GABADHA SHIIKHAAL IYO NINKEEDII HORE EE MAJEERTEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 205

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 หลายเดือนก่อน +6

    Walaal Xadiiskaan baro: "كفى بالمرء اثما
    أن يحدث كل ما سمع." [Qofka- nin-ama naag- dimbi waxaa uga filan in uu sheego wixii kasta ee uu maqlaba."

  • @jojo-oi9gp
    @jojo-oi9gp หลายเดือนก่อน +7

    Caaliya alleya cisak Reermahad waa laandheere maxamuud saleebaan hadalkaas baa igu socday long live caaliya ❤ runbaa sheegtay 😊

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr หลายเดือนก่อน +45

    Bismillah stop to Say shiiqaal Say her name 😮

    • @frank77w
      @frank77w หลายเดือนก่อน +7

      Shiikhaal reerkeeda waaye. Waxba laga ma sheegin hadii qabiilkeeda la sheegay ileen iyadaa noo sheegtaye

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 หลายเดือนก่อน +7

      QABIILKEEDA WAAYE MAA ADAA KA BADAALII JAARO

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j หลายเดือนก่อน +5

      Ayada haday noo sheegty ma magac uga dhig baa layiri nagaha kalaba qabilkoda mashegysee

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน +4

      Waaba marka uu "XALAAL" yahay qabiil garasho iyo aqoonsi.
      Iyadaba ninka qabiilkisa wey sheegtey yaa ka yuusey oo ka xanaqey reer " MAHAD".
      Marka walal ma qabiila kala macan SHEYDAN ka yunan si xunku tusin

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน +1

      Gabadha Shiiqaaleed sowtan iyaduba ninka qabiilkiisa meel walba ka sheegayso MJ Omar Mohamud reer Mahad... Maxaa hadda idin gubay ? Ma qabiil baa guursadey mise Nin ?

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 หลายเดือนก่อน +1

    Majeerteen dad xun waaye gabdhaha soomaliyeed ka oo hisiiyay 😂😂😂😂❤🇸🇴

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

      @@aminahussein-hassan522 Horta
      Waakugu dambi inad Reer dhan ku xad gudubto MJ Sikastaba adiga Reer ahan isa aadan sheegin I kasta marna lo aflagadeeneyn Reerkaga ADIGA
      Waxatahay qof xun ogsonow tas.

    • @hindisac7758
      @hindisac7758 หลายเดือนก่อน

      Absolutely 💯

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue หลายเดือนก่อน +1

    Shariifadani waa shaydaamad nagnagleya.caaliya maahinoo.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 หลายเดือนก่อน +11

    Wiil Reer Zambia ayaa ii sheegay oo yiri gabadhan Ninkaan boorso bay u ahaan jirtay ayada iyo ilmaheeda ayuu hadba meel u dalxiisin jiray caanbay ahayd wallhi warkii waa is yeeshay

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 หลายเดือนก่อน +4

    Caaliyo waa eedady MJ u fahmay Laki Xaaji wacays fanaanada ma MJ baa reer uk 🇬🇧 ii soo sheega from Canada 🇨🇦

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n หลายเดือนก่อน +2

    Caliya my favorite masha allaah xaqiiqada iyaan kugu jeclay ma aqaani laakin sheekada sidaad u wato iyaa xaqiiqo u eeg

  • @AlmaasMohamuud
    @AlmaasMohamuud หลายเดือนก่อน +6

    Xoga mj nima ahna waa ku dartay 😂😂😂😂

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز หลายเดือนก่อน +8

    Waa runtaaa maseer hadaaa ka baqayso qofna haka maseerr siiin ama sabar mar kaaaga

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح หลายเดือนก่อน

    Habo qaali qurux badan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 หลายเดือนก่อน +3

    We love you sister

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 หลายเดือนก่อน

    Thanks baayo Waanba ku wareersanayn sifican baad noogu kala dhig dhigtay ❤

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha caruurteeda ha iska siiyo hooyo wax uga fiican maleh

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 หลายเดือนก่อน +3

    Waxbaa🎉kudhacay🎉taas iyadoo minyaraa,ayey,iswashay😂salangobeed❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💜💜

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 หลายเดือนก่อน +6

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p หลายเดือนก่อน

    Caaliyo xanwanaag thanks waa nadeeqsiise

  • @Caramel_here
    @Caramel_here หลายเดือนก่อน +2

    Shumey wa ina adeertii waana sodoh reerka waxa ladhaha reer cali mursal waana reerka ugu lacagta badan zambia soomalida joogto

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa yaaba caaliya maxkamada calsaw ma majeerten iyo isaq fadexadooda uun ba lagu hayaa😮😂😂😂

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 walaal Allah ka baq beenta iska dhaaf xan fresh ah aakhiro xageed ka geli mida Kale naag wax ma guursato ee waa la guursadaa !!! Munaafaqnimada waa wax kayd kuu ah ee ka Toobad keen !!!

