalia waa. Dolad isku xiran hadalkada qabyaalad aya ku jiro Wana lasoo qawani qofki amarka dolada didaa
Dawlada Somali 🇸🇴 way ku degdegtay arinta Dastuurka waxayna la mid tahay “Cabdoow Xisaab Khalad”
Guul Somalia
𝐇𝐚𝐥𝐚𝐲𝐬𝐤𝐮 𝐫𝐨𝐠𝐦𝐚𝐝𝐨😂😂
Puntland waxaa lgu yiri Tag ama jooog, laguuma Baaahna.
Wariyahan marunba waxa uu ku hadlayo 😮
Waxaan aaminsanahay dhib kasta oo cusub waqtigaan xaadirka ah waxaa ka masuul ah Xasan Sheikh oo isu arkay inuu xoog Qabiil Ku yimid Villa Somalia,kuna sii joogi Karo Villa Somalia xoog Qabiil.
Waxaayna ka muuqataa habdhaqankiisa Ficil ahaan Iyo Feker ahaan.
Ma Jidhi doonto madal ay isugu imaan karaan Puntland & madaxda Dawlada Federalka ee hada jirta shuruudna waa ku xidhan tahay! !! waa qodob buuqiisa wata 😱
Puntland La'aanted Hawiye waxba Ma Noqon Karo 🤔
Waxaasugaayey Kuwarabey Burbur?
allha is one ☝️ 😢❤
xayeysiinta waan dhibsany naga daa
Ninka ma meshiisaad la leedahay
@@khadaribnufaysal7321 maxa badaas ku galiyay
Dowlada potland aaaa 😂😂😂😂
❤
Xasan Guurguurtow, "Soomaali heshiis ah, dunida heshiish la ah" ma aastay?
Istaahilgaagana waa in kal soonida lagaala laabto adiga laftigaada dad badana inay igu Dayan doonaana ayaan filayaaa 😮😮😮😮😮😮😮😮
PUTLAND FEEDHO WEYNAA AFARTA TUULO EE SAXARAHA AH ADEER MUQDISHAA LAGA XUKUMAYAA HADAY DIIDANA GACAN BAA LOOGA ADEEGAYAA
War huuhaa ah ayey keenen shacabka ayaa wadanka xukuma waana laga takhalusayaa odayaasha laaaluushka kala qaata
SL ayàa bedelaysa PL
Xassan Sh wuu saxanyahay 100%!
MD Xassan Sh Hambalyo!❤❤❤
Puntland Waa kaligeed inta kale umada weey wada socota loo joojin Maayo Siciid
Puntland waa dowlad madaxbanaan
Xildhibaanadda Majeerteen =Dawaladda majeerteen mid uun Xamar looga baahan yahay, waayo waa labo isdiido oo socday 24 sano, ilaa Dawaladda nimadii Carta.