Xil Faa’izo Jeyte”Ugaaska Caabduwaaq hubka la qafaashay wixii lagu dilo siagaa dambiga qaadaayo”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Xil Faa’izo Jeyte”Ugaaska Caabduwaaq hubka la qafaashay wixii lagu dilo siagaa dambiga qaadaayo”

ความคิดเห็น • 97

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa mohamed Konfurta Somali 🇸🇴 Faaiza jeyte She’s the best person thanks 🙏

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 2 หลายเดือนก่อน +4

    Fa'iza Jeytte....
    ILLahay Caafimad iyo cimri-fiican haku-siiyo.

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah,noolow xildhibaanad

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 2 หลายเดือนก่อน +3

    xil faa,iso ilaahay haku xifdiyo wxd thy qof qaaliya oo u danqanaysa dadkeeda iyo dalkeeda horay usoco wll xildhibaanoow inta ilaahay ka baqdaan dadkaan dhibaatadu haysata idinkaa matala ee gacmaha qabta oo wadada shaciyada kusooceliya xasan sheekh iyo gudoonkiina oo wax walba u xalaalaynaaya xasan dabiga oo dhan idinkaa qaadaya ogaada

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaaskeena ayaa masuul ka ah qofkii hubkaas wax lagu yeelo waan qaadanaynaa taas sister faiza🎉🎉🎉🎉

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan ilaahay ha xafido.

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 หลายเดือนก่อน +6

    Man Sha Allah xildhibaan Faiso guulayso waa qof wadaniyad ah

    • @Benadir
      @Benadir 2 หลายเดือนก่อน

      Wadaniyada ma in qabiilo gaar ah hub loo qaybiyaa neefow

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 หลายเดือนก่อน

      Hubka ada lagugu qarxin rabey doqonyohow ​@@Benadir

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xildhibaan Fa'isa Aniga oo ah nin Mareexaan ah waxaan ku leeyahay mahadsanid. Kilaya hadalkaaga wax qalad ah waxaa ku jira, in aad Ugaaska good ee Mareexaan ku sheegtay, Ugaaska Cabuud-Waaq! Kkk Hubka Gacan Mareexaan ku jira wuxuu ku jiraa gacan Amman ah! From Gedo

  • @muslix1147
    @muslix1147 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xildhibaan Faa’izo haday Murursade tahay way matashaa Waqooyiga Galgaduud.❤

    • @CaliSayid-zi6tj
      @CaliSayid-zi6tj 2 หลายเดือนก่อน +2

      Adi murursada maa caan ka dhige dayniile Lee Somalia ka dagta

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 2 หลายเดือนก่อน

      @@CaliSayid-zi6tj😂😂😂 murusade may ku ciilen bariga galgaduud ma habrta leh ceelbur galhareri wabxo jacar bargaan ma hooyada leh

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      ​​@@CaliSayid-zi6tj
      Xamar Xaafada Hodan Ka bilow Deegaanlay oo u dhaw Hiilweyne ilaa Yaaqbariwene aktiisa ayey degtaa Galgaduud waxay degta ceelbuur wabxo iyo inta Ku xeeran adeer yaa Ka dhul weyn.

  • @CumarTuni
    @CumarTuni 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Alaah gesiyd baa tahy

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah faizo jeyte ALLAHA ku badbaadiyo

  • @ShukriHussein-w6t
    @ShukriHussein-w6t 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha ALLAH faa'iso jeyte waa caaqilad

  • @abdulwahidmohamed1254
    @abdulwahidmohamed1254 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @yamays
    @yamays 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso xildhibaanad

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaan Faa'isa jeyte aad baad u mahadsan tahay waxaa tahay Xildhibaanka ee keliya ee damiirkiisu nool

  • @habiboarale5770
    @habiboarale5770 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah faisa ilaahey ha xifdiyo libaaxad soomaaleed oo soo baxday

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaan Toosa Oo Dadaala Wadankana Allaha Badbaadiyo 🙏🇸🇴😭

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah wlh waa saax 🎉🎉🎉

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 2 หลายเดือนก่อน

    AFTAHANAD WEEYE QOFTANI❤ TAGERO CULUS ❤

  • @abdiaxmed3105
    @abdiaxmed3105 2 หลายเดือนก่อน

    Faiza jeyte xaniinyaa ku qarsoon waa ku taageeraa somalia waxan ka so tegey 1988 ila hada .dhoolo abayo❤❤

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan faaiso alha ku sharfo

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshallaah,faa'isa oo badan ayaanu u baahan nahay,wll guulayso oo afkaaga caano lagu qabay ❤❤❤

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xildhibaanad wax garanaysa weeye qoftaan, markasta runtay sheegtaa, waana nooca xildhibaan ee loo baahan yahay..

  • @husseinabdi8631
    @husseinabdi8631 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faiza jeeyte abaayo waa kuwata horay usoco

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 2 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan waa legemed walahi Waaba ciyeelka xafada war alaha kuxafido xildhibanadeey.

