Barnaamij Gaar ah: Abwaan Maxamed Maxamuud Xeebow "Cabdi Shire raali gelin ka bixi labada kalmadood.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @LiilBaro
    @LiilBaro 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabadha ayaa,waaberi ah ee maxa qarinaysa subxanalaah
    Waaberiyey xaal qaado

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MaShaAllaah iney weli jirto Fananiinta Hobalada Waaberi ee qarankena Somaliyed. GuulWaaberi.

  • @RraheemGeesod
    @RraheemGeesod 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xeegoow warkaagu waa cali gar leh caydiidns garleh

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xeebow well said 👏💫 Wiil 🇸🇴

  • @tahliilj
    @tahliilj 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mshlh abwaan illaah haku barakeeyo

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Labarkiisa

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qiyaano Qaran, waxaa horey u galay Farnaajo oo dad badan dilay sida Duqii magaalada yarisow & gabdhihii Beesha SARANSOOR.
    ILAA HADDANA MAXKAMAD LAMA KEENIN

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabiil dawlad ma noqdo qaranimada qiima leh oo qaranada midobay qayb oga nahay Subxanallah! Allah qulubtena mideyo

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xeebow ay raba ma la heli kar

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CAACDA CABDI SHIRE IYO KOOXDIISA QABIIL DHAAN IN LA QIIMEYO HADALKOODANA LA WAD WADO MAAHIN QABIIL BAY U TAAGAN YIHIIN DAD SHARAF LEHNA MAAHIN OO WAA DAD QAYLADA KU QARAABTA

    • @faadumobilal3963
      @faadumobilal3963 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Indha garad baa tahay babi

  • @hawoadeyvburstzxdx5064
    @hawoadeyvburstzxdx5064 38 นาทีที่ผ่านมา

    Walaal hadalkaaga dib ugu noqo. "waabari weeye koox kale ayayna gabdhu ka tiraanyihii ".
    Damiin far waawayn ayaa wax loogu dhigaa waayo waxaad aaminsantahay in askari Soomaliyeed uu noqon karo ciidan kale oo gaar.

  • @Qadafimalaay
    @Qadafimalaay 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduun ka waxaa ugudaran asagoo ah xildhibaan kharan ayuu rabaa in uu kudifaaco khabiil waa barina ku eedeeynaya in eey yihiin fanaan kharan hadane leh kharan kii aan wax kasheegnay hadaad difaacdaan in dhinac u heeliseen asaga hade wuxuu wuxuu wadaa xilqaran ogoow kagudub wala is dhaliili Karaa khofka madaxda ah lkn in aat ku xad gudubto sharafka madaxda iyo cirdigooda citna kuu ma baneen hada fanaan niintii heestay iyo abwaankii sameeyay hadii maxamad la la fuulo ma cadeen karaan meel uu wax ku boobay xasan shiikh dhul doowlo cidii Dagan markasta maalin uun walagasaarayaa maxaa yeelay doowladnimo Masha kheeyneeyso hadii aan loo baneen dhulkeeda mar aduun nin joogow maxaa aragti kuu laaban fanaan niinta maxeey kharan kuyihiin waa in eeyka difaacaan fananiita kale doowlada soo aflagaadeeyneeysa doowladii iyo madaxdeeda aan caayo hadane cidi fanaan intii kharankana madifaacikaraan yaab

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaberiyeey xaal qaado walee somali dhinac walba ayey ka jabtay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan munaafaq ninka qabiil ku taageerayo. Sow ma caddeeysanin ineey dowladdaan tahay dowlad aan la wada laheyn oo qabiil gaar ah aay leeyihiin.

    • @faadumobilal3963
      @faadumobilal3963 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xabdishire qabiilesta waaye muxuu ugu hadli waayay markii farmaajo wax qasaayay 😂ilkayar ilkayar lee waaye

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @faadumobilal3963 adiga waxaad naga dhaadhicineey miyaa. Farmajio khalad sameeyay. Xasan dhiiqana khalad ma sameeynin wana hawiye. Wara wax makuu sheegaa Hawiyaha dhaladka ah anigaa ah. Kan aad hawiyenimo ku taageeresidna annaga idin wasna.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla goormaa la arki doonaa qofka soomaaligaa oo xor ah odagaan maskiinkaa waxba ma kala oga magac waabari iska daaya waabari waa kuwii horee

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Way ku jiraan waabari iyo kuma jiraan waabari

