Isku day Dil iyo Xalqadii 14aad ee Buuga Adkaysi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024
  • Isku day Dil iyo Xalqadii 14aad ee Buuga Adkaysi.

ความคิดเห็น • 19

  • @wariyecagadahab4112
    @wariyecagadahab4112  23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Karaali ahaada sxbyaal in codka qeebo kamida uu dhawaaqiisu wacneen 🙏

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rooble Baahane qof liita buu ahaa

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka warran haddii maanta Culusow rabo inuu dadka caburiyo

  • @abdurahimhassan5278
    @abdurahimhassan5278 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalqadii 15aad sxb

    • @wariyecagadahab4112
      @wariyecagadahab4112  6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdurahimhassan5278 waan soo dhigay sxb

  • @ahmedshahab8490
    @ahmedshahab8490 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxib videoga dheere

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan u gartay inaad topic topic u akhrinayso ee aanu xidhiidh ahayn buuggu. Waxaan jeclaan lahayn inuu isku xidhan yahay oo aadan hal sadar xataa ka boodin.
    CCW waa siyaasiga kaliya ee leh aragti siyaasaddana fahansan oo ujeeddo ka leh in kastoo aan anigu meelo badan kaga soo horjeedo.
    Thanks Soo-Hoyde.

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xalqadana ugu xiiso badan

    • @wariyecagadahab4112
      @wariyecagadahab4112  23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Saki-Hagarlaawe walalo adaa mudan marka hore
      Buuga qaabka uu u qoranyahy waa sheekaba sheeko , anigana waxybaaha qaar waankazoo tagay sbb la xariira in aysan nuxur saaid ah laheen oo laga kaaftoomi karo

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taas macnaheedu waxay tahay inaa basaasiin shisheeye la shaqeyneyseen

  • @abdurahimhassan5278
    @abdurahimhassan5278 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a sxb vedio noo dheeree 25-30 geey waan ku raaxeysanaa

    • @wariyecagadahab4112
      @wariyecagadahab4112  21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      HAYE SXB

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War adiga meeqaat ku qaadatay waxaan maalaayacniga aat noo buun buunineeyso war shaqo kaloo tan kuudhaanta raatso ina mako ha inoo xayeesiinin waanka buuxnaa waxa uu yahay ​@@wariyecagadahab4112

    • @Amiin-m2n
      @Amiin-m2n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sana fcn kis loo dhameysto

  • @OGAALMEDIA2020
    @OGAALMEDIA2020 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ccs tuug shisheyo ushaqeyo ayu aha wuxu shegaya ineysan wax ka jirin

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobol fulan uusan hore ujogin laga qabto basaborki lodhofiyay yafaniyay calanka soomali fananin qaar siay utagin wadanka logahortagaayay fananin hore oo joga wadankas fanin karin calanki wadankooda bilafiso ah midka fisadana ugodoomay midka faniyayoow basaborkee heysataa elatare loomujiyaa aaminsanahay dalka dad inuleyahay hadi weerar nila keenay xiro turki sababte kugaleen madowlada mase xiro kaiibsaden doowlada

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiya bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa maant ku haysata habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya bahane beenlow duur joogo ku noolan jiray side xoolaha oo kale maant iska celi xasan Kirsten beenlow bahane

    • @OGAALMEDIA2020
      @OGAALMEDIA2020 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ccs wa beenale khain

    • @SaladiinAli252
      @SaladiinAli252 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadal aan futo eheen ma taqaaniin miyaaa