ABDIKARIM ALI SHAH & HODAN ABDIRAHMAN | MOHASHADA DAREEN | OFFICIAL MUSIC 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2020
  • Hodan Abdirahman, Abdikarim Ali Shah, Yurub Geenyo, Mursal Muuse, Miss Xiis, Xarir Axmed, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artists: Abdikarim Ali shah & Hodan Abdirahman
    Song: Mohashada Dareen
    Erayada: Abdirahman Oday
    Laxanka: Abdikarim Ali Shaah
    Music: Bulshaawi
    Cameraman: Liibaan Dahir & Waqal
    Editing: Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Abdikarim Ali Shaah, Anshax, Abdirahman Oday, Mursal Muuse, Beeroof, somaliland, somalia, xidigaha geeska, heeso cusub
  • เพลง

ความคิดเห็น • 3.3K

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 4 ปีที่แล้ว +3974

    Wax walpa
    Waxa ka mcn
    Oo ka sii mcn
    Hadalka alle
    ❤❤❤❤❤

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 ปีที่แล้ว +9

      @IMEI OFFICIALS waan kuu saaray subscribe adna ii saar

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว +1

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @nimcoclahi6274
      @nimcoclahi6274 4 ปีที่แล้ว +7

      Wall

    • @hodaahmed4478
      @hodaahmed4478 4 ปีที่แล้ว +6

      Haaa

    • @thegr8tahmed
      @thegr8tahmed 4 ปีที่แล้ว +7

      Farax hdabo wadiga 1K like ah hale 😁

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 4 ปีที่แล้ว +1072

    Abdikariin ali Shaah inta fankiisa jecel halkan isku muujiya 🍁❤️

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 4 ปีที่แล้ว +15

      Jaw sxipoy intaan fankiisa dhaafay ayaaban isagiisan is ruxayh jacayl uqaaaday kwaran hhh

    • @ayuopupdyweli1122
      @ayuopupdyweli1122 4 ปีที่แล้ว +5

      @@umalqueen1247 😀

    • @saredoahmed7223
      @saredoahmed7223 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdikariin ali shaah anika aya fankiisa jecel hore u soco wana reer djibouti wll haye somali hal 😍

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว +3

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @xamseabdiweli6215
      @xamseabdiweli6215 4 ปีที่แล้ว +6

      Abdikarin ali shaah fanka ayaa u baahan mar walba❤

  • @user-mc3qu5lc9x
    @user-mc3qu5lc9x ปีที่แล้ว +77

    Away dadkii nabiga jeclaa walal waxani waa aduunyo markaa ta aakhiro wax hala dhigto😭😑 imisaa

  • @AbdiqadirshAdam
    @AbdiqadirshAdam 3 ปีที่แล้ว +427

    2 million markey gaadho likeda ha ila dhaafin

  • @faadumohuseen3783
    @faadumohuseen3783 4 ปีที่แล้ว +2479

    Wax kasto macaaan .quraanka ayaa kamacaan😭😭😭😭😭 ilaahow naga dhig kuwa quraanka fahma macaankisana uu udhadhamo. Heesahana allow nagamadoopee😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @musdhafbaydhabo4573
      @musdhafbaydhabo4573 3 ปีที่แล้ว +11

      ameen

    • @rahmaomar2861
      @rahmaomar2861 3 ปีที่แล้ว +12

      Ameeen😭😭

    • @nezlihangabriel6376
      @nezlihangabriel6376 3 ปีที่แล้ว +10

      Amin ya rabi

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 3 ปีที่แล้ว +18

      Quraanka haku dawarsan like

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +10

      waa danbi kabir ah ma ogi dadkina meel ees music leh soo galaa kollaa keenaa quraam macmahna ma fahmin waa danbi hadad so gashen wa xaqiiq inaad hesah dhageytaan kolaka maxad quanka ummada u xasuusinsayan wa munaafqimnimo ha soo gali mel hees lagu hayo

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 4 ปีที่แล้ว +1380

    Walal hooyo mcn hadey ku noshahay alxd dheh I love mama❤🙏

    • @Khaliifqandac
      @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว +11

      Wll adoo mahadsan subscribe igu caawi

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 ปีที่แล้ว +6

      Alxmdulilaah

    • @samsamilyaas8685
      @samsamilyaas8685 4 ปีที่แล้ว +3

      Alxd

    • @mohaaali1795
      @mohaaali1795 4 ปีที่แล้ว +2

      @@macaaneeyahmed masha allah alle kama qaado hooyo wa lama huraan awaalkeda ma gudi karno wlhi❤😘

