SIDAA UBADALAY MUSQUSHA BEFORE & AFTER

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 276

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 ปีที่แล้ว +39

    Noloshaada ku mashquul Sida Adna Oo kale
    Amira farax iigu noolow Taageeranimo Darteed Afkayga Amaantada Kama Baxdo Qurux ku Raaxayso🤲🤲

  • @ilhaanomar3617
    @ilhaanomar3617 3 ปีที่แล้ว +20

    Ramadan Mubarak dhamaan muslimiinta wel walbey jogan 🤲🌙🌙🌙

  • @marwolove5599
    @marwolove5599 3 ปีที่แล้ว +19

    Caawa waa Ramadan hooyady mcn ramadantii hore wayla soonty tanse qabri by ku jirtaa igusoo duceeya in rabi naxariistii jano ugu deeqo ana qalbiga iqaboojiyo markasta oo hooyo maqlo wan iska oyaa🤲😭

    • @ummuafartacunug1227
      @ummuafartacunug1227 3 ปีที่แล้ว

      Allah haunaxariisto

    • @asmadeeq4891
      @asmadeeq4891 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha unaxaristo abayo

    • @Aminaaa222
      @Aminaaa222 3 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto walaal

    • @salmoxuseen3497
      @salmoxuseen3497 3 ปีที่แล้ว

      Alaah unaxriisto🥺😔😪🥰🌼

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 3 ปีที่แล้ว

      Allha unaxariisto hooyo abyo adina qalbiga allha kuqabojiyo i.a

  • @libaaxadalibaaxyaasha6608
    @libaaxadalibaaxyaasha6608 3 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan kariim ILLAHAYOW kuwii nabad kusomo ee laga aqbalo inagawada yeel Aamiin Aamiin
    Ramadankana kisa kaletana Ribiyow nabad nagu garsii Aamiin

  • @qawdhan2
    @qawdhan2 3 ปีที่แล้ว +7

    Rabadaan kariim yaa muslim inta ku faraxsan oo bishaa barakaysan sugaysayis in caafimaad alle ugu dhameeyo is muujiya like 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇💯💯💯💯💯💯💯

  • @beautifullady2819
    @beautifullady2819 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta awlaad laan ah Ilaahay wax kheir qabo hasiyo 🥰😭

  • @filsanibrahim1946
    @filsanibrahim1946 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo amira noosoo gali indhaha madowga hoosteeda yeesha waxaa la mariyo ama aad marsato ilaahay khayr haku siiyeee

  • @suhrahussein1114
    @suhrahussein1114 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allh xbbti qaali Amiira qurux Rabi hakuudayo Asiim wehelkaga adfiirsanyso xbbti adina rabi haku xifdiyo Xbbti RAMADAAN MUBARAK

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 ปีที่แล้ว +3

    Sida laysku qurxiyo ramadanka jirka loo dhaqo noso sheeeg🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +9

    ramadaanta awgeed igu soo booqda all Muslim

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadaan mubarak likuli muslim😍😍

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +22

    wll kusali nabiga scw fadlan

  • @Cadeey
    @Cadeey 3 ปีที่แล้ว +4

    Alla Amira oo musqusheeda iyo jikadeeda sodubeyso I feel in iskutasho u bilabataay hooyo single mother is not easy walaalo ilaah ha ku garabgalo

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ramadaan mubarak 🌙⭐🌺💐👑💜

  • @amiiradaqueen8118
    @amiiradaqueen8118 3 ปีที่แล้ว +5

    Ramadan mubarak abayo amira waxan umalena qofka uhoreya oku dhaho ramadan mubarak waogahay inaad farinteda aqrinesid Ramadan mubarak xbbty ❤💪🇸🇴🇸🇴✌🌡😏😍😍😚

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Mubarak Ramadan karim 💞

  • @shadiyayasin9788
    @shadiyayasin9788 3 ปีที่แล้ว +5

    Amira waa I jeclaysiisay Malaysia wlhy walalyalow ila taliya kenya 🇰🇪 iyo Malaysia 🇲🇾 keeba igu fiican ilmaha school koda

    • @manaalqurux9067
      @manaalqurux9067 3 ปีที่แล้ว

      Kenya ka ficn wx barasho abayo Nairobi

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah amiira qurux ramadan mubarak

  • @sacdiyoabdullahi7757
    @sacdiyoabdullahi7757 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak

  • @farxiyoabsuge2059
    @farxiyoabsuge2059 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Ramadan kareem

  • @aizhaabdikarem462
    @aizhaabdikarem462 3 ปีที่แล้ว +11

    Musqulay maraysa howsha😃 keep going abayo Ramadan karem

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @farxiyaabukar9784
    @farxiyaabukar9784 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak ☪️

