Cajiib:"Waxaa riyo iigu yimid Rasuulka wuxuu igu yiri ma itaqaanaa?waxaan ku iri haa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Cajiib:"Waxaa riyo iigu yimid Rasuulka wuxuu igu yiri ma itaqaanaa?waxaan ku iri haa, wuxuu igu yiri caawa waxaa ku soo salaamay reer Muxamed iyo qoyskiisa waxaana kula joogeynaa Sagaal saac”
    Prof Yaxye Sheekh Caamir

ความคิดเห็น • 16

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo aamiin sheekh cusmaan aamiin

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 หลายเดือนก่อน

    wuxuu.sheegay alaha yaclaam in laga dabo shiito waa saminka

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 หลายเดือนก่อน

    Waxa meeshaas xoolo lagu xasuuqaa mabolaa daliilaa?!

  • @user-rb2rf8oi7v
    @user-rb2rf8oi7v หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samir7657
    @samir7657 หลายเดือนก่อน

    Ninkan miyu khafiifay o waali miya so haysa, mise waxa ka waalan dadka dhagaysanaya

    • @bincamir1
      @bincamir1 หลายเดือนก่อน

      Nabigeena SCW markii loo waxyooday waxaa beeniye qaraabadiise inta badan waxeyna uhadleen sida aad adiga hada uhadashay

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 หลายเดือนก่อน

    Been iyo Naxli ayuu la yimid ninkaan

    • @bincamir1
      @bincamir1 หลายเดือนก่อน

      Nabigeena SCW markii loo waxyooday waxaa beeniye qaraabadiise inta badan waxeyna uhadleen sida aad adiga hada uhadashay

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d หลายเดือนก่อน

    Unukaa iska leh nabigaa riyaan ku arkay uu keenay shiikh xidig allaha u naxariistee inuu booskiisii galo miyuu rabaa

  • @mohamedaden5074
    @mohamedaden5074 หลายเดือนก่อน

    Been

    • @bincamir1
      @bincamir1 หลายเดือนก่อน

      Nabigeena SCW markii loo waxyooday waxaa beeniye qaraabadiise inta badan waxeyna uhadleen sida aad adiga hada uhadashay

  • @hamdiharrgo4057
    @hamdiharrgo4057 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk kadab beenalah wllhi astamaha rasulka hadii la weydiyo inuusan garanen badilkii sufida bilowmay maxaa beenta ilmo badan naag laga dhalay been badan cuno lugu cunaaa subxannallah

    • @keyfmohamed8345
      @keyfmohamed8345 หลายเดือนก่อน +2

      Beenata iyo qurunaka waxey kujirata calooshada ee umada nabada gali isana qarasa bixi qurunaka afakaga iyo caloshada kabuxo 🦂☠

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka หลายเดือนก่อน

    kan waa tuug aan ilaahay aqoon

    • @keyfmohamed8345
      @keyfmohamed8345 หลายเดือนก่อน +1

      Tuga adiga sinji uleh ee umada dhal Sheekh amana gali gurigisu joga adiga tuga dadaku tila mameyasid adigo dhididaka dadakan cunayo tuuga waa adiga hadad niman tihin iyo nagabo inta afalagadada wado xasabunalah wanimaca wakil sharatina inta xumanata wado allah nanotiyo🦂☠

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka หลายเดือนก่อน

      @@keyfmohamed8345 orod sabiil qadhmuunka kalatag meesha laxyahay