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk runta badnida habartaan bilaa iimaanka waa habar waalan hadalkeeduba jahli iyo naxli ixtiraam daro iyo hunguri iyo wax lagu cayaaro mala awaal iyo qiyaali ayey ka dhaman laadahay waa cajuuso debreshan la ildaran kkkk

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunyo waa l taasa nabsiiga waa balaayo sax ❤

  • @FadumoMohamed-s5k
    @FadumoMohamed-s5k หลายเดือนก่อน +3

    Haa waa sax abaalkeyda heshay.

  • @abdi-rashidhussein
    @abdi-rashidhussein หลายเดือนก่อน +7

    War gabadha ka xishow ilaahay ka cabso oo. Xishood 😢

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg หลายเดือนก่อน

      Dahir calasow ayay u jawaabaysaa caaliya

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c หลายเดือนก่อน +4

    Asc caasho good job

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 หลายเดือนก่อน +2

    Soo dhacyooy warkii oo kooban
    kada looba😂😂😂😂

  • @AbdulkadirMusse-k1f
    @AbdulkadirMusse-k1f หลายเดือนก่อน +3

    Asc caaliya waxad soo khulasaysay sheekadi oo dhan Habaryar ma aha murwo waa qof waalan oo cayday mj oodhan cay halqof
    Thanks caaliya kommedi

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 หลายเดือนก่อน +4

    Qisadas sida aad uga shekaysay iyo qaarkalo badan weeye xaqiiqo nabsi wayn bay gashay hadana dadki bayka galaysa

  • @Amaal905
    @Amaal905 หลายเดือนก่อน +10

    Caaliya habo sheekhaal naagta lama dhahee magaceeda maad raadisid tankale gabadha adinkeey caruur idin dhashee haka oohinina sheekhaal marhorey ka soo tak tee ixtiraama ana waan idin bartay ogaada kalama hartan qofka dusha kawada fuushaan 😂😂 cafiyo gabadha sheekhaaled

    • @Fartundegan7011
      @Fartundegan7011 หลายเดือนก่อน +3

      Abaayo tan kaleba naagtaas bey leedahay gabadhana meynan wada xumeynin somalida nimankooda waad taqaan waa isku wada dabeecad dumarka iney ka oohiyaan gabadha iyo ilmaheeda Madaxay noo saaran yihiin ilahay ha xifdiyee waligeedaa la isguurasan jirey

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน

      Gabadha Shiiqaaleed sowtan iyaduba ninka qabiilkiisa sowtan meel walba ka sheegayso MJ Omar Mohamud reer Mahad... Maxaa hadda idin gubay ? Ma qabiil baa guursadey mise Nin ?

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน

      Gabadha Shiiqaaleed sowtan iyaduba ninka qabiilkiisa meel walba ka sheegayso MJ Omar Mohamud reer Mahad... Maxaa hadda idin gubay ? Ma qabiil baa guursadey mise Nin ?

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk หลายเดือนก่อน

    Subaxanalah ilahow cebtena asatur dahir calasow dadka uyimada wabila aqalaq qof isagiba cawin ubahan maxan kasodona😢😢😢😢😢

  • @faadumobilal3963
    @faadumobilal3963 หลายเดือนก่อน +4

    Walaalo shaqo kale ma wayday ka har dadka shauuntoda oo xishoo

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 หลายเดือนก่อน +3

    Maash alaaha saad wax kasta ugtahay caalia shariif run baad sheegtay laakin gaba dha dabe waa mareexan waxay dhashey ikmo yar aniga waa walaal key😊

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi xantii caadi miyeey nokhotay

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 หลายเดือนก่อน +7

    Mj dumarkoodii hore , waxay ka mid yihiin dimarkii hore ee somalida caruurtooda korsada