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +2

    Iso boqda walalaheyga qaliga ah adinka oo mahadsan 🙏🏼

  • @Amiinzimba
    @Amiinzimba 3 ปีที่แล้ว +12

    Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰🥰 subscribe ✌🏻🔥

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @mbtkanna5662
    @mbtkanna5662 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarak everybody😍😍💯💯

  • @fatumadirey86
    @fatumadirey86 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadhan mubarak my dear

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi3772 3 ปีที่แล้ว

    Abayo marka kowaad ramadaan karin azim allah noo daayo dar alle ayaan ujeclahy ❤❤mida kle waxa ku weediina kan hooska indhaha bixiyo mgaciisa ii shek

    • @pharihaabdi3772
      @pharihaabdi3772 3 ปีที่แล้ว

      Waa arke mgcisa abayo sorry videoga ano dhameesanin aa qoralkn so qore

  • @sumayazain8548
    @sumayazain8548 3 ปีที่แล้ว +4

    Love salida magaceyd neh mideda kale thank you for sharing with us this beautiful and motivational video love you abayo😊😊😊😊😊😊😊😊🧡🧡🧡

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Aabyo amiir masha Allah tabrikllha Ramadan Mubarak xabti dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙❤❤❤

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 3 ปีที่แล้ว +6

    Qli wxa ku yala suuliga anba musqusha nala soo wadag wxa cusub ee soo kordhay codsi .plz

  • @halimokhalif3356
    @halimokhalif3356 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💐❤️❤️❤️

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfadak yaa amiira farxad waarta bi idni llah

  • @fadumoarab488
    @fadumoarab488 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ramadan mubarak

  • @hodanishbbe3680
    @hodanishbbe3680 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Karim 🙏

  • @tatanta3709
    @tatanta3709 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll aniga kamida inta aan sexan hooyo cusub waa sida ilahy ha ino xiftiyo inta aan awlaad haysan ilahy ha siiyo amiiin shifayaha iyo indhaha madowha sawiro noga soo qaad

  • @bahjoamiin6226
    @bahjoamiin6226 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @muwahibahmed9021
    @muwahibahmed9021 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister Allah hku dhawro🥰

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabibti ilxun kumrakto walashey keep going ramadan mubarak ✨ 💖

  • @nafisahassan936
    @nafisahassan936 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

  • @bilanarahmaan730
    @bilanarahmaan730 3 ปีที่แล้ว

    Amira xbbtih madmadowga indhha leyahay ee soo sawir mcney Shukran xubii

  • @ismacadde9798
    @ismacadde9798 3 ปีที่แล้ว

    ramadaan mubaarag ramadaan kariim

  • @ummuissa4128
    @ummuissa4128 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo amira salida magaced adoo rali ah

  • @kamilofarah8364
    @kamilofarah8364 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiira quruxey abayo saliida maga ceeda ii sheek kanada aan joogaa

  • @naimaali1494
    @naimaali1494 3 ปีที่แล้ว +2

    My girl amira keep going hunno

  • @saarasaid4896
    @saarasaid4896 3 ปีที่แล้ว

    Amiira xbbt waan kujeclhy horumar wacan alpo😘😘😘😘😘❤❤❤❤
    Ramadaan mubaarak🌙🌙🌙⭐❤

  • @amranjerf1814
    @amranjerf1814 3 ปีที่แล้ว

    Manshaallah habibty....gedh indaha intee laga hela

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah saliida Kenya 🇰🇪 malagahelaa mahadsanid Abaayo

  • @hodanibrahim6457
    @hodanibrahim6457 3 ปีที่แล้ว

    Maashallah tabarakalah

  • @boqoradainaciire7741
    @boqoradainaciire7741 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem amira quruux

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 ปีที่แล้ว

    Abay asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @munaahmed5210
    @munaahmed5210 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar beri soon miyaaa iisheega ♥️

  • @hamdanuura7320
    @hamdanuura7320 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @canuunixaaji
    @canuunixaaji 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 200k aad gaartay mcny hore usocod wcn

  • @munobilanofficial7750
    @munobilanofficial7750 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaaah 200k ku reyna mardhow

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +1

    Quruxeey masha allaaah daris kula soo noqdaa ficneed wax badan ka faaidi lahaa
    🤣🤣🤣

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalyal igu sacida o ii saara subscribed walalhey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin Walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @fatumadirey86
    @fatumadirey86 3 ปีที่แล้ว

    Smart

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda waa cood sii niga imady walashin 🙏

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว

    RAMDAAN MUBAARAK ABAAYO AMIIRA QURUA

  • @anababdixakim2507
    @anababdixakim2507 3 ปีที่แล้ว

    Abayo cremka dadka wjiga salida leh marsatid noo sosawir please

  • @blackhawk2666
    @blackhawk2666 3 ปีที่แล้ว +1

    Amira where you live sister Turkey 🇹🇷 I just subscribed to your channel the other day.

