WIILKEYGA DHARKA AAN UDALBAY OO LOOKEENAY IYO FAADMA SUMEYA FARIIDA..? HOOYONIMO🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 772

  • @nasteexaxuseen1761
    @nasteexaxuseen1761 2 หลายเดือนก่อน +142

    Amiira dooq kii ahaa aduu kuugu dhamaade wlh mashallah Asiim ilaahy hkuu deesto nasiib u leyahy adaa hooyo ilaahy uuga dhige alla ya cizak😻

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 2 หลายเดือนก่อน +340

    Hada nahay Team Amiira dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah 2 หลายเดือนก่อน +255

    Amira oo saan usoo fadhista gurigeeda oo routine ama unboxing samaynaysa saan ugu xiisaylee 😢😢

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 2 หลายเดือนก่อน +135

    Kooxda gadal fadhido lee ka helay camiradoda 😂😂❤

    • @NuuraCanbaro
      @NuuraCanbaro 2 หลายเดือนก่อน +9

      Alaa amiir kusaar tweeee😅😅😅😢😢

  • @HodmanAhmed
    @HodmanAhmed 2 หลายเดือนก่อน +88

    Amiiradenna Hooyo karti bdn gabar ixtiram bdn maskiin ah aqlaal.wngn illahey wx ku dhibo kuma tuso mcny waxan jeclhy mar uun inaa kullano i.a

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 2 หลายเดือนก่อน +52

    Amiiradeena caawa jawigii baryihii hore bad nagalisay😂❤

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 หลายเดือนก่อน +133

    Amiraa ceyda kasoo aarso 😫😩 asxabta amira janalkeyga iiso boqda shekoyin ayan sogudbiya 🙌🏻😊😊❤😊❤

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 2 หลายเดือนก่อน +180

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 2 หลายเดือนก่อน +81

    Amiira habeen dambe suusu iyo faadma iyo adi vedio cuntada noososamee yaaqaay oo ahaa mute and deafness and eyes close yaaqaay 😂😂😂😂😂 please please please please codsi waaaye

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน +34

    Amiira horta Alx dheh Wllhi Alle dulqaadka iyo daganaanta u ku siiyay ixtiraamka ayaa igaga daran lkn qofka intaas ku joogi waaya inaad gacan wax kaga qaban karto baad na tustay geesinimo lkn 10kii sano ba hal ama 2 qof baad isku dhacaysaan anaa ku dhahay waayo dulqaad iyo dabeecad baad isku darsatay qofku marku dhowr jeer xumaan kuu la yimaado markuu wanaagaaga arko asaaba isku shiixaayo kadib sxb bu kula noqonaa ❤

  • @Qabqabfuns
    @Qabqabfuns 2 หลายเดือนก่อน +25

    Ayyy amiiradeena dookh cajiiba ledahy m,a stellar girl 😚💅

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +173

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🥹🕋

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim 2 หลายเดือนก่อน +8

      Scw scw scw scw scw scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +4

      ❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️

    • @IfraaxCabdiqaadir-y4o
      @IfraaxCabdiqaadir-y4o 2 หลายเดือนก่อน +3

      😂amiiRwamahsath😊

    • @RiyaanAliAhmed
      @RiyaanAliAhmed 2 หลายเดือนก่อน +5

      Scw scw scw scw

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze 2 หลายเดือนก่อน +3

      Scw❤❤❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 2 หลายเดือนก่อน +25

    Amiradeeni hore nooso laabtay😭💕💕saa ujeclahy marke kaliged unboxing ama routine iyo vloggs sameeneso

  • @XafsoMaxamed-vz6fr
    @XafsoMaxamed-vz6fr 2 หลายเดือนก่อน +36

    Amiiro waku jeclahey❤abayo

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +34

    Ayy amira deyda doq cajiba ledahy walhi dharkan cadi maha asim yare so wey now habo😍🫶💋

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 2 หลายเดือนก่อน +23

    Wow Amiradeyna bbe Asiim wad ka dhistay m.a Asiim habo so bar bar hoyo mcn ❤❤

  • @FatumoSacid
    @FatumoSacid 2 หลายเดือนก่อน +31

    Qurux waaye dharka qofka dhalbe dooq ayuu leeyahay❤😊❤❤

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 หลายเดือนก่อน +156

    Inta fatma iyo susu uxiistay one like 😩😭 team amira TH-camr cusub ahy isodhoweya nh 😢😊❤😊

    • @Amiira603
      @Amiira603 2 หลายเดือนก่อน +1

      Soo dhawow queen❤

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 2 หลายเดือนก่อน +2

      welcome queen❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

    • @calicabdullaahi
      @calicabdullaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sey man sha alah hooyo sharafleh oo ilmaheda jecel

