#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 322

  • @sucaadcabdala6425
    @sucaadcabdala6425 วันที่ผ่านมา +62

    Asc farxiyo waku salaamay mulkiyey Aniga shekadada wey itabatay sababto Gabar eedadey dhashay oo meel gobol ah daganeyd oo lii Kenya anigo garab ubahan ayaa cadaab aduun imarisay heer lakala garan wayay inan fiyoobahay iyo inan waalanahay dadka habenki intey hurdan wan ooyn jiray marna gaaja darted ayaan laseexan jirin oo caloosha ihuri jirtay halka iyada iyo caruurteda intey dharkan ay khuurin jireen

    • @SHAMSOAxmad-l7y
      @SHAMSOAxmad-l7y วันที่ผ่านมา +3

      abyo qalbiga alaha kuqabojiyo

    • @fadumosaid2419
      @fadumosaid2419 วันที่ผ่านมา +2

      Abyo qalbiga alle haku dejiyo

    • @faatima2013
      @faatima2013 วันที่ผ่านมา +2

      Sorry abaayo😢

    • @SulekhaJibriil-c1o
      @SulekhaJibriil-c1o วันที่ผ่านมา +2

      Sorry wllhi dadka qaar bahalo wye 😭😭😭

    • @istahil.roble7788
      @istahil.roble7788 วันที่ผ่านมา +1

      Sorry abyo lkn waad kasoo gudubtay soo maaha

  • @ZeynabmaxamedcaliCali
    @ZeynabmaxamedcaliCali วันที่ผ่านมา +12

    Ani.ku xameeyn.ayeee uguursan lahay maaamuula inee sii walato sheekadan xanuun ayee igu reebty wlhi waan la muragoowe mulki qof dulqaad bdn waayey waxaan ku rajeynaa noolal qurux badn iyo mustaqbal ifaayo ayee ku rajeynaa wllshe mcn 😢❤❤❤❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 วันที่ผ่านมา +7

    Maamulaha iyo reerki ku garab siiyo Jannatul Firdous Al'aclaa ALLAHA geeyo ALLAAHUMMA AAMEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladan8644
    @ladan8644 วันที่ผ่านมา +6

    Asc,Farxiya quruxeey.MashaAllah mulkiyeey sharafaa leedadahy role model ayaa nootahay abaayo❤️❤️

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican วันที่ผ่านมา +35

    Qisoyinka rajada hoyadood dhimatay😢iyo kuwa gabdhaha yar yar farax ka caqli badiyo bananka ku uureyo aad baan ugu walwala😢allow cimri iyo cafimaad aan awlaadena ku korsano allaha na siyo ya rabi sheekoyinka maseerka igu baxda

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 วันที่ผ่านมา +4

    Wixi ku soo gaaray wax khair badan oo aad ku iloowdo ALLAHA kugu Irzaaqo ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 วันที่ผ่านมา +7

    Wallaahi Mulki sheekadeeda waan ku murugooday waan sugi waayey.

  • @NasteehaMuhammad-dg6kb
    @NasteehaMuhammad-dg6kb วันที่ผ่านมา +9

    Wlhi mamulaha ayaa gursan lahaa hal daqiiqo xitaa kama fikireen😂

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 วันที่ผ่านมา +10

    Maamulaha walashiii xage ku danbaysay sheekada qaybtan kuma jirto dhibaatada gaartay see ula qaybsatay iyo xiriir kooda

  • @Basal2006
    @Basal2006 วันที่ผ่านมา +8

    Wlhi waaaka xumade 😢 family xun eee ka dhalate

  • @ZuhayraAbdirazak
    @ZuhayraAbdirazak วันที่ผ่านมา +19

    Mulkiyeey wa dhibtotey lkn wa ka so kabatey Nolosha heerka Usareysa illhy haku gaarsiyo guleyso poqoradeydiyey👸🏼❤🔥

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 วันที่ผ่านมา +23

    Maamulaha ilhy aduun iyo aakhiro ha unaxariisto mulkiyey sodoga marna mamulahagi aha sadaqo qaas ah ubixi aakhiro keyd udhig aduunka inta sarantahyna uduceey runti wa qof aad u wanagsan ilhyooooow adonkags wangsn suu kurbada uga qaadey gabdhas asna malinta lawada kurbesanyahay kurba ha tusin oo xisaab la'aan kuwa janada galayo ku dar 🥺🤲