    • @bilancabdi4466
      @bilancabdi4466 4 ปีที่แล้ว +3

      Axlm

  • @muhudiinahmed2575
    @muhudiinahmed2575 3 ปีที่แล้ว +70

    wax kasto oo mac diinteena iyo quranka ayaa ka'macaan

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 3 ปีที่แล้ว +333

    Wan hubaa heestan😂 Waxad daawanaysaa 2021 like dhac inaderr😂🙆🏻‍♂️

    • @suldaansudaani3771
      @suldaansudaani3771 3 ปีที่แล้ว +8

      Ani 2022 aa fiirsanooyaa

    • @Humble41
      @Humble41 3 ปีที่แล้ว

      @@suldaansudaani3771 ani xtaa😂

    • @hipohupthi1232
      @hipohupthi1232 2 ปีที่แล้ว

      @@Humble41 ani 2023 daawanaya 😂🤦‍♀️😋

    • @Qalbisaafi119
      @Qalbisaafi119 2 ปีที่แล้ว +2

      Heestan manta fiirsanoyaa

    • @leaderapaqaa4517
      @leaderapaqaa4517 2 ปีที่แล้ว +2

      Pro walhi hada daaway 😅😅😂

  • @Xmax__Gamer
    @Xmax__Gamer 4 ปีที่แล้ว +583

    Reer Hargeisa Cadey
    is muujiya 😍😍🥰
    May dhaayuhu Agtaada
    ka joogayan Qalpiga meshan
    ku xidhay miyu ka naganayaa

    • @Khaliifqandac
      @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll adoo mahadsan subscribe igu caawi

    • @raxmiinaaxmed4354
      @raxmiinaaxmed4354 4 ปีที่แล้ว +3

      Hodan ree Hargaysa mahain

    • @Xmax__Gamer
      @Xmax__Gamer 4 ปีที่แล้ว +15

      @@raxmiinaaxmed4354
      Kkkk zhp Hargeisa waqti xadirkan jgta halkana lagu qaba ee adigu Mxd Hargeisa hadhwanaag ugu diidi waa su.aale🙃😂

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 4 ปีที่แล้ว +7

      @@raxmiinaaxmed4354 😝Ala Maye wa Rer KizmaYo
      Naa Adon Aqon Ha izka hadlin😎

    • @zakarieabdalle7158
      @zakarieabdalle7158 4 ปีที่แล้ว +8

      Labaduba re hargaisa mha Wa Borama iyo Burco.

  • @mohamadabdirahmanmohamad1576
    @mohamadabdirahmanmohamad1576 4 ปีที่แล้ว +389

    Hadaad Gacanta Bidix Ado Ku Haya Aad Daawanayso Liketa Hayla Dhaafin😆
    From Casimadi Barakesnd MoGadishu🇸🇴

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 3 ปีที่แล้ว +305

    Markay 6m gaadho itaabo✌

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว

      Hada 7 million weyan

    • @qadiijomohamed2303
      @qadiijomohamed2303 3 ปีที่แล้ว +2

      @@sharmoak4713
      Hantidii COBOL ka
      Ragà 7m fiyuusku💪💪

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว

      @@qadiijomohamed2303 haa lph

    • @apdishakourbaska8476
      @apdishakourbaska8476 3 ปีที่แล้ว +1

      ✌💝💝💝💓💓

    • @sergio9893
      @sergio9893 2 ปีที่แล้ว +1

      8m weeyaan😄

  • @sakimaahirkalid5083
    @sakimaahirkalid5083 3 ปีที่แล้ว +79

    Abdikariim Ali.shaah waa nin akhlaaq badan , inan kasta oo uu la heeso jidhkeeda iska daaye gacanteeda ma qabsado .

    • @ugbaadinaadanbarre9412
      @ugbaadinaadanbarre9412 ปีที่แล้ว

      M.a🥰😇
      Abdikariin ali shaah🥰
      Edabtu waaa udhalasho🤲😇🥰

  • @amenasensi010
    @amenasensi010 4 ปีที่แล้ว +548

    Inti nabiga love ku ah izmujiya💖💖scw SCW SCW

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 ปีที่แล้ว +614

    Hestan mrkey 1M gaadho like ta dhac igu sii *Frome Borama*

    • @Mohamedindho123
      @Mohamedindho123 3 ปีที่แล้ว +3

      3 MilYan ayaa MarYsa

    • @mudathircali5927
      @mudathircali5927 3 ปีที่แล้ว

      @@Mohamedindho123 4 dheh wali

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 3 ปีที่แล้ว

      @@mudathircali5927 5 ᴅʜᴇʜ ᴡʟʟ😅😅

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 3 ปีที่แล้ว

      @@Hanadhaaji6 6dheh☹😂

    • @mohawacayz5323
      @mohawacayz5323 3 ปีที่แล้ว

      @@ismailupdeirazhid153 7 dheh 😂🇸🇴

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 ปีที่แล้ว +152

    Habeen An Aniga Iyo Jcylkayigu Boorama Kusii SocoNay Ayan Malaha 7 Jeer HeesTan Kusoo Celcelshanayinay VivA Inta Jcylka Dacada HayizATa Like Dhac KuSii🥰

  • @miskidagan2204
    @miskidagan2204 3 ปีที่แล้ว +183

    1moth 1.9M bn kudawanaya iyado mareso 2sano kadib like isaar Allah cimriga no barakeeyo

    • @abdirahmanmohamed9240
      @abdirahmanmohamed9240 3 ปีที่แล้ว

      Dhac Ayan kugu siiyay aniga sharafey

    • @fartuunxasan7582
      @fartuunxasan7582 3 ปีที่แล้ว

      Aneh sido kle sharafey w istaahishaa wlhi markii si lufiriryo cml

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 ปีที่แล้ว

      Mad nooshay 2 sano ka dib 😅😅

    • @user-lv2qb5eu7e
      @user-lv2qb5eu7e หลายเดือนก่อน

      2024 ❤ 15m

  • @kalakiciso2653
    @kalakiciso2653 4 ปีที่แล้ว +333

    Dadki fanka loogu talo galey hdad aaminsanthy iney yihin like isaar❤️
    Hodan &cabdikarim Ali shaah 💞

