WAREYSI ABWAAN SICIID BIIT - OO RIWAAYADO CAJIIB AH JIGJIGA KUSOO BANDHIGAYO | GABEYO XIISO LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2017
  • TAARIIKH NOLOLEEDKA - ABWAAN SICIID BIIT - GABEYO IYO RIWIYAADO CAJIIB AH OO DHOWAAN JIGJIGA LAGU SOO BANDHIGAYO | BARNAAMIJ XIISO LEH....
    Gabeyo & Riwaayado ka turjumaya marxaladihii
    Ddsi soo martay & barwaaqada & nabadda eegga
    Lagu suganyahay ………….
    Barnamaijka martida todobaadka estv
    Soojeediye : cabdirisaaq ibraahim idaajaa
    Camera by: maxamed shuceyb
    Abwaan siciid maxamed jaamac ‘siciid biit’
    ..........................................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 11

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto adeerkay oo Siciid Biit oo 29/11/2020 ku geeryooday magaalada Jigjiga u duceeya mar xuumka

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 7 ปีที่แล้ว +3

    Siciid biit wuxuu ahaa macalinkaygii luuqada Soomaliga gobolka Saaxil magaala madaxdiisa Berbera Dugsiga sare ee Bursade S S ...... Alle cimriga ha kuu dheereeyo macalin 🙌🙌

    • @hamdalaki1199
      @hamdalaki1199 6 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha dhowre anba uu ii ahaa

  • @nadiyacadey
    @nadiyacadey 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwan saed bid wxuu ahaa mclinkygii afsomaliga dugsiga sare ee gobolka togdher mclin maanu dhihin jirin lkn awoowe ayuu ahaaa wlhi wan uxiisey igu cawiya numberkiiusa plz

  • @kabacade252
    @kabacade252 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan siciid biid wuxuu ahaa macalinkaygii somaliga dugsigeygii sare gobolka togdheer alle hadaayo

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha u naxariisto adeerkay oo Siciid Biit oo 29/11/2020 ku geeryooday magaalada Jigjiga

  • @maaweeloboyschannel8223
    @maaweeloboyschannel8223 7 ปีที่แล้ว +1

    reer jiig jiiga hormar wacan

  • @xayadqoryaale8944
    @xayadqoryaale8944 7 ปีที่แล้ว +1

    waaa suro gal inuu garto abwaasn qaaliya

  • @abdirahmandhanto5039
    @abdirahmandhanto5039 7 ปีที่แล้ว +2

    Riwayada hanalosodada jiyo jigjiga wa u xisay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว

    Kani wariyaha isku sheegaya ee deegaankeena ethiopia ku waashay muxuu ahaa? Waar abwan Siciid Biit waa abwaan somaliyeed oo somalia ku dhashay wax ku bartay ku soo barbaaray kana soo shaqeeyay ee abwanka qabyaalad iyo qudhun haw horseedin. Somali qabyaaladdii baa somalinimadii kala weynaatay cudur aan dawo lahayn bay ku noqotay.