  • @CumarTuni
    @CumarTuni 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa mashaa Alaaah

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 2 หลายเดือนก่อน +4

    Faizo Jeyte Laandheereysanaa

  • @abdirashidmohamed1992
    @abdirashidmohamed1992 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashalaah faisa jeyte madaxweyne utartan adigaan cadaaladda iyo runta iyo alakacabsiga noogu noqo

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

      Tasturka ma qabyo in dumar noqdo madxwen

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesiyad u hadasho ummada soomaaliyeed 😊

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

    GABADHAN ILLAHEY HABADBAADSHO RUN LAMARABEE

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah geesiyad

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan shaqadeeda si daacada ayeey u haysato guulayso

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    ❤faisa allahaxafido❤❤❤❤

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 2 หลายเดือนก่อน

    Good idea

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน +1

    CIIDAMADA DHAQAALIHII LA SIIN LAHAA IDINKAA QABA EE DHIMA MUSHAARKIINA

  • @leylaabdullahi2419
    @leylaabdullahi2419 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤💪💪💪🇸🇴👏👏👏👍👍👍

  • @MohamedHirsi-y4h
    @MohamedHirsi-y4h 2 หลายเดือนก่อน

    Mom wadanka money 💰 noo sameeya😢😢😢😢

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 2 หลายเดือนก่อน

    Islaantaan aan xishoodka lahayn ee saan il adeega ula soo taagan waa cajiib!!

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Adan Madoobe
    Faysa Jayte waardiye ayuu ka haya
    Xildhimaanad nool halkaa ka hay

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan walba waa inuu ka hadlaa wax Allaale wixii ay ayaga u Arkan danta guud, laakiin aysan dhaafin daqiiqadihii loogu Tala galay, maaha in la yiraahdo Ajandaha ku soo noqo iyo wax la mid ah, iyadoo la diidanyahay qodobkaas uu xildhibaanku ka hadlayo

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habar Gidir hadii uu hubka gacanta ugalilahaa waad ku farxilahayd😂😂

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

      MAXAAD KAWADAA KUWA HAAYEYBA LEEDAHAY HAAYEE

    • @muslix1147
      @muslix1147 2 หลายเดือนก่อน

      Hadalka ma dhageysatay mise ciwaanka khaldan kaliyaad akhriday?

  • @Aadane1
    @Aadane1 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanadan yaa kawada dhiga kuwa degankayga laga sooxushay , laga soo doortay ma aha ogow

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sax, hubka cidda keentay, meesha loo waday shacabka ha loo caddeeyo!. Cid dharci qabanaayo maleh haddii kale, waa ha yaacdo

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 2 หลายเดือนก่อน +1

    Siilkaagu uraya u sheeg qabxad yahay huurada weyni

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Faisa❤❤❤❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

    GABADHAN WAA GEESIYAD DAACADA GUULEYSO OO BUUFI TUUGTA KU AGFADHIDO

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 หลายเดือนก่อน

    Faisa waa qof aan wali iimanka beelin wali waa caafimaad qabtaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Faisa qofkui keensy ka masuul faisa

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 2 หลายเดือนก่อน

    Xaq baad ka hadayshay

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Run badanaa

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 2 หลายเดือนก่อน

    Faaiso dowladii soo tahriibasey hubka ayaa kamasuula waxii lagudilo ugaaska shaqo kumalaha xasen dhiiqo

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaas dadkiisii ayey moirayaanu laysay

  • @AbdullahiadanSimba
    @AbdullahiadanSimba 2 หลายเดือนก่อน

    Faiza I love you ❤️

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 หลายเดือนก่อน

    Maamada waxey sheegtay iyo Tvga waxa uu meesha kusoo qoray isma leh.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    FAAIIZO KALEELE

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka Hubka soo iibiyey waa ninka ay qaadka shirkada ku yihiin ($15 million Dollars) ummadda Somaliyeedna 95% way baahan yihiin, dayac iyo shaqo la,aan iyo xeryo qaxooti. ku baaba,ayaan.. no quality hawiiye.. alaysa lakum ragulum Rashid…xoolo uruursi mooyii miyuusan ku jirin mid si Somalinimo u fekeraaya.. alaa kariim

  • @HappyLaboratory-ce9ht
    @HappyLaboratory-ce9ht 2 หลายเดือนก่อน

    Dhilooy kuu xasan dhiiqo bixiyey EE hubkii dawladda aha qabiilkiisa hawiyena ku wareejiyay yaa kamas uula

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 2 หลายเดือนก่อน

      Doqonyhay luqada Somali ka ma ku dhibee shacabka way mahadsanyihin wa iyada leh ugaska la dardarmayse in wax laka weydinayo aduun iyo aqiro ba mise tasi ma ogolid daciif tahay

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน

    Sax, shaqdiinna qabsada, qaaqle yaasha idinku jiray ee cayda meelaha la taagan kaliyan aragnaa

