صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Wllhi wlloh mcn aragtidaada wan ku farxaa oo wan ku jeclahay illahay dartii ayaan kuu jeclaaday wlloh mcn illahay janadiisa haku geeyo aduunkana nimco iyo nolol qurux badan illahay ha ku siiyo keep going wlloh mcn love you ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan ku farxaa marka so dhaco muqalkaga sawday qisooyinkaga shaqada guriga ii fudaydin jiren imka inan shaqaala naloo keeny qadada ku karsanaya hada❤from hargaysa
صلى الله عليه وسلم ❤ Sawdaay sida aad shekada u qaabayso u soo Kala horayziso xiisaha ugu yeezho waa hibo alle ha ku xafido❤🎉❤ Wlhy wan kuu duceya sacad walbo
Aamiin aamiin ilaahay ha kuu caafiyo ducadaa akhriso kudhe اللهم يا جبار اجبرني جبرا يتعجب منه أهل السموات والأرض Salaatu laylka tuko ka dib duceyso ku dhe adna u ducee sadaqana maalin walba u bixi
Scw scw scw Asc hpo sowdo seithy Salan kadib aan kula kaftamee waxad inoqoty balwad cml waabo iso qabata Wlhi hada mashquul ahy xitaa niyada kugu hayaa yab😂❤ tan kle iso duceeya muraad ayaan leyhy ino allah i rumeeyo 🤲 we love dhamntina ❤🫶
Abaayo wan xanunsanahay ee fadlan iso duceeyo 40 qof ducadoodo wa la aqbalaa
east and west the one and only sawda is the best 👌 👍 😍 🥰 ❤
❤❤❤❤
Yes❤
Thank you ❤❤❤
❤
True she’s the best story teller ❤❤
Abaayo waan xanuunsanayaa fadlan ii so duceeya 40 qof ducadooda waa la aqbalaa
Allaha kucaafiyo
Allah kucaafiyo walle
@lqlaaschannel5575 Allah Ku Caafiyo xppti😢🧕🫶
Alle ku caafiyo❤❤
Allaha ku caafiyo caafimaad taam Allaha ku siiyo
soonka ilahey nabada hanugu gaarsiiyo 🤲❤️🥺
Naa kookoo
Naa koko maahan way saaratay
Aamiin 💙
Waa koko bulle@@XamiidXamiid-f1s
Aamiin🎉🎉🎉❤
Manta so dhacay mala iga darema ina maqna😅 malmahan wan u xisay habo sawda allah ku xifdiyo habo
SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤ Guuleeyso Insha'allah Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib Allaha ina wada xafido Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤️❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Waxa inoso dhow bisha barakysan ee ramadaan oo hal bil inga xiga iyo wad kaliyaa
Iansh allh waxn ilahy inoga baryayaa inuu dhamntenb cafimaad qab inagu gadhsiiyo kuwa gaadha bisha barakysan ilahy haynag dhigo 🤲
Subxaanalaah wax kastaa wa ka surobaan dadka qaar qalbi Adaga
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤Salallahu calayhi wa salam ❤
❤Salallahu calayhi wa salam ❤
❤Salallahu calayhi wa salam ❤
❤Salallahu calayhi wa salam ❤
❤Salallahu calayhi wa salam ❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
صل الله عليه وسلم ❤
Scw scw scw scw scw ❤
Walaaahi sheekadaad wey Noo qabtaa shida shaaha maba ka dhargeyno❤❤❤❤❤👍
صلى الله عليه وسلم
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
وعليك السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صلى وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى وسلم عليه وسلم ❤❤❤
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah wll maanta anigaa uhoreeya
Sawoda qaali rabbi Subxaana watacala haku barakeyo ❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhim wasalam
Mnsha allah wllshay dawdo qaalib allah ku sharfo adun iyo akhiraba ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤
Sawda qalpiyeeeey allleh ha ku barakeeeyo wll mcn❤🎉
Scw scw scw scw scw❤❤
Muqaladada wan la daga si marka dhagaysanyo qadka iga cuslan Allha ku barakeyo walshey ❤
Anaga uu horeyaa mantaa sawda wan ku salmya ❤
Sallallaahu caleyhi wasalam imaan darro ayaa qaaday subxanallah
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته✋️ اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
Wcs scw wll sowda qaali alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo I a amiiin ❤❤❤❤❤❤❤
Wllhi wlloh mcn aragtidaada wan ku farxaa oo wan ku jeclahay illahay dartii ayaan kuu jeclaaday wlloh mcn illahay janadiisa haku geeyo aduunkana nimco iyo nolol qurux badan illahay ha ku siiyo keep going wlloh mcn love you ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiiin wllo dhamantenba allah janatul fardawsa hayna geeyo
@sawdamqaalib 🥰🥰
Wll ilahay haku caafiyo idiga iyo inti muslima insha aalah
Asc sawda rayxaaanta noo macneee wllee khayr alle hakusiiyeee
Waxa la dhaha mido kabsarta cml u eg lkn aan kabsar aheen
Waan ku farxaa marka so dhaco muqalkaga sawday qisooyinkaga shaqada guriga ii fudaydin jiren imka inan shaqaala naloo keeny qadada ku karsanaya hada❤from hargaysa
Waa qiso fiican❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Salaamu calaykum abaayo sowda waan ku salaamay walaalay waxaan hayaa qiso anigu dhacday please icaawaysan ugu soo gudbiyo qisada adiyo umadda soomaaliyeed walaalay