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @mb-rz1bw
      @mb-rz1bw 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa duriyadi

    • @xaawokhaliif279
      @xaawokhaliif279 4 ปีที่แล้ว

      ali shaah fanka wuu wataa suldaana hesihii ka dhamaanaya sida 275 io qalanjo wxaan ahayn mahayo ali shaah go for ward

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah hodan bilan iyo abdikarin ali shaah cod bey hayaan❤

    • @hamdamahdi4163
      @hamdamahdi4163 3 ปีที่แล้ว

      @Baro English 𝐤𝐦 𝐦𝐨𝐤

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 4 ปีที่แล้ว +445

    Allaayacizak my two favorite singer's!

    • @warda_happy
      @warda_happy 2 ปีที่แล้ว +15

      insha allah naarta isku arki dontan

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 2 ปีที่แล้ว +4

      @@warda_happy ala garacow😅😅😅😅

    • @ankooyaya1157
      @ankooyaya1157 2 ปีที่แล้ว +1

      @@warda_happy 😂😂😂💔

    • @abshiroxassan5417
      @abshiroxassan5417 2 ปีที่แล้ว +1

      @@warda_happy 🤣🤣🤣 istaqfurallah

    • @liphanissack2192
      @liphanissack2192 2 ปีที่แล้ว +4

      @@warda_happy armaad adiga kaga horeysaa naaarta nio wax isula har

  • @mohaakram2780
    @mohaakram2780 ปีที่แล้ว +51

    Waan huba in heesta 2023 dawan donnto like dhac kusii 👇

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 3 ปีที่แล้ว +197

    Markey gaadho 1M like isaar
    from mogdisho
    😍😍

    • @mudathircali5927
      @mudathircali5927 3 ปีที่แล้ว

      4 Marosa 🥰🥰🥰

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 ปีที่แล้ว

      @@mudathircali5927 11 million 😂😂

    • @iam.legendar
      @iam.legendar ปีที่แล้ว

      ​@@Hanadhaaji6 12M😂

    • @HanadHaaji-ym3yv
      @HanadHaaji-ym3yv 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@iam.legendar14m😂

  • @somalitimes4651
    @somalitimes4651 4 ปีที่แล้ว +124

    Reer Muqdisho farta taaga Abdikarim Ali shaah waa ku wataa✌❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +145

    Hoygii fanka iyo ilbaxnimada kanaxo nafta waa 💚🤍❤ legends
    cabdikarin cali shah & hodan cabdiRahman
    waqal WStudio another level 🔥

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 ปีที่แล้ว +2

      Bbe NAC NAC adiga Inaan ku wazo wax yar baa iga kaa dhiman qofyahee😒 Ee gormaad i fududeeynesa whatsapp ayan kaso qabnaya isug

    • @somaliqueen4554
      @somaliqueen4554 4 ปีที่แล้ว +1

      💞💓💗💝💘💌💖💋🥰🥰

    • @missflower2272
      @missflower2272 4 ปีที่แล้ว +7

      @@nasser-1429 mouadagasho hadalkaa aad gabadh u quudhay inu walaasha ama hooyada sugo main wuuun 😡😡😡😡

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 ปีที่แล้ว +1

      miss flower Caac dheh

  • @Ceymoy222
    @Ceymoy222 4 หลายเดือนก่อน +95

    Who is listening👂 2024

  • @abdiaziizgoud8344
    @abdiaziizgoud8344 3 ปีที่แล้ว +8

    10milion markay gaarto hayla dhaafina 👍

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 ปีที่แล้ว +438

    Haygii fanka Iyo fanaaniinta Somaliland kanaxoo naftaaa way tageeen💚🤍❤️ inta igu raacsan like iisaara

    • @nema2647
      @nema2647 4 ปีที่แล้ว +4

      😍😍😍😍😍👏🏽

    • @abdirizakjay4393
      @abdirizakjay4393 4 ปีที่แล้ว +2

      Raac sanan🤞🤞✌️🤗🤗

    • @haajimustafe3969
      @haajimustafe3969 4 ปีที่แล้ว +1

      Yeah

    • @shukriali6715
      @shukriali6715 4 ปีที่แล้ว +5

      Cid ka xun baaba iska yaree huno mcn biyo qabow cab bal duh

    • @hibonuura7787
      @hibonuura7787 4 ปีที่แล้ว +5

      @@shukriali6715 adigu miyaad ka xuntay maxaa ku gupaya

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 4 ปีที่แล้ว +169

    Cabdi kariim Cali shaah inta heesihiisa jecel like ku muujiya 👍💘

  • @igucaawi50ksubscribers30
    @igucaawi50ksubscribers30 3 ปีที่แล้ว +49

    Marlay siduu ruux yahay
    Hadaan Midka kale u noqon
    Miyay wada maalayaan
    Kalgacal wada muudsadaan
    ❤❤❤❤
    Aniga shakhsi ahaan heestan aad ayay ii taabatay wxn leyahay qof walba oo jacaylkiisu ka fog yahay ilaahay ha usoo dhaweyo..

