Ciyaalkii Darawish da dad 30 qaran shegan naye kuf saday har cad Hoy qabiil qaran ma noqdo qalbiil na qalbiil kale uma dowladeyn karo cashar kugu filan Darawish ayu ku siiyay haba is ku hadlin Miskiin ba tahaye Iidoor heesaya wan ar kay lkn Iidoor xabad guul ka keen nay lama sheegin taarikh aya qoran
xasan sheekh isago fashilmay oo waashay bu kursiga kategaya ee soomaliyay wadan kale malihidin ee shir layskugu yimaado xasan wadanka looga bad baadinayo
Somalia 🇸🇴 inta uu joogo xasan sheekh waa loo yaabaa waliba wuxuu toos inooga iibiyay cadowga koowad ee itoobiya kuwaaso usocda inay qaataan bad iyo dhul hor leh gumaysina ku celiyaan bulshada somaliyeed from hargeysa
Nacaladdaan maa dalka laga qabto Muqdisho oon caasimadda laga rarin somalia hagaagi mayso. Somali ha kala tagto xal kale ma lehdawlado yaryar oo daciif ah oo ay Ethiopia iyo kenya u kala taliya😢
Gurgurtoow somalidu way ku taqaan. Marwadaadu in ay dhawaan laamiyada mogadishu naaftada ku gadi jirtay Xamar o dhan aya laga ogyahay. Wadaad curyaan ah o majaajidada baladwayne ka tuugsan jiray in u ku dhalayna wa lawada ogyahay. Xilku marku ka dhamaado hantida qaranka iyo hantidaad shacabka ka dhacday wa laga matajin inshalah
Daroodku waa xeer wada waalan dowaladaba waxya u u yaqanan marka nin darod madaxweyne yahay waa qoom kle Ani hawiye ma ihi lkn xasan sheek waa nin waxabadan u qabtey somalia intu joogey guulban u rajeyna
@liizaynaanoffacial3697 war waxad ka hadleyso garan mayo koley kuwan sheegey tahay madax somalida mudanabey mudan yihin maxa marka nin darood ah joog u amustan marka nin hawiye ah yimadan sida ayda ad u cidan
Àsc brother and sisters, madaxwayna hassan sheekh, waa 10 qof oo isku dhex jira,madaxwayna dadkiisa barakiciyey hooyo aabo iyo ilmo ka oohisiinaya,ninkan waa jiran yahay, waayo qof iyo god intuu ka qaban,dhulkii oo dhan ayaa ka xiran,xaalku waa ma socon karee aan oradno,somalia ilahay ayaa uu maqan, i believe hassan sheekh he just want to make money and leave the country, he knows this time no one will support him and the corruption he involved, maanlin wanagsan
adeer xasan biiq waa fashilantay illaahey ka baq dalkaan dad badbaadiyo ku wareeji umada ha dhibin adigana ha'isdhibin caano daatay dabadoodaa la qabtaa.
Caruur miyaa loo sheekeenayaa markii ladhahaayo Ethiopia askarteeda nafta ayeey u hureen somalia?? Sidee nafta ugu hureen hadii ey Ethiopia leedahay amniga dalkooda ayeey kasugaayeen gudaha somalia?? 1) askarta Ethiopia oo gaajo iyo injir leesay ayaa heley mashruuc ey lacag ku helaan,hadana ey shiishka ku bartaan shacab somaliyeed Soo hadii ey lacag badan oo faracooda oo dhan ey arkin hadii ey ku helaayeen then sidee naftooda ugu hureen somalia?? Si wax kale ey kaga bakhtinin Mey baxaan waligoodna yeeysan Soo laabanin waayo wax lacag kuqaadanayey dhiigooda Mey hurin ee wey gateen Waa in runta lacadeeyo Filinkaan raqiiska eh oo Ethiopia ku leedahay naftooda ayeey somalia u hureen waa caytin. Ilama ahan shaqsi somali ayaa jiro oo dhihi karo Ethiopia ayeey u mahad celinaayaan waayo shaqaale mushaar kuqaato in uu dhinto asaga ayaaba eh kan rabo in uu dhinto Naftii hure lacag iyo wax kale ma raadiyo qadiyadiisa ayuu u dagaalamaan Soo waa in runta laisu sheego
Wan ku salamay malain walbo news kagaga hasan sheikh miyuu ku koobanyahay somali waa la gu difacaa af iyo idin cid walbo oo qladan lakin 1 qof in aan malain walbo so tabiso taas dhex dhexaad nimo miyaa . Mid kale federal noceen ranlbnaa mad kale so diyarisid umada wax u Dan ah
Hadii musuq boosas dad loog saaranayey maxaa lagu macneyn karaa dagaalkii argagxisad lal galay miyuu ahaa in ciidankii xooganaa ee dawoladii hore dhistay cabsi laga qabay in meesha looga saareyey????saraakiishii iyo ciidamadii allow idiin naxriiso.....
