Dadka magnet ka ku ah dadka ah NARCISSISTS ( isla qabweeyn)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @dabiici1343
    @dabiici1343 4 ปีที่แล้ว +14

    Topic kaan somalidu way ka hurdaan hayday baran lahayeen waxbadan ayay fahmi lahaayee

  • @ahmedakram6901
    @ahmedakram6901 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh mawduucan waa mawduuc aad iyo aad u muhiim ah, waayo shakhsiyadda NPD waa mid ku badan dadka Somalida, waalid badan oo qabana waan arkay kuwaa ku ciyaaray mustaqbalka ubadkooda. Anigu aad ayaan mawduucan ubaaray maqaallo fara badan iyo buugaag fara badana waan ka akhristay, waayo muddo badan ayaan dhibbane u ahaa qof qaba NPD. Imminka haddii aan qofka mar qura arko waan garan karaa hadii uu qabo NPD. Qofkii raba inuu wax badan ka ogaado shakhsiyaddan arxanka daran ha akhristo buugga lagu magacaabo "Mothers who can't love" iyo buugga kale ee "Will I Ever be enough". Thanks abaayo halkaa kasii wad dhiirrigelinta runti waxaad tahay Somaligi ugu horeeeyay ee ka hadla mowduucan shakhsiyadan xanuunsan ee NPD.

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว +2

      Afwar Media, walal Mahadsanid, waa sidaa sheegtay mashallah, waana siiwadi doonaa, buug ayaa wadaa qoraalkiisa kusaabsan inshallah.
      Mahadsanid
      Safiya

    • @ahmedakram6901
      @ahmedakram6901 4 ปีที่แล้ว +1

      @@masteringpowerwithin8583 mahadsanid abaayo, insha allh waxan rajaynayaa inuu buuggaas nasoo gaaro oo ay dad badan ka faa'idaystaan. Waayo dadka arrintan ku baraarugsan way yaryihiin oo qofka xanuunsan "Narcissist" ma garanayo cudurka haaya, kan kale ee dhibbanaha ahna ma garanayo jirrada qofka dhibaatada u geysanaya. Ilaahay ha u gargaaro qofkasta oo la nool qof Narcissist ah runti waxa uu ku noolyahay cadaab aan la xammili karin.

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedakram6901 ahmad walal arin i heysateee pls ina wax uun iga sharixi karto arintaaa aniga aniga dadka damqashada badan ahy dad WADA u naqday hdane ila Ah qarabo pls hda wax iga cawin karto aniga inglish ma aqan bugaa ma aqrin karee iso qabo

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Ahmed Akram.

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Good topic
    Continue sister

  • @habibahassan7163
    @habibahassan7163 4 ปีที่แล้ว

    Who target the narcissist people
    1) over impact:aad ayey u iga damqadan dadka kale
    2) people who over kinds : wey Naxaris badanyahiin
    3) they see well through others:
    4) they see broking
    Qualities of impact people:calaamadaha dadka damqada
    1) good lestening :si wacan ayey u dhegensaaa dadka kale
    2) they give great energy: naxaris ayaa u muujiyaan dad kale
    3)gift to feel something: waa wax ay ku dadka kale
    بارك الله فيك وجزاك خيرا اختي العزيزه
    عيد مبارك

  • @fatimajama1071
    @fatimajama1071 4 ปีที่แล้ว +2

    Rubtii qosas badan oo somali bay haystaa oo dhibtii ilmihii halkas ku lumay abaayo sii wada arimahan

  • @mohamedkhadar2020
    @mohamedkhadar2020 4 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilah waa point fcn ayad ka hadashay thanks you Safiya
    Eid mubarak

  • @halimaafrah8627
    @halimaafrah8627 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah Illaahey Aqoontaada ha kuu siyaadiyo aamiin,

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllo

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin safiyo

  • @bilanbarwaqonline8220
    @bilanbarwaqonline8220 ปีที่แล้ว +1

    Siide loogar taa daadkas walaal

  • @qalbiuroon1334
    @qalbiuroon1334 4 ปีที่แล้ว

    Manshalah guuleeyso aduun iyo aakhiro 🙏🙏

  • @kadijaahmed4401
    @kadijaahmed4401 2 ปีที่แล้ว +1

    Tankes abayo si cilimi diini iyo maadi kusalesan ayaa wax nogu shegtay

  • @ayaanmohamed6463
    @ayaanmohamed6463 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ajar iyo xasanaat hakaa siiyo

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 4 ปีที่แล้ว

    Jizaakallah kheyr

  • @karsoonidanafta7169
    @karsoonidanafta7169 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabibiti qeer allah ku siyo

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +1

    abaayo noo soo badi 🤦‍♀️💯

  • @canababdirahman4226
    @canababdirahman4226 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah horey usoco abayo waxyabo badan ayan ka fa iidey