    • @nimoabdulahi8328
      @nimoabdulahi8328 วันที่ผ่านมา +2

      Aamiin

    • @KhadroMahamoud
      @KhadroMahamoud วันที่ผ่านมา +4

      Asma abaayo macan comment gagaan walahi wan la oyay markan akhriyay sida cajiibka ah ad ugu ducaysay maamulaha ilaahow u bal rabiyow kurbada uu gabadhas ka feeday ilahow janatul firdawsa ku abaal mari amiiin❤❤❤

    • @Deqamohamed-o6z
      @Deqamohamed-o6z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin Yaa Allah
      Kurbo adduun iyo mid Aakhiro Allah ka dulqaado

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku วันที่ผ่านมา +15

    Waa gursan lahaa wlhi ha sii walate waba fursadee

  • @ZuhayraAbdirazak
    @ZuhayraAbdirazak วันที่ผ่านมา +22

    Jah qisadan wey igu socotaa inkastoo an ilmada ceshan wayey❤😢

  • @IstarCabdulaahiqeyre-m1g
    @IstarCabdulaahiqeyre-m1g วันที่ผ่านมา +10

    Mulki hooyoo waa kuu duceynaa insha alaah wax dance oo kudhibo ale Kuma tuso hooyo waxaan dhalay gabdho badan waxa gabdhaha ciilo waan necbahay walaahi waana kaxanuunsadaa hooyo macaanto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iinoolow

  • @XiisXarago-r2t
    @XiisXarago-r2t วันที่ผ่านมา +8

    Mulki gabar adag baa thy bini aadanka hooyo io aabe alle hakaga dhigo inti wng kuso sameysay wey mahadsanyhn inti ku xumeysay iska ilow wayaha lee udaa ,runti qisadada film walaga samen kara wiilashi hoyada dhashay ka war qab ayaga wax si ,adna mustaqbl fcn alle haku siiyo ruunti naaag karmeed aya thy masha allah❤

  • @juweriyaAhmed-z6i
    @juweriyaAhmed-z6i วันที่ผ่านมา +7

    La turaa aba la tugaa hore somaali u tiri❤

  • @MunaMuhidiin
    @MunaMuhidiin วันที่ผ่านมา +6

    Nagtas inta lacag sin lehed agoon sii ajara kahelesa abayo mulki allaha kucafiyo qalbiga allaha ku qaboojiyo

  • @Deqamohamed-o6z
    @Deqamohamed-o6z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah caafiyo caafimaad taam ah oo dag dag ah
    Mulki meeshaa ka ciilan tahay Allah kaa ciiltiro.

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 วันที่ผ่านมา +6

    Mulikiyey allaha kuu kaalmeeyo,intii ku soo saacidey allaha jidkooda janno allaha ka dhigo sodogaadana qeyr allaha siiyo Abaalkiisa jannata fardowsa aclaa alaha ka dhigo guur qeyr qabo allaha kuu sahlo,hooyadaana wax u sadaqey una soo xaji❤❤❤

  • @aaminomaxamuud-o5m
    @aaminomaxamuud-o5m วันที่ผ่านมา +6

    Mulki ku second

  • @Bushrayariisey
    @Bushrayariisey วันที่ผ่านมา +9

    Gabadhaas talo xumo ku dhacday wlhi iney maamulaha guursato eheeed 😢

    • @Luvs.99
      @Luvs.99 วันที่ผ่านมา

      Isku fikrad😂❤

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 วันที่ผ่านมา

      Haaa walhi waxa la taaliiyey waayday miskiintu

  • @WarisShcumar
    @WarisShcumar วันที่ผ่านมา +6

    Mulki wa gabar adag m.a❤ mideeda kle naagta xun ee edada dhashay waxba ha siinin
    Maamulaha abaalkisa jano allh ka dhigo❤

  • @sadiohassan4828
    @sadiohassan4828 วันที่ผ่านมา +7

    Maasha Allah abaayo Farxiya
    Sheekooyinkaaga midba mida kale
    Qalbigayga taabataa Mulki waxaan
    Ilaahay uga baryaa Inuu siiyo guuur
    Qayr qaba ooy ku dagto Mulikeey
    Samirka badso waxii kusoo maray
    Ilaahay dartii isga cafi adigana waan
    Guulaysan aabana ka ducayso wax kastuu kudhaho guul baan kuu rajaynayaa Aamiin Yaarabi.🌹❤️🌹