Wrong person in wrong place. He will destroy as all. Dhibkano dhan waxa keenay Dani iyo Ahmed madoobe. Hassan gurgurte foest have a capacity to rull the country. Dowladi ayu u malaynaya goof ama NGO u leeyahay.
Jamhuriyada barakaysan waa SOMALILAND 🎉🎉🎉
Qalaas wedi
@@maxmuudAdamafey adigu kuwii Kenya galay iswaydii
Ciyaalkii Darawish da dad 30 qaran shegan naye kuf saday har cad Hoy qabiil qaran ma noqdo qalbiil na qalbiil kale uma dowladeyn karo cashar kugu filan Darawish ayu ku siiyay haba is ku hadlin Miskiin ba tahaye Iidoor heesaya wan ar kay lkn Iidoor xabad guul ka keen nay lama sheegin taarikh aya qoran
Waa xaqiiq qodobbadaasi iyo kuwa ka badanba 💯✔
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي فارح
Maashaa Allaah Geylan waa soo koobtey siyaasadii villada, Mhdsanid
xasan sheekh isago fashilmay oo waashay bu kursiga kategaya ee soomaliyay wadan kale malihidin ee shir layskugu yimaado xasan wadanka looga bad baadinayo
Somalia 🇸🇴 inta uu joogo xasan sheekh waa loo yaabaa waliba wuxuu toos inooga iibiyay cadowga koowad ee itoobiya kuwaaso usocda inay qaataan bad iyo dhul hor leh gumaysina ku celiyaan bulshada somaliyeed from hargeysa
dowlad xaqa wa ssc khaatume Alloow soo barbaari oo ayyid
Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂
😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xaaartumo
😢😢😢🇸🇴🇸🇴
Madax Wayne fashilmay igadhe
ssc khaatumo xata ciidan shisheeye majoogo ee maxad dhex uga bixisay war reer ssc waxa weyn oo ilaahay siiyay oo loo xaasidayo wa maxay tolow
Waalidiina dee
Magacaa be. Xasan dhiiqo
Xasan Dhiiqo, kan Soomaali ma ahn , halabaaro
SOOMALIYEEY XASAN DORASHADI LADOORTAY MA ETHIOPIA BAKUFAAIDEY MISE SOOMALIYA BA KUQASAARTAY ?
Ethiopia
Allahuma Aslix axwaalu bilaatul Somali allahuma aslix axwaalu bilaatul Somali allahuma aslix axwaalu bilaatul muslimiima walmuslimati wa bilaatul muslimiima ameen
Madaxeynaha wu khaldanyhy lkn keligis mhn dhman xubnaha siyasada wey khaldanyihin somali 1qof wax kama qaban karo 😢
Wariye sax❤
Waan ku farxaa jabka iyo fashilka Xasan baahane
Nacaladdaan maa dalka laga qabto Muqdisho oon caasimadda laga rarin somalia hagaagi mayso.
Somali ha kala tagto xal kale ma lehdawlado yaryar oo daciif ah oo ay Ethiopia iyo kenya u kala taliya😢
Hilmaan war ka daa jecel horumarinta gaarsiin isku filnaasho alloow noo waari waar waari waligaa haay inshaa allaah
Daarood sheikh iyo caami mucaradee noqdeen😂😂😂
Xasan Sheekh mucaarad uma baahna isagaa mucaarad isku ah
Munaafaq Alle magargaaro xassan biiq Allaha kabadbaadsho shartiisa
Gurgurtoow somalidu way ku taqaan. Marwadaadu in ay dhawaan laamiyada mogadishu naaftada ku gadi jirtay Xamar o dhan aya laga ogyahay. Wadaad curyaan ah o majaajidada baladwayne ka tuugsan jiray in u ku dhalayna wa lawada ogyahay. Xilku marku ka dhamaado hantida qaranka iyo hantidaad shacabka ka dhacday wa laga matajin inshalah
Ssc khaatumo ma saliid qumbaa ilaalisa maxad uga reebaysaa 😂
wuxu uga reebay deni bu kabaqaya
Usheeg caaqa Hawiye neceyb badan ayu qabaa
Isagaa is eryanaya waar ilayn anagaa wax aragnay waali sawaaban
galayn sidi aabihi wasiir uga noqday puntland wuu inkiray ssc khaatumo taas waxay cadeyn utahay in kursiga laysku adoonsado tan labaad puntland inay ssc raali xaasid kutahay
Ssc khaatumo maxaa laga sheegaa sow xiisihii dagaalku ma dhamaan 😂😂
@@deeqabdikariimjama4902 dowlad bay noqotay barakeysan dagaalkina hadu biloow yahay laguso afjari laha idoorka mooryaanta noqday
Meeqo nin neeqo lacag qarash kaga baxday pl neefow waa adigaan leh waa xaasidka ssc
Maantoo dhan in lagu garab taagnaado maa rabta dadka basar kula dhaqan deegaankaaga dhiso dadka haku dhag-dhaginee p
Jahawareer waaye saan
Waa bide kaasu mah mada wayne saxa
10 sanoo qasaaro ah wlhi ilaahow naga qabo hasan shiiq
Xasan baahane maahan mid xishood bahi bey caadadiisu tahay
War
Hassan dhiiqo wuu fashilmay
ciidanka aduunka ugu sharafbadan ee geesida ssc khaatumo soomali weyn wa lajirkina hore usocda guuleysta beenti idoor waad soo afjartene
Waar waxaas inta naga dhaaftaan, ku soo biira mashruuca "Muqdishada Cusub"!!! Qiima jaban 35 doolar.