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 3 ปีที่แล้ว +6

    Videogan midka ka horeyey awaay oo ahaa Ramadanta sidan guuriga uu sharxay ma ka sartay xbbtii Instagramka ado so dhigayo linkiga aarkay hda neh kuma jiro ramadan Mubarak somaliyey

  • @zaro3938
    @zaro3938 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak my dear sister

  • @saabriinlove3701
    @saabriinlove3701 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim all musliminta farxad ku soma cafimaad

  • @safiyamuuse8158
    @safiyamuuse8158 3 ปีที่แล้ว

    Manash allah keep going

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak ☝️☝️🤲🤲🤲🤩🤩🤩🤩😍😍💞

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 3 ปีที่แล้ว

    Amiira abayo kan indhaha madowga ayaan ubaahnhy si fiican noo tus screen aan ka qaate sidada cml ayan ahy hooyo nuujiso ah dhafar kow iga siisay

  • @rzrzeffici8885
    @rzrzeffici8885 3 ปีที่แล้ว

    Asc abyo mcn waxan rabay bahalka dildilaaca jirka bixiyo

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ramadan kariim team amira qurux

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว

    رمصان مبارك🌙💝🤲

  • @user-tp2od6ln2f
    @user-tp2od6ln2f 3 ปีที่แล้ว

    Ascwrwb Abaayo Amiira qurux saliida timaha intee kahelaya ?

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah Saliida xageelaga helaa mahadsanid abaayo

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 3 ปีที่แล้ว

    Ubtan maxaa loo isticmalaa Madow indhaha mida kale godka indhaha maxaa loo isticmalaa inoow soo sheeg

  • @khadijamohamed1412
    @khadijamohamed1412 3 ปีที่แล้ว

    ramadan mubarak

  • @mimiqueen2715
    @mimiqueen2715 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo saliida timaha bixiyo video kaso same no faide wa ubahanahe ☺️☺️

  • @Nabiia3627
    @Nabiia3627 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllo adiga oo noosharaxaya creamaadka video nooga soo duub

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk caajiib
    Musqul miyay socotaa maanta. Ilaahow xikmada hanaga qaadin.

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubaarak abaayadiis qaali

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah amira rmdn mubarak

  • @fathiyaahmad8740
    @fathiyaahmad8740 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallh Alle mahd iskleh haduu nabad qab nagu garsiyey ramadanta

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 ปีที่แล้ว +4

    1:33 Hhhh Allow Amiiroo Madow ha itusin Hadeeranba Badarkii ku saxday😂😂

  • @aaminaali9410
    @aaminaali9410 3 ปีที่แล้ว

    Amiira walashey iyo cunugeeda allh ha idin amaansado mcny indhaha hoostooda i madow maxa marsada

  • @boqoradainaciire7741
    @boqoradainaciire7741 3 ปีที่แล้ว

    Salida tinta bixso magaceeda iso sheeg rer xamar Ayan ahay amira quruux

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @fartunelmi914
    @fartunelmi914 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan mubaarak

  • @ruqiyoruun1039
    @ruqiyoruun1039 3 ปีที่แล้ว

    M.a amiira ramadan kariim🥰🥰

  • @fardowsaabdinasir378
    @fardowsaabdinasir378 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo bahasha madmadowga indhaha meelkaste makahelayaa haa hadey thy magaca iisoisheeg

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 3 ปีที่แล้ว

    Amira iso weydi ba idiri iso jwb he shafaniya wajika qafif ka dhikesa iyo duldulel gbdha badan marsada argay ani marka wa ka baqay dhibkeda waxa oganesa la dhahy markad joojiso ee adi wali mudo bil cml ma jojisay dhib maku argtay

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ramadan Mubarak everyone Somaliyey

  • @caaqilyare1069
    @caaqilyare1069 3 ปีที่แล้ว

    Maxa khaldan sidaa ujoogte musqul maa soo bandhigee TH-cam waxaad soo dhigto maa weese war is ka xishoo

  • @midhojanno3573
    @midhojanno3573 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalkay walashay ramadan karim kusali nabigena scw fadlan subscribe isar hai dhafin

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh👌🌙❤

  • @hodanabdulahi6680
    @hodanabdulahi6680 3 ปีที่แล้ว

    Madmadowga indhaha iyo dildilaca jirka abyo maxaa lagu bixiyaa iso sheg

  • @hanicabdulle5027
    @hanicabdulle5027 3 ปีที่แล้ว +1

    Aby tan jexjexa magaceda noso sheg??

  • @nasrim9929
    @nasrim9929 3 ปีที่แล้ว +1

    Salida magaceda nala so wadag ahaaye please

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 3 ปีที่แล้ว

    asc
    maashaa allaah horay usoco
    amiira qurux

  • @ubaxosman1898
    @ubaxosman1898 3 ปีที่แล้ว

    Saan u sugaaye vedio waan dalay thx amiira cdey ❤️❤️❤️