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 3 ปีที่แล้ว +22

    5.8 milion wewe cabdikrin cali shah and hodon sweet song wax kle 100 jeer in ka badan ku ceshceshday❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +201

    Waba la iga horeyaa lacalaa hadad comments keyga aragto wll like isar waa bilash ileyne 😢😢😢😢☝️

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 ปีที่แล้ว +89

    Heesti heesaha
    codka abdikariim cali shaah and hodan 100/%
    ereyada abdirahman oday 100%
    laxanka abdikariim 100%
    music bulshaawi 100%
    waqal is another level 200/%

    • @adilabdi3302
      @adilabdi3302 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-fj9mx4mq9s
      @user-fj9mx4mq9s 10 หลายเดือนก่อน

      Mog and the rest will have gone through and we have 😊😢❤

  • @ibrahimhassan277
    @ibrahimhassan277 4 ปีที่แล้ว +17

    From sheekh madar hargaysa Somaliland love from Canada

  • @din8wofficialvevo717
    @din8wofficialvevo717 3 ปีที่แล้ว +64

    Wow! Heesaha kale wxay 2 bil ku heYstan aye 1 bil ku heeysata .. VIVA HARGEISA From London. 3M Inshaalah marki 2 bilood lagaaro ❤😍😍😘 OMG! Niinka Music ka Garaacayo waaba balaayo 🦁🎧. Gacaan aya Utaagay 👌👌👌Mida kale wiilka heesta qaadayo waa Wisdom buuxo. Can't believe laxanka isagaa inuu leyahay 🙌😋

    • @Hanadhaaji6
      @Hanadhaaji6 ปีที่แล้ว +1

      11 million

    • @updirhmanzalax6915
      @updirhmanzalax6915 ปีที่แล้ว

      Mahad zanid waxan anagaa nala dhahaa viva hargaysa form burco

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 ปีที่แล้ว +75

    Dadkii fanka iska lahaa ayaa is helay
    Like ku dhacsiiya 🤗

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 ปีที่แล้ว +313

    Team waQaL iyo inta kaba la'aanta ku dhawanaysa LikTa dhac kusii
    🙏
    👇

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 ปีที่แล้ว

      Wll qali adoo raaliya subscribe igu caawi please

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @mr.garras
      @mr.garras 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameen bilaari🙋‍♂️😂

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 4 ปีที่แล้ว

      𝕎𝕒𝕒 𝕨𝕝𝕝𝕜𝕒𝕪𝕖 𝕦𝕦 𝕤𝕒𝕣 𝕤𝕦𝕓𝕤𝕔𝕣𝕚𝕓𝕖𝕕 𝕡𝕝𝕫 ❣️❣️❣️✅✅𝑯𝒂𝒅𝒂 𝒋𝒆𝒄𝒆𝒔𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒆𝒔𝒐𝒉𝒂 𝑯𝑫 𝒂𝒎𝒂 𝒗𝒊𝒅𝒆𝒐 𝒋𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍 𝒂𝒉 𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒘𝒍𝒎 𝕒𝕕𝕚𝕘𝕦 𝕟𝕒 𝕤𝕠𝕠 𝕓𝕠𝕜𝕙𝕠 𝕨𝕝𝕝𝕠 𝕢𝕝𝕚💘💘💘
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      th-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 3 ปีที่แล้ว +33

    Fanaaniin aan xushmad u hayo Abdi Karin Ali shaah iyo hodan abdirahman two legends 🤴💯🙏

  • @hassansiadmohamed6128
    @hassansiadmohamed6128 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi hestan kama cajiso rer waqooyi hoyga fanka iyo suuganta somaliyed viva somalino

  • @abdiazizyasin8618
    @abdiazizyasin8618 4 ปีที่แล้ว +533

    malin walba sms ayn so qoraa like wan ku sara adiga maxa iga xasidaYsa waligeY 10 like ma gadhin 😪😪

  • @axmedc.shakur1098
    @axmedc.shakur1098 4 ปีที่แล้ว +522

    Ereyada : hargeisa
    Laxanka : burco
    Codka : burco iyo borama
    Music : hargeisa
    Reer somaliland one love❤❤❤❤

    • @abdirazakibrahim623
      @abdirazakibrahim623 4 ปีที่แล้ว +11

      Music WA bulsawi isna waa reer burco

    • @axmedc.shakur1098
      @axmedc.shakur1098 4 ปีที่แล้ว +4

      @@abdirazakibrahim623 isaga ma garaneyn lkn hargeysa ayuu joogaa

    • @salebanfarah8295
      @salebanfarah8295 4 ปีที่แล้ว +19

      @@axmedc.shakur1098 zhp Bulshawi waa nin Reer Burco Habar jeclo ah waliba Aadan madobe🖐️

    • @samiradiriiye9275
      @samiradiriiye9275 4 ปีที่แล้ว +3

      Viva burco❤❤

    • @muxamadcaska3020
      @muxamadcaska3020 4 ปีที่แล้ว +5

      @@abdirazakibrahim623 Maftux cadced iyo Furinle Waa labada ugu music fiican waan Reer hargeisa

