FADUMO BURAANBUR WAXAY IGU CAYDAY MA DHALEYNIMO IYO IN AAN NINKEEEDA U DABA MARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 190

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 หลายเดือนก่อน +28

    haweenki soomalida cudur nin ah ayaa kudhacay😢salangobeed caliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 หลายเดือนก่อน +5

    Fadumo wa maskin ilahey ilmaheda ha uso celiyo aaamin ya rabbi 🤲

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 2 หลายเดือนก่อน +32

    😢😢😢😢Bismillah madhasho wa qalaad in gabar lagu caayo

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanalah qofna xeel iyo xoog kuma helin ilmo ilahay gacantisay ku jirta tan laga qatay ilahay ha u soo cesho ilahayna cafis ha waydiisato tan usan siina ilahay ha ku risaaqo hana is cafiyan tan sadixaad oo dabkq sii hurina ilahay cafis ha waydiisato nabiibiye reera nareed waaye اللهم ثبتنا ورزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 2 หลายเดือนก่อน +17

    Qofka la dulmiyo ducsdiisa waa aqbaal❤❤❤❤

  • @ashalul565
    @ashalul565 2 หลายเดือนก่อน +15

    Naagihii soomaali bilaa xishood bay iskugu soo urureen.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน +3

    Madluunka ducadiisa waa la’aqbalaa ee Fadumo’s caruurteeda allaha usoo cesho

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanalhaa ilhy ubd khyr qba ha siiyo ilhy ba bixiyee❤😢

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน +1

    Caaliyo wax fiican kama aadan sheekayn
    Ee iskadaa arimahan

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢😢 hadalkaas hadu run yahay gaf weyn bay ku dhacday qofka madluumka wa istijabo ducadisa ama habaarkiisu😊rabi ciduu doona siya wiilal iyo Gabdho ,qaarna wiilal qudha qaarna gabdho qudha qarna madhalays😢😢ya rab na samax intuba waa fitno keliya inad mahadnaqdo oo ad rabi u noqoto ayaa waajib ah ax ya rab sii inta gabar ubad raadinaysa awlaad salixina anakana nagu astur oo noo xifti amiin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

      Waa been waa naago maafiyaa xaasid ah ufiirsada shakiiro sheekooyinka beentaa ay soogudbiso beenta wey samaysaa

    • @Hodaneey
      @Hodaneey 2 หลายเดือนก่อน +1

      @ wll haday been abuur tahay tasina waa dulmi kale oo laga galayo fadumo xaqiqads rabi og xaq rabi ha inagu hanuniyo

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa rabi

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalaha please heshiiya ilaahay ka baqa Aduunka waa laga tegayaa is cafiya hadii ay is cafiyaan ilaahay labadoodaba waa u gargarayaa gabdhahan waa in Wadaadada loo sheegaa 😢

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน

    Asc yaa rabi dhaxdooda biyo qabow ku shub yaa casìs

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalahi qalbi malahan qof ilahay uusan siin ubad in iinloga dhigo xanunweeye ilahay kama baqayso miya ubadka ilahayba baxsha gabadhas ilahay ubad khayrqaba hasiiyo isaga awoode fadumo waa jisaheda hadii ay jirto sidasi war dadow ale kabaqa oo umada qalbadoda dhaawaca kuyaal haku dhaqajinina 😢
    Ilahayba yiri qofkan doonan siiya ubad kandoono wiilal bansiiya kandoono gabdho kaandoono wa isugu dara kaandoonona midna masiiyo ilmuhu waa hadyad ale baxsho inad dhasho iyo inadandhalin adigu mahaysatid ilahayba baxsha walahi eraygas waa itabtay waayo ilahay ubad bu isiyay alxamdulilh qof uusan siin oo wallakey ah see ugu digankara damiir xumo weeye