  • @Ayaanitapea23
    @Ayaanitapea23 วันที่ผ่านมา +6

    Wlle xasidnimo u gursan lahy mamulaha si ee usii gubtaan hoyda io gbdheda 😂😂

  • @SusanLiban-r1p
    @SusanLiban-r1p วันที่ผ่านมา +6

    Mulki intaa usamirtay ilaahay ha ka abaal mariyo habo ❤

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 วันที่ผ่านมา +16

    Mulki ma mulaha inee guursato rabi lahaa wili sheekada ma dhameesan 😂

    • @aasiyoabdiisse9646
      @aasiyoabdiisse9646 วันที่ผ่านมา +2

      Kuxumeenta naagta darteeda adeer iguurso cml kkkkk

    • @ZamZamMaxamuud-i5x
      @ZamZamMaxamuud-i5x วันที่ผ่านมา +1

      Ani xita waala rabe mamulaha ine guursato 😂😂

  • @AmalXurshaw
    @AmalXurshaw วันที่ผ่านมา +7

    Wllhi qisada Mulki wn La calol xumaaday 🥲

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 วันที่ผ่านมา +1

    cajiiib wallah😢 naa waxan dad maha ee kadherow walllah hadii aan wiil heysan lahaa waanba ku sisan lahaa alaha kula jiro abayasha waa casiyin shayadiin ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤keep going mulki❤❤❤❤❤❤

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 วันที่ผ่านมา +11

    Ani waaa guursan lahaaa wlhi kdbna waxa dhihi lahaa wadamadan hor maray ii dir

  • @munoomar24
    @munoomar24 วันที่ผ่านมา +5

    Taas shilinkaaga ah hasiinin nusdolar adiga leedahay yey dhadhaminin hamigaga allh kuu runeeyo ❤❤❤❤

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji วันที่ผ่านมา +9

    Mulki illaahey sabarkaga kuguma qadin dadkasna iska jar walalaha hooyada ku dhashay wax qaba kaliya inta kala amaan iska sii illaheh nin wangsn iyo owlad baari ah haku siiyo nolosha haku qurxiyo

  • @MariamMohammed-p1k
    @MariamMohammed-p1k วันที่ผ่านมา +4

    Dadka ku sheega qof ay wax ku ogayn sino iyo xumaan allah qur.aankiisa uga hadlay.anay aduunka.ku nacaladnyihiin aakhirana cadaab ba lo balan qaaday

  • @AdnaMoha-p6r
    @AdnaMoha-p6r วันที่ผ่านมา +14

    Waaa guursan lahaaa ku xumyn walhi

  • @mulkimohanmud5743
    @mulkimohanmud5743 วันที่ผ่านมา +11

    Mulki samiday dhibka raxo aa kadanbeso guleyso inshallah ❤❤❤

  • @Amalcabdirashid123Amalcabdiras
    @Amalcabdirashid123Amalcabdiras วันที่ผ่านมา +5

    Balyo haidinku dhacdo gabdhas io hoyada arxan darnaa😢😭

  • @Hoyoyar12
    @Hoyoyar12 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allah mulki xppti. Qalbiga allaha kù qaboojiyo allah ayaa kaa kor mariyay dadkii oodhan sodogaa ogaw xaalkiisa una tag naagtaasina dan iyo heelo haka yeelan

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 วันที่ผ่านมา +4

    Mulkii ❤I loved ❤ waxaankula taliini qaabso afkagana hakaqaadin Astiiqfarta iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw ❤❤❤

  • @SacdiyoSiman-h7o
    @SacdiyoSiman-h7o วันที่ผ่านมา +12

    Ani Agaasimahaa guursan lahaa😂❤

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 วันที่ผ่านมา +6

    Wa runted wlhi faido maleh naagta aabaha iyo walashed sidada ku soco mulkiyey

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mulki ilahow nin qeyr qabo iyo awlaad barakeysan

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett วันที่ผ่านมา +7

    Ani wllhi waan guursan lahaa😂😂

    • @maidaabdinor7597
      @maidaabdinor7597 วันที่ผ่านมา +1

      Lkn waa ader ku dhali karo😭😂

  • @FoziyoFalaawar
    @FoziyoFalaawar วันที่ผ่านมา +1

    waarun xaqkugumalaha❤❤❤

  • @MaxamedXasanMumin
    @MaxamedXasanMumin 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ale hakubarakeyo walshey Mulki😢😢😢😢

