ALLA XAAFADAAN QURUX BADANAA GURYAHA UGU QURUXDA BADAN UGUNA QAALISAN DAGMADA DAARUSALAAM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน +11

    Maashaa Allah. Qalbiyada dadka baad dhisaysaa. Hawl wayn baad haysaa laakiin waxgarad uunbaa fahmi kara.

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 6 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +7

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Allah noo qurxiyo wadankena allow nabad iyo barwayo nooka dhig

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 หลายเดือนก่อน +4

    Nolow walashy gabr waxaa tahy kuweyntahy wadaniyad iyo gobonimo masha allah hourmar wcn abyo

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah MashaAllah

  • @mursalcismaan7692
    @mursalcismaan7692 2 หลายเดือนก่อน +3

    Daarusalaam B soo duub najmooy.. guryaha gudahoodana soo duub waa muhiim ..

  • @shairabdi
    @shairabdi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xaafadda dhismaheeda qurux lkn hortooda ma nadiifsanna 😢

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahay. Wadankeena nabadwaarta. Haynooga dhigo

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah

  • @husseind7942
    @husseind7942 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashà allah mahadsanid.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilahay nabad ka dhiga

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah walaal sare

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaalaah

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunka meel lagu noolado oo ka qurux badan kana degan ma arkin.

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah tabarakallah qurux badanaa

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw mashlh abyo sacdiyo

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah beautiful ❤

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 2 หลายเดือนก่อน

    Dhismayaashu waa qurux masha-allah laakiin waxaa dilay qorshaxumada waddooyinka yar yar oo aad quruxdii u bahdilay, dad faaiiido kaliya ka fikiraya ayaa dhisay.

  • @AyanAhmed-l4z
    @AyanAhmed-l4z 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka nabad baa lagu dagan yahay. Meelan nabad galya lahee oo kuwuu kudhax shaqesanayan Allah an ka magan galay. Nabada waa number 1

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daru salaam waa laga xiiso dhacay

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo wcn abaayo gabar karti leh tahay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid

  • @zaha3866
    @zaha3866 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo allaha ku xifdiyo

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah lkn jidka oo dhaxeeya laabada saaf ee guuryaaha waa yaryahay

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baad umahad San tahay walal waayo quruxda dalka dadku wey qariyaan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daanyeernimo weeye in guri lagu iibiyo 200k in Somalia. Somalia dhul la'aan ma hayso.......material buildings is not expensive. Hunguri xumi iyo maalin ku taajir baa Soomaalida wax walba qaaliyeeysay. Bal ka warran after city master plan haddii dhulka 50x70 si free lagu siiyo qof kasta oo u baahan islamarkaana qalabka dhismaha raqiisa ilaa 3 kun iyo ka yar lagu dhiso. iyadoo guri kasta laga fogaynayo guriga kale in ka badan 100 mitir for outdoor 4 to 7 parking/swimming pool, guest rooms and privacy. I won't pay penny for any of these house anigoo meel bannaan ah ka dhisan kara guri raqiis ah. Somali aragtaa qaali iyo daba ayan lahayn ku xaartaa aragtaa.

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xafada gudaha noo soo duub bananka bas noo soo duubtaa
    Next video ka sugenaa
    Insha allah abaayo s

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaymaheeda noo sheeg

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 หลายเดือนก่อน

    Boqol kun dolar banki salam dhac kac waaye 😂😂 koley aniga ma rabo cariish ayaa ku aamin qabaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    unukah leh xamar mah meshah Qaburah lah qodanayoh ban imadah ilahay namah kenoh meshah aan Arkay e lagu dilayoh bilashkah maxan kah so donah xamar Aman mah Ahah

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadan ka saas haloo wada dhiso

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 หลายเดือนก่อน

    Soomalia oo xol kasocdo maxaa waxaas lacag luguqasaraayo. Xafada ila meela kale xamar lama aadhi karo xabsi darteed

  • @Hawenay
    @Hawenay 2 หลายเดือนก่อน

    Ala ani dabaqa markan arko ilmo iyo wax isdagalay iska soo tuuray ban ka baqa dad dagal kaso baxaya dabaq aan belkonka furnayn baa u roona allow samata bixi

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xaafadaha cusub sifiican noogu soo duub oo please gudaha ugal, dhaqso ayaad ka noqoyey banaankeeda ayaad badisay

    • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
      @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 2 หลายเดือนก่อน

      Asc abaayo soboqo darasalaam dhulkiisa miyu isbadalay B inoo aad wllo ❤❤❤

    • @abdiwarsame4236
      @abdiwarsame4236 2 หลายเดือนก่อน

      Guryaha waxaa qurxiya dhaqanka ku wareegsan.
      Haddii la helo dad isku xiran oo u taagan ilaalinta danta guud waxay waxtar u tahay ashkhaasta xaafaddan deggen ama maal gashatay.

  • @GhyuRtyu
    @GhyuRtyu 2 หลายเดือนก่อน

    Bad roads

  • @mohamedabdi1642
    @mohamedabdi1642 11 วันที่ผ่านมา

    been wax bilac uma jeedo inta qashinka dhulka booxa yahuu