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 หลายเดือนก่อน

    Gacmaha qurxoo inoo qari

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 2 หลายเดือนก่อน +4

    Intay habaarayso illaahay may ilmo waydiisato 😢suxaanallah

    • @ashafarah9414
      @ashafarah9414 2 หลายเดือนก่อน +1

      Khalad ma laha way cadheysned oyaysay 😢 waa u garabaya😔

    • @NadiraMohamed-vt6us
      @NadiraMohamed-vt6us 2 หลายเดือนก่อน +1

      @ illaahow isii baa lagu cadho baxa nabi sakariye cs isagoo gaboobay oo islaantiisu gabawday ducadiisu illaahay ku siiyay

    • @AbdirahimAhmed-qb6xe
      @AbdirahimAhmed-qb6xe 2 หลายเดือนก่อน

      Meey duceeysanin maad maqashey​@@NadiraMohamed-vt6us

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod หลายเดือนก่อน

    Fadumo buraanbur gabdhas ha waydiisato cafis

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji somalida Qalacadodi iyo diinitodi xage kaday qofki ilahay ilamo sinini macayaba 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanalaah dhalma la aan leskuma caayo

  • @FouadMouhoumed-e3c
    @FouadMouhoumed-e3c หลายเดือนก่อน +1

    Walal.wanku.salam❤

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 หลายเดือนก่อน +3

    سبحآن ربكك ربالعزة عما يصفون والسلام علي المرسلين والحمدلله رب العالمين🙏🙏

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน

    Qofka madluunka ah iyo ilaahay waxba uma dhexeeyaan Subxanallah ilaahay ka baqa is cafiya markaa ayaa mid walba ilaahay u gargaarayaa 🥹

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 หลายเดือนก่อน

    Faduma waa boqorad aaan lagaari karin habraha dofaaraha ee kusasay waxba kama qaadi karaan Ee kafuqa yaa yiraaa Queen faduma sharaf my dhiiga iyo dhuuxa allaha il iyo cowri hakaa qabto 🤲 ilmahana allaa bixiyee allah kabariso

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanlh alla dhasha bixiya

  • @salma.abdule
    @salma.abdule หลายเดือนก่อน +1

    Horta dumarka somalida maxaa kaqaldan walahi aad ayaan ula yabaa qofka family giisa iyo qof saxiib kiis ah meg uqadanaya war qof kaad fahmi wayeso wado kamar hana cayin ilahaye cidiisu aad ayaye ibalarantahaye subxanalah ilahow xaqa nagu dil amiin.

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 หลายเดือนก่อน +4

    Bafin caliya❤anigu waxan kugu jecelahay🎉runta❤❤❤❤❤❤keep going honey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdillahiYoussoufAli
    @AbdillahiYoussoufAli หลายเดือนก่อน

    Asc caaliya wanku salamay

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 2 หลายเดือนก่อน +2

    .aashaa allaah waa jaclaa in aad kahadasho arinkaa good jop saaliyo sharaf❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar habarki Waa laga Aqbaalay 😢😢

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq shakiira waa run 😢sorry shakiira sister you are right sister

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 หลายเดือนก่อน

    Subax alla adaka laguma cayo caruur lan alla aya ubadka bixiya ❤💝👍caliya wan kusalamaya huuno ❤

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habaaarka waa danbi waxii gabadhaaa ku dhacay waa loo heesta caruuurta aay gaalada gacanta u galisay danbigoooda xageeey la aaadi si kastooy u caysay weey iska cafin laheyd 😢😢😢😢 waxaa aay faduma tiri waxaa ka xun waxa aay shakira sameysay😢

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน

    Caaliyo abaayo adiga gabdhahu waa walalaha ee hakawaramin subxaanka yaa cadiim

  • @dalmar640
    @dalmar640 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ciirtaa jug leh inta fahantay one like❤🎉

  • @Jiijoabdi
    @Jiijoabdi หลายเดือนก่อน

    Dagan waa masiibo

  • @SuadIbrahim-v2p
    @SuadIbrahim-v2p หลายเดือนก่อน

    Subxanllah 😢

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aliya Sharif markad hadlayso inad I horfadhid.I love