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 หลายเดือนก่อน

    Caliye sharif

  • @FaThaNurdiin
    @FaThaNurdiin หลายเดือนก่อน +1

    All ways we run away out country we think is better 😂

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak หลายเดือนก่อน

    Caaliya fooda sadaqo miyaa?😊

  • @taqwa856
    @taqwa856 หลายเดือนก่อน

    Abtigey he is legend

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน +14

    Anigu gabadha yar ee awrka daalani guursaday baan u tacsiyeeynaaa.kkkkkkķkkkkkkk.caalìyo waanku salaamay

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 sax waye tas wa in lo tacsiyeyo

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t หลายเดือนก่อน

      Camal waxan idiin dhaama aduun aaqira idin anfaca caalamka miyad ka so weyseen habrihiinaan daalan hhhhhhhh

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 หลายเดือนก่อน

      @@FaqiHassan-j1t odey yahow xage kuso xanuntay ma duqii gabadha yar guursada tahay wa maxay kuleylkan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahoow. U. Fududee. Dhiiba Taan. Ka. Saar. Amiin

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal Raaba telfokaga waxa ku haaya sheeko Igu dhacdaye

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c หลายเดือนก่อน +10

    Dadka is caayay waa dad aan dhaqan lahayn oo aan xishooneyn media

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 หลายเดือนก่อน +8

    Islaanta MJ waaa shiiib! Wallee MJs waa Goob

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ from laascoonod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 หลายเดือนก่อน +3

    Haye caaliy shariif warka soodaay saan channel kaan u soo kormeeraayry ayaaba qoortu ijabtaye

  • @halimoyusuf7171
    @halimoyusuf7171 หลายเดือนก่อน +1

    Naag why you said sheeqal sheeqal?

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa หลายเดือนก่อน +2

    Baga jecliyaa jabka qoyan Mac sonkor

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +8

    Calasey qolkiisa ayay ka ooyaysey kulahaa hawiyaan ahay goormay shiikhaal hawiye noqdeen

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    ABAAYO REACTION KAAGA WAAN KA HELLAA WAAYO WAAD XAQIIJINASAA THANKS 👍

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel หลายเดือนก่อน

    Anoo face book 2bil fiirsanin video gii ugu horyay oon arkuu ahaa naagtan cabadeeyso😂😂😂😂😂ala caaliyoy waad iga qoslisay war badan oon ogeeyn baad inoo sheegty

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 หลายเดือนก่อน +4

    Waa ninxun ninkaas wasakh

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน

      Adigaa wasaqad. Ma ninkaad taqaanaa ?

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Bisinka gabadha maxaa ku dhacay

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane หลายเดือนก่อน +1

    Horta gabadhan maxay gabdhaha dhibka sheeganaayo ee iska wareersan ugu digataa subxaanallaah

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 หลายเดือนก่อน

    Uf khoyan waa khoyan gabar somali ku diganee

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 หลายเดือนก่อน

    Sheeydaamad baa tahay ee ka dhamaan gabdhaha somaliyeed

  • @AminaAhmedJamca
    @AminaAhmedJamca หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😮😮

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir หลายเดือนก่อน +1

    Thank you 😂😂 like they said two sides of story 😂😂 yes I'm hawiyo abgaal but wrong is wrote end that

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtii caruur aabahood kala dhexbaxda oo xaqa garanweyda walee waa laga bixi ayadana masayrka qaylada iyo gardaradaa masayr aamusan oo xaqle ahaa baa ka horeeyay

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 หลายเดือนก่อน +1

    Naag khabyaalad ka ureeyso baad tahay ee kordad kabo isma dheera ee haku digan

  • @istarlini
    @istarlini หลายเดือนก่อน +1

    thank you for informing 😂

  • @FatoumaHassan-nf7gh
    @FatoumaHassan-nf7gh หลายเดือนก่อน

    Magac maleh gabadha sheikhale

  • @seinabibrahim4720
    @seinabibrahim4720 หลายเดือนก่อน +11

    Qofna qabiilkiisa magac loogama dhigo .
    Arintaas kafiirso

    • @jojo-oi9gp
      @jojo-oi9gp หลายเดือนก่อน +1

      Caadi waaye shiikhaal ma ceenbaa hadal raadis baa tahy ee baabuurta iska ilaali Duqa

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadha Shiiqaaleed sowtan iyaduba ninka qabiilkiisa meel walba ka sheegayso MJ Omar Mohamud reer Mahad... Maxaa hadda idin gubay ? Ma qabiil baa guursadey mise Nin ?