    • @Xidig0z
      @Xidig0z 2 หลายเดือนก่อน

      WelcomE

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน +29

    Maleshiyaanku amee dhicis yihiin Amiira 😂😂😂😂 7 jirkooda waxay xirtaan maa Asiim u dalabtay masha Allah habo soo bar baar Asiim cadev❤

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shineeska iyo maleeshiyaanka waa dad lafo yar yar oo gaagaaban 😂😂

  • @SucaadYaasiin1234
    @SucaadYaasiin1234 2 หลายเดือนก่อน +21

    Dookh cajiibaa ledahay amiiradeena❤

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
    @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 2 หลายเดือนก่อน +20

    10 10 ayaan siiyay anigu dharka Asiim usoo dookhday m.a hooyo karti badan oo caqli badan m.a Alle wax isin dhiba idinma tuso adi iyo wiilkaga iyo family gaaga dhamaan❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 2 หลายเดือนก่อน +28

    Unboxing plus routine inaa noga dhigto qatar aheed balse madhicin asxaabta camirada ka gadaaleyso qeybta waaaw waa ufadhisaaa sey iskula kenayaaan iga gadan😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 หลายเดือนก่อน +46

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @HindiyoMuxumed
    @HindiyoMuxumed 2 หลายเดือนก่อน +93

    Wiilkaaga quruxso ceeb maaha
    Team amira like dhac kusiiya

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 หลายเดือนก่อน +15

    Amiiradeena susu iyo fatma video soo sameeya sadexdina waa idin jeclahy❤

  • @BosteyoCiise
    @BosteyoCiise 2 หลายเดือนก่อน +16

    Hoyo wngsan baa tahy amiraa rabi owladaa ha ino xifdiyo❤❤

  • @AbdulMjhamad
    @AbdulMjhamad 2 หลายเดือนก่อน +8

    Doq Aya ledahay amira igu qado telephone iga haleysan lkn wanka ahan waye xajiga telephonekisa Kala socdal xawibtii

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allh Aziim saas dhan ee u jecelyihiin habaryarihiis ilahay kii ku anfaca e wangzanaada hakaga dhigo Azim Cade❤❤❤❤💋

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns 2 หลายเดือนก่อน +18

    Ayy amiiradeena saay u nuuryaso 💞😘💗
    Familyka funny weye 😂
    Asiim so bar baar hbo mcn +eedo😍

  • @Team27s
    @Team27s 2 หลายเดือนก่อน +34

    Amiira pls abyo prank waliah koko kusoosamee next vedio inta igu racsan liked 👍 🙏

  • @IsroAbdi-kg6tt
    @IsroAbdi-kg6tt 2 หลายเดือนก่อน +12

    Amiiro qurux abaayo waa kujeclahy

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 2 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allah wllhi wey shidan yihiin alle ha ubarakeyo hooyo qimo leh aya tahay alle hakula koriyo

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ayy amiiradeena dooq waa taqana m.a ilaahey haku xifdiyo❤

  • @QueenXanaan24
    @QueenXanaan24 2 หลายเดือนก่อน +9

    M.a qurux waye amiira asim yare so bar bar hapo❤😊

  • @HiboIsmailElmoge
    @HiboIsmailElmoge 2 หลายเดือนก่อน +38

    Team amira iyo ceyda one like 👍 ❤❤

  • @minafiki7324
    @minafiki7324 2 หลายเดือนก่อน +7

    M.A dooqaga makala dhacan wlhi lgcta muhim maha inu baby Azim no xarakoda noga muhim san allah ku xfdo cimri io cfmd u ku xerto allah siyo🤲🫶🤴👸🅰️

  • @Fatxiya-ky6jb
    @Fatxiya-ky6jb 2 หลายเดือนก่อน +13

    Wiilka ka dhaq dharka inta aad uxirin ka hor abyo amiiro ❤😊

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 หลายเดือนก่อน

      Ani dhihi rabay kwrn

  • @Naema143
    @Naema143 2 หลายเดือนก่อน +8

    M.a amiira dooQ aa kugu dhamaday ee dharka sawiraan shidan oga so qaad model ha u ekado wilke sida ilmaha koreanka cMl💋😩❤

  • @user-kj2pm9vh5o
    @user-kj2pm9vh5o 2 หลายเดือนก่อน +11

    Doqaga qurux waaye m a ❤

  • @mohamedsheikhabdullahiarab3815
    @mohamedsheikhabdullahiarab3815 2 หลายเดือนก่อน +8