  • @xhakiryare6493
    @xhakiryare6493 2 ปีที่แล้ว +19

    Hestan marke garto 10m like e saar 😇🥰

  • @hamzekyousuf2981
    @hamzekyousuf2981 3 ปีที่แล้ว +8

    Markay 7M Gaadho Love iitabo WaqaL

  • @axmedc.shakur1098
    @axmedc.shakur1098 4 ปีที่แล้ว +63

    Waxkastoo mcn
    Waxkasii mcn
    Hdlka ALLE
    Like iisaar wll❤❤

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya 4 ปีที่แล้ว +150

    Hodon abdirahman Hadaa Tahay Tageeraheda Like dhac 🤣🤣video baan kasoowadaa

  • @nanzal4502
    @nanzal4502 3 ปีที่แล้ว +20

    Codka wiilka mcn 😍😍

  • @carabotawa
    @carabotawa 3 ปีที่แล้ว +11

    Aroos anigoo jooga ayaa heestan Hallkii Hotelka laga daray, markaas wax dan ah kama yeelan taariikhduna waxey aheyd 18/September/2020 lkn markaan kasoo tagay ayaan jecladay illa maantay o eey taariikhduna tahay 24/september/2020 waan radinayay inaan ogado cidda qaday lkn hadda waogaday🥰, Imisa Like Ayaan Mudanahay Inta Iga Danbehsa🤔.

  • @asmadagan7502
    @asmadagan7502 4 ปีที่แล้ว +243

    Burco and Boorame Fanaaniin Somalilnder ah Waan idin salaanay

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +6

      Asma aha kala gurin reer somalialand qaastaan fanaaniinta ma ah siyaasin

    • @asmadagan7502
      @asmadagan7502 4 ปีที่แล้ว +5

      @@abdullahiomarali5241 Somalida waxa ku badan Jaahiliin Hadana isku Haysta wax Garad Fanaanku ma Samaduu kasoo dhacay maanu dal iyo Dad iyo Gobol kasoo jeedin Marka guud waa Fanaaniin Ku Heesa Luuqada Afsomaliga lkn Midwalbaab Dal ayuu kasoo jeeda ceebna Maaha Habaarna Maaha

    • @asmadagan7502
      @asmadagan7502 4 ปีที่แล้ว

      @@BayleChannel Waan ku Soo Booqaday Adiguna sobooqo Waan ku saare th-cam.com/video/UdDk-RXrSFg/w-d-xo.html

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      @@asmadagan7502 wan Ku saray

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 4 ปีที่แล้ว +89

    Waqal studio Hore usoco 💚♥️🗯

    • @Khaliifqandac
      @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll adoo mahadsan subscribe igu caawi

  • @mohamedabdikarin317
    @mohamedabdikarin317 3 ปีที่แล้ว +15

    Miyaan kaa maqnaan karaa
    Niyadu meel ahayn
    Agtaada ku miirsataa..
    Miyaan muhushada dareen
    Naftaada ka maarmayaa ?
    Ereydaas qofka kaliya ee u qalma waa my love najah ..

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +126

    my favorite song 🤴🏽👸🏻😘

    • @Mohamed.Khaliif
      @Mohamed.Khaliif 2 ปีที่แล้ว

      heesaha danbe heestan iyo mid Qamar suugani iyo Najma Najaad wada qaadaan ayaan ugu jeclay

    • @lunaabdikadir147
      @lunaabdikadir147 5 หลายเดือนก่อน

      sameee

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 ปีที่แล้ว +140

    💚🤍❤️hoygii fanka heesahan ayaa kasoo baxa Somaliland

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @faarahmohammedfaarahmohamm5928
      @faarahmohammedfaarahmohamm5928 4 ปีที่แล้ว

      Mahad

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 ปีที่แล้ว +1

      Lkn nolol kale majirto hala heeso xirfad kale majirto

    • @mukhtarkhadar2708
      @mukhtarkhadar2708 4 ปีที่แล้ว

      @@malmo4235 cuqdad ayaa ku haysa

    • @omars4629
      @omars4629 4 ปีที่แล้ว +1

      Love U🥰

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 4 ปีที่แล้ว +68

    Abdikarim Cali Shah & Hodan Abdirahman
    Dadkii Fanka Lahaa 🇭🇺🇭🇺🇭🇺

    • @queenxafsaciise7332
      @queenxafsaciise7332 4 ปีที่แล้ว

      calankan waa kii talyaaniga sxb

    • @caliali8651
      @caliali8651 4 ปีที่แล้ว +2

      Kan zxp ino saar Adoo mahadsan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @hayaabintusln3122
      @hayaabintusln3122 4 ปีที่แล้ว

      @@queenxafsaciise7332 maha wll ee wa kan ka italia 🇮🇹🇮🇹lkin kaan ma aqaan

    • @yacquub1630
      @yacquub1630 4 ปีที่แล้ว +1

      @Queen xafsa ciise ka xun Calanka Somaliland baa smaysatay

  • @Karina.B789
    @Karina.B789 หลายเดือนก่อน +2

    This music remains my past 😂when I was in middle school and when I was in Somalia 🇸🇴 miss you Somalia 💙💙

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 ปีที่แล้ว +7

    The best song fanaaniinta kala ah cabdi kariin cali shaah iyo hodan cabdiraxman
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codadka 100% aad umacaan
    Ciyaarta 100% soojiidasho leh
    Goobta 100%
    Viewska 10milyan waa dhaafeesaa inshaa allah
    Inta kaheshay like iisaar