  • @ifraahabdi8273
    @ifraahabdi8273 หลายเดือนก่อน

    Ilahayoow aad gablan soofarisataa ubadka lagaqad oo hakunasan cunug cafimad qaba hadhalin otiisam baan kuguogahay miskintan waad kudigaday waalo oo hadhiman hana noolaan

  • @ladanabdi6847
    @ladanabdi6847 หลายเดือนก่อน +3

    😂Anaga Eyaga SOCIAL MEDIA Is'Soo Dhigay Shaqadeena Ma'Ahan Waxii Naloo'Sheego Waa'Sheegeynaa🤦‍♀️
    Reer MAHAD Eyaga Na'🤑💰'Biilo 😂🤣
    Caaliya TEAM Ma'✍️'Qoraan 🗣👂'Afkeena Waa'isku'🤐'Amaano🤭
    Waxii Noola'Sheego Waa'🫡'Sheegeynaa🤣

  • @ShuqriaAli
    @ShuqriaAli หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 😊 🫂

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c หลายเดือนก่อน +4

    Waad taqanaa sida sheekooyinka soomaalida looga dhex saaro waxa runta ah maashaa allah you are so smart. Waan jecelahay qaabka u soo uruurisid maashaa allah

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo หลายเดือนก่อน +3

    Intay fashay uun baa heshay ha hadkaysato

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 หลายเดือนก่อน

    Caaliya shafiif ku awaay Aj fameliy kaso hadal plz soo caraar arimaha bulahada😂😂😂😂

  • @Maxamedjamacegal70
    @Maxamedjamacegal70 หลายเดือนก่อน +6

    Fadlan hooyo ayaad tahay cooradada xafid sida tintaada

  • @AshaUdon
    @AshaUdon หลายเดือนก่อน +1

    Iiwad sheekada isha wararka aan ku kalsoonahay
    Koleey ilaahay waa caadil cida qalddana waa maqaal ogyahay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน +14

    Lacag raadis bay ahayd markay lacag heshayna way faraxday yaa afrika ilmo iska qaata mida kale gabadha dumaashigeed baa biila ninka haday isfahmi waayeen maaha reer mahad oo dhan iyo majeerteen oo dhan inay xun yihiin

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 หลายเดือนก่อน

      Yurub abehood makaqadan gaaro lkn simalie gbdha abehood ku xuman ayu kaqadanaya

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih หลายเดือนก่อน

      Gun gun dhashay ayaa tihiin dumarka idiin dhalay caruurta sii caaynaya

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน

      @II-vd4ih kaalay adna kugu darnee gun wixii sheegaa ahe iyo 4.5 hhhhh

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 หลายเดือนก่อน +3

    Qiirajabaanta rayaan bajasjna soo ogaw runteeda banaanka keen

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 23 วันที่ผ่านมา

    Naa gahaan maxaay la ooyaan yaab war naagaha uk waa calool adag yihiin guul gabdhaha uk 🇬🇧

  • @aliyusuf3013
    @aliyusuf3013 หลายเดือนก่อน

    Caaliya Sharif Waa Sheeko Miisaaman Karbaashkeeda Wadato Miyaro Maseyrtey Xalkeedu Waa Furiin Ee Gabarta Qeylada Dhaaf Haladhaho Meherkeediina Halagasiiyo Wixii Afxumaana Dhaaf Haladhaho Asaga

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 หลายเดือนก่อน +1

    Oohinta ebel calasow ay la aaday maxay utarin waa makeedii e ha adkaysato

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @aminaali1329
    @aminaali1329 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa qabiilka dhan dusha ka saaray

  • @iidJamal
    @iidJamal 14 วันที่ผ่านมา

    Gabadha,,halo..gurmado..wa.abi.bakar....sadiq..o..oyaya.....gabdha..halo.birmado....