  • @HoothoSuleiman
    @HoothoSuleiman วันที่ผ่านมา +7

    Ala farxiyo adigaaa mxa xan ka dhartay wax kasta wa ogtahy hda rer commente le nahy xanta nag dabe gee 😂😂😂😂❤

  • @zahrujac.wahaab1469
    @zahrujac.wahaab1469 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallah xaasid sanaa ani waanba ka aarsan lahaa qumayooyinka😢

  • @SaraBarry-t9y
    @SaraBarry-t9y วันที่ผ่านมา +3

    Mulki mashallah gabar fcn oo bariya aa tahay hooyo sadaqo u bixi noloshaadi hore iska iloow niyadana dhiso dumarna cimrigeeda ma dheere guurso waxaa dhashaa wax ku taraayo maamulahana allaha caafiyo aay ubaxeey iyo ninkeedana allaha barakeeyo

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican วันที่ผ่านมา +13

    Dadka cad cad xaasid isku yihin waana war badanyhin

    • @umuamiira6098
      @umuamiira6098 วันที่ผ่านมา +3

      Been maaha 😂😂 xaasidnimo iyo xin ayagaa laga so garay

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 วันที่ผ่านมา +5

    Haa waa guursan lahaa aniga 😂😂😂

  • @RodaH-j8r
    @RodaH-j8r 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaam alaikum farxiya tawakal sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmaxaashi6986
    @raxmaxaashi6986 วันที่ผ่านมา +2

    Abayo Wan kulaqaba dhibta aad somarty lkn Wan kujira adigu waba kbaxdy qli horay usoco

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 วันที่ผ่านมา

    Maa mulaha 🎉🎉🎉🎉❤❤❤ nagxun buuqabaa lakiin naag kali halaguur sado

  • @Fatuush-vv7pt
    @Fatuush-vv7pt วันที่ผ่านมา +4

    Mulki wa gabar miskina dulqad badan nabsiga madherado nagtas gabdha wa dulmisay ilahey ha xifdiyo mulki❤❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj วันที่ผ่านมา +4

    Mulkiyey waad doqonowday qaderna wajirte maxad ulajoogiweyday mamadi maamulaha walashi kubartay oo ilajog kutiri maamulaha igee maxad udhihiweyday marki laguburiyay maamulaadi marna soqogaa wakudadaalay lakin maaheyn inuu naagta waalan iyo gabdheheda kugeeyo Allaha caafiyo

  • @Aisha-mo9nm
    @Aisha-mo9nm 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mulki xabibty Boqorod ayatahy
    Allah hakubarakeeyo Allah hakaaraalinoqdo ilahay hakusacido
    Abyo nolosha kumacisho xabibty wxn kurajena nolol wnagsan
    Xabibty iskashaqeso gurna sidad dhahde hakudagdagin
    Wax kudhiba ilahay kumatuso
    Abahana qalbigisa ilahay hakuusoodumo
    Markastana inaad isdabarto iskuday
    Sidokle xabibty shekadadana dadka haiskagashegin wekuxumenayane anaga hada kumagaraneno lkn wxn kagadigaya inad qof ushegto ama ninkad gursan donto ad wax ushegto
    Aad iyo aad ban kujecelnahay xabibty guul kurajena

  • @HoodoMaxamed146Hoodo14
    @HoodoMaxamed146Hoodo14 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahayow ilmo isii oo ilmahaygana Aanan ka dhimanin yagop duqoobay maahane

  • @ifrahdirie3273
    @ifrahdirie3273 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah dadalaa waa gaara Mulki Allah isku xir habaar xaqdaro ah kuma qabaanaayo. Adunka waa la isku imtixaaman yahay. Aduun iyo aaqiro allah hakuu fududeeyo walasheey. Aduun kaan sabar iyo musaamax ayaa wax lagu helaa. Qofkii hadal kugu dilo amuusnan ayaa lagu dilaa. Qofkii xumaati adiga laheen kaa sheego asiga ayaa danbi u socdaa. Hortada u soco