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 หลายเดือนก่อน

    Caliya soo hadal xagee ka dhacday 😊

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iyadu may ilaahay barido inuu ubadsiiyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 2 หลายเดือนก่อน

    My queen caaliyo 😘😘😘

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 2 หลายเดือนก่อน +2

    Makarafoonka naga soo hagaaji hal dheeg wax ka maqalna bees ❤❤❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅 walee

    • @HodanQaali1
      @HodanQaali1 2 หลายเดือนก่อน

      Sax, hal dhag Lee laga maqlaa kan iyo kuwa kale 😊😊

    • @NaimaHassan-h4p
      @NaimaHassan-h4p หลายเดือนก่อน

      Ani waa wada maqla sis si fican waliba❤

  • @mohmudmarianhassan-8611
    @mohmudmarianhassan-8611 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shakira hadalkeeda wadnaha i qaracmay yaa Allah is cafiya adunkan waa in gaaban. 😢😢😢

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 หลายเดือนก่อน

    Fadumo waa doqon

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 หลายเดือนก่อน

    Only dump person calls someone child less, because only Allah gives.

  • @fartunofficial1128
    @fartunofficial1128 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah 😢

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc caaliyaay war jeclidaa
    Anigu waxan u malaynayaa
    Daaroodka buraanburka iyo ciyaarihiisaa laguma gaadhee malaha waxay arkeen in aanay perfect ku ahayne ay ka bariisaysanayso uun waa halkii caaliya shariife.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน +1

      Nayaa Kadaneey waan ku salaamay qaali waan ku waayay waayadan xagge jirtay xbbti🥰🥰

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 2 หลายเดือนก่อน

      @@Caaliyasharif kkkkk dee wl qaali
      Adaa lagu waayay clip aad soo dhigto oo aanan daawan like tana ugu dadaalin soo hel.
      Malintii dhawayd ee masiibadu ka dhacday Nairobi ayaan walaahi is idhi naa heedhe tii caaliyo ahayd ayaa wararkaa xaqiiqadooda keeni lahayde talaw ma xaaji bay heshay.

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah ilaahay waa waxa uu naarta inoogu badiyay ilaahow ceebahayaga astur

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MohamedKadra
    @MohamedKadra 2 หลายเดือนก่อน

    Dumashii guulayso cafimad iyo cimrii dhere

  • @Zahra-t8j3x
    @Zahra-t8j3x 2 หลายเดือนก่อน

    Caaliya ma,is ogahay in aad wariye idaacad noqon karto illah baa siiya qofka in uu leeyahay heybad gaar ah❤

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน +1

      Acuudu Bilaah maxaa haybada waa xan waxay maalin walba wadaa Allah ha soo hanuunsho

  • @ayanwarsame8871
    @ayanwarsame8871 2 หลายเดือนก่อน +6

    Caliya your are so funny

  • @Riwan_mahamedNasiibwanagsan
    @Riwan_mahamedNasiibwanagsan หลายเดือนก่อน

    Waxaad noosheegeesid waxaasleemiyaa

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 หลายเดือนก่อน

    CAALIYA MAMO FRANKO IYO WIILKI KA SO HADAL🤣🤣🤣🤣

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caaliya nagahan xagee ka yimadeen nine la aan maa jirto caydaan maxey tahay ilmahana alaa baxsho

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 2 หลายเดือนก่อน

    Ciirtaa jugle❤

  • @Zahra-t8j3x
    @Zahra-t8j3x 2 หลายเดือนก่อน

    Qof bini,aadan ah illah amarkii qof hadaad dhib u geeysato wey kugu soo noqoneysaa naag Somali saxiibtinimo malahan 😢😢

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 2 หลายเดือนก่อน

    Arooska lacagta inta la imaan lakala qadaa

  • @Cinnamaroll-clp
    @Cinnamaroll-clp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkii waaweynaa sidii say wallahi ayey u hadllayaan dhagahooda iyo afkoodu isma maqlaan miyaa (Ninkii ayey iga fuusgay waa afsomali wareersan)