  • @cabdicasiismaxamuud3128
    @cabdicasiismaxamuud3128 4 ปีที่แล้ว +283

    MARKAY 1M GAADHO LIKE IISAAR😂 SOMALILAND,SOMALIA,DJUBTI🤗
    👇

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @garaadkapoi9516
      @garaadkapoi9516 4 ปีที่แล้ว

      www hees mcn gacan baan ku tagay 👏👏👏👏👏👏👍👍👍❤❤😍

    • @Sheekadena
      @Sheekadena 4 ปีที่แล้ว

      Inta ka horaysana Dislike ta kula dhacaynaa

  • @ilkacaseqeys4667
    @ilkacaseqeys4667 4 ปีที่แล้ว +233

    Ilahey Ciida Cafimaad iyo Cimridheer hakugu gadhsiiyo wll mcn hadad like isarto keep going Hodan & Shaah❤✌

  • @igucaawi50ksubscribers30
    @igucaawi50ksubscribers30 3 ปีที่แล้ว +141

    Abdi karin Ali shaah is the new glowing light for the somali music , I really admited his chills and vocals

  • @abdurahmanyousuf1402
    @abdurahmanyousuf1402 3 ปีที่แล้ว +4

    Micno ahaan iyo hees ahaan ba heestan si fiican ayaa looga shaqeeyey runtii the best one weeye wlhy

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 4 ปีที่แล้ว +131

    Nebiga iyo quraanka like ha ku raadsaninee heesta ka faalooda oo wax wanaagsan soo qoro markaa like waad helasaa mid bilaa danbiya waliba.

    • @ugbadfuulo2386
      @ugbadfuulo2386 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂usheg nabiga ku tugsanayane waxan ciyalka

    • @mushtaaqmuha3074
      @mushtaaqmuha3074 3 ปีที่แล้ว

      It is really walkaya ☝️☝️☝️☝️

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +1646

    Heestan haday 1M views hesho annna inan helaa 1M like sababto ah iyadoo 0 views ayaan arkay heesta ncalla shaydaan ku yaalle bahashu lacag majoogte igu quba😂😂

  • @user-xl1vm2jf1l
    @user-xl1vm2jf1l 7 หลายเดือนก่อน +2

    Goat 🐐 fanka gariir waayeh

  • @asmahamud1970
    @asmahamud1970 2 ปีที่แล้ว +34

    Still 2022 my favorite 🥰

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +56

    Miyay dhayuhu mar qudha muqaga ka jogayaan🥀🤴🏻

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +155

    Heestan imisa Qof Ayaa Sugay Muuqaalkeeda😍
    Hargeysa Somaliland Hollywoodka Somalida Ayay Noqotay Walahi waala Yaabay😍🇭🇺
    Abdikariim_Ali shaah Iyo Hodan Abdirahman 😘

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 3 ปีที่แล้ว +3

    abdikarin cali shaah walhi codkisa wan ku dharta mashaa allh adban ku tagera wallkey qaali💋😍😍😍😍💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤hodan😙😗😗

  • @Malia162
    @Malia162 3 ปีที่แล้ว +89

    heestan waaba mid mucjisa ah
    bajaaj aaney kashidneyn waa bajaaj aan jirin inta og sideydoo kale like iisaara😂😂

    • @ShukriAbdirahmaanAfjar
      @ShukriAbdirahmaanAfjar 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @dheemanluula6151
      @dheemanluula6151 3 ปีที่แล้ว +1

      boorama sawmaha

    • @Malia162
      @Malia162 3 ปีที่แล้ว

      @@dheemanluula6151 Haa😂😂

    • @dheemanluula6151
      @dheemanluula6151 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Malia162 hhhh uxiiisey wllhi mgladeydiii sannad kasoo maqanyhy bajaajyada wxn hees kubartey aanan aqoon tiro maleh wllhi hhhh uxiisey dhuf dhacdiii

    • @Malia162
      @Malia162 3 ปีที่แล้ว

      @@dheemanluula6151
      😂iney borama tahy seed kugaratey qaali
      haa wlhi heesaha qaar iydaan😂 kubartaaba markasa ta icajbisa mrkaan xaafda tago dib ubaadhaa😂😂

  • @Curiousfunfactsshorts
    @Curiousfunfactsshorts 4 ปีที่แล้ว +465

    HADAAD NABIGA ❤SCW ❤SCW SCW❤
    JECESHAY LIKE SAAR👍👇

    • @axlaaminaabdirahman8464
      @axlaaminaabdirahman8464 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll mcn meeshan heesaha ku jiraan maxaa Nabigeena U keentay

    • @hamdi592
      @hamdi592 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว +1

      Nebiga lagutuksanayo waa maxey walal

    • @ugbadfuulo2386
      @ugbadfuulo2386 4 ปีที่แล้ว

      scw scw waxba like tadada nama sogalayan haku tugdan nabiga bajuun bataye

    • @ruqiyaaxmed6598
      @ruqiyaaxmed6598 4 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw😍

