qayb ka mid ah gabayadii abwaan nuur dhegay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • waa gabayo goos goos ah abwaankii weynaa ee nuur maxamed xuseen (nuur dhegay)

ความคิดเห็น • 29

  • @Ayaanabshir8942
    @Ayaanabshir8942 4 หลายเดือนก่อน +2

    Awowe nur dhegay alla ha u naxaristo

  • @caliwarsame-lt1op
    @caliwarsame-lt1op ปีที่แล้ว +1

    Shalaa nuur dhegeey laga shirabay shalaxlihiisiiye waa iisuhuud noobir inay shaxi kaqeexnayde bada shaqafka inaan soodarsaday uunku wada sheegye raganimadu waynoo shaf tiri shaaca dirireede

  • @JAMADIRIYE
    @JAMADIRIYE 8 วันที่ผ่านมา

    Cusman maxamud baa si kibir ah udhacay geelii muse hayal muse Farax ali Nuur axmed gelas oo ragii ka maqnaa bay dhaceen kadib sanad buu ergo ugu fadhiyey nobir muse farax marka Waa tuu idin qaqabtay markii dabenah watuu dhahay gela awrku abahiyayo waa inuu ku dhalay waa tariikh dheer Nuur dhegay wuu sii dayey muse ninka ka waa muse farax tariikh dheer iyo mahmaho badan bay leedahay yaan la qaldin tariikhda

  • @barexaamidofficial4440
    @barexaamidofficial4440 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaqo fiican wall caawa waan u baahday gabaygaan markaan baarayba waa ii soo qabtay

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 ปีที่แล้ว +3

    Nuur maxud geel dalbadey tulunda loo diidey..halyey nuur dhagey

  • @ayuubmoha-sx4ul
    @ayuubmoha-sx4ul ปีที่แล้ว

    Geesigii weynaa carshe ali xagar awoowe ilahey ha ku naxariisto
    sidoo kle isagana ha u naxariisto awoowgey nuur dhegey💌

  • @suuganiyodhaqanofficial
    @suuganiyodhaqanofficial ปีที่แล้ว +2

    Abwan nuur dhegey nooso badi

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 ปีที่แล้ว +1

    Kan tariikhda maba yaqaan siciid qamax waa nin ugadhayahn oo waceys cabdulle gabayga baanka ah wuxu tiriyey markii lasoceliyey gabaygii muuse hal

  • @cabdishakuur1642
    @cabdishakuur1642 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxriisto awoowe nuur maxamed samatar (nuur dhagey)

  • @abdirishiidhassanegag3239
    @abdirishiidhassanegag3239 ปีที่แล้ว

    Wll nuur dhegey wuxuu ahaa majeerten esp. Cismaan maxamuud

  • @Newgenerationtechnology-Q001
    @Newgenerationtechnology-Q001 2 ปีที่แล้ว

    mansha allha horay usoco waxa keentay taariikh aan qornaan amase aan xog badan laga hayna mansha allha Abwaan waa mahadsantahay

    • @Nagaansho24
      @Nagaansho24  8 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan wll alle haku sharfo

  • @shifaabshir
    @shifaabshir ปีที่แล้ว

    Ilahay fadhigisa fardowsa haka yelo awoowe isaga iyo dhamab waridkiis ❤️🙏🙏 aad u mahadsan tahy Ina manat waxa farxad ii ah awowgey mcn gabaydisa Ina dhageysto 🙏❤️

    • @Nagaansho24
      @Nagaansho24  8 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan wll waa qorshahayga inaan haldoorada ku soo bandhigo goobtaan

  • @caliwarsame-lt1op
    @caliwarsame-lt1op ปีที่แล้ว

    Siciid qamax baa kagbay badiyey nuur dhegeey

  • @garaadofficial9363
    @garaadofficial9363 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabay siciid qamax iska sax 💯

