"Cabdirahmaan Cirro waxa oo ay uga hadhsantey 39 maalmood intuu xilka lawareegi laha"xisbiga Waddani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 7

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dad walala ah ee Waqoyiga Galbeyd Iska dulqaada Dhiigyacabka 90 jirka dadki uu mamulaayay wada xasuqay Wayel Aqoon Hablo Hoyoyinka Culimada Haldorada bulshada Amray in lawada laalayo hantidooda lagubo,Dahir Riyale waxaan usoo jeedin Adigo dadkadi deganadoodi shacabkii Reer Awdal kuwa Gabiley kuwa Burco Hargeisa Marodi jeex aan cidna ladhaafin Adiga Haisku dayin in buldhada aad Dhiigyacabka Muse Suleimaan Gaal kuwa uu dadka kuxasuqo suuqyada hablihii xildhiban Cidna aan kaxishoon.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu akbar wadani guul Ciro waa madaxweynaha dooran

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskahadlecirowuudhacayaa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cantuugo hore yur yur yur

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🧡🧡🧡💯

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliland waa baabaday wxa cadayn u ah ninkii 11 askari dilay mxaa loogu dabaaldagayaa ma reer nimaan mise waa program subxan Allah

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 52 นาทีที่ผ่านมา

      Imisaa Adeerkaa Muuse dameer
      Dilay laa cadad walaa xisaab.
      Yaa laayay caruurtii siidhiga afuufaysay ee doorashada madaxweynaha qabo ku lahayd, boqolaalkana ku dhaawacay, boqolaalkana ku xidhxidhay isagoo awoodii dawlada ee umada ka dhaxaysay isticmaalayay.
      Yaa laayay shacabkii 94kii madaafiicda lala dhacayay Hargeysa
      Yaa laayay shacabkii Laascaanood ee Somaliland ahaa.
      Down Qudhmiye faqash
      Down Qudhmiye Heego
      Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
      Guul waddani