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 หลายเดือนก่อน

    🤔🤔✅🙏🏾

  • @umams2905
    @umams2905 หลายเดือนก่อน +2

    Faadumo buran bur illeen cuqubay aruursatay wallee dulmi sooma daahiro

    • @FahamCali
      @FahamCali หลายเดือนก่อน

      Ad wll waxa gacanta alle ku jira qof laguma caayo lkn 😢

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallah, wallahi Soomali social media waalay. Ceebeey tacal. ilahayoow mashakilkaan naga soogaar.
    Caaliya Shariif qaali xageed kumaqneyd walal. Waxaan maqli jidhay saaxiib naageed xisaab weyn baa udanbaysa
    Gabdhaha Soomaaliyeed doow naag gurigiina hakeenina , family giina sirahooda hala wadaagina fadlan. Adkaatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarow allah Swc kacabsada naar igaa ubadane is ilaaliya

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadan 4 sano ka hor ayaay isku haysten miyaayna dhamaan mise kolba suuqa ayaay ku shitan

  • @HaalaAbdihalem
    @HaalaAbdihalem 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaaba ku fadhiyaa gambar 😂😂

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 หลายเดือนก่อน

    alle ayaa awlada bixiya wxaas cml

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waaku salaamay eedo

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh bisinka faadumo baraabur maseyr ayey qabtaa markey isku dhamanayen ilaa October la gaarayay ayadu xagey jirtay 😂😂😂

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ubadak alle bixiya wlh ilamay malaqlay sheekad fadumo Gabadh cafiis wayadiso ficanad

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 2 หลายเดือนก่อน +1

    Calaayashariif.walalo.fadumo.io.shakiira.hala.xaliyo.o.halamaslaxo.

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay wuxuu balan ku qaaday inuu aqbalayo ducada qofka madluumka ah
    Kumana siiba jiro marka qofku walalkaa yahay ee aad ceeshow milix tihiin inaad ku caydo iinta ilaahay uyeelo

  • @KaltumaSheikh-g2q
    @KaltumaSheikh-g2q หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @zuzuzuzu5106
    @zuzuzuzu5106 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka la dhalayo miyaa lasii xiirtaa 😀😃 Shakira illahay awlaad hasiiyo.lkn labada gabdhoodba ma shar yara Shakirana qof wanagsan uma eka fadumana waakasi liidataa oo gabdhaheedi baa la noolaan kari waayey

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน

    ASC HABO QAALI SUBXANALAH NAAGUHU AFXUMAA BELO IDINKU DHACDAY

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 2 หลายเดือนก่อน

    Shiirtooy yaa waaye yaa laga wadaa

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 2 หลายเดือนก่อน

    CAALIYO. XANTEEDU WAAA AN ATHER LEVEL 😅

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 หลายเดือนก่อน

    Ala qooq badana xaradis war gabdha maslaxeya oo isku geeya xata iyo beeta iyo dabiga ika dhaafu ajar raadiya

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 หลายเดือนก่อน

    Walee ducadeedi waala aqbalay shakiira dulmane ayey ahyd

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 หลายเดือนก่อน

    Waanacas buraanburtooy aad ucaqli yar ooilaah kafog

  • @Abz_146
    @Abz_146 หลายเดือนก่อน

    Ma waxasad noo soo daysay iyo cayda acudubilah

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 2 หลายเดือนก่อน

    Gambar anaga wali isticmaalna caadi ma aha 😂😂

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 หลายเดือนก่อน

    Subxnallah Allaahu Akbar Ilaahayow inantaas awlaad saalixa sii inanta kalana ubadkeeda usoo celi So sorry😭😭

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmi ma ficno qof neh caruur la an ma lugo cayo

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน

    Shakiira ubad khayr qaba ilaahow ku irsaaq.
    Anigana waan idiin maldihiye qofta TH-cam channel kan iskale alaw aan is af garanaa aamiin.
    😂😂