    • @AhmedSaid-bz4do
      @AhmedSaid-bz4do ปีที่แล้ว

      Aad baan u jeclaan lahaa inaad gabayga Siciid Qamax wixii weriyuhu qalday inaad qoraal ku soo gudbiso. Taariikhda weynu u baahannahaye. Mahadsanid Garaad Official

    • @AncientZaylai
      @AncientZaylai 11 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedSaid-bz4do
      Waxaan ahay shamsada soo baxdiyo shaaca waaberi,
      Shay caana baan ahiyo shaharka soon-qaade,
      Shan farood anay ii gudhaa shidinka Daaroode,
      Shaaruba libaax baan ihiyo bahalkii sheegnaaye,
      Iiddoorku waa midaan shidiyo midaan shiddeeyaaye,
      Shan haddaan ka dilo waa anoo neef shidhow qalaye,
      Garaad Faarax shoodda uma noqon maalin shiramaade,
      Shixnaddii ka soo rogay fadhiday shucubbadii hawde,
      Reer jaamac baa ugu shar badan shiran colaadeede,
      Iyagana darmaantaan shakalay naguma shaandeyn,
      Warsangeligu ceelkaan shaf dhigo iiga kala sheexye,
      Nafta wuxuu ku sheel sheeliyaa calaa shareeraade,
      Bah-Gareen shillootoo anaa shiday raggoodiiye,
      Nuur-Dhegey shalaa laga shirrabay shagaxlihiisiiye,
      Waa loo shuhuud noobir inay shaxi ka jeexnayde,
      Badda shaqafka inaan soo darsaday uunku wada sheegye,
      Meeshaan Bah-ceeshla' ula shiro ilama sheegtaane,
      Shafka reer Ma-Guuraan ahay talo ku shiiddaaye,
      Shantaa nimaan ka dhalan baa wadnaha shiili kaga taalle,
      Ingiriisku nama shaabbaho iyo nimanka shaam yaale,
      Ragannimadu waxay noo shaf tiri shaaca dirireede,
      Turkigaan la shawraye nin kale shuufay hadalkii.
      --Siciid Qamax Nuur, 1800s.

    • @AncientZaylai
      @AncientZaylai 11 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedSaid-bz4dowakaas gabaygii Siciid Qamax Nuur AHUN.

  • @nasiyeofficel2853
    @nasiyeofficel2853 3 ปีที่แล้ว

    Sxp mhdsd gabayadq buur dhagey mudaan radinayey

    • @Nagaansho24
      @Nagaansho24  8 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan wll

  • @nasiyeofficel2853
    @nasiyeofficel2853 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa gabayda nuur dhagey noogu soo wd sx

  • @good-rb7bs
    @good-rb7bs ปีที่แล้ว +1

    abwan nuur dhagay warsangali buu ahaa ayan tariikhda been laga sheegin

    • @frank77w
      @frank77w ปีที่แล้ว

      Ma ahayn warsangali, waxa la helaayaa dad u awow u yahay oo maanta nool

    • @frank77w
      @frank77w ปีที่แล้ว +1

      Waa ninkii ergada warsangali aaday hor kacaayay markay dileen sagaalkii nin oo la socotay isna uu ka war helay shirqoolka oo uu ka fakaday.. waa tay gabayga aw muuse ku timi nuur maxamed geeluu dalbaday tuludna loo diidye

    • @mohamedsalah4682
      @mohamedsalah4682 ปีที่แล้ว +2

      Maheen Warsangali Ee Reer Abti Ayeey U ahyeen Isga Osman Maxmuud Ayuu Ahaa

    • @bo3king158
      @bo3king158 ปีที่แล้ว +2

      Nuur maxamed Nuur dhagay wuxuu ahaa nin cisman maxamud ah ee ma hayan warsageli

  • @612ent7
    @612ent7 ปีที่แล้ว

    Siciid qamax been bad ka shegtay gabayadisa oo wad badashay melaha ay ku socdan a wad badashay