بارك الله فيك اختي 🎉😊
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
Wacaleykum wasalam waraxmatulaahi wabarakaatu 🙏 ♥️ ❤️ 😍
Sawda reyxaanta shaah cml loo karsada juuska waa lagu darsadaa betroot iyo reyxaanta waa qatar wlhi qofkii cunta bdn cuno reyxaanta shaah haka dhigto sokorna haku darana somali sokor faaidada nadhaafiso
Saalax nin karti leh 😊
صلى الله عليه وسلم ❤
Sawdaay sida aad shekada u qaabayso u soo Kala horayziso xiisaha ugu yeezho waa hibo alle ha ku xafido❤🎉❤
Wlhy wan kuu duceya sacad walbo
Habo sawda qaalib ilahey haku barakeeyo ❤
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
allaha ku caafiyo adiga iyo inta xanuunsan aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
Scw❤ mnta anaa uhoreeyo😂
Inkaar qabaha walaashii maxuu udili xasbiyallah wanicmal wakiil imaan laawe barakada alle kaa qaad
Sallaalahu calayhi wasalam❤salalaahu calayhu wasalam❤salalaahu calayhi wasalam ❤salalaahu calayhi wasallam sallaahuu calayhi wasalam❤🎉 sawda habo sallaam❤
Wcs walashay sowda bilan ❤❤❤
Mashaallah tabarakallah wiilkas hadusan ahayn gabadhas waliged lamaogaden allah unaxarista radiya aniga lafteyda rixanta wajeclahay aad bay uudug badantahay dadka qaarba sixinka kudhex kariyan magaranaya sababta
Illahay haku Xifdhiyo sawday Insha Allah mahadsanid
صلي الله عليه وسلم ❤
Dadka ugu hora ku jira Manta wllHi wan faraxsanhy ❤😊
عليه الصلاة والسلام ❤
Cimri dheer io cibaado suuBan ❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أهلين حبيبتي أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Habo sawda waan ku salamay🎉🎉🎉❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
yes kuwa ugu horeyan kamid ahay❤❤
صلى الله عليه وسلم❤
qalidaydiiii sawada qalibi wanag ❤
Scw❤ sowda muuq wanaag❤😊
Sawdaay maanta hurdo hurdo ayaa kaa muuqata ma mar dhow baad soo kacday😊
Asc walaal Sowda MashAllah wariya wacan baadtahaye se waxaan jeclaa inaad 1 xadiisa noogu dartid habeenka jimcuhu soo galaaya khayr iyo faa,iido badan baa inuugu jirta
Horta habo halke joogta😍✨️
Muqdisho bay jogta
Burco jooga❤
Reexaan udgoon baa maansha allaah salaan sare sowda
Manta anaa ugu horeeyo yes❤❤😅
Anaa ugu horeeyey❤
❤Ana ugu horeye
Mnta anaa u hooreeya😂❤🎉love you hapo sidoo kle waxn salamaya teamka jamacadley oo fasaxa kujira
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
Manta yaa iga horeya
Sallahu caleyhi wasalam❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
First comment malin dhawayd lee kuso bira sawdo 10 videos simara ilhy haku barakeyo wllshy sawdo quruxbdn ❤
Salalahu caleyhim wasalam❤
Cunto ma kariyo manah shaqeyo ila an sawdah dhagaysto waxa walibah wan qabsadah ❤
Qalbi alle dartii kuu jeclhy
M.a sawda
Anaa uhoreeyo maanta❤❤
Sawdayy wll wan ku salaamay❤
Zawda sheeko macn ❤
صلي الله عليه وسلم ❤
Aragtidaada maxan ku farxa wll sawdayyyy youtube kba hadanso galo wa inan ku radiya wa wajib😂❤❤
Sowda quru wan kujeclaha abyo❤❤
Woow waa qiso cajiib ah
Wlhi shacabka Ajnabigaa Wnlayaaba Qof aan waalnen haddane Dhaqaale Qoyskiisa udilaaya Allaahuma Najinaa alxadulilaah laaxowla walaa khuwata ilaabilaah
Wcs sawda bilaneey ani reexaanta maan fahmin wallahi 😢 geedka la yidhaahdo
Waa geed yaroo sida kabsarta cml ubaxa oo caraf badan😊
@NajmoAbdi-fk3pb hye hapipth mahadsanid 💗😻
Subxaanallah wallahi rag lama maleyn karo 😢 bal fiiri gabadhii yareyd xolo jaceyl buu ku dilay
Rayxaanta Hooyodey mcn. Ayaa aad u jecleed. ALLE HA U NAXARIISTE SUUGADA ayee uga dari jirty
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنامحمد ❤❤
Ana uhoreyay😂❤😊
Allah haka daweeyo inta Xanunka cancel ka qabta ee Xajigaygu ka mid yahay Elle cafimad taama hasiiyo amiin yaa rabi😢
Aamin Aamin wllo sidokale ana
Ayayday hayaa Allah cafimad taama ha siiyo
Alha cafiyo abaayo😢😢😢😢😢
Aamiin aamiin ilaahay ha kuu caafiyo ducadaa akhriso kudhe اللهم يا جبار اجبرني جبرا يتعجب منه أهل السموات والأرض
Salaatu laylka tuko ka dib duceyso ku dhe adna u ducee sadaqana maalin walba u bixi
Amiin
Ilahy Haku cafiyo wlli ninkaga iyo inta muslim qaba xanuunkaas🤲
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rayxaanta waxaan u naqaanaa reer Hargeisa Hibaaq🎉🎉🎉
Scw scw scw
Asc hpo sowdo seithy
Salan kadib aan kula kaftamee waxad inoqoty balwad cml waabo iso qabata Wlhi hada mashquul ahy xitaa niyada kugu hayaa yab😂❤ tan kle iso duceeya muraad ayaan leyhy ino allah i rumeeyo 🤲 we love dhamntina ❤🫶
Scw❤❤❤
Manta waxa ahay qofkii ugu horeye ❤😅😊
Wn soo daahay yaa ila mida hada qadada karinayaa😂❤