Aad baan u jecelahey Wiilasha Waayo aad bey u daryeelaan Gablahooda Walaalkey oo 4 Sano iga weyn ayaa Ilaa naalintaan yaraa ilaa imika oo Qof weyn aheyd Ilaasha Willasheyda ayaa Hablaheyga jecel oo Ilaasha Odeygeyga ayaa Hablahooda jecel oo ka warhaya marwalba Markaas Maansha Allah Tabaraka Allah Hablowna Hablahiina qalbiga u dhisa hadii Guurku ha raago Waaba ka soo horjeedaa in Caruurta leys dhaafiyo Caruurteyda waxaan Dadka ku idhaahdaa isma dhaafayaan ee sida ay u kala weyn yihiin how guursadaan Sababtoo ah waxaa la ilaaliyaa Caruurta qalbigooda ❤
Sodhawada asxabteyda quruxda badan wan idin jecelahay❤❤❤❤❤🎉
Masha allah wakahely qisada manta igukahoreso xabibti ❤❤
Haye so dhawaw waku mahadsantahay wll
Masha allah whi allah aya qofwalba abutay sinayana waxa ugu gutalogalay
Masha allh qiso fiican
Allahu akbar 🤲🤲🤲❤❤❤
Qiso cajiib ah
Alaylahe was Qiso cajiiba❤
@@HaneenHaneen-t6q Haa wll wan ku wayay ayantan wan uxiisay comentiyadadi quruxda badana❤❤❤
Salallahu calehi wasalim ❤❤❤❤❤
Waw. Qiso mudan inlugu cibra qato❤❤
Na xeytahy manta IGA ka horeyso codkaga aba lagu cajisaye na is nolee sifican uhadal🥱
Kkk heye
Waa macquul sheekadani
Hablow Illahey isku xidha❤
Ruuxwaliba wax uu soo samaysty hayidhahdo waa qiso dhab ah
Maalaayacni
Keep going 😊
Aad baan u jecelahey Wiilasha
Waayo aad bey u daryeelaan Gablahooda
Walaalkey oo 4 Sano iga weyn ayaa Ilaa naalintaan yaraa ilaa imika oo Qof weyn aheyd Ilaasha
Willasheyda ayaa Hablaheyga jecel oo Ilaasha
Odeygeyga ayaa Hablahooda jecel oo ka warhaya marwalba
Markaas
Maansha Allah Tabaraka Allah
Hablowna Hablahiina qalbiga u dhisa
hadii Guurku ha raago
Waaba ka soo horjeedaa in Caruurta leys dhaafiyo
Caruurteyda waxaan Dadka ku idhaahdaa isma dhaafayaan ee sida ay u kala weyn yihiin how guursadaan
Sababtoo ah waxaa la ilaaliyaa Caruurta qalbigooda ❤
Ha wall wax wa wanagsan oo mudan inlugu dhaqmo
❤❤❤❤❤
MAHAD SANID 🙏 💯
❤
Mabadhicikarto waxani
Wakusaray wll
Waa kaa qaaday wll
Subxanllah ❤❤❤❤❤
Cidna familkisu dicifnimo kumacayo
Mashaallah
Waasheeko daciifa
Waa sheko macquul ah maxay qabta huno
Asc wr wb
Wcs