xasan sheekh wa nin xanuunsan oo xata hadlo khaladu kuhadla dadkuna way ogyihin
Xasan Gaajo Dalkii Waa Xaraashay😠😡
Daroodku waa xeer wada waalan dowaladaba waxya u u yaqanan marka nin darod madaxweyne yahay waa qoom kle
Ani hawiye ma ihi lkn xasan sheek waa nin waxabadan u qabtey somalia intu joogey guulban u rajeyna
Darood waxba haku xoqoninee bal waakan warka saxda oo aan hal shay oo laga been abuuriyo jirine bal wuxuu qabtay sheeg mise reply iyo like raadis thy🤔
@liizaynaanoffacial3697 war waxad ka hadleyso garan mayo koley kuwan sheegey tahay madax somalida mudanabey mudan yihin maxa marka nin darood ah joog u amustan marka nin hawiye ah yimadan sida ayda ad u cidan
@siciidcawil9894 kpe madaxda somalia shacabkaa qabiil qabiil ukala yaaca mooyee ayaga makala jecla nin walba kursigiisa baa ucad saxasanka aad sheegisid niman d5 ah baa keenay waxayna kasaareen nin d5 ah waana dani iyo axmad madoobe mida kle ilaahay baa runta jecel farmaajo xiligisiii dowlad hidilo leh oo shacab iyo ciidanba kalsooni layeeshay baa muuqatay 18kun ee askari oo hubkooda udhamaystiran yhy baa xasan shikh loodhiibay aaway maanta bal meel kusheeg waxba ree hebel iyo ree hebel yaan cidna loo eegin qof walba wuxuu qabtay halagu taageero zhp qabiil waa waxa halkaaas nadhigay qabrina nala gali maayaan aduuna hanti nama siiniyaan kuwaan ukala nacab laynino lkn qof walba wuxuu qabtay baan kutaageerin ama lagu mucaaradin hal su.aal aan kuwaydiiyo hadaad qod wax garada thy oo xaqiiqda uhadlaayo dowladan iyo tii hore teebaa wax qabad fcn teebaana dowlad ueg oo shacabku usiman yihin🤔
Àsc brother and sisters, madaxwayna hassan sheekh, waa 10 qof oo isku dhex jira,madaxwayna dadkiisa barakiciyey hooyo aabo iyo ilmo ka oohisiinaya,ninkan waa jiran yahay, waayo qof iyo god intuu ka qaban,dhulkii oo dhan ayaa ka xiran,xaalku waa ma socon karee aan oradno,somalia ilahay ayaa uu maqan, i believe hassan sheekh he just want to make money and leave the country, he knows this time no one will support him and the corruption he involved, maanlin wanagsan
Gaylan manoosheegi kartaa😂 sababta aad ssc-khatumo ooga reebtay ?
Xasan sheekh labadii goorba dowladnimada waa ku fashilmay waxana soo baxday inuu yahay nin jacylkiisu hogaamiyo dhaqaalo doona dhib ku qaba siyaasada u fahansan wxa maalintaa uun taagan
Il daroodnimo aa ku fiirisay 😂
adeer xasan biiq waa fashilantay illaahey ka baq dalkaan dad badbaadiyo ku wareeji umada ha dhibin adigana ha'isdhibin caano daatay dabadoodaa la qabtaa.