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 หลายเดือนก่อน

    Aniga waa ka xumaday naagra markii hore wa laa ooye lakin gadala waxa ka arkay ineey lacag iyo caano iyo maseer hayeo

  • @farhiakhandid1647
    @farhiakhandid1647 หลายเดือนก่อน +2

    Isku xishoo naakta magacayleedahay Qabiil dhan oo sharafleh ha ugu magic darin. Garabhaaga malik aa Saran lagumana cafinaayo saa qabiil sharaf leh afkaada galisay

  • @najma649
    @najma649 หลายเดือนก่อน

    waa sax

  • @omilahyerug341
    @omilahyerug341 หลายเดือนก่อน +3

    Naahooy intaad dad ceebahooda fasireeysid is astur

  • @SamiiraKaafi
    @SamiiraKaafi หลายเดือนก่อน +4

    Doqonimada iska daa oo qabilka afkaga uraya kajeedi ufbaatahaye doqonyahay

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 หลายเดือนก่อน +1

      Horta qofku magac buu leeyahey qabiilka iskadaa kow maaha labo maaha intaas kabaan iskadaa caqli kale yeelo qof weyn baatahey

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +2

      Shiikhaal sow qabiilkeeda ma aha ma magac ceeb leh baa??

    • @SamiiraKaafi
      @SamiiraKaafi หลายเดือนก่อน +2

      Hadayta xiitaa qabiil inaad sidaa oodhan aad ugu celceliso xaqmaaha sister

    • @WHO2024
      @WHO2024 หลายเดือนก่อน

      ​@@SamiiraKaafiQabiil gabadha calaacaleyso baa meesha keentay oo reer dhan caayeysay. Caaliya gabadha qabiilkeeda kaliya ee sheegtey, ma qabiil bay caysay?. Yaabka yaabkiisa.

    • @WHO2024
      @WHO2024 หลายเดือนก่อน

      ​@deeqaabdullahi5777 Doqonimo waxey haysaa tii social media nolosheeda keentay oo reer dhan caynaysay. Balse ayada caydeeda iyo hungurigeedi banaanka keentay.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 หลายเดือนก่อน +8

    Caaliyaay waanu kuu xiisnay baryahan so dhawoow,
    Gabdhan daqiiqad gudaheeda ayey marna qososhay marna oydey waan ka yara shakiyey Arinkaan wax ka run ah

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @FatimaAli-b7q
    @FatimaAli-b7q หลายเดือนก่อน +1

    Nabsi ayà ku dhacay

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 waa Farax somali balaaayo

  • @fahima6186
    @fahima6186 หลายเดือนก่อน +1

    Hebla dhuuxey labadi beri bey RUN mooday😄 cumar maxmud ba maaha haduusan dhulka dhash kugu siin oo gabar yar kaa raacin 10 sano uqabo😂😂😂 Any way adiguba mid baad ka oohisaye adkeyso raalina ahow

  • @rahmamohamed1253
    @rahmamohamed1253 หลายเดือนก่อน

    Dumarka MJ niin kama dabaa oyaan daxdeey xirtaan ilmohoda naa weey korsadaan

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan comentii leey maxaaa idinkaa qaldan😂 ninkaan majeeteen eeba kusoo qortee😅 ileen magacyadoda Anaga xita manaqaano😅 wiilka waa MJ gabdha na shiiqaal daahir na HG Caaliyadan nftirkeed waa Daarood 😂 qalaas comentiga mesha ku xiraa singing wasee😂

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂timahaaga shalayso

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 หลายเดือนก่อน +1

    Ala caaliyaay I xiiisyuu where have you been xandhaashaqii waa noola gambisay

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel1198 หลายเดือนก่อน

    Abaayo caliya qabilba ka uraya

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhal afkaaga ka reeb magaceeda sheeg!!!!!!!!!!!
    Waana ku xadgudbeysaa watch your language!!!!!!!!

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia หลายเดือนก่อน

    Magacyadoda mad sheegtit qabilkooda maxad karabtaa

  • @seinabibrahim4720
    @seinabibrahim4720 หลายเดือนก่อน +1

    ASC Abaayo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 หลายเดือนก่อน

    Waxaadhan hubin oo idhahaadha ku arkin ha ka hadlin Akhiradhaada u nax.😢

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Sheekhalay iyaduba gabadh bayka qaaday waar ya ilahay yaqaan 😂

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 หลายเดือนก่อน

    Caaliyo, waa iga qoslisay

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 หลายเดือนก่อน

    naag kasta oo depression qaabta alada media ah ayeey problem keeda keenasa

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 หลายเดือนก่อน

    Waxas ma shekaa markaa