  • @hamseoscar7836
    @hamseoscar7836 4 ปีที่แล้ว +27

    Hadaad u aqoonsatay inay yihiin laba qof oo talent leh hayla dhaafin👍

  • @ahmedd5644
    @ahmedd5644 3 ปีที่แล้ว +41

    Best Somali tune this year by far!! 💯🙌🏾🔥🇸🇴

  • @liina_hasan
    @liina_hasan 3 ปีที่แล้ว +9

    Heesta sanadka ugu shidan bey noqotay 2 boqor🥰🥰

  • @drdaahirofficial5308
    @drdaahirofficial5308 4 ปีที่แล้ว +24

    Aniga Heestaan ma sugayn waxaan Sugayey Laxankaan Adka U macaan Cida Samayn Abdikrim ali shaah wan Darren Sana inuu sameeyey Lkn xooga Laxankaan wuu igala waynaday abdikrm lkn abdikrim wad tagtay shpow Go App😘😘

  • @xiisomediaproduction5785
    @xiisomediaproduction5785 4 ปีที่แล้ว +34

    Gop weeyi habalaha somaliyeed inta igu raacsan Like 👍 ismuujiya inta habalaheena ixtiraamka u haysa

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว +42

    Ican listen 20 times and more per day because this song 💥
    Specially: miyan muhashada dareen naftaada kamarmaya 💋💋

  • @msXaaji
    @msXaaji 3 ปีที่แล้ว +8

    My favourite song ♥️ guul Hodan iyo Abdikarim🙌🏿🙌🏿🙌🏿

  • @zakariyezulaiman2051
    @zakariyezulaiman2051 4 ปีที่แล้ว +291

    4min 2k waqal studio another level

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว +2

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @somalidvlotterywinners5941
      @somalidvlotterywinners5941 4 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan Anigana Hala isoo booqdo Waxaa laga yaaba in aad kahesho Wax aadooneso
      Mahadsanidiin 🙏🙏🙏🇺🇸🇸🇴📻

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 4 ปีที่แล้ว

      𝕎𝕒𝕒 𝕨𝕝𝕝𝕜𝕒𝕪𝕖 𝕦𝕦 𝕤𝕒𝕣 𝕤𝕦𝕓𝕤𝕔𝕣𝕚𝕓𝕖𝕕 𝕡𝕝𝕫 ❣️❣️❣️✅✅𝑯𝒂𝒅𝒂 𝒋𝒆𝒄𝒆𝒔𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒆𝒔𝒐𝒉𝒂 𝑯𝑫 𝒂𝒎𝒂 𝒗𝒊𝒅𝒆𝒐 𝒋𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍 𝒂𝒉 𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒘𝒍𝒎 𝕒𝕕𝕚𝕘𝕦 𝕟𝕒 𝕤𝕠𝕠 𝕓𝕠𝕜𝕙𝕠 𝕨𝕝𝕝𝕠 𝕢𝕝𝕚💘💘💘
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      th-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

    • @adammohamed3823
      @adammohamed3823 2 ปีที่แล้ว

      @@somalidvlotterywinners5941 Q1w

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 ปีที่แล้ว +24

    Dhashii Burco iyo Dhashii Borama oo ihelay 🥰❤️😘🔥🔥🔥

  • @quizzes1_
    @quizzes1_ 3 ปีที่แล้ว +11

    New score!!!!!!🤤🔥
    4weeks 1M VIEWS✊🏾🔥 2k COMMENT♥️😊 20k like😊♥️✊🏾 Hodan& abdikarin dhiiga!!🥰👸

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa Si Wada Jira Uwada Dhageysanayna Barkhad❤
    Habeen Sabti Ah 11:17PM 😊24/02/2024

  • @abdilahick9075
    @abdilahick9075 4 ปีที่แล้ว +302

    Hdad adoo heesta dawanaya
    Commentiga akhrinaysid
    Like ha ila dhafin wllky iyo wllshy😍

    • @Khaliifqandac
      @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll adoo mahadsan subscribe igu caawi

    • @Khaliifqandac
      @Khaliifqandac 4 ปีที่แล้ว

      @IMEI OFFICIALS ana waankuu saaray wll

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว +1

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @shamsudiincabdirashiid9234
      @shamsudiincabdirashiid9234 4 ปีที่แล้ว

      Miyaad idinkoo lugaynaya,
      muuqaalka daawanaysaanoo,
      magaalkana wareegaysaan,
      bal maad is muujisaan...
      Macnaha like-ta dee 😂🤣

    • @asmaismael1457
      @asmaismael1457 4 ปีที่แล้ว +1

      Haye wlo qli

  • @hargeysawinajo5423
    @hargeysawinajo5423 4 ปีที่แล้ว +16

    Tolow reer xamarki malaso fasaxay
    Hodan updi Rahman Io ina cali shaah
    tan Hees way dhaftey😍😍🤩

  • @yohannesnega6102
    @yohannesnega6102 3 ปีที่แล้ว +34

    idk what they r singing abt but am in love with the dance style ....also am in love with somalian girls , love and pis from adiss ababa

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 2 ปีที่แล้ว +2

    11M markay gaadho like iisaar

  • @saprinarasmi6303
    @saprinarasmi6303 4 ปีที่แล้ว +28

    Mrkay 4m gaadho like isaar inta kle waxba izkuma lihin😂😂✌

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 4 ปีที่แล้ว +50

    Hodan cabdiraxmaan love you hbo mcn hiiraan ayan kaso salama waxad is shabahdan face ahan hooyadey mcn malin alla keeno videoyashada dawada madama hooyadey iga fogtahy ❤iga gaarsiya salal boqortoyo❤❤❤❤

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana kaa qadhsinaya wll waa balan Allha Hooyana noxafido ameen