    Arin baa igu cuslaaday ii soo duceya rabi inoo fududeyo walallyal

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 2 หลายเดือนก่อน +8

    Amira quruxey keep going amiradena❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiradeena routine pls soo samee❤

  • @FarxiyaCabdikhaliif-so8il
    @FarxiyaCabdikhaliif-so8il 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.a dooq waledahy ilahay haku xafido wiilkaga waxdhiba ilahay kamatuso xbbti❤

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin 2 หลายเดือนก่อน +25

    Mnsh allh Azim edo weynow

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 2 หลายเดือนก่อน +7

    Amiira qurux 10/10 dookhaaga

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +27

    Amiira Waabo Ku Jeclahay Aan Ku Dhahayee Maxaa Waaye Jawaab La"aantta Walasheey❤😂❤ Qosolkaada Ayaan Ku Ordaaa Markuu Vidéo Gaada Soo Dhaco❤ Reply Ukhti Caziiz❤

  • @Fariid-
    @Fariid- 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ducada caruurta loo aqriyo u akhri wll mrkaa dabada usaaryso iyo mrksta wusoo labisto❤❤❤❤ m.allaah alle ha barakeeyo wiilka yar

  • @ManawatuMaxamuud
    @ManawatuMaxamuud 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyadaa markey update thy saan waaye keep going

  • @ilhaanaden9389
    @ilhaanaden9389 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaha asim habo mcn soo barbar cimri dheer iyo caafimaad amiiro hooyo karti badan allow ku xafid wiilkada ❤❤

  • @WardaMahamed-ex2kj
    @WardaMahamed-ex2kj 2 หลายเดือนก่อน +3

    M.a wallhi Alla ha kuu daayo wiilkaaga Alla ha ka dhigo kii dalkiisa iyo dadkiisa an faca❤

  • @SahroSiman-db9ds
    @SahroSiman-db9ds 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ayy amiiradeena routine u xiisnay no duub aqwaan❤😭😂🫶

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dharka qatar waye m.a hooyo wanagsan Illahey haku daayo asiim yare 🤲🏼❤

  • @marwagang
    @marwagang 2 หลายเดือนก่อน +7

    Amìira wallahi wanku taageera

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ayy amiiradeena routine u xiisnay no so duub❤

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 หลายเดือนก่อน +9

    Asc wrwb Maxaa Waaye Waaw, Maashaa U dhaha Subxaana Allaah Illaahoow Fududee Yaa Rabi Ilmaha yar U Xifdi Waa iga Talo Cunuga Rar Arimihiiss banaanka ha keenin , Folloow waad kuu Ahay laskiin mar Hore Iigu Danbaysay Chsnnan , Mogi Barnasmijyo Ksle oo SAAN Camala in laga Sameeyey, Ilmaha yar, illaasho Ducooyinka Ilmaha ku Aqri oo Allaha Xifdiyo Inasn sdhano wasye Maashaa Allaah Wixii nacsjabiya Maashas Allaah Laa Xowla Walaa Quwata ilaa ni’Allaah.

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mash all walhi amiira hooyo karati badna tahy ku daysho mudan all haku dayo wilkag asmi cade ❤👑🤲walhi amiira wa hooyo kudaysho mudana❤

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qebta camerada gadaasheeda fadhiso hore noo keen waan u xiisnee inta igu raacsan

  • @meymo-k4n
    @meymo-k4n 2 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiiradena wxatahy hooyo kartifican leh runtii wan kugu fana dooqagana waa mid cajiiib ah wallhi😊

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Marshall Manshallah tabarakallah dharka aad ayey u qurux badanyihin wa dooq quruxantahy amira wxa tahy hooyo karti leh allaha ku xifdiyo asiim

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allaah alle hakuuxafido wiilkaaga waxaankugula talinlahaa inaad wiilkaaga dhalashadiisa aadan xaflad udhigin abaayo danbi waaye in dhalasho ladhigto ee iskadhaaf waxaa kale yutuubka marka aad kaligaa fadhdo aabo qatar ah ee mararka qaar kaligaa soo fadhiiso ee qisooyin iyo rootiyan noosoogali asxaabtana marka aad jaalanji sameyneysid noosogali saydadka u arkaan in aad kaligaa waxqab sankartid alle hakuxafido abaayo guuleyso

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah 😍 Aziim boqortooyo ❤qurux Allha daayo

  • @hindahodan
    @hindahodan 2 หลายเดือนก่อน +5

    Edo mcn illahay kaama qaado hooyadaa mcn badan 😢
    We love you edo asiim ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Fariido way ii hadashay maxaas biritish ka tugaa igaarkeey 😂😂😂😂