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 หลายเดือนก่อน

    Naa shaqo yeelo caabuwaaq ma xukuntid naa yaaa hooy
    Idinka keenten inaad rer c/
    duushaan soo gura hubka
    Rer cabuwaq diyaar isoo rururiya moryaa

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 2 หลายเดือนก่อน

      Doqonyhay luqada Somali ka ma ku dhibee shacabka way mahadsanyihin wa iyada leh ugaska la dardarmayse in wax laka weydinayo aduun iyo aqiro ba mise tasi ma ogolid daciif tahay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ka habar canoolay ahed aqoon Iyo aqli ku filan laheeyn ayaa barlaman lagu soo darey mucarado karadisey maa wasiir la isiiyo waxaasa barlaman ku jira qashinka ka kale tolow maxaa u xala beesha matasho habar calasey

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 2 หลายเดือนก่อน

      Mooryaanta dhiiga ka ganacsata waxa daama canoolay.

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlad ma ahn waxa somli ka jiro wa burcad tugo ah masuq iyo dhac iyo bob kaliya ka maqnyhn xilbano wax ma dhantin xilka a u dharten shacbka matshin mushar aya iska qadatin idinka aya la rabay ina wadna hagtin ey laf lo turay caml dollar aya la idin tura 😂😂😂

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la yaabay Kan gudoomiyaha qofka maba hadli Karo asaa ka soo horboodaya jaahil waaye

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 หลายเดือนก่อน

    Futtadeeda ha u sheegto

  • @cadarshire1257
    @cadarshire1257 2 หลายเดือนก่อน

    Waxad tahay wax garad

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Caqli dumar waakaas
    Waxaas ayaa umada utalinaaya

  • @YusufHasan-q1s
    @YusufHasan-q1s 2 หลายเดือนก่อน

    😂k

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan culusow gurguurte wuxuu bilaabay inuu hub isku dhiibo qabiilada Somalia.. uu hawiiyaha soo hubeeyo.. marixaan iyo leelkase lagu laayo.. nacaybka Darood waad la,dhimanaysaa Gurguurte (sick, foolish) kaas bay doorteen madoobe iyo Deni iyo kuwii hawiiye (basters) ka xaaxaabiya… where is Somaliya????!? Alaa kariim

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka adiga itoobiya iyo kulane jiis ayaa shabaab uwaday . Degaankada 1tuulo xataa xor mahan yaa mateshaa sow shabaab kursiga umada fadhisid

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka quseyo haday xor ahayn ma adaa leh dantada la raaco

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

      Inay udodey ehed degankeda o shabab hesta

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaad idinku dishaan yaa ka masuul ah. Aaway kuwii mahad salaad iyo xasan dhiiqo aay dileen oo uu ugu horeeyo faarax qaroole iyo dhowr Gen.oo kale. Askartii la shirqooli jiray yaa ka masuul ah.
    Hubka sharci darro ayuu dalka ku soo galay shacab ayaana la wareegay. Haddeey dowladda leedahay maxaa loo tahriibinaayay.

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 2 หลายเดือนก่อน

      Doqonyhay luqada Somali ka ma ku dhibee shacabka way mahadsanyihin wa iyada leh ugaska la dardarmayse in wax laka weydinayo aduun iyo aqiro ba mise tasi ma ogolid daciif tahay

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

      @@Mooiokk aniga adiga yaan af somali garaneyn.waxa aan ka hadlay hadaadan fahmin meesha haku so mattagin 😂😂😂😂

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

      @sucudi 862 ee mar dambe hadaad soo hadasho af somaaliga aad qortay ayaan kuu saxayaa 😂😂😂😂😂

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk xil aderada hubki hore yaxad ulaga xisabtami waysen !!?

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 หลายเดือนก่อน

    War waxani tv maaha nio iska sax cinwaanka jaahilyahow

    • @7octobar
      @7octobar 2 หลายเดือนก่อน

      Wllky cayda iska daa wan mahadsanthy

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 2 หลายเดือนก่อน

      Runta weya xilibanada mey nagu keenkeenta ban iri markii hore lkn ciwaanka qaldan

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirizackAmin-i1z kkk Haa wllhi lkn xildhibaanad dhab ah weeye runta ayey ka.hadazhaa marwalpa waa wataa faaisa jeyte anigo qalas dhuloos ah

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirishiidYasiin-sz7br from lascanood miya

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdirishiidYasiin-sz7br waa geesiyad runta taabato

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 2 หลายเดือนก่อน

    Ayan dara mesha hebel madobe u speaker kayhy wa wadan dhalinti wax baratey ey shaqo laan wadanka oga cararayan saxara libya isku dadinayan duqey wadanki so burburiyey ona aqon din iyo mid duniba lehn ey wax u yerinayan

  • @CumarTuni
    @CumarTuni 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Alaah gesiyd baa tahy