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku haysta Abdikarin Ali shaah wayahaan good work sxb sare

  • @fatimah25
    @fatimah25 3 ปีที่แล้ว +45

    Who is listening 2021 still ma favorite ?💜

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 ปีที่แล้ว +35

    C/kariim cali shaah ft hodan Abdirahman dadkii fanka iska lahaa, waa layaabay.♥️🍂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +42

    Abdikarin ali shaah iyo hodan abdirahman hees inaba caadi ahayn ninka abdikariin cali shaah wxuu tartan adag kula jira qamar sugaani 😊✌️

  • @ayaanabdirahmanyusuf1493
    @ayaanabdirahmanyusuf1493 3 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiga meeshan ku xiray kheyr alaha ka dhigo 🥰🥰🥰🥰

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 3 ปีที่แล้ว +2

    Sowtan hodn yarkiiba dawkhisay codkay ku raxaysay iyo jaaska
    Muhashad codka❤❤❤🙏
    Hodan waa ku raxaystaa hesah
    Fankaa u bahana❤❤❤
    Sami🙏🙏🙏

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 4 ปีที่แล้ว +44

    Qalbiga meshaan ku cidhay miyuu ka nagaan karaaaa💔🌡🥰
    Ayaa ila jecel hodan cabdirhman like dhac ku siiya🥰🥰

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว

      Anigaa kula jecel hodan bilan, muhashada fanka❤❤🌹🥰🌹🥰🌹🥰🌹

    • @AmienzoLa
      @AmienzoLa 4 ปีที่แล้ว

      66

  • @xamsemukhtaar8236
    @xamsemukhtaar8236 4 ปีที่แล้ว +132

    Inta earphone ku dhagaysanaysa hadana jiif ku daawanaysa like dhac igusii__________𝘁𝗲𝗮𝘄 𝘄𝗮𝗾𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗾𝗮𝗹𝗸𝗮💖💖💖💖💖💖💖💖🤙🤙🤙🤙🤙

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo wll waxaa laga yaabaa in aad Ka hesho waxa AAN soo gudbiyo .
      MAHADSANID 💯 WAN RAJEYNAYAA IN AAD KA ISOO BOOQAN DOONTI
      th-cam.com/users/BayleChannel

    • @saidosulaiman3650
      @saidosulaiman3650 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh ☝️

    • @amiiryare4135
      @amiiryare4135 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh Dadkan jini mala shaqeyo 😂😂😂 earphone igu jiro wana jifa

    • @zeinabcadar1522
      @zeinabcadar1522 4 ปีที่แล้ว

      Ana moode in iga hadleso😂😂😂😂wan jifa earphone na waigujira🤗

  • @nimcaali3566
    @nimcaali3566 3 ปีที่แล้ว +5

    I love u❤️ abdikarin Ali shaah 😍
    Heesahaha dawo bey iyihiin
    Keep going wll qali hodan sido kle

  • @djamilaalimiganeh8244
    @djamilaalimiganeh8244 3 ปีที่แล้ว +9

    I love crazy this song. It is my first that i appreciate a somali song really..ohhhh love you guys specially The Queen "H"

  • @khadardaudabdulle6029
    @khadardaudabdulle6029 4 ปีที่แล้ว +192

    Miyaan ka maqnaan kara
    Niyadu meelaan ahayn
    Agtaada ku miirsataa
    Miyaan kaa libiqsadaa
    Miyay mar qudha dhaayuhu
    Muuqaaga ka joogayaan
    Miyaan muhashada dareen
    Naftaada ka maarmaya
    Qalbigu meeshaan ku xidhay
    Miyuu ka nagaan karaa
    Marleey siduu ruux u yahay
    Hadaan midka kale u noqon
    Miyay wada maalayaan
    Kalgacal wada muudsadaan
    Mayee ma huraanku waa
    Xubiga maamuus hirgala
    Sideenay miid jacayl
    Kalgacal wada muudsadaan

  • @maxamedkin571
    @maxamedkin571 4 ปีที่แล้ว +18

    Allah eid ul adxa cafimaad qab haynugu gadhsiye like ii saara waa wllkiin oo Somali ahe ❤❤🙏🙏🙏

  • @saxafdawareegta659
    @saxafdawareegta659 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan hubaa heestan Waxad daawanaysaa 2022 like dhac ku siii

  • @caqiidaabdirahman2495
    @caqiidaabdirahman2495 2 ปีที่แล้ว +5

    My favourite singer cabdikariin cali shaah 🥰

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 4 ปีที่แล้ว +18

    Eesh Calaa Hees👏👏👏 Hodan Abdrihman hees ay qadayso ama qof la qadayso oo an Shidneyn majirto 😘

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics8540 4 ปีที่แล้ว +20

    Abdikarim ali shaah on fire wlhi laxanka aya 100 ah wlhi waxba lagama qaban karo dhaman hesahaga makala dhacan sxb horey usoco from Mogadishu

  • @farhanofficiall3452
    @farhanofficiall3452 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan Waxaan Ku Xasuustaa Markay Soo baxday dhalinyaro aan Asxaab ahayn Qaarkoodna Aan isku Class ahayn Dugsiga Sare Safar Hargeysa to Berbera ah ayaanu Heestan Sii dhagaysanaynay Barisamaad Wuu Badnaa ❤