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 2 หลายเดือนก่อน +2

    MAsha Allah qurux waye Allah ku daysto wiilkaagana

  • @Anisanuurmacalin
    @Anisanuurmacalin หลายเดือนก่อน +1

    m.a Allah kuuxafido wiilkaaqa asiim🎉

  • @Khadramohamd
    @Khadramohamd 2 หลายเดือนก่อน +3

    m.a wlhi qurux waye abaayo amiiro quruxy Borama ka so salamaya wllshy ❤❤❤❤❤

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abaayo Allah haku daayo oo haku xifdiyo wiilkaga ❤❤❤

  • @Habibaomar-y1z
    @Habibaomar-y1z 2 หลายเดือนก่อน +2

    ManshaAllah hooyo wilkeydha jecel Allah xayow kudaa Asim amiiin

  • @AshaAdow-nz7dk
    @AshaAdow-nz7dk 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.a Allahi xakuxifdhiyo mcneyyyy❤❤❤❤

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 2 หลายเดือนก่อน +3

    M a dhar qurux badan ilaahay ha u calfo cimri dheer habo mcn so barbaar ilaahay kama qaado abayo❤❤❤❤❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amiradena waliga haka shakin waxe doqdo Amezing wye wlhi 10/10👍🏻💯❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +4

    اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 หลายเดือนก่อน +2

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @ANFACAadan-vp8fp
    @ANFACAadan-vp8fp 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qurux waye amira wa doqkulushahay m.a❤🎉😊

  • @NajmaMaxamuud-cl9vn
    @NajmaMaxamuud-cl9vn 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi waa dhar aad iyo aad uqurux badan masha Allah ilahay hakuu dayo wlll😊

  • @Hanayousuf-i9t
    @Hanayousuf-i9t 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.a allah amiira dokhagu wu qurux badan yhy

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsalula9989
    @hafsalula9989 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wahan noqde qof kii ohoreye oo firisado video ❤love you so much boqarada amiradenaa❤

  • @hanammohamed2775
    @hanammohamed2775 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macha allah hbbttii good mum lkn i need this for my son who is 2years and 7 months

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤

  • @ikraanKeynaan-hz2fj
    @ikraanKeynaan-hz2fj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waw m.a wilkaga wa jeceshhy illah Haku daysto

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dharka aad uu uqurxoonyhy wllahi een sawira kasoo qaad asoo wata❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +48

    Team Amira qurux one like 👍

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr 2 หลายเดือนก่อน +1

    AwlaadeenaAllah noo dhowro abayo l.a ❤❤

  • @kinglion8112
    @kinglion8112 2 หลายเดือนก่อน +3

    Haa qurux waye wodosara wllhi

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 หลายเดือนก่อน +2

    dharka aad beeuqorox badanyihii masha allah ♥ aziim wee kusoobaxaa yaan abaayo amiira deena dooq waa taqaana masha allah amiira qurux 😊🎉❤❤😊👍💞

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hhhh team gadal fadhiyo camirkoodan ka hely😂😂😂😅😅

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs amira dookh wa ledahy inta asim dhar udalbesy o nso dubi jirtyba wa jogi m.a cimri uku gishto io cfimaad illhy ha siyo asimkena ❤🤲🏻

  • @CaashoShucayb
    @CaashoShucayb 2 หลายเดือนก่อน +27

    Team amiira one like 😢❤

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 2 หลายเดือนก่อน +4

    wuu yahaybee British reerkiisa waxa la yidhahda ingiriis care /muse care 😂❤

  • @IlhaanQaasim-s5w
    @IlhaanQaasim-s5w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuli m.a asim allaha ku daayo 🤲

  • @ayaanmoh6846
    @ayaanmoh6846 2 หลายเดือนก่อน +1

    Msh allh dhamaan qurux wlhi alle haku daayee weynow edo quruxow❤❤ inan habo dhaho jeclhy lkn😂

  • @Ladan_mohamed
    @Ladan_mohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Amiira woo qurux badan yahy dharka Asim

  • @MaanaMaxamed-t4d
    @MaanaMaxamed-t4d 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a dooqaa leedahy Amira cadeey waana kula arakney Asim waa ka dhistey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amira Qurux Hooyo gartii leeh❤

  • @HodanAli-f5z
    @HodanAli-f5z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sister dharka is the best waye❤ amiiro Qurux

  • @SabiriinMaxamed-oe4lz
    @SabiriinMaxamed-oe4lz 2 หลายเดือนก่อน +8

    Team amiiro qurux❤

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira waligiisba wad iga Qoslisey wlhi 😂😂😂❤

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiradeyda qurux badan mashallah boqoradi asim yare dhashay m.a❤😊

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah amiiro ish calaa dooq

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan6515 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah Allah hakudayo wilkaga