Kala m xassan shiiq yaa habaroo lahelay maxaa nasiib xumo iyo sumcad daro daba dhigay nasiib badanaa oo ayan daranaa
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas xasen dilla kujihada nacladas tukgas foshaxun
Ax
Xasan ayax maaha soomaali balse dubka iyo luuqada ayuu ka yahay
googa cadale wadan wareeray oo madaxweynihisu ciidanka dabar gooyay oo hooyoyinka iyo agoomaha ufaana oo shishiiye ujilicsan?????
Hassan Shaydan, waa uu ku fashilmay
Wadanka waana in la qabtaa xukunka..? Ragii Hawiye mooryaan ahaa mazzetta ugu qaban weyday wadanka uu la gadey ‘Turkiga & Xabashida.., wadanka waa uu ku fashilmay, waana beenlow iyo khaainul wadanka 1aad…
Gaylanoow khaatumo ma aqoonsanid miyaa maxaad u leedahay somaaliland iyo puntland ayaysan joogin Amisom khaatumo wax ciidan shisheeye ah ma joogaan
Nin walowba go'aaga calan ka dhigo ninka uqaba in Somalia dawlad ka jirtow habeen majirtid aabo
Caruur miyaa loo sheekeenayaa markii ladhahaayo Ethiopia askarteeda nafta ayeey u hureen somalia??
Sidee nafta ugu hureen hadii ey Ethiopia leedahay amniga dalkooda ayeey kasugaayeen gudaha somalia??
1) askarta Ethiopia oo gaajo iyo injir leesay ayaa heley mashruuc ey lacag ku helaan,hadana ey shiishka ku bartaan shacab somaliyeed Soo hadii ey lacag badan oo faracooda oo dhan ey arkin hadii ey ku helaayeen then sidee naftooda ugu hureen somalia??
Si wax kale ey kaga bakhtinin Mey baxaan waligoodna yeeysan Soo laabanin waayo wax lacag kuqaadanayey dhiigooda Mey hurin ee wey gateen
Waa in runta lacadeeyo
Filinkaan raqiiska eh oo Ethiopia ku leedahay naftooda ayeey somalia u hureen waa caytin.
Ilama ahan shaqsi somali ayaa jiro oo dhihi karo Ethiopia ayeey u mahad celinaayaan waayo shaqaale mushaar kuqaato in uu dhinto asaga ayaaba eh kan rabo in uu dhinto
Naftii hure lacag iyo wax kale ma raadiyo qadiyadiisa ayuu u dagaalamaan Soo waa in runta laisu sheego
Xasan makhrati Uma baahna isgaa cadayn isugu filan
Wan ku salamay malain walbo news kagaga hasan sheikh miyuu ku koobanyahay somali waa la gu difacaa af iyo idin cid walbo oo qladan lakin 1 qof in aan malain walbo so tabiso taas dhex dhexaad nimo miyaa . Mid kale federal noceen ranlbnaa mad kale so diyarisid umada wax u Dan ah
Hadii musuq boosas dad loog saaranayey maxaa lagu macneyn karaa dagaalkii argagxisad lal galay miyuu ahaa in ciidankii xooganaa ee dawoladii hore dhistay cabsi laga qabay in meesha looga saareyey????saraakiishii iyo ciidamadii allow idiin naxriiso.....
wuu fashilmay miyaa haddii uuna daarood ahayn
weriyoow ssc khaatumo hadad sheegti ma deni ba aabaha shaqada ka eryi war ssc wa maamul sharciya oo federaalku aqoosanyahay ee baqdinta iskada
googa cadale wadan madaxweynihisu mucaarad iskuyahay oo hal qof oo labo lamoodo yahay oo shacabkisu dad nimo lahayn ??????
Maadaamey iyadu si xun isku eryanayso 😅
Wrong person in wrong place. He will destroy as all. Dhibkano dhan waxa keenay Dani iyo Ahmed madoobe. Hassan gurgurte foest have a capacity to rull the country. Dowladi ayu u malaynaya goof ama NGO u leeyahay.
Guulayso mudane barf Mw.Xasan sheekh Maxamuud aabaha ummadda Soomaaliyeed geesiga afrika wadaniga jecel midnimada ummadda By.G.Sare Cali Kacaan Kacaan
Rerkisa xilka kumaficno wey Garad yaryixin Somali nimada aya ku yar
Xasan duufle hanti boob
googa cadale wadan dadkisu iskumaqanyuhin iyagana wadamo kale kudul gorgortamayan cidi qaadan lahayd??????
Asc abdi qaadir farax sakay dagal aya kadhacay Kolbiyow waxana ku dhintay 5 askari o dhanka jubalan ah
Galmudug halkee ayey kajogaan baastar cuqdadeysan uma xumid!
Adinka sawtaad lehaydeen dagaalka galajoojiyo.
Somaliland hanoolato cadaw geedu hajabo