  • @yusraubax971
    @yusraubax971 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka enbasiga ah aya ahay ani dhibato badan ayane I imatay dad badan u naxaristaa I xumeyey dacad badane wan leyahay

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr7158 4 ปีที่แล้ว

    Thanks safiya wll waxbadan ayaa noqabatay

  • @hassanfaisal3834
    @hassanfaisal3834 4 ปีที่แล้ว

    Waw wllo

  • @nasrohusseinbare8499
    @nasrohusseinbare8499 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo London kula daganhy labsano jogaa waan ku xanuunsady inte kala so xiriira talo kaga bahanhy harlesden jogaa

  • @AhmedHJ4983
    @AhmedHJ4983 4 ปีที่แล้ว +3

    Narcissist afsoomaali waxaa lagudhehaa (anaani) waa dadka islaquman

    • @mohaali4652
      @mohaali4652 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaani waa carabi afsoomaliga waxaa lagu dhahaa manexe ma naxariiste

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 4 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarak

  • @yusufdjama9759
    @yusufdjama9759 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @dabiici1343
    @dabiici1343 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run waa arkay asxaap badan oo Narcissist ah dadka empath kaa ayay soojiitaan.

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 7 หลายเดือนก่อน

      Wllo ma dad walan ba ma kuwa xanussanbaa ma cudur daka kudhaca baa maxuu yahay

  • @hodmanabdulkadir7843
    @hodmanabdulkadir7843 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a habo mahadsanid pleas hala sapport gareyo dadka wanaga kahadlo

  • @caqiilosman2191
    @caqiilosman2191 4 ปีที่แล้ว +1

    Narcissistic af somali waa anaani yacnii ruux daneesta ah

  • @FadxiyaMuuse-s5e
    @FadxiyaMuuse-s5e ปีที่แล้ว

    Asxbta waxaa rabaa macalimada talefankeeda

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 4 ปีที่แล้ว

    #Bipolar_disorder ka so hadal wa mushkilad hadda mujtamaca badankisa haysta cidina ayna dareensanayn

  • @fahiimomaxamed4934
    @fahiimomaxamed4934 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow ku xifti abaayo waa lasoconaa barnamijyadada dhiiro galin ayaa ka sii qaada

  • @istahlroble6004
    @istahlroble6004 ปีที่แล้ว

    Ila so hadal walal aad iyo aad ayan kugu bahany arta aad ka hadlso aniga

  • @sacdiish5616
    @sacdiish5616 2 ปีที่แล้ว

    Xbbtı antısocıal kaso hadal meel lagalasoxırııro majırta qalı

  • @fatimajama1071
    @fatimajama1071 4 ปีที่แล้ว

    Jizakumulaah ilahay haku xafido

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 ปีที่แล้ว

    Wadnahygu taabtay videogaan illahy hano gargaaro aniga iyo inti abusekaas la kulantay😭😭

  • @sagalmuse5464
    @sagalmuse5464 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali ka dhig

  • @saciidhusen3156
    @saciidhusen3156 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa qof i soo maray subaxaanallah waxaad ka sheekaynsyaa qofkii narcissist ka ahaa ee i soo maray inaad aragtay baad mooddaa qofkan cajiib

    • @ikramohamed4672
      @ikramohamed4672 ปีที่แล้ว

      Maxa calamado ku araktay abay inte shektay ehen Ana qof ka ga shakisane

    • @FilsanTaliyow-xq3ze
      @FilsanTaliyow-xq3ze 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ikramohamed4672abyo calamadaha leyhiin waxa waye naxariis,damqasho midna malahan kaligii taliye aan jijixin qofka waxuu kaa dhiganaya la heyste cml kuma jixinjixaayo

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 2 ปีที่แล้ว

    Aada ayad umahadsan tahay waana topic fiican lkn iskuday in aad sidagan uhadasho
    Iskana keey cafi hadii aad hadalkega xuman u aragto

  • @xababaxababa3858
    @xababaxababa3858 4 ปีที่แล้ว

    Macaanto tartiib u hadal si hadalkaada qiimaha leh loo dhuuxo

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal

    • @abdimuse5338
      @abdimuse5338 4 ปีที่แล้ว

      @@masteringpowerwithin8583 abayo Mcn WAXAN raba Ina kulahadlo

    • @abdimuse5338
      @abdimuse5338 4 ปีที่แล้ว

      @@masteringpowerwithin8583 waxan ahy dumar zamzam aya laidhaha facbook subeyda cumar wlhi blhi wa laidhaha uk ayan joga talo karaba please iso qabo walasheey insha allah

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว

      @@abdimuse5338 message me inshallah 447484141597