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir วันที่ผ่านมา

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @nanogzan
    @nanogzan วันที่ผ่านมา

    masha Allah, Mulkiyey habaryar Alhamdulilah dheh hadaba dhibki ka baxaday 👍 abahan waxad u awudid sii

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 วันที่ผ่านมา +11

    Wale waa uga dhabeyn lahaa anigo danbile aheyn idileen wa guursan laha wa si waali laha mamadas iyo gabdhaheed

    • @Fatuura
      @Fatuura วันที่ผ่านมา

      Inta dhasho iska xero gursan laha nagta wa naag walan maxa ugeye gabdha maskinta ah me ninkeda tunto hade xog leydahay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 วันที่ผ่านมา

      Wilka cil igu dilay naag daraden an gabadh ka rabo ban u furay wa qayrul masul hadana hoyadis mahan intu garob ka dhigay mu marka hore dido

  • @SucdiCabdiCali-b1s
    @SucdiCabdiCali-b1s วันที่ผ่านมา +3

    Mulkiyy dardaaran ku siinaa alle waxa uu ugu jeclhy adoomadiisa kuwa ugu samirka badan ee intad soo samarty alle ayaa ka awaal marin doono. Ee hore isii soco. Dadka waxay ku dhahaan Haba dhaqaysan

  • @KaalmoSaalax
    @KaalmoSaalax วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤🎉🎉

  • @FaadumoIsxaaq-d3u
    @FaadumoIsxaaq-d3u วันที่ผ่านมา

    Mulki qisadeeda waa xanuun wllhi

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 วันที่ผ่านมา

    Asc mulaki abaayo waan kusalaamey abayo waxaa jeceshahaye alle hakusiiyo wlhi ilina aa igagatimid ❤❤❤

  • @QadroCumar-d5x
    @QadroCumar-d5x 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mulki waa gabar aad unaagasan aalaah cadaabta kaxoreeyo nolosha danbe aalaah unuriyo waa Sheeko aad uxanuun badan

  • @aaminomaxamuud-o5m
    @aaminomaxamuud-o5m วันที่ผ่านมา +4

    Muki gabar adag baa tahaay ku second

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 วันที่ผ่านมา

    Abo 100 kabadan hasiin well done mulki walaalkaa caawe ok

  • @اممحمدابراهيم-س7ل
    @اممحمدابراهيم-س7ل วันที่ผ่านมา +3

    Wcs habo farxiyo ❤❤❤

  • @Mushaainacisman12
    @Mushaainacisman12 วันที่ผ่านมา

    Na mulki yey wba calol jilcanthy wlhi ani wn ka arsan laha
    Mida kle hambalyo ku leyhy wd so dhabar adegtay ❤

  • @rasmiruunrasmi197
    @rasmiruunrasmi197 วันที่ผ่านมา +4

    Wcs Habo mcn ❤❤❤❤❤

  • @IkhlasAbdisamed
    @IkhlasAbdisamed วันที่ผ่านมา +4

    Alla saan usugaay lee habo mcn waad mahadsan thy ❤

  • @Sucad-z2c
    @Sucad-z2c วันที่ผ่านมา

    Haa wa yelilaha xasidnimo😮

  • @zhrahHasan
    @zhrahHasan วันที่ผ่านมา

    Wcs ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoSiman-h7o
    @SacdiyoSiman-h7o วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid hbo❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 วันที่ผ่านมา +3

    Somalida waxay dhahda gabadh rajja ah gabdhaha wa kaa geed weyntahaay waxa lolajedana wa iska garaneysaan hada nairobi waxa laga shegay wiil yaro somali aho eedo arxankay ceeji kudishay carurta an hooyada laheyn waya dadka garabka iyo gargaarka iyo naaxarista ubahan halo naxarista qofki unaxaristana ilaheyba unaxarisanaya qofki dhibateyana ilaheyba dhibateynaya aduun iyo akhiraba

  • @RayaanHonasti-e4c
    @RayaanHonasti-e4c วันที่ผ่านมา +5

    Subxana allah 😢😢😢😢😢 ar maseraaaaa bisinka srry abayo mulki nolol fcn alle haku siiyo

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 วันที่ผ่านมา +1

    Aabahaa waalaheyste doono qumayo ah ay dulleysatay mana caqli badneyn markiisi hore.!!!!!!!