  • @Sh.Dulfakar
    @Sh.Dulfakar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waxan dhihi lahaa cabdi shire wax waa dhliili kartan lkn ka saar qabilada aad isku direysaan hadii an ku tageri leheen waxaan ku ciyartay markii aad tiri qabiil hebel wuu gostay kan kalena wuu daba socdaa kadaya qabiil isku dirida qabiil waxan ku soo jabnay mana rabno wax qabiil isku diraayo igada qabiil wuu na dabar jaree iga daa iga daa qabiil Qaran nimo i deeqde iga daa qabiil Cabdi shire walal naga daa qabiil aniga dowlad la an ayan ku soo koray ilma heyga iyo ku wey si dhlan in ey qax ku sii jiraan ama la gumeysto ma rabi mana qadan karno

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waabari xaal qaado heesta qiyaano qaran waa dhab heestu

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odeyga waalagu soo shubtey baladka shiida kajira 😂😂😂😂

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaveri dhamaaraye reerbaa ku shaqyasnaya meesha

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekooy ku nacay hadeey aragti leeyihiin asagana aragti ayuu leeyihiin xasan Munaafaq waa la fahmay

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan xeebow sidii ciyaalkii ayuu u hadlaayaa,.
    Xaqa in lasheego wax istaajinaayo malahan.
    Xasan garguurte dalkaan waa burburinaayaa.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    tan ma haday so baraarugeen 🫶 3’dax nin 3’dax gabar u jawabtay 😂

  • @XaliimoAadan-vm5qy
    @XaliimoAadan-vm5qy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waarun heesto cabdi shire lakiin waa nabar ku dhagan xasan shiikh iyi dawladiisa kana fuqi mayso

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa iyo maya miduun muu dhaho
    Wuu baqayaa runtuu ka dhuunanaya

  • @LiilBaro
    @LiilBaro 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh runta ayaa laga sheegay oo dhamaan heestu waa run xasan munaafaq dalka iyo dadka ha laga,qabto

  • @alijama3401
    @alijama3401 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKANI WAA MADAX

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salary labatun oo lakalaqalo malaha

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KUWAANI XOR MAYIHIIN HEE MASE WAA BOOLISKA MUQDISHO OO KALE OO MARKII GURYAHA MASAAKIINTA BALDOOSKA LAGELINAYO SHACABKA SOOMAALIYEED QORYAHA KU HENDEDAYA ? XAMAR WAA LAGU BA AY !!!

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaberidii hore iyo waaberiga hada isku mid maha..dhul boob, qarabo qiil,masaakiin barakicin baahsan,dad ka taajirey hantida qaran,maamulgobolyo hoos taga dowlad shisheeye.somali aan heshiis aheyn oo kala ordaya codawga dadka soomaaliya iyo qaran jab ayey umada cagta saartey.ilaahow somali badbaadi

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magaca maxdaxwaynaha ee qaranimada u tagan ayad caynaysa wa nin is cayay ee ha caytamin kalmada munafaq iyo benlaw ladasba ma fududa xaga diinta magac ad adiga dhihi kartitin maha ee Alle ka baqa , bari hadi mid kale yimado wad cayaysan

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magaca maxdaxwaynaha ee qaranimada u tagan ayad caynaysa wa nin is cayay ee ha caytamin kalmada munafaq iyo benlaw ladasba ma fududa xaga diinta magac ad adiga dhihi kartitin maha ee Alle ka baq

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mw qaranka in loo badheedho
    Caaydiisa maxaad doowladnimo
    Utaqaanaan in madax weeyna si toosa loo caayo laying dhaahdo
    Waa tuug maxkamad cadeeysay eeysan jirin Heer shire waxoodo waa qabyaalad qaawan.😂😂😂

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sada cali waabari syey eheed mushar dowlo ayey qadaneysay ninkasiinayay ayey kutuftay langurusar gado sobari galeey guuxisa mood gob inatkutahay wabari waxmakacelineyso idebdarada iyo istuska iyo caqliforarka ilmo ciyarjecel in gafurka ladiinka tumo ayey eheed

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mel hawiye kataleyo folxuma nacladas tukgas foshaxun

  • @LiilBaro
    @LiilBaro 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugo

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qeyladhaan waxay utaagan tahay uhadashaa dadka dulman Oon hadlikarin daarood waye qabiil waye ayey dhaheen sow hawiye maahan ku waan oynaaya

    • @xalwoWadani
      @xalwoWadani 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kawa qaylinaya iyo wa tiriyay heesta laysku haysto kan so jawabay way wada dhashen, reer Shire Cayar jecel na maha reeraha ad modan aygana way is ogyihin cida ay yihin ee dad wada dhashay oo Somali la yirah ayan nahay

  • @xn44321
    @xn44321 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bacaac

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qiyaano lahubo waxaa galey farmaajo iyo bayle iyo kheyre oo ushirkoobey balayiin dolar ina ciyaar jecel muxuu wax uga sheegi waayey

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aasaasaha somalida cusub mudane MW xasan sheekh waa in isaga oo nool taallo loo dhisaa waayo gaandiga qarniga 21aad