DEG DEG: VILLA SOMALIA OO XAALADU KU XUN TAHAY & DAMACII DOORASHADA QOF & COD OO FASHILMAY+XOG CULUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 17

  • @_22260
    @_22260 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiirku saxbuu sheegey waana laqabaa aragtida waana nin doodwacan

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dumarka jaadka gada cida ay dacweynayan waa cida ay u dacwonayaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiboow fadlan ninkaan waxaan kaa cosaneeynaa waa nin wax badan aan ka faa ideysana wareeysi kale nooga soo qaat fadlan waa ku raaxeysaneyni xigmadiisa fadlan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasanoow hawiye isku haleey meeysid sababtoo ah waa kuu wada eedoobin mana aadan sharfin

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan ma xishode dalka dadka iyo diinta halaga qabto somaliyeey I

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeshaan wax yaalo maleh
    Tankale Wasiirka cabsi cabsi ayaa ku jirto ma dhehaayo haddii xukunka annaga qabanaynin meesha ha laga kala tago waa fulay warka toos uma cabaati karo kac dheh

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof iyo cod Macquul manta Kama aha Somalia,doorasho aan wadar ogol ahayn oo aan loo wada dhamayn waxba Kama jiraan,yaan been dadka waqtiga yaan loga luminin .

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi ninkaan hadalkiisa waa i deeqay waa runtiis somalida dad waxaa ku jira cali badan wadikanana dadka ma aha sida garguure oo ah maxaan cunaa iyo qabyaliste ah

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Teendhadii ha lagu noqdo, haddii kale nadaam kale oo ka wanaagsan midda aad hadda haysan ma shaqeeyn karto.
    Tani ku soconmayso tukale mooyee.
    Waxaanu arkayna dad iyo dalkii waykala tageen.

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Banaanbax weyn ayaa larabaa ooloogasoohor jeedo xasan shiiq

    • @CabdullahiDheere-ik5ew
      @CabdullahiDheere-ik5ew 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa jaadka gadoowgiisu xoog miyoow maraa qofku waxaan anfeceeyn awoow iska diidi karaa waa wareey yaan dam jadiid eheeyn oo si xun wax goobay balaqyo idin dooratay waryaada soomaaliyeey kuwaan ilaaheey ubarya inoow qod noo dhaafiyo kalahaad allaha ku ridee war wuxu dulisanaa oo damac xumaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee iskaba daaya qaadku muxuuyahay asalkiisa caleen shaydaan oo xaaraam ah weeyaan kuwii cunijiray ayaa hadana idinku dhibaataynaya saw maaha udaaya

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gudiga doorashadu yoow usheqeeyaa oo wax ku falaaya

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂HASSAN SHEIKH😂 DASTUURKII AYUU BEDELAY, DUMARKII AYUU IIBSADAY, OO DAL CARBEYD U DHOOFIYAY, CIIDANKII AYUU BAABI'IYAY, MEYTADII UU SOO QUFAY, DHULALKII DANTA GUUD AYUU DANTIISA KU MAAL GASHADAY:KUWAAS OO ISKUGU JIRA: SCHOOL, HOSPITAL IWM.
    N.B HASSAN MARKII HORE AYUU TIJAABO SAMEYAY: DAWLADDII FARMAAJO: WAA U IL DUUFTAY...TAASI, WAXAY DHASHAY: QABYO NINKEEDA AYAA DHAMEYSTIRA.
    HASSAN: WEJI XISHOODA MA LEH, EE WAJI CABSADA AYUU LEEYAHAY !!!!😂
    😂 HASSAN MAR HORE AYEY AHAYD IN LA ERYO...WAXBA MA HAMBEYN HASSAN.
    ** WARSAN & WAR KHAYR LEH**

  • @hawaabdulleshire2998
    @hawaabdulleshire2998 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma suurta galeyso

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garguurte umadda allah ka qabto garguurte madharge iimaankuu alle kaqaaday

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan ma xishode dalka dadka iyo diinta halaga qabto somaliyeey I