  • @HiboJamac-h3w
    @HiboJamac-h3w วันที่ผ่านมา +2

    😢😢 horta gabdhan dhibtay somartay wax maaray ma jiran lkn anigu talan siin laha haday imaaqlayso

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 วันที่ผ่านมา

    Maamulaha ❤❤❤❤❤

  • @AsliMcln
    @AsliMcln วันที่ผ่านมา +9

    Aabayaasha qaar cunug ayay dayacayaan cunugu marku weynaadana oo wax qabsadana biil meel ii saar ayay leeyihin

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤

  • @aasiyoabdiisse9646
    @aasiyoabdiisse9646 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah mulki cadey hormar ficn kuu rajeen.tan eedada dhashe iyo eedada aabah qawo waxbo hasiin iskiifooyinka ciilkooda i haayo

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 วันที่ผ่านมา

    Yes guurso 😂❤❤❤

  • @aminaabdi1367
    @aminaabdi1367 วันที่ผ่านมา +2

    Asc. Wll. Way. Siliday. Gadhar ilaalhy. Waxa. Qayriqaba. Ha siiyo

  • @RayanRayan-x2v6r
    @RayanRayan-x2v6r วันที่ผ่านมา

    M.a abayo mulki wallhi wagabar kartileh abayo hore usoco iskana ilaw wixi laso mare ❤

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 วันที่ผ่านมา

    Mulki dhibaato badan ay soo martay ilaahay wax ay ku faraxdo horteeda ha dhigo

  • @mumtaazelmiapdilahi9498
    @mumtaazelmiapdilahi9498 วันที่ผ่านมา +4

    Kasi abo maha 😢

  • @XaawoCismanjamaccawl
    @XaawoCismanjamaccawl วันที่ผ่านมา +2

    Alla ku macanaa had la furay gabdhii ay harayarta u ahayd naagta ninka yaysan calfan

  • @RayaanHonasti-e4c
    @RayaanHonasti-e4c วันที่ผ่านมา +2

    Habarka xaq buu qabtaaaaa abyo ha ubixin mya mya qalad kuma lihid 😢😢😢😢

  • @Farxiyoxusen-c8u
    @Farxiyoxusen-c8u วันที่ผ่านมา

    Ala manta gadlacan igudhacday sacuudijooga inay gadkoda ifuran weydiidee xada Alliga sogaday Allxamdullh maxadsanid abayo❤😊

  • @ShukriaMohamed-x6i
    @ShukriaMohamed-x6i วันที่ผ่านมา +3

    First 1 ❤🎉

  • @Nasro2724
    @Nasro2724 วันที่ผ่านมา +3

    Arxan daranaa😭😢

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 วันที่ผ่านมา

    intii naxariisleh alle ha unaxariisto aduun io aqiraba

  • @AishaAli-b7r
    @AishaAli-b7r วันที่ผ่านมา +2

    Mulki abaayo ilaahay gurfican aadku nasato ood kunagaata hakusiiyo naago kucaynaayo markaad ubahnedna kuxumeeyay waxna ka iska siin hooyada usadaqayso ayadaa ubaahan

  • @HoodoMaxamed146Hoodo14
    @HoodoMaxamed146Hoodo14 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani hore hore ayaa ka guursan lahaa

  • @AsmoCabdullaahiyalaxow
    @AsmoCabdullaahiyalaxow วันที่ผ่านมา +4

    Wllhi reer marko cadi u hadashay habo😅

  • @SaabaSalaad
    @SaabaSalaad วันที่ผ่านมา +3

    Mulki maa mulaha haddaa guursan lahayd op wadamankaasi aadi lahayd calaaforjo tiktok soo dhig dhiganlahayd ay naagahaasi kubtaan oo istarees kudhacdo beello❤😂

  • @MandeeqNoor
    @MandeeqNoor วันที่ผ่านมา

    Shakada hadey macanthy ❤❤❤

  • @halimab5796
    @halimab5796 วันที่ผ่านมา +2

    Mulki Eeddo Ilaahay Guur, Awlaad, Faraday iyo Nolol aad u wacan haku siiyo, Aamii n.

    • @halimab5796
      @halimab5796 วันที่ผ่านมา +1

      Faraday baan ka waday

    • @halimab5796
      @halimab5796 วันที่ผ่านมา +1

      Faraxad ayaan Rabay inaan qoro

  • @Maaido-0612
    @Maaido-0612 วันที่ผ่านมา

    Wcs habo qurux ❤❤❤