    • @udgooney
      @udgooney หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 หลายเดือนก่อน +4

    Degan maaha waa dameer afweyn oo gabdho muslimina isku dirta dabkana isugu dhiibta Accdubillahi

    • @hamdiahmad2116
      @hamdiahmad2116 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa daalimad Ilaahey ka baqeyn oo xishood laheyn

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 2 หลายเดือนก่อน

      @@hamdiahmad2116 shalay qolbaa laga shegayaa gabar baa labada gabdhod ka dhex shaqeyneysa waa tan hada la shegayo aaqiro ayaa war jiraa walee

    • @hamdiahmad2116
      @hamdiahmad2116 2 หลายเดือนก่อน

      @ abaayo hada waxaa lagu jiraa wakhti fitanka iyo xumaanta ay noqdeen waxleysku amaano oo leyskugu hiiliyo wanaaga iyo xumaan ka reebidana layku Caayo Ilaahey khaatimada hanoo wanaajiyo (Aamiin)

  • @Leemahamud
    @Leemahamud หลายเดือนก่อน

    Bisinka

  • @faadumoabdinasirabdinasir1369
    @faadumoabdinasirabdinasir1369 2 หลายเดือนก่อน

    Caliyo wll update so noqon week iyo labo week kadib AA so dhacaysaa xanta so Badi 😂😂😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Hye xbbti🥰🥰i inshallah

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 2 หลายเดือนก่อน

    Ciirtaada ma dhamaato miyaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 หลายเดือนก่อน

    Wcl sister caliyo ❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      My beautiful sister Sadia waan ku salaamay qaali 🥰🥰

  • @hafsasaidmohamoud5423
    @hafsasaidmohamoud5423 2 หลายเดือนก่อน

    October bay wada mareen ma sana 1.+0

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 หลายเดือนก่อน +1

    Namiim waa Ahlu naar Subxaana Laah maxey ka heli markey tan war ka qaado ka duubto tan kale u gudbiso. Diin la’aan Alle ka cabsi la’aan. Shakira waa qof iimaan uu ka muuqdo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 หลายเดือนก่อน

    Shakiira waa beenleey naa xaasidnimada mafiicnee rabi kabaqa Shakiira sheekooyinka beentaa ayay samaysaa tiktok naa rabi kabaq

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 หลายเดือนก่อน

    Nagaha gaaf badana ma dhalaysa ma cayba yeela wuu ilawa la yeela ma ilobo waxa caay kala badatay ma dhasho ilahay kagagma tagayo hadalka gaafka bisinka

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 หลายเดือนก่อน

    Hasbunall wanicman wakiilan habaarka ma fiicno ilmo muslim ah dhibtooda maxaa lagu falaaa

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi6847 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dad Saaxibo Ah Oo ( XIIX & MAAX AH ) Xiix & Maax Maxaa Laga'Wadaa?❔️

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xiix iyo maax waxa lagawada Saca marku dhalo cunugisa lomasoo dhowankaro waku weyraxa wuxu bixiya dhawaq xiix ama maax sida uu ujecelyahay macnuhu waa dad isku fiican ayey ahayeen waa sarbeed dadka afsomaliga aadka uyaqaan ayaa fahmikara

    • @ladanabdi6847
      @ladanabdi6847 2 หลายเดือนก่อน

      @Maria-wb7lj 👍Thank You Wll.

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanalah dhasha ilahay ayaa haya wax kale isku caayo ma ilmo la aan la isku cayaya. Joojiya gabdhaha aan ilahay ilmaha siinin aad bullyingkaraynaysan idinka ilahay waa idinka qaadi gara ilmaha aad ku fnaysan

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 หลายเดือนก่อน

    Labada dhinac in la dhageystaa fiican warka balse qalad waaye in ma dhaleys qof lagu dhaho xaqa ma fiicna in leys ka galo

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน

    Fadumo buranbur ciyalkeedi ma loso celiyey hada ma Nairobi bey jogta

  • @kowsarbeauty209
    @kowsarbeauty209 2 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️